Daroogada Mobilka | Istaraatiijiyada Yaraynta Adeegsiga Mobailka | Cudurro Laga Qaado Adeegsigiisa |

  Рет қаралды 112,501

OGAANSHO

OGAANSHO

3 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 754
@KASKEYPRODUCTION
@KASKEYPRODUCTION 3 жыл бұрын
Xaqiiqdaa taabatay mobilka wuxuu kamid noqday balwaha la isticmaalo kuwa ugu xun uguna saameynta badan illahey nooma waayo walaal nooga digo wixii xun Guuleyso walalkey bulsho badan baad u tahay indho
@QOSOL23
@QOSOL23 3 жыл бұрын
Kaskey production legenD🖐️🖐️🖐️
@saidabdulahiabshir6769
@saidabdulahiabshir6769 3 жыл бұрын
LEGEND KASKEEY PRODUCTION
@cabdalamohamed9190
@cabdalamohamed9190 3 жыл бұрын
Kaskey in the building
@hayani.t6649
@hayani.t6649 3 жыл бұрын
Kaskey waraa kadhamow meeshan
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 3 жыл бұрын
My relax is remembering our prophet mohamed scw
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 жыл бұрын
Scw
@cumaryare6196
@cumaryare6196 3 жыл бұрын
Scw
@maxamedcabdiwahaab476
@maxamedcabdiwahaab476 Жыл бұрын
Scw
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 3 жыл бұрын
Teleefanadu Maanta iyagaa ina leh , Inagu Maba lihin ! Muuqaal Wakhtigiisa kusoo aaday...🤔
@ibrahimaden6110
@ibrahimaden6110 3 жыл бұрын
@Alkraama Almusharaf hadii lagaa xooga midkalaa soo gadeysaa dhib malahan taas😄🤣🤣
@safioosman7016
@safioosman7016 3 жыл бұрын
@@ibrahimaden6110 🤣🤣🤣🤣🤣
@iskuroon3451
@iskuroon3451 Жыл бұрын
@@ibrahimaden6110 😂😂😂😂
@hanadishqih1190
@hanadishqih1190 3 жыл бұрын
Wa dareemayh dhib walba aad sheegtey alleh ha iga joojiyo🙆‍♂️😢
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 жыл бұрын
Game ka iska dhaaf musal salada iyo filimada taxanaha ka tag runtii
@abdikanimoadan1651
@abdikanimoadan1651 3 жыл бұрын
Runta ayaa kahadashay wlhi keep going pro
@hanadishqih1190
@hanadishqih1190 3 жыл бұрын
@@ahmedjr7902 insha allah mahadsanid sxb❤
@hoodoabdi8859
@hoodoabdi8859 3 жыл бұрын
Waxaan iska yareyey isticmalka baraha bulshada Waxaan iska daayey isticmaalka facebook ku dhawaad sadex sano waayo Waxaan arkay maskax wasaqayn badan oo aan kala kulmo fariimo aan qurux badnayn oo indhahaygu qabtan marar ayaana asbuuc Ama maalmo mobilka isticmaalin Waana waqtiga iigu fiican maskax ahaan iyo qalbi ahaan daganaan dareemo alxamdulilah adna waad i sii dhiiri galisa wll cumar mahadsanid 🙏🏽🥰
@mowledmohamed2717
@mowledmohamed2717 3 жыл бұрын
Waa xaqiiqo walal, waxkasta o Aad so sheegtay, Waa hubaal waan Joojin doonaa.!
