No video

DADKII UGU KAFTANKA BADNAA AAN ARKO INTAAN SAFARKA BAISKIILKA KU JIRAY | Ep 39

  Рет қаралды 24,069

Faysal Shaik

Faysal Shaik

6 ай бұрын

#somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore
#somali #travel #africa #adventure #ethiopia #somalia #djibouti #kenya #somaliland #automobile

Пікірлер: 192
@shafeecaar2521
@shafeecaar2521 6 ай бұрын
Thanks!
@Maanbile
@Maanbile 6 ай бұрын
❤❤❤Raggeeda
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thank you so much 🙏
@hodanc6255
@hodanc6255 6 ай бұрын
​@@FaysalShaik1edo waqoyi dagal ba ka socda horena qof ba kugu digay ka joog
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 6 ай бұрын
​@@hodanc6255 waxba kama jiraan anagaa joogna
@Khaalid155
@Khaalid155 6 ай бұрын
​@@hodanc6255waqooyi waa xagee edo?
@sakiismail4362
@sakiismail4362 6 ай бұрын
Sxb wadanka waad udhalatay wana dhulkagi hooyo, odhaahda ah wadanka omadhallan iska daa ilaa jabuuti adaa iskaleh, love bro
@user-fz1zl9uu2q
@user-fz1zl9uu2q 6 ай бұрын
Saxiib waan ka xumaaday inuu saas kuula hadlo wadanka waa Somali adigaana leh ha dhihin uma dhalan meshaaan ku dheh waan kula leyhy
@Burco.
@Burco. 6 ай бұрын
Asxaabta Reer hargaysa ninkaas faysal ha la soo dhaweeyo madaxa ha la saarto aan ismuujino si gaar gaar ah dhalinyarta dhaweeye waxaan ka codsanayaa in ninkaas duleedka hargaysa laga soo galbiyo ❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
🙏🙏
@AANOUR1
@AANOUR1 6 ай бұрын
Aad iyo Aad waa nin aragti dheer, sidoo kale wacyi galin nabadeed oo bulshada geeska afrika ah dhex wada safarkiisa.❤
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 6 ай бұрын
Daddka soomaali galbeed waxay u baahan yihiin in wacyigooda kor looqaado oo la'isku dabarido lagana hoos saaro gumeysiga, aad beey ugu daaheen,
@Hippobottomless
@Hippobottomless 6 ай бұрын
Yes 100%. Wa dad furfuran oo dhaqso wax fahmayo lknse mustafa cagjar baa ku dhagan. Mustafa cagjar must go
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 6 ай бұрын
I can't wait for your arrival in Somaliland. May Allah protect you 24/7
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks wll
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 6 ай бұрын
@@FaysalShaik1 u r welcome brother
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 6 ай бұрын
Nin Bashaasha Oo Furfuran baa Tahay Oo Meeshii uu Tagama Dadka Ku Nool La Dhaqmi Kara Guuleyso Bro Horumar wanaagsan Kuu Rajayn❤👏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@Koyama548
@Koyama548 6 ай бұрын
My pro inta safar ka ku jirtid dhib Allah kuma tuso sln sare legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🙏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Ameen sxb 🙏
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Wallee jaahuuro qosol waad ugu tagaysaa laakiin waa rag
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Rag rag dhalay.
@Khaalid155
@Khaalid155 6 ай бұрын
Masha Allah sxb sifiican ayuu safarkaagu usocda waanan la dhacay wacyi galintaada hal wax ayaan kugu darsan lahaa bro deeganka dhirta ayaa aad loo jaraaye ku waani inay iska dayaan madoomooy dhulka nabaad guur uhorseedayso dhir la,aantu mahassanid sxb
@truth8422
@truth8422 5 ай бұрын
10:28 we were there in 1991 after fleeing Mogadishu. It was a complete jungle back then. Really weird memories.
@shafiabdi215
@shafiabdi215 4 ай бұрын
I like your taste of music as well. What an adventure! , truly you’re a trailblazer, and many including myself will one day try to imitate you and follow your lead. May god protect you .
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks Shafia 🙏
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 6 ай бұрын
Moroccan talk has reached even the villages 🤣.wow you are close to Somali state capital jig jiga and you making it look so easy bro ✊🏾💪🏾
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Yeah. Almost there.
@sweetkokii
@sweetkokii 6 ай бұрын
😂😂😂
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 5 ай бұрын
Waar. Maroco. Somali waashey..ilaa Degaanadii Somlida hhhh. Cajiib😂
@moadam7003
@moadam7003 6 ай бұрын
I found myself watchjng one after another. Almost running out of your videos. Good job!
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks bro. We have to see Djibouti together ✌️
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 6 ай бұрын
Dad ka joga araarso aaad iyo aaad ayaaan u cabaaaraynayaaaa wiiil ka safar ka ah in aaad sidaaas u la hadashan iyo sharci aaad waydiiisan xaq u ma lihidin sabab too ah waaa khalad waaa khalad reeer araaarso waaan idin cabaaraynayaaaa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Maya. Waa dad wanaagsan.
@hodanc6255
@hodanc6255 6 ай бұрын
Maba firsan karo dhulki abahay hees bad nagu warerisay
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n 6 ай бұрын
Kala nasiib badan caruurta yurub iyo caruurta wadankii joogta kuwan yurub ku hayno schoolka u kaca wa ku dhib hadii aan awoodo meel kaste school ayaan ka dhisi lahaa waan jecelahay in ay wax bartan caruurta caafimad daryeel helaan ganacsatada daaraha dhaadher isugu faanayo caruurta schoolo ha u dhisaan aduunka dadka wax haysta dadka iyo caruurta u baahan caawinad way caawiyan schoolada subaxii quraada waxaa ka bixiyo naadiga kubada cagta waa waxa ugu yar
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 6 ай бұрын
Maasha Allah magaaladi dhagaxbuur oo weynaatey Faysal Ilkacastii ma aragtey Safar salaama .
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Good reer cobolle waa dad fiican
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Aad iyo aad.
@abdihakiimdahir3796
@abdihakiimdahir3796 6 ай бұрын
Waa laysku haystaa wixii madaxda kaadhigay waxarihii aad layseen waa lasku hayst mingistoow warli idaa. Waa erayadii Allah ha unaxaristo. Abwaan singub. Waaxaa ku luuqayn jiray .hobaladii waa bari
@farahjamaa
@farahjamaa 6 ай бұрын
Masha Allah bro Faysal nin wanagsan jacel caruurta farxaan ah ayaaa tahay ugaas guuuleyso wana Mahadsanid wacyigalinta umada somaliyed meel kasta oo aan joogno Magaca somalinimo ayaa walalo naga Dhibmalahan
@sweetkokii
@sweetkokii 6 ай бұрын
Masha Allah ilahay safarka ha ku sahlo 👍
@ArtanRays
@ArtanRays 6 ай бұрын
Step by step Stone by stone Hore u soco Walaalkeygiyow.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Mahadsanid walaal 🙏
@yonizchannel4975
@yonizchannel4975 6 ай бұрын
M.a wlhi somalida alle hadaayo ✌️
@aqoonkororsimedia4345
@aqoonkororsimedia4345 6 ай бұрын
Fantastic people live dhagaxbuur
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 6 ай бұрын
Hormar fcn🎉 inshalaah
@abdullaahiyamani9565
@abdullaahiyamani9565 6 ай бұрын
Hormar wcn zhp
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 5 ай бұрын
Walaahi dad wadani ah ayaa wel8 ku dambeeyo mingistow wareersani war li idaa waa heesihii waddaniga ee baraarujinta waxaa qaaday hobolada waaberi
@AskarADV
@AskarADV 3 ай бұрын
I'm proud of you mashaallah
@user-pp4tl6jy6g
@user-pp4tl6jy6g 6 ай бұрын
dhulki bunakala baray fariid mashallah
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 6 ай бұрын
Keep it up man
@yaasirabdiladiif1700
@yaasirabdiladiif1700 6 ай бұрын
Zxp in badan waa Kula socdaa lakn mid aan kugu darsado. Warqad Ku qoro tuulooyinka iyo inta km ay isku jiraan sababtoo ah waxaa laga yaabay cilad xaga internet-ka ah inay Ku qabsato sidaa muuqaalkan inta danbe Ku sheegtay. Internet hadaa waydid waa inaad xalkeeda heshaa si aad u ogaan lahayd tuulooyinka iyo km u dhaxeeya
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Shukran sxb 🙏
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 6 ай бұрын
Ilaahy hakuu dhib yareeyo walaal
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 6 ай бұрын
Masha allah my br keep going
@akhalif579
@akhalif579 3 ай бұрын
Daka soomaaliyeed gobol pasta baahi baa dishes nafaqdarada kawada muuqda allow noo gargaar.
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 5 ай бұрын
Mustaqwahagii keen kulaha caqli xuma reer dhagax buur
@aminaomar6271
@aminaomar6271 6 ай бұрын
Mashallah waxa fican tuuloyinka laga soo dhaweeyo
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 6 ай бұрын
Asc fay saysal narka aad sogarto jijgjiaga in shaa allah laba jid ayaa kabaxa mid 2aa kan buurta kaaraa mardha kadaga ilaa harar ilaa diri dhabe oramaduuna sii dhaxmaraa midna waakan waqooyiga jigjiga mara diridhabe buna galaa lkn waa degaan somaaliyeed wuxuu siidhaxmarayaa i saa u ogow
@AliOmar-bp9fw
@AliOmar-bp9fw 6 ай бұрын
Talo bixin wanaagsan
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Shukran wll
@hodanc6255
@hodanc6255 6 ай бұрын
Waxbarasho unbad ku haysa wax ka horeya quranka iyo salada Allah ma jiro
@mohashdiried2861
@mohashdiried2861 6 ай бұрын
Keep up the good work broo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks, will do!
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 5 ай бұрын
14:19 Warka Cobola caalamka wa soo gaadhay sxb hahahah...
@farahjamaa
@farahjamaa 6 ай бұрын
Nabadgalyada DDS markaan arkay kaliya waxaa igu soo dhacay kaliya iney u bahan tahay investment
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Absolutely.
@IB_Adam
@IB_Adam 6 ай бұрын
Faysalow,Gobolkii Nogob ee dhulka Somaliyed ugu quruxda badnaa ee ugu qanisanaay(my home state as well as the home state of Sh.Cali Suufi,Raage Ugaas,Baxsan and many legends and towering Somali individuals)maxaad u soo mari waydey?
@jamalabdinadir
@jamalabdinadir 5 ай бұрын
Ms.feysal Fristly Iam greating for you after that brother iam waiting for you as I think know me iam Abdul fatah who was member of dollow ado police
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
I remember you brother
@bedrimohamed
@bedrimohamed 6 ай бұрын
Maansha allah waxaad soo martay magaalooyinkaygii sifiicana waan u daawaday Dhagaxbuur, cobale iyo magaalacad Xataa dad aan garanayo ayaad la ku lantay I am so glad what you doing keep going bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks wll.
@inaismail4860
@inaismail4860 6 ай бұрын
Dowlad deegaanka soomalidu wadooyin wcn bay leeyihiin masha alh
@minjare9138
@minjare9138 6 ай бұрын
Wax Libax ah madam stag!
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 6 ай бұрын
Good job 👏
@mohamedaws927
@mohamedaws927 4 ай бұрын
Asalka ayey badaw ka yihiin ee yey kaa jabin
@mohammedkoriohaji-vh1sq
@mohammedkoriohaji-vh1sq 6 ай бұрын
Asc Faisal uki come jigjiga ebu kucha kuwangu bro Mimi ni mutu ya garisa Niko jigjiga bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks brother.
