WAXAAN SOO GAARAY QABRI BAYAX | MAGAALADII DHOOFKA | LABO BILOOD IYO BAISKIIL 🚴 | Ep 40

  Рет қаралды 29,427

Faysal Shaik

Faysal Shaik

5 ай бұрын

#somali #travel #africa #somalia #adventure #ethiopia #kenya #djibouti #somaliland #automobile

Пікірлер: 203
@CR71987
@CR71987 5 ай бұрын
The first Somali guy who rode a bicycle from Kenya to ethiopia wow that’s a record masha allah broski big up to you 👏👏👍
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks brother
@ahashi7828
@ahashi7828 5 ай бұрын
Somaali qabyaalada ha ka baxdo oo Diinta islaamka iyo Quraanka ha barato markaa waanu guulaysanaynaa
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 5 ай бұрын
Ninka kodhaka casa waa nin cagli iyo iman lih oo garsho wacn ali ha xiftiyo amiin
@Nasribinxarbi
@Nasribinxarbi 4 ай бұрын
Harta sheekha tag gudoomiye ❤
@qassima317
@qassima317 5 ай бұрын
XAMAR baa kasoo jeedaa dhulkaasii waa dhulkii reer Abtigeey ❤aad baad u mahaad santahaay
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
🙏
@user-xu3if6ct9r
@user-xu3if6ct9r 5 ай бұрын
Deegaanka waxyaabaha Ankaga helay waxa ka mid ah kooraanka ama laydhka tuulo ila tuulo waa okay waa isku xiran yahay masha allah ninka sida sameyay alle cmlkisa jnada haka yeelo
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf 4 ай бұрын
Masha allh wa barmaij fiican la kulanka odeysha
@Fang722
@Fang722 5 ай бұрын
Great elders, their hearts are in the right place mashallah.
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 5 ай бұрын
Tolkay jidwaaq waad kadoodsiisay Faisal ❤
@aminaomar6271
@aminaomar6271 5 ай бұрын
Mashallah, dhaqanka wa cajiib umad aan is dhagaysan oo hal mar wada hadalayo. Somaliyay hadad ka soo jeedo qarbri bayax sar like and share.
@ahashi7828
@ahashi7828 5 ай бұрын
Waa magaaladii ugu Somaali wanaagsanayd masha Allah
@D4LM4R
@D4LM4R 5 ай бұрын
Walahi faysalow raggaa 6:48 baa sidey tahay kuugu sheegay 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Odayaal update ah waaye wlh 😂
@sharmarkesharmarke5339
@sharmarkesharmarke5339 4 ай бұрын
Masha Allah great work 👍
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 5 ай бұрын
Aqoon la'aani waa iftiin la'aane Waa aqal iyo ileys la'aane Ogaada ogaada Dugsiyada ogaada. Oo aada oo aada walaalayaal oo Aada ( Allah ha u naxariisto Abdilahi Qarshe)
@Abdinasir-Tieglow
@Abdinasir-Tieglow 5 ай бұрын
Saxiib waxaan jogaa Somali Magalada Baydhabo ilaa Bilowgii waan kula socdaa vediogadana waan kaheley. Somalidu jiilka soo koraayo waa in wax barashada lagu dhiiri geliyaa si colaada looga baxo. Safe journey all the way to Djibouti wax kaloo fiicneed inaad somali aad so marto
@Madaaale377
@Madaaale377 5 ай бұрын
Keep going sxb 1M ka badan u qalantaa walahi
@Shuhuura
@Shuhuura 5 ай бұрын
This man with the red shirt and white hat seems he doesn't have PHD but what he said is a valuable things that needs to be written in Gold ink. Masha Allah ⭐👍🏼
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Yeah.
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 5 ай бұрын
Woow sidaan kuu sugayey in muuqaalka soo dhigto dhowr jeer sii eegay waan xasuusnaaa in aad soo dhigeyso maanta galabta Hal vedeo igama maqna safarkaaga ilaa isiolow ilaa dhagax buur wax badan ka bartey kenya ilaa deegaanka somalida ethiopia guul kuu rajeynayaa zxp ilaa Jabuuti❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb. Meelo badan ayaan tageynaaye ogoow.