@abdirahmanmohamed8998
@abdirahmanmohamed8998 3 жыл бұрын
Allah nabar xaq darro hanooga dhigo xanuunka luqunta waan wada qabnaa...😥
@naemaabdi6728
@naemaabdi6728 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad🙏🏽❤جزاك الله خيرا
@hanunproduction4931
@hanunproduction4931 3 жыл бұрын
Mashallah. cumar inshar runtii xaqiiq ayaad ka hadashay. جزاك الله خير
@abdulkafi2348
@abdulkafi2348 3 жыл бұрын
Hal Mar taabo like oo iga farxi adna allaH Haka farxiyee🤲
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr 3 жыл бұрын
Subscribe wall
@mustaphaxogta2869
@mustaphaxogta2869 3 жыл бұрын
Aar ninkaas u saar waa madaxe
@askarigaabdirahman9066
@askarigaabdirahman9066 Жыл бұрын
Aamin🥰
@maxmedaxmed7769
@maxmedaxmed7769 3 жыл бұрын
شكرا لك الله يطول عمرك ويبارك فيك (( وما تقدموا لانفسكم من خير تجدوه عند الله
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Omar allah nagu anfaco waanadaada laiskama helo qof sidada cml dadka wax anfcaayo ushegayo jazakallah kheyran
@mahamednuuraani6112
@mahamednuuraani6112 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء أخي عمر انشار 🥰🥰
@mow-khaliifa995
@mow-khaliifa995 3 жыл бұрын
Mobeel ka hadu 1 second ka maqnado ad cidlo daremeyso farta tag😇
@ahmedhaashihirsi9746
@ahmedhaashihirsi9746 3 жыл бұрын
☝️
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 3 жыл бұрын
Nop waligay madharemiin maba isticmalo aniga
@waano1330
@waano1330 3 жыл бұрын
@Alkraama Almusharaf Haa Sxbow mobile Maba joogi Kari🤣🤣
@thatmadcat3944
@thatmadcat3944 3 жыл бұрын
@@sayiidqalliwalli1035 Maba isticmalo Kulaha Been Badana 😂
@bashirmohammed3267
@bashirmohammed3267 3 жыл бұрын
Wlhi dhibta ugu wayn e ihaysata waa isticmalka mobilka 24 sac intan hurdo moyane inta kale wxn isticmala mobilka Saka wxn daremayaa indho xanun Calaa kuli xaal wd ku mahadsantahay bararujintada keep going 🙌
@Young_Abdi_Ali_official
@Young_Abdi_Ali_official 2 жыл бұрын
Inaan iska daayo moobilka ayaan go,aansaday inzha allh 12:35 maalin ay bisha barakaysan ee ramadaan tahay 5 taariikhda miilaadiguna ay tahay 6_april_2022 alle ha ila garab galo amiin
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 2 жыл бұрын
Imisa sacadood ayad malintii is ticmasha
@kaaha1233
@kaaha1233 8 ай бұрын
Ma joojisey
@Young_Abdi_Ali_official
@Young_Abdi_Ali_official 5 ай бұрын
​@@kaaha1233 Haa walal si fiican waliba alhamdulilh barigii hore moobilka waxan ka maqnaan jiray intaan hurdo uun waliba waa dhafri jiray imika maalinta dhan hal mar Baan galaa oo duhurkii qadada ka dib ah mudo 15 daqiiqo ayan ku jiraa habeenkiina markaan xafada tago ayan 30 daqiiqo isticmaala lkn habeenka jimcaha ayan 2 saac meelahaa isticmaalaa alhamdulilh waan ka raystay caafimaad ahaan iyo jidh ahaan ba walal hada waxaan qorshaynayaa inaan maalintii ama habeenkii mid meesha ka saaro soo tijaabi walal inzha allh waad ku guulaysane mahadsanid
@Young_Abdi_Ali_official
@Young_Abdi_Ali_official 4 ай бұрын
Maya walal 😢😢😢
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
MashaAllah brother, Muqaal wacan oo wax noo kordhiyey, Ilaahay hana waafajiyo wanaaga aad noo soo gudbisey, Baraka Allahu fiyk bro
@user-th9wq4nw9q
@user-th9wq4nw9q 3 жыл бұрын
Aad iyo aad saaxiib ! Mahadsanid Ogaanaho forevermore!