@hassanhussein5782
@hassanhussein5782 6 ай бұрын
Keep going brather. . Nothing is impossible for a willing heart . InshaAllah u will reac ur destination soon .
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks a ton
@Mohamedsuldaan
@Mohamedsuldaan 6 ай бұрын
Mansha Allah bless you ano hargaysa jooga ayaan ku daawan jiray ilaa hadda oo aan muqdisho joogana waan kugu xidhnahay inader horey u soco alle wax ku dhiba kuma tuso
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Ameen sxb. Mahadsanid
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 5 ай бұрын
19:26 Yh we know the game. jaahil dariiq taagan oo donaya safarka inu arbusho ujeedkisa oo dhan wa fahmayna. Dadka magalooyinka iyo maamuladu caqliyada kaga ciyareen wa badanyihine iska celi.
@ibrahimjama3579
@ibrahimjama3579 6 ай бұрын
Waxaa qirayaa DDs inay ka Ammaan badantahay Somaalida kale qashqahaad iyo isbaaro midna ma laha faysal mahadsanid muuqaallada aad dhulka nagu bartay waa rajo iyo fursad maalgashi
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Aad bay nabad u tahay.
@ramasridho5261
@ramasridho5261 6 ай бұрын
😂😂I really enjoyed this episode thanks bro I hope you reach your where you headed safely
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
I hope so too. Thanks 👍
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH 💕♥️🙏♥️🙏♥️🙏💕❤️‍🩹💕💖🙏❤️‍🩹💕♥️💕💖🙏❤️‍🩹💕♥️💕💖🙏❤️‍🩹💕💕❤️‍🩹💕💕SAFAR Kheyr qaba (in shaa Allah )💕🙏💕💕💕♥️💖
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 5 ай бұрын
19:22 Magala kasta oo Somali qofka noocaso kele ah ha iska qabato. Ceebta ay deganka uso jiidayana ha ka hor-tagan.
@ahmedhusseinfarah1249
@ahmedhusseinfarah1249 6 ай бұрын
Araarso, waa meesha ay ku kala baxaan xoolaha iyo beeraha, halkaan laga bilaabo waxaad gelaysaa dhul dadka badankiisu waa beeralay. Qodaal.
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 6 ай бұрын
Faysal shaik sxb Hal Talo iga qaado Dadkan aad dhex marayso sidooda oo kale U lebiso oo tusaale ahaan Macawis gaaban Baaskiilka ku wad ❤❤❤❤ Taariikhdaad geli Sxb Halkaa ka wad wacyi gelinta
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Hhhh. Haye sxb Macawiis iyo bayskiil aaaa
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 6 ай бұрын
@@FaysalShaik1 adigu Tijaabi ka dib warka ha lagaa helo.caruurtu kaama yaacayso oo kaa didimayso. We love you Faysal
@ahmeyjowhar1551
@ahmeyjowhar1551 6 ай бұрын
Be safe brother Faysal.....Kazi safi🔥
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks bro
@MUQDISHAAWI328
@MUQDISHAAWI328 6 ай бұрын
East Africa 🌍 cycling 🚲 👌
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
✌️
@Abaalley
@Abaalley 6 ай бұрын
"Mingistow war li'idaa" sidoo kale waxaa loo yaqaaanaa "talisyahow wareersani"
@Tasniim1
@Tasniim1 6 ай бұрын
Keep going you almost there !
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks. I will.
@Ibra850
@Ibra850 6 ай бұрын
Mi bro Faysal keep going watching all your episode videos from Wajir
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks bro. I will
@xamdimacalincumar810
@xamdimacalincumar810 6 ай бұрын
Magaaloyinkaan bajaaj buluug kaliya waaye from muqdisho 😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Haa. Waa wadanka dhan
@xamdimacalincumar810
@xamdimacalincumar810 6 ай бұрын
@@FaysalShaik1 lkn sharci miyaa mise caadiwaaye
@user-do1dt4rp7m
@user-do1dt4rp7m 6 ай бұрын
Magacyada tuulooyinka ayaaba cajiib ah. Cobole iyo Higlaleey. Waxaa loogu magac daray labo geed, waa Higlo iyo Cobol. Macnaheeduna, tuulooyinku waxaa ka bixj jiray geedahaa oo caan ku ahaayeen.