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 5 ай бұрын
MAASHAA ALLAH WLL AAD BAAN UGU DIIRSADAY LAAKIIN HEESAHA NAGA DAA WAAN KUU FAAFIN LAHAA OOD DAD SIDAYDOO KALOO SOOMAALINIMADU KU WEYN TAHAAN GAARSIIN LAHAA, LAAKIIN HEESAHA DARTOOD BAAN ISKAGA DAAYEEY ,DAS CULUMAAHAAN NAHAY, SAAN HADBA CODKA U XIRAAYAAN DAALAY , TAN KALE DADKA AAD U WAREEYSO OO TAARIIQII SOOMAALIDA DEEGAANADAAD TAGTO WEYDII
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 5 ай бұрын
Waxaan kasoo salaameyaa hargaisa ilaa bilowgii waan kula socdey waxaan aad markasta uga xumaada in dhulkaa aadka u balaadhan in aanu gacanteyda ku jirin balse cadaw gacanta uga jiro waana dhulka uga daaqa wanaagsan sidoo kale gas ka ayuu hodan ku yahay waan idin jecelahay walalahayaga soomaali galbeed wanaan idiin xiisneey sidii itoobiya gacanteeda u gasheen 1954 waxaan rajeynaa maruun in ay kulano inagoo mida 🥺❤️
@IB_Adam
@IB_Adam 5 ай бұрын
Waligeen mid ayaan aheyn,iyo walaalo Somaliyed.Xuduudka beenta ha eegin.Labadiisa dhinacba Somali baa ku nool.Idinku ha u yeedhanina Ethiopia,gaajo iyo gunimo waxaan aheyn lagama helo Ethiopia!
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 5 ай бұрын
Maxaynu dhacsanaa sootan intii kalana loogu daray
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 5 ай бұрын
Waa dad fur furan m.a
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
Dood fiican oo layskugu soo baxay ba halka ka dhacday. Well done faysal.
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 5 ай бұрын
Maansha alah qabri bayax oo dirgad mooye wax kale lahayn ayaan garan
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 3 ай бұрын
Qabri bayax my home uxiisay anagoo famil dhamaystirn ah imaaday dalxis cml 2015-2016 mntana bilaa hoyo iyo abo aduunow xaal qaado😢
@user-uy7sy1iy1z
@user-uy7sy1iy1z 5 ай бұрын
As wr wb kheyr baan kuu rajjeeynayyaa socodaalkaaga waan kugula jiraa anoo jooga waddanka Qatar Doha anigu waxaan ka Soo jeedaa beel weynta oromiya soomaali ayyaa issoo barbaarissey ee aan wax ku bartey abaalkooda gudi kar maayyo
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 5 ай бұрын
MashaAllaah, their Somali is on point.👍
@nmohammed1505
@nmohammed1505 5 ай бұрын
Hhhhhhh non adag baatahay itobiya hadhihin degaanka somalida dheh xaga oromada ha udhaafin khatar weeyaqn❤
@waxigabaro5009
@waxigabaro5009 5 ай бұрын
Aad ayaan kuula socdaa guulayzo ilaahayna talazaaro waad ka rumaynayzaa riyadaada form somalind ❤🤍💚✌😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb 🙏
@khalidmohamed6705
@khalidmohamed6705 5 ай бұрын
door wanagsan aa mesha ka dhacday fariintadada wa gudaty sxb ❤
@eyqalib
@eyqalib 5 ай бұрын
Somalidu wax kale daayo warki baayna isu ogolayn oo nin qudhah ku aaminayn marbay wada hadlayaan yaa maqlaya oo dhegaysan karaya yaab
@bashirhabib4322
@bashirhabib4322 5 ай бұрын
Keep going wllo waxad wadaa shaqo adag Allaha ku barakeeyee
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Dagaalkaa kubadnaa xabashida & soomaalida.sidaasaa qabri qabri loogu bixiyey malaha. Faysaloow beri baan reer gaarisa ahaa. Waxaan dhigan jiray madarasatu salaama . Dugsi qur’aana waan kadhigan jirey. Qaxii Soomaalia ayaan soomaray. Garissa❤️❤️❤️❤️❤️❤️.
