CABDI XASAN DIGE HEESTA DHUDI 2018

  Рет қаралды 409,034

Faiza Amir

Faiza Amir

5 жыл бұрын

Пікірлер: 158
@qalnjdacolyahan6739
@qalnjdacolyahan6739 5 жыл бұрын
Wow wlh he's xasus iga mudan afa calek nacala sheydan ku yale cawa like igu sharfa walalheyga somaliyed
@yusufmohamed4746
@yusufmohamed4746 5 жыл бұрын
Like qabyaaladaysan aankusiiyay ina aabooy hh
@dahaboxasan3077
@dahaboxasan3077 5 жыл бұрын
Asc
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@abdullahisalaad909
@abdullahisalaad909 5 жыл бұрын
Xasuus dheer weeye heestaan aroos ayaan ku galay 2000 hawdka qaaxo gaar ahaan bacaad boore waqooyi galbeed ceelasha Baarmagoog iyo qalqalooc gobolka Shabeele aduunyo weeye 19 sano ayaan dib u eegay wacadala
@HiDonutzz
@HiDonutzz 5 жыл бұрын
This song brings many good memories back to a lot of old generations
@HiDonutzz
@HiDonutzz 5 жыл бұрын
@@Layla6793 including me
@fartaqurux4897
@fartaqurux4897 5 жыл бұрын
Waayo waayo al fanaan cabdi xasan dige codkiisii maasha alaah waa sidiisii ilaah haku xafido amiin
@munahassan8131
@munahassan8131 5 жыл бұрын
islaanta muna diyaana waan jecelahay ilaahay amarkii waa hooyo somaliyeed edo edo waan ku jecelahay ilaahay amrkii qof ilbaxa ayaad tahay jinkayga ku jecel
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
legend cabdi xasan dige fartuun birimo abdijibaar alkhajili iyo fanaananita toronto 1998
@amalabdullahiafhayeenkadum4765
@amalabdullahiafhayeenkadum4765 5 жыл бұрын
Reer hawd waa nakan xaadir❤👌
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
Wanku wata ree How'd walagula yahay gaali
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
مااروعها واحلاها اغنيه جميله هزت مشاعري ووجداني ، بالمناسبه ألاغنيه من كلمات الشاعر عبدي أدم بدي وبصوت الفنان المبدع عبدي حسن ديغي
@sahrayar2525
@sahrayar2525 5 жыл бұрын
Waaaaw ruugcadaagii soo rogal cili masha all dige fanaan buuxa👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👌🖐
@fuadabdi4707
@fuadabdi4707 5 жыл бұрын
Hey
@udug3417
@udug3417 5 жыл бұрын
I love dhudub galaadi ceelka dhaqaya boored❤❤❤💝💝💝
@suhiabahmed410
@suhiabahmed410 5 жыл бұрын
Didkii hora fiiriya siday isu jecelyihin Masha Allah waxbaakadhacay meshaan codmacaa iyo dad wada dhoolacadeynaya
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
axsan cod isma badalin codkii abdi xasan dige fan.waa kii hore kuwa iminka iney hesayan iyo iney buranburayan lakala.garanmayo Viva fanaaniinti hore
@saynabducaalefaarax3816
@saynabducaalefaarax3816 4 жыл бұрын
Xaflada kii fan ahaa isugu yimi Xasan dige
@raamseypoojo2431
@raamseypoojo2431 4 жыл бұрын
Runtii waa heesta Marka aan maqlo xaada ay i istaagto
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 5 жыл бұрын
Dadki hore wanaagsanyaa waa is jecelyihin walhi qalbi nadiif allow sidii hore
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Sax sax walaalo
@hodonjacaly624
@hodonjacaly624 5 жыл бұрын
yeah walhiy dadku waa dadki hore bal eeg jacalkey isku hayeen ilahada ego
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