@maajidali898
@maajidali898 3 жыл бұрын
M.sha family ogaansho isoobooqda ❤❤❤❤💗
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 3 жыл бұрын
Jazaka allh akhii cumar
@mahmoudshiddo644
@mahmoudshiddo644 3 жыл бұрын
Thanks for our teacher omar inshar
@user-pv2cr6pg9x
@user-pv2cr6pg9x 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin cumar
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 жыл бұрын
Thanks my teacher cumarow
@sagalcabdulaahi4284
@sagalcabdulaahi4284 3 жыл бұрын
Wax bdn Ayan kaa barty wll Omar Qeyr allaha Ku siiyo
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar inshar 🥰
@basadiir1226
@basadiir1226 3 жыл бұрын
Xaladan Wa Mida Aan Hada Ku Jiro Blse Ku xirnasheheyga Omar inshar Nolosheyda Wax Badan Ayay Ka BadashaY Thnks sxb🙏
@noonecanbeat2607
@noonecanbeat2607 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll omer
@inanor6998
@inanor6998 3 жыл бұрын
Ani ahaan markaa Iska hadlo 1. Tiktok ma iisoo dagsaneen 2. Instagram ma Iisoo dagsaneen KZfaq uun baa eegi jirey kadib KZfaq kii Waa nacey hadda Tiktok Iyo Instagram aa soo dagsadey sxb walaa Familie midna mala hadlo oo waqti Hadaa helo AYAGAA KU JIRAA. Waxaan bilaawey Habeenkii inaa Ku daaho hadda mudo bil iyo bar baan arintaa Ku jiraa. Sujuudaa alle Ku tuugaa inuu qalbigeyga ka madoobeeyo 🤲
@sacdiabintuabdikadir7560
@sacdiabintuabdikadir7560 3 жыл бұрын
Allah ka moodoobeyo angana sido kle
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Ani wlhy wakhtiga mobilka igaga luma wan ka shalaya hadana ma daynkaro ilahay hayga madobeyo wa wakhti lumis wad mahsantahay wlalkay👍
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
Si aayar aayar ah iskaga jooji Wllo
@ismailfebrayo9466
@ismailfebrayo9466 3 жыл бұрын
Intana zex uun bad dawanaysa iyo qof aad ka jikarto
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
@@ismailfebrayo9466 acudubilah qofku wuxu yahu ku moda ilahay hakuso hadeyo wll wax kle ku oranmaye
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 2 жыл бұрын
Imisa sacadod ayaad malintii is ticmasha
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 3 жыл бұрын
*waxa aan dareemay in aad aniga iga hadlayso,kadib waan qajilay lkn waxan xasuustay siddan inaan ahaa 4 bilood ka hor ma aaminsani inuu jiro cid iga isticmaal badnayd tellka lkn waan yareeyey alx sababta taas igu kaliftayna waan idinla wadaagi karaa alx mar 2aad*
@daauudali1361
@daauudali1361 3 жыл бұрын
Side isaagaa daysaay markaas
@asmadheemaninaraage7987
@asmadheemaninaraage7987 3 жыл бұрын
Xuseenoow nalwadaag qisada kaasoo martay 😆😆😆😆
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا
@abdikadirmo5095
@abdikadirmo5095 3 жыл бұрын
Ogaansho❤
@icc.concepts
@icc.concepts 3 жыл бұрын
ma sha Allah tabarakallah. thanks OGAANSHO SHOW
@maameboos4637
@maameboos4637 3 жыл бұрын
Mansha allah Ma jiro qof aan waxba ka faaidayn ❣❣❣ Hadu jirana isaga Xanunsan Hory u soco sxb👆🔥🔥🔥🔥🔥🔥❣
@zahraosman413
@zahraosman413 3 жыл бұрын
Wlhi aniga ayey igu socoda inta ila mid ah like igu sharaf
@ibnuaxmed6720
@ibnuaxmed6720 3 жыл бұрын
Kula mid
@jaabircismaan6127
@jaabircismaan6127 3 жыл бұрын
Kula,mid
@ubahabdukadir6980
@ubahabdukadir6980 3 жыл бұрын
Jazakallah wll
@aadanshiimoy2435
@aadanshiimoy2435 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@egaraad
@egaraad 3 жыл бұрын
REALLY WAA CASHIRKII AAN SUGAAYE MUDO THANKS MOALIMUU CUMAR ✊🏼✊🏼✊🏼
@user-uz9ic8in4q
@user-uz9ic8in4q 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي
@ayancadey8621
@ayancadey8621 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll omer xaqiiqo jirta ayaa kahadashy
@zumalife7681
@zumalife7681 3 жыл бұрын
Mansha aallah boowe mahadsanid cumar ❤️❤️❤️❤️❤️
@Nuxur4477
@Nuxur4477 3 жыл бұрын
Merci beaucoup Sami Omar
@intisaarmohamed1673
@intisaarmohamed1673 3 жыл бұрын
cuncunka idhaha io labolabo madax xanun cadi eheen😥intaas igu daran allaha iga madobeyo🤲aniga io inta ilamidka ah oo udhibay isticmalkisa😘
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim 5 ай бұрын
Sidokale
@yasiinyusuf9633
@yasiinyusuf9633 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@arnabjunior1436
@arnabjunior1436 3 жыл бұрын
Omar inshar keep goin hore u soco wll 🕣 runtii waad itoosisay wixii imika ka danbeeya waan ku xisaab tami doona waqtiga
@umalkheirapdi5129
@umalkheirapdi5129 3 жыл бұрын
First one ahay manta🥰☝️
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
Hambalyo wllkey Omer inshar 400K insha'allah maalin dhaw.
