BIRQOT - DHULKII GEELA | BIRKOT - THE LAND OF CAMELS | Ep 37

  Рет қаралды 27,816

Faysal Shaik

Faysal Shaik

5 ай бұрын

#somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore
#somali #travel #adventure #africa #ethiopia #kenya #somalia #djibouti #somaliland #automobile

Пікірлер: 186
@user-yu5gn4nb1x
@user-yu5gn4nb1x 5 ай бұрын
Who gave you the idea of traveling by bicycle? This is good Walahi. I love every bit of your videos. 👏👏👏👏👏👏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks. Enjoy more.
@IB_Adam
@IB_Adam 5 ай бұрын
To be honest with you,Faysal has done a fantastic job of educating us about our people and the land of Somalis.We need to thank him for the great work he is doing.I’m sure he realizes how Somalis are one and love one another and he will cherish this experience for the rest of his life!
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
2017 yaan tagay waa meel kaneecadu dharaartii ama maalinimo ku cunayaso. Duhurkii yaad shandaro ama shabaq xiranaysaa. Kaneeco waalan yaa fadhida meesha. Sida kale waa ok ❤❤❤❤
@abdiazizmohamed9591
@abdiazizmohamed9591 5 ай бұрын
Birqod magaala mz waliba rer cabdile waliba ugas koshin 🇬🇲💕🔥🔥
@XasanYay-le3wj
@XasanYay-le3wj 5 ай бұрын
M. Zuber ayuu kadhehesa😂😂😂
@user-bv2bd9zp7l
@user-bv2bd9zp7l 5 ай бұрын
Hadana dhulkaas xabashi aa heesato oo Somali laga qaatay mardhowna badii Somalia usocdaan walee Somali dad wadani ma aha
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 5 ай бұрын
Birqod iyo shaygoosh ma sahlana waa dhulkii halganka
@Hamse_Dualleh
@Hamse_Dualleh 5 ай бұрын
Adigooo Marsabit County maraya ayaan kugu soo xidhmay saaxiiib, annigoo intii hore ii dhaaftayna soo qaleeyay dhammaantood, ilaa bilawgii aad ninka Bangladesh u dhashay isa soo raacdeen. Runtii, hawl bogaadin mudan baad haysaa, ee hore u soco walaal.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb. 🙏
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 5 ай бұрын
Maanshaa Allaah walaal Ilaahay haku barakeeyo wadankii ayaad nakala bartey walaal hanaga ilaabin gobolka nogon ,sagad iyo dhagax madoow❤❤❤❤❤
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 5 ай бұрын
Masha allah Dadka wa Dad Waaagsan way ku so Daweynayan ❤
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 5 ай бұрын
Faysaloow dad kasta afkooda ayeey wax ku bartaan af ajnabi aqoon loogama dhargo
@lii7560
@lii7560 5 ай бұрын
Af somali. Beye. Wax ku bartan mashaa Allah. Intaas baa guul. Ah waye ka roon yahiin nfd
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Sax. ✌️
@2daysago_
@2daysago_ 5 ай бұрын
Nfd baa dhaamo oo ka tayo fiican ...afka somaaligana wey ku hadlaan........waxbarasho afsoomaali xaguu la aadaayaa ma degaanka ayuu dhax jiifayaa waligiis. Aduunka kii hore ma ahan... jahliga yaan dadka lagu dhiiri galinin.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Sxbyaal, share gareeya muuqaalkaan. Mahadsanidiin.
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Facebook ku share gareeyey.
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 5 ай бұрын
Dhaqankeenu Waa Cajiib Geelluna Waa Halbowlaha Soomali Wada Dhaqato Rabi Ha inoo Siyaadiyo Nimcada Uu Rabi Nagu Manaystay Guulleyso Saaxiib Faysal Sheekh
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid brother
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 5 ай бұрын
Ilove my people’ their greatings. Habo iyo adeer iyo seethaya soo ma wacnid and the love they hv!!!
@user-tz6pd7te2t
@user-tz6pd7te2t 5 ай бұрын
Sxb waan ku taageeraa aad iyo aad waxaan kugula talina inaad diri dhaba Soo martid
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 5 ай бұрын
Mashallah 👌 Dhulkaas ninka lug ama baaskiil kumaray iga nasiib badan oo dadka interaction lasameeyay. Baabuur xuf iyo xaf ah unbaan kunari jiray😁
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Aad iyo aad.
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 5 ай бұрын
Aad iyo aaad Aniga xitaaa mar baaan maray Lakin aaabo heey baaa gacan ta Igu hayay 😢 waan yaraaa
@had1070
@had1070 5 ай бұрын
WALLKA ALLE HAKU NABAD YEELO
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks bro 🙏
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Faysal heesaha qaraamiga ah ayuu jecel yahay. Isaga oo ah dhalin yaradii dambe.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Dee murti badan baa Ku jirtaa. Wax dhaamo maleh.
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
@@FaysalShaik1 waa runtaa kuwa hadda lama fahmo. music iyo daasado ayaa isdaba qalab qalab leh.kkkkk.
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 5 ай бұрын
Guulayso zxp
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n 5 ай бұрын
Awoowgay iyo hooyo ayaa ku dhashay waad mahadsantahay huno waa in aan hooyo u draa
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Shaqa wanagsan sxb Guuleyso
@ahmed_goat4264
@ahmed_goat4264 5 ай бұрын
Masha Allah hadii meesha aad u socotay ilaahey kukeenay waa ilaahey mahadiis waxaa lagaarabaa laba ragcadood oo suno ah inaad ilaahey u tukato ayaa lagaarabaa guul baan kuu rajeynayaa insha Allah Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 5 ай бұрын
Masha allah my br waa video cajiib ah safar wacan
@user-yy3nj9et2v
@user-yy3nj9et2v 5 ай бұрын
Muuqaal kale. Oh my god. Maanta dhaanaa sugaaye ❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid. Enjoy the muuqaal.
@apdicadani
@apdicadani 5 ай бұрын
Faysal sheik. Keeping pro Inshllh guul❤❤❤
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 5 ай бұрын
Calankas xabashida oo laga dajiyay dhulkaas Somalida mala arki doonaa
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 5 ай бұрын
East Africa 🌍 cycle 🚲 ❤
@user-farey
@user-farey 5 ай бұрын
Sahip video yadadoo dhan waan daawadey lkn dhulka aad mareyso ma aha midaan waliagay maray anba let's go
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 5 ай бұрын
Malin kasata wadawadaa magaladaad joogto Waxaad na bartay dhul badan oo somaliyeed Allow somali mideeh🎉
@dantaadamedia3354
@dantaadamedia3354 5 ай бұрын
MashaAllah bro keep going. Shaqo fcn ayad haysa
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 5 ай бұрын
Maansha Alaah walaalo I wish if knew I will go long time
@Footballer1165
@Footballer1165 5 ай бұрын
Keep going sxp ilaa ridiile Wan kula socday nin adag bathy
@munamaxamed-en7ub
@munamaxamed-en7ub 5 ай бұрын
Masha allah
@yussufomar5022
@yussufomar5022 5 ай бұрын
Mashaallah sxb horaay usoco, am glad i learnt allot, 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks bro 🙏
@AbdirisaqJamal14
@AbdirisaqJamal14 5 ай бұрын
Bilada 🥇tageranimo ma qofkale baa ila heystaa 😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Masuul baad tahay niyow 😆
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 5 ай бұрын
Haa Zxp anigaa kula haysta
@user-bv2bd9zp7l
@user-bv2bd9zp7l 5 ай бұрын
Dhulkii Somali xabashi qaadatay hadana badii usocdaa
@ramasridho5261
@ramasridho5261 5 ай бұрын
Aniga kula heystaa 😂
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 5 ай бұрын
Allaha kugu guleeyo safar kaada
@user-pp4tl6jy6g
@user-pp4tl6jy6g 5 ай бұрын
mashallah Eedo geesi fariidah baadtaye allaha hakuxafiido
@MuhiyedinSofe
@MuhiyedinSofe 5 ай бұрын
M,a zxp alaha safarka kuu fududeeyo
@hamzemahamed6949
@hamzemahamed6949 5 ай бұрын
Keep going bro🎉
@user-fp7ol1mo5f
@user-fp7ol1mo5f 5 ай бұрын
Maasha Allah ❤❤❤❤
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 5 ай бұрын
Shaygowsh aaaway buuur tiiii xabashida
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 5 ай бұрын
Deegaano Badan baan kaa Bartay Guuleyso Bro👏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
🙏
@ayanissack9742
@ayanissack9742 5 ай бұрын
Manshallah Allaha kunabad yelo
@almiss.hamout
@almiss.hamout 5 ай бұрын
Hormar wngsn brother 🎉
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 ай бұрын
Mash❤❤❤❤fadlan sawir kaso qaad marka gaadho togatoga faafan bartaa ayan xoolaha kuraci jiray inta adan baka gaafhin😢😢😢😢😢 waaayo waaayo❤❤❤❤❤
@mowarsame
@mowarsame 5 ай бұрын
Guulayso waad dadaalaysa insha Allah
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 5 ай бұрын
Ilaa shalay Waxaan is weydiinayey Ninkii Faysal ma baaskiilki ayaa ka xumadey. Goog to see you Allah ha ku Xafido sxb
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Ameen brother. Djibouti waan tageynaa. By all means.
@Maanbile
@Maanbile 5 ай бұрын
InshaAllah ​@@FaysalShaik1
@ayuubmacalimxasan7544
@ayuubmacalimxasan7544 5 ай бұрын
Birqood waa dhulkii awoowgey widaayow
@deeqabdi103
@deeqabdi103 5 ай бұрын
Ku soodhawow dhulkaagii sxb inkasta uu kugu sucubyahay deegaankani balse Marti Kuma tihid waxaan rajaynayaa inaad la kulmi doonto dad si aada ku soo dhaweeya, welcome to your second home bro
@ramasridho5261
@ramasridho5261 5 ай бұрын
Birqod 😭that’s where my mom was raised haki nime miss it’s beautiful when it rains🥰🥰
@AdamMohamed-dc2cu
@AdamMohamed-dc2cu 5 ай бұрын
maansha allah bro
@shabeele6131
@shabeele6131 5 ай бұрын
Baraarujintii wax barashada sii wad tuulooyinka . Inta skuul ee ka furan waydi.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 5 ай бұрын
(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH 🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️meel walba Aad tagto, UMMADA AABE🌹♥️💖♥️iyo HOOYO♥️💖💖♥️(RABBI) hakaaga dhigo (ALLAHUMA AAMEEN)🤲
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 5 ай бұрын
Mahadsanid faysal thank you illahay ha ku fududeey arin cajiibaad wadaa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Adiga mudan wll
@shaqalleibnuaar7090
@shaqalleibnuaar7090 5 ай бұрын
Zxp xagad cuntada kazoo waran degaankad dagtid cuntadaad kacuntid kazoo. Waran Haka soojarin
@axmednuurshmuuse147
@axmednuurshmuuse147 5 ай бұрын
Zxb sagag iyo dhagax madaw sodub❤
@GaaniYare-cv5xz
@GaaniYare-cv5xz 5 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 5 ай бұрын
Save trip ❤brother
@ramasridho5261
@ramasridho5261 5 ай бұрын
My hooyo was happy to watch this episode with last time she was here she 17
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Really? I love that one. ManshaAllah. Glad.
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 5 ай бұрын
Alaaaaah baka waaan arkay walahi sxb sxb bal si wanag San Igu sooo Sawir baka ilaaa huraaale ilaaa qulun quuul
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 5 ай бұрын
horumar wacan wllo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid brother
@saciidahmed309
@saciidahmed309 5 ай бұрын
safar qayr qabo sxb
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
InshAllah brother
@user-do8rc5zn6e
@user-do8rc5zn6e 5 ай бұрын
Mhdsd wllo dalxiiska❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
🙏
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 5 ай бұрын
Your are legend you deserve one millions subscription ❤❤❤
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 5 ай бұрын
Welcome hargeisa bro ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Coming brother
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 5 ай бұрын
Keep going
@BOYWHITHHISDREAMS
@BOYWHITHHISDREAMS 5 ай бұрын
Keep going bruh man ❤
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 5 ай бұрын
M.a pro❤😊
@MohamedMahir123
@MohamedMahir123 5 ай бұрын
Runtii wll faysal aad basn kiugu mahad celinayaa from Hargeisa runtii dhul soomaali oo aanan aqoonin ayaad i bartay anigoo Hargaysa jooga❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
🙏
@NewsFusion24
@NewsFusion24 5 ай бұрын
11:09 wax kafiican mleh erey bixinta xisaabta iyo sayniska
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 5 ай бұрын
Anigu meel aan duurjoog iyo dhir lahayn majecli mana quruxbadna.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Good job❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 5 ай бұрын
Organic nomadic life is the best and so humbling
@abdifatahshalle9917
@abdifatahshalle9917 5 ай бұрын
87 sano ayaa ka soo wareegatay
@amaterasuossy7393
@amaterasuossy7393 5 ай бұрын
Much respect brother. You are accomplishing something many would not be able to do!
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks 🙏
@dauusgaal-dile9681
@dauusgaal-dile9681 5 ай бұрын
My brother fey😊
@kinglipato7
@kinglipato7 5 ай бұрын
m.a zxp wxd tahy qof ku dayasho mudan gul n ku rajynya i.sh
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 5 ай бұрын
Birqod waa degmada aan ugu jeclahay marka laga reebo DHUXUN
@moadam7003
@moadam7003 5 ай бұрын
Shaygoosh waa sida uu ugu dhawaqay ingiriis kii sheekhaash - wana dadkii markaa uu ingrisku mesha ugu tagay
@Yt-One_1
@Yt-One_1 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@shukriadan9767
@shukriadan9767 5 ай бұрын
Asc fysal walalow masalidada sobandhig culimada lakulan xikmad yad kaheli
@Mu12salMohamed
@Mu12salMohamed 5 ай бұрын
"We also need mind making machines work for us not only muscles to work for ourselves"
@FeysalMahat
@FeysalMahat 5 ай бұрын
M.a ❤
@ghboy2914
@ghboy2914 5 ай бұрын
Afkaaga haka faanin adeer
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Sax
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
Ma Sha Allah geel qurux badan
@abdulkareema041
@abdulkareema041 5 ай бұрын
Maashallah bro I wish you safe journey 🚵
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks buddy 🙏
@shoukrinana5970
@shoukrinana5970 5 ай бұрын
Legend never bring shame ❤
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Be safe be well insha Allah.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thank you very much 👍
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 5 ай бұрын
Qofka qof weyna wajiga waa uga egyahay qaabka iyo cidkana caruur buu uga egyahay waaxay?
@khalidmahamoud7660
@khalidmahamoud7660 5 ай бұрын
safe journey inshallah love all u videos...
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks
@hibasama3353
@hibasama3353 5 ай бұрын
Degmadan iyo dadkeeda waa soomaalidii la yiqiin. Soo dhoweyn noo cabsi
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
The Numbers of years from 1937 to 2024 is 87 years.
@aymanwarsame9547
@aymanwarsame9547 5 ай бұрын
Xisàabta aad Af soomaali ku baran waad jeclaan lahayd.
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 5 ай бұрын
sxb waxaan ka helay sida Soomaalida isugu keentay, From Baidoa big fan.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal 🙏
@abdikarimkahin9964
@abdikarimkahin9964 2 ай бұрын
keep the good work bro
@ayuubmacalimxasan7544
@ayuubmacalimxasan7544 5 ай бұрын
Sxb
@maxamedhalooyeelo1134
@maxamedhalooyeelo1134 5 ай бұрын
Bilaw ila Dhamaad Waan Kula Socanaya Dhalinyar ta Magaaloyin ka ad tageysid in Ad Vedio Yo kaso dubtid jecln laha Ad dhex gashid
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 ай бұрын
Waligaa AF Somali wax kumaad Baran adigaaba hadaa wacyi gelin U Baahan. Kaftan
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 ай бұрын
Birqot waa dhul badheedka Dhul Somaliyeed oo idil Celcelis ahaan ama aaga shaygoosh
@capitanobalaf
@capitanobalaf 5 ай бұрын
Faisal sxbow dee aan kulq kaftamee baaskiilkaagu waa xininyahaagii ee maxaad cidlada uga soo dhaqaajisay waar bahalka inoo ilaali oo dee xininyahaaga waad ogtahay kama maarantid e booskaas buu kuugu jiraa e yaan na la ka qaadan walaale
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Hhh. Beentaa ma aha brother. Lkn ogoow dadka waa dad wanaagsan. Tuug maleh.
@capitanobalaf
@capitanobalaf 5 ай бұрын
@@FaysalShaik1 sax waaye lkn horay bay somali u tiri dad iyo door wax walba ka filo alle kaliya baa dhab ah sxb isku tasho waa talo walaalnimo ķeep going sxb
@mustafetafay4386
@mustafetafay4386 4 ай бұрын
Waakaa caqali gii ogadeen😅
@fathi_2035
@fathi_2035 5 ай бұрын
wallahi first time I heard the word ''yariisooo'' in like 8 years
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
😄😄
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
Vlog nolosha dhabta ee baaddiyaha----
4:43
nasir haroun
Рет қаралды 1,3 М.
HAL BAY XABAALEEN | HASHII TAARIIKHDA SOMALIDA GASHAY | Ep 37
27:37
Riwaayadii Somali Museum 2021 ( Ismaan Dhaaf Qoys )
38:30
The Somali Museum
Рет қаралды 660 М.
Tuulo soomalidu degto oo kenya ku Taala ilaa 1920kii
12:03
Dhakhtarrr
Рет қаралды 160 М.
MAGAALADA BARAAWE 🇸🇴 TRADITIONAL SOMALIA CULTURE - MADE IN SOMALIA
12:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 51 М.
WAXAAN U CAANO DOONTAY GEELII U BADNAA ABID AAN ARKO.!
32:31
Caalin Abyan
Рет қаралды 69 М.
天使霸气打小丑女。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:20
超人不会飞
Рет қаралды 4 МЛН
Где твоё гостеприимство? 😂
0:54
Иви
Рет қаралды 1,5 МЛН