@@hodonjacaly624 hodan sax sax
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 5 жыл бұрын
Amina Guleid wa dad is jecel bay ahayen wayo wayo iyo dhul fican bay haysten
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 5 жыл бұрын
@@hodonjacaly624 sax walalo niyadooda ayaa saafiya
@khadroabdiqaadir6049
@khadroabdiqaadir6049 5 жыл бұрын
Waw abtigey cabdi xasan dige nuur galal dhulki rer abtigey daganan jcliya
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
Nasab kaaamila wanku wata abti👏👏👏kusoco ku dalxis dhudub iyo galadi iyo dhulkii gobta🐫🐫🐫🙌🙌
@amh7737
@amh7737 5 жыл бұрын
Cabdi Hassan Dige Heeskiisi Dhudi xasuus lehend Waaberi
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
Dadki hore farxad &isqadarin iyaga lagu taga wah wah gadaco sorry allehaku caafiyo😭😭😭
@nimoali2975
@nimoali2975 3 жыл бұрын
love Dhudub iyo Galaadi iyo dhaqaya boor🥰😍
@alibaashi7876
@alibaashi7876 3 жыл бұрын
CABDI XASAN Fanaanka kaliya aan cidkiisa jeclahey tlhya keep going 🙏👏
@qalnjdacolyahan6739
@qalnjdacolyahan6739 5 жыл бұрын
Abdi hasan Diige fanan qali ah wlh Masha Allah wlh fananinti hore waa wax la xuso ku dayashana mudan kuwan hada waxey shegayan xita ma taqnidid miraha hestan saqirda fahmi karo Wow wanka helay aniga runti fanan waa kii hore runti
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 5 жыл бұрын
oh yeah very Good song romance. loverysong this
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
waxasa coda oh my god ♥️♥️👌😍
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Abtigey qaaliha abdi xasan dige
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
🙌xaadir ree How'd dhulki daaqsinta hodanka ku ahaa ree galadiga geela dhadher🐫🐫🐫 yaa kalo dhulka garanaya🤔
@himomontano3759
@himomontano3759 9 ай бұрын
Dhulkii reer ayeeyahay reer bicidiyahan❤❤❤❤❤
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 5 жыл бұрын
Legend abdi hasan dige
@ajuuranbeshshidan1121
@ajuuranbeshshidan1121 5 жыл бұрын
Hestn Wan jeclhi si dhabah
@siyadserbia5880
@siyadserbia5880 5 жыл бұрын
Cabdi xasan dige hestan hesihisa aya ugu jeclahay
@abdiaziizofficial9669
@abdiaziizofficial9669 4 жыл бұрын
Da.dan bay soo gaadheenbee may iska cibaadaystaan neo maxaa waalaya illahay xaqa ha waafajiyo iyaga iyo inagaba incha_____allaH
@yahyetumay6504
@yahyetumay6504 5 жыл бұрын
Dhudub iyo gallaadi waa dhulkaygii maasha allaah fananka
@xogtawararkatv9483
@xogtawararkatv9483 5 жыл бұрын
Yahye tumay abaayo dhulkaas meesha uu ku kala yaalo Dhudub, Galaadi iyo Dhaqanyo buur noo kala sheeg waxaan filaa in dhanka Soomaloda Ethiopia in uu ku yaalo.
@yahyetumay6504
@yahyetumay6504 5 жыл бұрын
Haa halkaas buu kuyaal siiba gobalka ladhaho wardheer
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@xogtawararkatv9483 haa walaal dhulkii ugu qurxoonaa ee ugu barwaaqeysnaa dhulkeena soomsaaliyeed waa qeybta xabashidu inaga haysato.
@hadew1418
@hadew1418 5 жыл бұрын
Dhudub iyo galaadi ceelkii dhaqayo boored my region doolo.