@cabdixasan2547
@cabdixasan2547 3 жыл бұрын
Tnx wll omer
@carayspro7470
@carayspro7470 3 жыл бұрын
Mahadsanid inshaari
@suhaybmaxamedburaale1079
@suhaybmaxamedburaale1079 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا .............
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 жыл бұрын
mahadsanid wll omer
@farhiya9221
@farhiya9221 3 жыл бұрын
Thanks wll Omar waxbaadan kafaaiday
@sumayamaxamed7938
@sumayamaxamed7938 3 жыл бұрын
شكرا لك يا اخي على نصيحتك الحلوة
@mikegamer1038
@mikegamer1038 3 жыл бұрын
walahay zxp se wanagsan ayay ee an facday taladaad thanks
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 3 жыл бұрын
Alla waa mawduuc aaan ubaahna💛😥shukrn ustaad cumar💛🥀
@xasanmaxamuud8694
@xasanmaxamuud8694 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي
@bashaashhajji4573
@bashaashhajji4573 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@qisadeyda544
@qisadeyda544 3 жыл бұрын
Wll qaaliya haday macquul tahay janaalkeyga soo booqo waxa laga yaabaa inaa kahesho oo kamid noqoto asxaabta igu xiran thnks
@pilanpoqoro9125
@pilanpoqoro9125 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله يااخي الكريم جزاك الله خيرا يا اخي 🌹🌹🌸🌸💝🌼💗🌼💗😍😍
@basfarfit
@basfarfit 3 жыл бұрын
Shukran teacher
@abdirahmanadem5074
@abdirahmanadem5074 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb m.allah noosoo badi sxb
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Xog muhiim ah thanks inshaar
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp cumar inshaar walahi waa runta
@muraayoaadan9785
@muraayoaadan9785 Жыл бұрын
taleefankaygii waa jajabiyay si aan u dareemo farxada waalidkayga iyo macaanka noloshayda allah i siiyay insha allah sanad ka dib markaa form four ka baxo ayaa natiijada idinla wadaagayaa
@succes171
@succes171 3 ай бұрын
Kwran natiijadadi
@maxamedcabdiwahaab476
@maxamedcabdiwahaab476 27 күн бұрын
War nasii ada no shegey war inad na sin doontide, mise Bartadi bad ka sii miiseysa
@saliimsir9950
@saliimsir9950 3 жыл бұрын
thanks walal inshasr
@mascuudabdi3627
@mascuudabdi3627 3 жыл бұрын
jaamacadda OGAANSHO maaha channel ee waa jaamacad bal kasiifcn ba jaamacadaha qaar
@user-ch1pj5yd3r
@user-ch1pj5yd3r 3 жыл бұрын
@calidhuuxsheikhabdi9629
@calidhuuxsheikhabdi9629 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayran waa cashar wax tar ah ilaahay ha anfoco.
@ayatiinali3274
@ayatiinali3274 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll waxbadan ayan ka faaiday
@halabuurapdikeder4774
@halabuurapdikeder4774 3 жыл бұрын
First 🥰🥰🥰🙋‍♂️🙋‍♂️
@cabdulahiyusufaxmed5822
@cabdulahiyusufaxmed5822 3 жыл бұрын
Masha allah zxb wax badan aan horay u ogayn ayaa kaa faidnay mahdsanid zxb
@sadiaaliummuaalaa6338
@sadiaaliummuaalaa6338 3 жыл бұрын
Aniga jimcihii hore waxaan goaansadey inaan Mobelka isticmaalin mido 2usbuuc ah, waana sameynwaayey wlhi oo 6maalmood kadib waxaanba arkey anoo qadkii lacagkushubtey, Laakn insha Allah islamaanta iskadaminaa mudana waakanasanaayaa I.a. Mahadsanid walaalkey qaali.