@waadanijigjigawi4623
@waadanijigjigawi4623 5 ай бұрын
Birth place of my grandmother rahimullah
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 5 ай бұрын
I thinking to travel to Somali galbeed❤❤❤❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 4 ай бұрын
M.a amazing city 💙
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 5 ай бұрын
Walaahi Waan Ka Helay Sidaad ugu Baraarujineyso inaan Jeclaano Inaan Aqoonta Kor loo Qaado Wacyiga Bulshada iyo inaan Waxbarashada Caruurta Lageeyo Runtii Waa Odayaal Xadariyiin Ah Waana Barnaamij Ka duwan dhamaan intaan Kula Socday Waa Bulsho Fur Furan oo Aad ugu Fiican Soo dhaweynta iyo Marti Soorka Guulleyso Saaxiib Faysal Abdulaahi Shiikh❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Shukran wll
@AbdirisaqJamal14
@AbdirisaqJamal14 5 ай бұрын
Masha allah Salan sare sxb
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Faysal deegaanka somalida dadku inta badan waa bilaa aqoon markaa level kooda kula hadal
@Madaaale377
@Madaaale377 5 ай бұрын
Ina diidney ahayd odayaasha funny waaye😂😂😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Aad iyo aad
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 5 ай бұрын
Masha Allah nice video keep going my br
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thank you so much
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 5 ай бұрын
Masha allah
@Yussuf.abdullahi
@Yussuf.abdullahi 5 ай бұрын
ManshaAllah keep going bro.
@Cabdishakuraadan
@Cabdishakuraadan 5 ай бұрын
Fantastic! Actually this one is amazing whether at side of song or people what a funny people have been met. . . ❤keep my fellow really you are advocated very well by me.❤💯
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks brother 🙏🙏
@abudarda00
@abudarda00 5 ай бұрын
MaashAllah will fiican ilaahay ha ku barakeeyo
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 5 ай бұрын
😂 waa dad daacad kahadlaya degankanu❤
@qurboqorlex460
@qurboqorlex460 5 ай бұрын
Mansha alaaaah wlky horay usoco 🎉
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 5 ай бұрын
Mansha allaah niman qaladkooda qaadanayaad lakulantay mansha allaah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 5 ай бұрын
Hablaha yar-yar halkii ay wax akhrin lahayd waxaa la oranayaa naa shaah sookari ama xaabo doon ama naa orod biyo soodhaami
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Faysaloow dhulka hooyo hees ladhaho baa jirta.oo uu qaado Daa’uud xanfar wiil ladhaho. Heesaha hadda sidaa umaxiiseeyo laakiin heestaas aad baan ujeclahay.
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 5 ай бұрын
Ilaa intaad mooyaale sogaadhay ilaa qabri bayax wankula socday waxaan jogaa laascaanod sool somalia
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb 🙏
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
MAANSHA ALAAH SIDA AAD U WACYI GALINAYSO
@taqile2017
@taqile2017 5 ай бұрын
Waan Kusalamaynaa Zxp Faysal Waa Saxiibkaa Taqile From Qabridahar 😢
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Taqille waan kaa qaaday sxb. Qabri Dahar biyihii mcn ma noqdeen? 😂
@ashasheikh6155
@ashasheikh6155 5 ай бұрын
MANSHA Allah qaarichiqot wejirta😂😂❤
@libandarar976
@libandarar976 4 ай бұрын
I've been watching your videos from Canada. Thank you for the excellent content, brother. Have you considered making a documentary featuring all of those short videos with English subtitles?
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Yeah. Maybe one day. Thank you so much for your time watching my vids
@axmedmaxamud5377
@axmedmaxamud5377 5 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Asxaabay ninkii faysal markuu qabribayax marayo ayaa iigu dambaysaye wax war ah yaa ka haya
@bashirhabib4322
@bashirhabib4322 5 ай бұрын
I am Frome Jigjiga welcome casimada degaanka pro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Shukran brother
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 4 ай бұрын
Labada waxba ha isku bartaan
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 3 ай бұрын
Masha allah waa dad fiican oo diinta iyo waanaba iska qadanaya ❤❤❤❤ hargeisa idinka soo salamaya roobka oo kaliya hadadba wax ku beranaysan diintuna sidaa u ilaashanaysan waad fiicantiin
@hamseaadan6627
@hamseaadan6627 5 ай бұрын
Agah war waa cilmiye😂😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Agaah war waa cilmiye...😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Somalidu laguma soo korin is dhagaysiga
@hassanhajir5878
@hassanhajir5878 5 ай бұрын
Masha alah itopia
@inpektore14
@inpektore14 5 ай бұрын
Good 👍
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 5 ай бұрын
Wadaad baa ku helay maanta faysaloow Adu waxbarta uuun weeye doodaadu wax barashadee ayaa la baranayaa
@Reis306
@Reis306 5 ай бұрын
Umesha adabt the Environment of your journey❤
@suleimanaden1393
@suleimanaden1393 5 ай бұрын
Legend ❤
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 5 ай бұрын
Dood adag , discussion ku aad buu uficanyahay.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Aad iyo aad. Aad Baan u jeclahay dadka open minded ka ah.
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 5 ай бұрын
Habeenda ku firsan oo Sarah ayan u haa samaliya
@deeqo.ibraahim1742
@deeqo.ibraahim1742 5 ай бұрын
Masha allaah❤❤❤
@cabdiqanikhalif2633
@cabdiqanikhalif2633 5 ай бұрын
Sxb insha Allah Hargiesa ayan kugu soo dhawayn 😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
InshAllah sxb
@MohamedMokluo
@MohamedMokluo 5 ай бұрын
Save journey 🎉
@Wadani..tv..1
@Wadani..tv..1 5 ай бұрын
Nice 💯❤
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 5 ай бұрын
Hore u soco wll somaliyed
@sumayoahmed6465
@sumayoahmed6465 5 ай бұрын
They r so nice mashallah 🥰
@kinhusain3648
@kinhusain3648 5 ай бұрын
MashaAllah You’re very brave
@aqoonkororsimedia4345
@aqoonkororsimedia4345 5 ай бұрын
Run ahaantii markaad kusafrayso Dhulka hooyo waxaad dareemaysaa farxad aad ubadan
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Aad iyo aad
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 4 ай бұрын
Maasha Allaah! Hore u soco adeer.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@alibakhat2814
@alibakhat2814 5 ай бұрын
Guuyo I like their aproaching
@modahiir
@modahiir 5 ай бұрын
mansha allah adeerkeena aqlibadnaa
@mahatmustaf4882
@mahatmustaf4882 5 ай бұрын
M.a Shukran sxp sare Mahadsanid
@wllahmedac7042
@wllahmedac7042 5 ай бұрын
ugu danbayn wd timid magaladaydii wlhi inbadan ayn kula socday ilaa kenya horay usoco pro save tripe ❤ if you still in this here follow me 😁🙆‍♂️👍
@ahmedhusseinfarah1249
@ahmedhusseinfarah1249 5 ай бұрын
Soomaalida kuwa wax barta ayaa ugu xun, oo ugu qabyaalad badan, soomalida madaxdeeda fiiri kasoo bilaw faarax macalin, xasan sheekh , dani, qoorqoor, axmed madoobe, muuse biixi, faysal cali waraabe, kuligood wax way barteen, qadiyada qabiilkooda ayayna aaminsan yihiin.
@wartabiyemedia3311
@wartabiyemedia3311 5 ай бұрын
walaal muuse iyo faysal nooga reep hmmmmmmmmmmmmmm
@user-sx2rk4kc5q
@user-sx2rk4kc5q 5 ай бұрын
horay u soco pro
@cat_106
@cat_106 5 ай бұрын
Faysalow waa iga talo. Iska ilaali inaad muujiso wax siyaasad ku saabsan inta aad safrayso. Sida calanka oo kale etc. Waxaa tahay dalxiise mana taqaanid dhulka aad ku safraysid. Calankaas waxaa laga yaaba in uu kaa dhigo qof matalaya maamul dowladeed oo sidaa laguu bartilmaamsado. Xasuus ahaan u keydso. Laakin ka fagow siyaasad inta aad safrayso.
@rumanmatan3914
@rumanmatan3914 5 ай бұрын
Meelkaste uu tago ayuu calankeeda qaataa, taasina dhibaato malaha
@user-hope98
@user-hope98 5 ай бұрын
Be safe insha Allah
@inaismail4860
@inaismail4860 5 ай бұрын
Qabri jacaylna wuu kuu hadhay 😂😂😂 guulayso hno
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Walle qabriyada ma yara
@inaismail4860
@inaismail4860 5 ай бұрын
@@FaysalShaik1 haa hhh
@sayid5352
@sayid5352 5 ай бұрын
soonka insha alah ma siwadaysa misa nasan
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 5 ай бұрын
Ree qabri bayax qabri bayax yaa oo gu soo hordhoofay horta
@saidyousouf5508
@saidyousouf5508 5 ай бұрын
Warun
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 5 ай бұрын
maasha alh faysal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
🙏
@Maanbile
@Maanbile 5 ай бұрын
❤❤❤❤ 3:54
@BOYWHITHHISDREAMS
@BOYWHITHHISDREAMS 5 ай бұрын
Lahjada wad la qabstee😂😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Haa dee. Ma qudha lahjada? 😂
@ILYAASPk
@ILYAASPk 4 ай бұрын
Safar wansan sxp mcn❤❤❤
@yooltube2022
@yooltube2022 5 ай бұрын
I like the elders conversation
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
I really love it.
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 5 ай бұрын
Muuqaaladaada oodhan burcaan kala socdaa
@J.A.A1
@J.A.A1 5 ай бұрын
saaxiibow lkn. hal su'aal oo igu taagan. ayaa ah duurka iyo xidhka sidee uga badbaaday. ama wax caqabado ah oo aad la kulantay majiraan. iisheeg hadii ay macquultahay.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Wax dhibaato ah kama jirto deegaanka.
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 5 ай бұрын
I was with you until moyale to qabribayax iam from lasanod sool in somalia
@FeysalMahat
@FeysalMahat 5 ай бұрын
M.a ❤
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 5 ай бұрын
Legend. Keep going
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks bro 👍
@A.A.E93
@A.A.E93 5 ай бұрын
Safarkaaga inta badan waan kula socdaa sxb waxaan rabaa inaan ilaa Djibouti kula gaaro.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Waan tageynaa sxb ✌️
@A.A.E93
@A.A.E93 5 ай бұрын
@@FaysalShaik1 in sha allah.
BUURTII LAGU BAABA'AY 1977 | KAARAMARDHA | Ep 44
27:01
Faysal Shaik
Рет қаралды 35 М.
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 55 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 68 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 157 М.
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
Shacabka Maamulka Magaalada Qabri-bayax
6:59
Hussein Abdullahi Official
Рет қаралды 416
DHIRE DHAWA | CAASIMADA 2 AAD EE ETHIOPIA | Ep 46
24:36
Faysal Shaik
Рет қаралды 57 М.
Shopping time with my husband! 😂 #couple #shopping #comedy
0:22
GIRL WITH WINGS
Рет қаралды 6 МЛН
Sigma Girl Past #sigma #funny #comedy
0:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 20 МЛН
Врачебная Ошибка 😂 #гриффины #shorts #familyguy
0:59
Петя Гриффин
Рет қаралды 1,3 МЛН
Chicken NUGGET Policeman Choose The Right Item To Help Max Who Has A Hurt Leg 👍️
0:20
Max Design Pro - Creative Animation Channel
Рет қаралды 14 МЛН