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
Wankula socda garo Ina ader 🙌 anaga xitaa ree injirod degmada galadi 🐫🐫🙌🙌🙌
@faizabullay2330
@faizabullay2330 4 жыл бұрын
Frvrte song kama daalo dhudi💋❤
@mohamedabdirisaaq8223
@mohamedabdirisaaq8223 5 жыл бұрын
Cabdi xasan dige caadi maahan axsan fanaan
@iidlekudun2815
@iidlekudun2815 5 жыл бұрын
Heestaan oo dhameystiran la soo cusbooneysiiyey Cabdi Dige intee laga heli karaa fadlan 🙏🙏👍
@cabdiraxiinxuseenkulane45
@cabdiraxiinxuseenkulane45 5 жыл бұрын
yasalaam cabdi xasan dige fanan qaran oo hasoo dhaqaqdo gabadhuyee
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 жыл бұрын
Dadkayga jecliya too dalkayga somali waa mid
@maryan8798
@maryan8798 5 жыл бұрын
Love my ilhaan 😘😘😘
@Jamacxirsi-mz6it
@Jamacxirsi-mz6it Жыл бұрын
Dhudub iyo galaadi ceelka dhaqayabored ❤️❤️❤️
@fatimae6905
@fatimae6905 5 жыл бұрын
Legend
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Mashallah waa weeynkii aa is helay
@xamdiumal
@xamdiumal 5 жыл бұрын
CALI PUNTLAND IN THE HOUSE ,KUDAYO PUNTLAND LAFO HORE MEESHA ISUGU YIMID BAL FIIRI Siday fanaaniintii hore isu jecel yihiin oo u aqlaaq fiican yahay caku kuwa danbe oo snapchatka iska caayaya intay shiiso meel lawada fariistaan
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
🤭ree aderow halakala xishodo 😁meesha laga hadlayo Puntland ma ahan lkin qarabada degankodi wye Doolo iyo How'd dhudub iyo galaadiyo wardher iyo qalocan ba lashegaya😁😁😁😁
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 5 жыл бұрын
2007 heestaan radio shabeelle ka maqlay alla maxaa kaligee heestaan qaaaday
@caresmaxamuud6559
@caresmaxamuud6559 5 жыл бұрын
Wallahi waa fanaan soomaaliyed
@firrifirti7hgg.knnjjkl410
@firrifirti7hgg.knnjjkl410 5 жыл бұрын
086
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Dige alla ku jecliyaa
@fadumajama5553
@fadumajama5553 5 жыл бұрын
Marka dadkii hore haday wanaagsanaan lahaayeen kuwa hada joogana waa wanaagsanaan lahaayeen
@osmanmahmoud9120
@osmanmahmoud9120 Жыл бұрын
12:30 inta u dhaxaysaa Malmö iyo Götenborg waa xasuus safar dheer aan dareemin xaqiiq
@aajawajuwa2984
@aajawajuwa2984 5 жыл бұрын
Reerkii waa ku dhanyaha
@othmaanali9048
@othmaanali9048 5 жыл бұрын
Ax ax ax
@munaabdi3022
@munaabdi3022 5 жыл бұрын
Nimcaan yasin iyo maryan mursal ♥️♥️♥️♥️☀️☀️☀️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘♥️♥️♥️♥️♥️
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 5 жыл бұрын
Legend after legend after legend love it 😍❤️
@wallkj8569
@wallkj8569 Жыл бұрын
Stiil watching 2022🥺🥺
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 5 жыл бұрын
WaAya waayaa is helay alleeylaheey haye Gaadaco maxaa kudhacay
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 5 жыл бұрын
Heso wa kuwa
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 5 жыл бұрын
Old school lol
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Dhalintii cuslaatay
@reeqacarab
@reeqacarab 5 жыл бұрын
Dhudub iyo Gallaadi waa mama malyuun meeshay ku dhalataye tolow heestan ma mama malyuun baa loo qaaday markay yarayd ay miyirqabtay😁😁😁😁😁😁
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Hhhhhh maaha waa goldogob meeshu adeer
@suldamahmed1040
@suldamahmed1040 5 жыл бұрын
Yadaa loqaadey mama malyun
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
Ha mama malyun 🤣🤣 waa ree GALAADI waa degankedi mesha hestu kusocoto kolayba Kama foga hdaysan ayada ahayn 🤔 waa mid ay Edo utahy
@fali9372
@fali9372 5 жыл бұрын
Alla gaadaco shil mu galaay??