@sacdiyaahmed5889
@sacdiyaahmed5889 3 жыл бұрын
Aniga marka aan taleefan isticmaalo waxan darema madax xanuun saaid ah shukran macalin Cumar
@apdinasirmohamed2317
@apdinasirmohamed2317 3 жыл бұрын
Omar inshaar waa nin ilaahay cilmi siiyey dakana dhiiri galiya alle hakaa abaal mariyo wll❤
@gainwithme1
@gainwithme1 3 жыл бұрын
Wcs ustad Mahadsanid
@AxmednuurAxmednuur-ww5no
@AxmednuurAxmednuur-ww5no 3 жыл бұрын
Macalin kafiican kafiican majiro cumar ishaar
@cabdikariindaahir4717
@cabdikariindaahir4717 3 жыл бұрын
Sxp waad mahadsan thy ogaansho
@fahanchannel4298
@fahanchannel4298 3 жыл бұрын
Masha allah dhiiragalin taada wax badan ayaa ka fa'iiday isbadal badan inta aan ku xernaay ogaansho 2da sano Shaqo fiican Nolal aad u sareyso Xily wabarasho Fahamka dunida
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 3 жыл бұрын
wlh waqtigaYgi odhaN mobile ayaa qaba inta aan hurdo mahane faraha kma qaado ilahay ha iga madobeeyo🤲😢
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 3 жыл бұрын
Ogaansho My number 1 all somali youtubers long live whith Happy life
@ismailumaroow4517
@ismailumaroow4517 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 3 жыл бұрын
SHUKRAN
@bukhaari12
@bukhaari12 3 жыл бұрын
Thankz 👑
@yahyamessi4059
@yahyamessi4059 3 жыл бұрын
Mashaalh wll omar
@abahaabihii7195
@abahaabihii7195 3 жыл бұрын
Masha alaah ad iyo ad bad u mahadsan tahay ustaad
@adnaali6492
@adnaali6492 3 жыл бұрын
Maanshallah ustaad allah yaxfidak
@Baladulamin12
@Baladulamin12 3 жыл бұрын
Masha allah 😍
@maxamedcabdulahi8212
@maxamedcabdulahi8212 3 жыл бұрын
M.a keep going wll 🔥🔕
@wlaxwlaxofficial564
@wlaxwlaxofficial564 3 жыл бұрын
Wllhi beentaa maaha xaaladda koowaad waan isku arkey . Ogaansho you changed our lives😍
@ilaaliyegroup2982
@ilaaliyegroup2982 3 жыл бұрын
Am the first 🤚
@qaloociyeman805
@qaloociyeman805 3 жыл бұрын
Masha allah inshaar
@beezaanabdullaahi2989
@beezaanabdullaahi2989 3 жыл бұрын
Ogansho ku xirananahay ustaas Aad iyo aad waaba iska xakameen la ahay team Ogaansho ismujiya❣
@daacadofficial4664
@daacadofficial4664 3 жыл бұрын
Keep going bro ogaansho
@mrtaajir7570
@mrtaajir7570 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@khayrwademedia3707
@khayrwademedia3707 3 жыл бұрын
Mashallah MASHALLA name kaygu waa Mohamed aad iyo aad bad u mahadsan tahay
@sahankacaalamka2727
@sahankacaalamka2727 Жыл бұрын
Masha allah
@mubashirmahamud
@mubashirmahamud 3 жыл бұрын
Ilaahay haku barakeeyo wll
@shamsaabass
@shamsaabass 3 жыл бұрын
Ogaansho hore u socon👏
@adnanahmedvlogs7683
@adnanahmedvlogs7683 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baad ugu mahad santahy bro omar inshar in aad barnaamijka aad soo dhigto bro insha allah waan tijaabinayaa fikirkan zxp madax sare
@faatmaali6814
@faatmaali6814 3 жыл бұрын
Shukrn bro
@somalitalk3828
@somalitalk3828 3 жыл бұрын
Asc mr ogansho keep going 💪 brother 🙏 💪 I respect your
@somalitalk3828
@somalitalk3828 3 жыл бұрын
Thanks brother
@thebrove9134
@thebrove9134 3 жыл бұрын
You know you're the best
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 2,7 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 51 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 17 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 15 МЛН
Maxaa Dhacaayo Hadii aad 30 Maalin Biyo Qabow ku Qabaysato ?
12:48
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Adduunka masoomarin Musiibo Kaweyn Internet || Sh Maxamed Umal
6:05
Jirkaada iyo Baraha Bulshada | Daraasad Cusub |  2023 |
11:49
OGAANSHO
Рет қаралды 136 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 2,7 МЛН