@CaafiTiens
@CaafiTiens 6 ай бұрын
Meshan ma baadiya. Dhulkaan weyn waa cidlo
@DeeqoMohamed1982
@DeeqoMohamed1982 6 ай бұрын
Xageewaaye meshaan
@Hippobottomless
@Hippobottomless 6 ай бұрын
Somali state ama somali galbeed ama DDS
@ahmedhusseinfarah1249
@ahmedhusseinfarah1249 6 ай бұрын
Cobole, well known small town near dhagaxbuur,
@farhiakitchen
@farhiakitchen 6 ай бұрын
Masha Allah our people walahi hilarious ❤❤❤ thanks walal macan
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks Farhiyaay
@nimomuhumed8501
@nimomuhumed8501 6 ай бұрын
wlhi waaa talo fiican waxbarasho Waa key ga waxkasta Waa inaan waxbarasho wynaa dadka
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 6 ай бұрын
Wadanka adigaa leh meeshad doonataba ka qabo bro....
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Heests waxaa qaaday kooxda horheed ee xoogga dalka somaliaa
@D4LM4R
@D4LM4R 6 ай бұрын
Allah warku dheereye iyo dumarka Morocco 😂
@jowhar9388
@jowhar9388 6 ай бұрын
Mansha allah dadaala wuu gaadha waad gaadhi jabuuti lkn oromada dhulkooda iska jir markad sii marayso sxb
@MUQDISHAAWI328
@MUQDISHAAWI328 6 ай бұрын
Save trip brother ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks brother
@galoolqudhac
@galoolqudhac 6 ай бұрын
Faysal waa nin adag oo aan aad uga helay siduu wax u wado from hargaysa somaliland
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Mahadsanid walaal 🙏
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 6 ай бұрын
Kooxdii waabari baa qaaday ceestan mingistow war oh ida
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 6 ай бұрын
Asc
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 6 ай бұрын
Xageed katimi kenya
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 6 ай бұрын
Sxb War bal Dhir beerta dheh , magalooyinkan dhir la an waye
@jafarbarir3733
@jafarbarir3733 6 ай бұрын
Great work bro. The guy asking mustawaqa is still living in Meles era.😅
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
They told me he didn't update his system software 😆😆
@abobasement346
@abobasement346 6 ай бұрын
Dadkan waxaa helay dayac xuun waxaa ku badan jahilkah iyo Aqon xumoh iyo dowlad xumoh
@cabdiladiiffirrin2099
@cabdiladiiffirrin2099 6 ай бұрын
Bro calveskaaga xabadi kari mayso hadaa sidaa kuwado.😁🤞🏽.iLaahay dhib iyo hawl kuma tuso garaad nabad tag nabadna laabo wadanka dhan inaad soo dalxiisto rajeynayaa.👏🏽❤️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
😂. Shukran sxb
@Abdinor.H.
@Abdinor.H. 6 ай бұрын
Yoow❤
@abdifatahshalle9917
@abdifatahshalle9917 6 ай бұрын
Zxp Hestaan naga badel mid kle noogu badal
@Hippobottomless
@Hippobottomless 6 ай бұрын
Bro how come u didn’t show us kabridahar city? Thanks for showing us dhagahbur but u should post the video when u stayed in Kabridahar
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
I did. Check Ep 34
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 6 ай бұрын
Baabuurta UN kusawirantahay markaan arko iimaanka ayaa igataga waayo qaxooti iyo dawarsi ayaa ii muuqda.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Qaxootiga Qabri Bayax
@najahdaud6147
@najahdaud6147 6 ай бұрын
Wll faysal maxaad u leedahay Kenyati baan ahay 😢😢 maxaad iloday awooweyaashadii ay xasuuqen ee walwaal😢😢😢 dhah soomaali ban ahy ka soo jiida wajjer iyo madheera gariis😊
@user-ed4zt1rg8b
@user-ed4zt1rg8b 6 ай бұрын
Ree isaq 😂😂😂
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 6 ай бұрын
Faysal horta maxaa heesaha qaraamiga u jeceshahay? Odayaal miyaa ku soo dhex kortay?
@bashirabdullahi2763
@bashirabdullahi2763 6 ай бұрын
Anigaba jecel 😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Wax dhaamo miyaad haysaa? 😂😂
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 6 ай бұрын
@@FaysalShaik1 maya
@user-ed4zt1rg8b
@user-ed4zt1rg8b 6 ай бұрын
Diinta dadka adoo ku booriya ayaa kuu dhanta zxp intad school kuboorin lahayd
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Dhinaca diinta dhibaato kama jirtee, ee dhinaca maadiga ayaa dhibaato ka jirtaa.
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 6 ай бұрын
😅😅😅funny Wlhi
@AbdirisaqJamal14
@AbdirisaqJamal14 6 ай бұрын
Qaxotiga ila garis waxan dhahna geed qararorw
@quenmaida1376
@quenmaida1376 6 ай бұрын
Feysal wll waxan ku weydiyy 1 kii saac meeqo km titir ayaad socon kartaa wll hadd aragty farinteyda iga soo jwb
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Maidaay halkii saac ma aqaano intaan jaro, lkn maalinkii 50 kilometres waan socdaa.
@quenmaida1376
@quenmaida1376 6 ай бұрын
@@FaysalShaik1 mhadsanid wll alle haku xafido waxan rajeynaaa malin uun inaa muqdisho ku timaado baskil kaaga I.a pro
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 6 ай бұрын
Magaalooyonka dad kumanoola miyaa ? Waa cidla
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 6 ай бұрын
Gilo sifacan usodub huuno
@waayoarag6915
@waayoarag6915 6 ай бұрын
Ilkacas ma qaan gaadho😂😂😂
@abdiali651
@abdiali651 6 ай бұрын
Al beerko, lodge
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Yeah. Amharic.
@abdiali651
@abdiali651 6 ай бұрын
@@FaysalShaik1 albeerka waa taliyaan or Italian
@mawlidmuhumed8037
@mawlidmuhumed8037 6 ай бұрын
Sxb markad gaadho ararso nin xadiis ladhaho raadi wu kuso dhawayne
@HAMZE91
@HAMZE91 6 ай бұрын
Fadlan soo arag youtube kanal kayga
@user-xu3if6ct9r
@user-xu3if6ct9r 6 ай бұрын
Sxp ma taqan kino yves ninka Frenchieska
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Haa dee.
@user-xu3if6ct9r
@user-xu3if6ct9r 6 ай бұрын
@@FaysalShaik1 ninkasi talent ayuu leeyhy
@najiiptube1939
@najiiptube1939 6 ай бұрын
Asc faysal shiikh sxp ❤🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Wcs sxb
@najiiptube1939
@najiiptube1939 6 ай бұрын
Thank you for you feed back
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 33 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 6 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 5 МЛН
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
BUURTII LAGU BAABA'AY 1977 | KAARAMARDHA | Ep 44
27:01
Faysal Shaik
Рет қаралды 35 М.
Safarkaygi Dhagaxbuur | My Journey to Dhegah bur
12:33
DEEQSI MAN
Рет қаралды 21 М.
ILHAN OMAR OO GIL GISHAY MARAYKANKA | 'TRUMP OO BAQAY' YAAB!
22:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 70 М.
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
18:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 181 М.
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 360 М.
MAALINKI UGU DANBEEYAY GEELJIRONIMADAYDI!
28:07
Caalin Abyan
Рет қаралды 10 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 33 МЛН