@abdishiremaalin7930
@abdishiremaalin7930 5 жыл бұрын
Waah waah waxaas ayaa hees layiraa
@abdikutihariirkuti4078
@abdikutihariirkuti4078 5 жыл бұрын
Aq
@xabiboyusuf4523
@xabiboyusuf4523 2 жыл бұрын
Wow axsn cod noolow
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 5 жыл бұрын
Habeenka waawaynka weeye hh
@wazgoin6926
@wazgoin6926 5 жыл бұрын
Fanaan wakuwii hore
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
bisinka gaafaco maxaa ku dhacay ilahow caafi
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 жыл бұрын
Heestaan aadban ujeclahy faiza amiir my sami abayo qaali waxaan kaa cod sanyaa heestaan inaa fb page kaaga so galisi abayo aadbaan ijeclahy sifo aan ula sodago waan rajay nayaa inaad iga aqbasho codsigaygaa tnx abaayo
@zowdaibrahim4349
@zowdaibrahim4349 5 жыл бұрын
O
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 5 жыл бұрын
Waa ka aqbalay cadey nolow😍😍😍
@AA-ks5ip
@AA-ks5ip 3 жыл бұрын
Classic
@hibaqstylish795
@hibaqstylish795 5 жыл бұрын
Gadaco wan unaxe wlh illah hacafiyo
@barreqazmi8354
@barreqazmi8354 5 жыл бұрын
hibaq stylish Gül A
@musekhadir4233
@musekhadir4233 3 жыл бұрын
Never heard of this song before, but not a bad one.
@abdiyusufusuf7823
@abdiyusufusuf7823 4 жыл бұрын
Waaaaw
@hoobaan8674
@hoobaan8674 3 жыл бұрын
Ninka hees uu leeyahaan xasuustaa aan schoolka marka laysoo kacsho aan kaqaado hhhh
@albanoor8535
@albanoor8535 5 жыл бұрын
Gaadaco mx ku dhacey
@luckyh4131
@luckyh4131 5 жыл бұрын
Mr dige nagruumo odaygeeda miyaa
@hassanabdulle4823
@hassanabdulle4823 5 жыл бұрын
Haa
@fadumajama5553
@fadumajama5553 5 жыл бұрын
Dhibka hada jira dadkii horaa sabab u ahaa ku yar yar ma keenin .necayb iyo qabiil iyo wax kasta ayaga ku abuuray jiilka hada jooga
@abdiwalialijibril8876
@abdiwalialijibril8876 4 жыл бұрын
Ninkaan birraha wato dadkii hore wuu yahay Fanankasta waaa ku ag arkaaa magaciisa yaa hayaa mise waaa fananintiii hore
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
Gaadoco wye ✔️ Ina ader 🙌
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Soomaaliyey sidey hoboladii waaberi isu jecel yihiin ey isu ixtiraamaan rag iyo dumarba ha lagaga deydo, siiba ciyaalkan hada heesa ee meel walba isku jiidjiidanaya ee fb iska dhex caaya.
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Faiza Hobolada Waaberi Qaran ayaa dhisay, waxay barteen qaranku wuxuu yahay.
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
FANAANKA KA LEEXDA REER BAADIYEE WADA BUUQ MASRAXA FIRAAQO SIIYA
@caabayanwar4447
@caabayanwar4447 5 жыл бұрын
Somalia playback
@hodonjacaly624
@hodonjacaly624 5 жыл бұрын
yasaam cod macana alfanan
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Meeshaas ay dhudi ku nooshahay magaceeda saxda ahi waa galdogob
@abdifitahaliosman
@abdifitahaliosman 4 жыл бұрын
Gabadha diraca cad ee ganbada gaduudan xaflada aad bay u shidayssa
@warzandahir5915
@warzandahir5915 5 жыл бұрын
Heestaan qisadeeda malin dhawayd baa ninkii aayku dhacday ka shekeynaayey gabadhuu jecladay oo joogtay dhudub iyo galdogob
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
55 sano ka hora 😂😂😊heestan waa caan ha dhagreysan dadka heesah dadka ku qabsado
@warzandahir5915
@warzandahir5915 5 жыл бұрын
@@caasholikeyou8434 maku fahmin 55 hee?
@fmm719
@fmm719 5 жыл бұрын
@@warzandahir5915 intee kadawada qisada heesta walaal
@warzandahir5915
@warzandahir5915 5 жыл бұрын
@@fmm719 wll hada maxaduusto meshaayku jirtay wankuu radinaa
@sharmaamepazkah3426
@sharmaamepazkah3426 5 жыл бұрын
Waxn u dirya fariin fananita salan kadib wax raba inaan lay dayo mgacyga dhudi plz ii daye
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
ina ader gabar landhere ah oo ree How'd kadaftaye anaga ma ahan 😁😁😁ku dalxis Doolo iyo How'd iyo dhulki gobta
@Sharmarke611
@Sharmarke611 5 жыл бұрын
reer London odeygii ayey fankii uu beri hore iska daayey kusoo celiyeen kkkkk
@maxamedcabdi6397
@maxamedcabdi6397 5 жыл бұрын
Waa markaan ku celcelin jiray waqtigii dadkaan ee naga horeeyay maxaan u joogi waayay.
@fmm719
@fmm719 5 жыл бұрын
Markaan arkay cabdi xasan dige farxad ayaa is kaga oyay walahi waayo fanaanintii hore oo dhan inta badan markaa hesahoda dhageysanaayo alllaha u naxariisto lee ka maqlaa youtube ka kanneh in uu dhintay ayaa mooday anigoo hestiisa basro dhagesanaayo ayaa iska calool xumaaday hadaneh vedio gaan ayaaba arkaa oo eey ku qoran Tahay 2018 waan farxay waana oyay alxm haduu nool yahay
@caresmaxamuud6559
@caresmaxamuud6559 5 жыл бұрын
Masha Al Canaan qaran
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Meel walba naaga sidaa u tuban waliba naago waawayn oo islaamo ah , xishoodkii baa ku yaraaday
@Jututsu742
@Jututsu742 5 жыл бұрын
Tolow gabadhasi ma reer bicid yahan baa hhhhhh mamo malyuun baa edo u ah
@jamaali4732
@jamaali4732 4 жыл бұрын
Ayanita duriyada wagardhac weye gabdha u heesayo wey dhimatay Alha unaxariisto
@mohamedabdirisaaq8223
@mohamedabdirisaaq8223 5 жыл бұрын
Ileen codku ma guuro sikasta aad u waynaatid
@xamdiumal
@xamdiumal 5 жыл бұрын
horta Gaadaco lugaha maxaa uga dhacay ayaantaan biruu wadaaye?
@goobweynmedia4933
@goobweynmedia4933 4 жыл бұрын
Jabhadii USC ayuu ku jiray kuna dhaawacmay. :)
@shuebhajir2951
@shuebhajir2951 5 жыл бұрын
Waar maxaa kuu dacay Al Fanaan Gadaco.
@salahliif7413
@salahliif7413 5 жыл бұрын
Shueb war ma ila arag tay walee wuxu waa aduun a illaahaw qaatumada moo too si.
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Miskiinka ul ayuu wataa
@naemabashir6484
@naemabashir6484 5 жыл бұрын
Axmad kuluc wan salamyaa
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Dhiig kara ku dhuftey dhinaca
@sihammohamed4827
@sihammohamed4827 5 жыл бұрын
+somalia is one allaha caafiyo maskiin
@hosnoweydoow6692
@hosnoweydoow6692 5 жыл бұрын
CEERTA MA SIDAAN BAA RUUXII QAATTO WAR TUKADDA INTA ALLE KA CABSATAAN HADII DHEREGTEEN
@libinalale3254
@libinalale3254 5 жыл бұрын
Adiga ma joogtid meel ceer laga qaato miyaa, waa rabi laheyd ,,,,
@idilali2217
@idilali2217 5 жыл бұрын
Waligey maba maqal heeskan balse fanaan caan ah
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Radio muqdisho ka soo gali jirtey wasaarad waxbarasho hees buu u qaadi jirey
@zakjameel4137
@zakjameel4137 5 жыл бұрын
Gabdhihii dhudub iyo galaadi, dhulka dhaqayabooreed, MMS baa ku ciyaadhay. Bala kula tagtey.
@aaminacrisaaq7754
@aaminacrisaaq7754 5 жыл бұрын
Zak Jameel hhhhhh kal iyo lab u qosolay walhiy
@AliAhmed-fr8zd
@AliAhmed-fr8zd 4 жыл бұрын
😜😜😜waxba kumay ciyarin MMS waa Barqabad🐫🐫kor u kaletide iskada ader 😁😁ree kaste qof u waalan oo dadka buuri kutufta waa leyahaye mxa MMS gaar ku ah
@amalqueen9380
@amalqueen9380 5 жыл бұрын
Gadaco maxa ku dhacay😥😥
@faadumaabdinuur5109
@faadumaabdinuur5109 5 жыл бұрын
alla adeerka wuba ka gaabsade masraxa mey ku so celiyen ish calaa fanan mnnmm
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Playback waaye not interesting
@sihaammaxamud7450
@sihaammaxamud7450 5 жыл бұрын
Walala yaaloow gaadaco maxaa kudhacay?
@mariarosaabdi700
@mariarosaabdi700 5 жыл бұрын
.
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 жыл бұрын
Kķkk war waxbaa fashilmay fananka markuu heesta hoos ubilaaby yani bilaa playback la aan xusen shire intuu shishy kayimi ayu damcay inuu of kadhigo marrphone ka intaanay heestu bilaaban markaa ayuu fanaaninki inta jeensaday ayuu xuseena dhagta wax ugu sheegy deedna makraphane kii bay of inta kadhigen ayay heesti faseex u bilaabatay aydoo playback ah inta ila arkeysay hit like kķkk fananinti hore maxaa wakuwaas playbackta naga baray
@ruquyohuseen9457
@ruquyohuseen9457 2 жыл бұрын
Kasbah u sameeyey xuseen shire ku xumees ayuu kawaday markuu kusoo socdo fiiri wajiga xuseen shire inuu wax damacsanyahay waad arkesaa xakee ku atagtay qof heesaya heestii socota laga qaadayo makarafoonka wuxuu kawadaa arka inusan hada qaadeyn heesta waa dhaqan xun waa ixtiraamla, aan waa edebdaro cabdi xasane intuu dhulka eegay ayuu marna qosol camal lkn cajiib ah ayaa kadaremesaa
CABDI XASAN DIGE HEESTII JEENAN 2018
5:42
Faiza Amir
Рет қаралды 340 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 160 М.
Heesta Dhudi iyo Xuseen Xareed
7:40
Astaan
Рет қаралды 180 М.
ABDI XASAN DIGE HEESO XUL AH  2019
20:26
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 27 М.
AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW
6:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 602 М.
HEES | Ha Warwarin | Cabdi Xasan Dige | Original + lyrics
7:40
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 468 М.
LEGEND CABDI XASAN  (DIGE) HEESTII DHUDI
9:36
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 32 М.
FARXIYA FISKA & FARAH MURTIILE HEESTII DADNIMADA AQOONSO 2018
8:09
Faiza Amir
Рет қаралды 4,6 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 895 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 17 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 829 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН