No video

axmed mooge dad hadaad is qabtaan | dad hadaad is qabataan lyrics | dad hadaad is qabtaan

  Рет қаралды 105,265

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

HEESTA : DAD HADAAD ISQABATAAN
ERAYADA: AXMED SALEEBAAN BIDE
LUUQDA : AXMED MOOGE LIIBAAN
LYRICS : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Dad hadaad is qabataan
Illeen waad la doodaa
Dugaagoo ku weerara
Yurbaa lagu dabbaalaa
Duufaanka xoogga leh
Waa laga ducaystaa
Shay kastoo nafta u daran
Waxbaa lagula daalaa
Belo waxa u digo kulul
Dabci xume jacaylkaa
Daan daansi badanaa
Waa dira diraalee
Ninkuu maalintaa dago
Ama uu la helo dabar
Ayaad diifta abidkii
Dusha aad ka garataa
Daranihii inuu helay
Uu dakharro kaga tagay
Annaa doorka waayuhu
Daraygiisa may sudhay
Midaan digigixoonayn
Naftu may dul gaysaa
Naftu ma isku duubtaa
Iyana ma igu digataa
Inaan doono mooyee
Miyaan dibad ka hoydaa
*************************
Dabkoo hura jalleecada
Oo ka beerma daymada
Dunqulaashi shaydaan
Diiqo iyo xanuun iyo
Dabkay huriso barashadu
Inuu cudur da'wayn yahay
Ninkuu helo dawoobayn
Muxuu Yahay daliilkii ?
Intuu hore u dabar jaray
Duqii Qays ahaa kow
Ku daroo Cilmina laba
Cantarkuu daldalay iyo
Ma Ceeblaan dib loo arag
Digta Leeyla kaga jaray
Intuu daarta aakhiro
Ku daboolay Caashaqu
Hodannaa u dambayse
Ma cid bay ka dedan tahay ?
Anna doorku waayuhu
Daragiisa ma i sudhay
Midaan digigixooneyn
Dantu ma i dul gaysaa
Naftu ma isku duubtaa
Iyana ma igu digataa
Inaan doono mooyee
Miyaan dibad ka hoydaa
Dumar kalaba doonaa
Dan miyaan ka Leeyahay
#dhugmaal_lyrics #axmed_mooge #mooge

Пікірлер: 16
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 6 ай бұрын
Eraydii abwaan Axmed saleeban bide
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Wah wah🔥❤
@AliAli-iw8tg
@AliAli-iw8tg 4 ай бұрын
" Dad haddaad is qabataan ileyn waad la doodaa" erayadii xasuusta igu reebay! AUN. Axmed Mooge. Aamiin
@AbdiqaniMataan
@AbdiqaniMataan 25 күн бұрын
@MrLooyaan
@MrLooyaan 10 ай бұрын
مبدع ورايع في زمن من اروع ،،، الرحمه والمغفره احمد موجي
@arkabartirefaraxoodlay
@arkabartirefaraxoodlay Жыл бұрын
heestan waxan xasusutay 20 15 cawana 6 /27 /23 wa habeen ciid ah ciida arafo
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 ай бұрын
Very nice and quality voice aun❤.
@HoussenHoussen-un9rj
@HoussenHoussen-un9rj 10 ай бұрын
Aad baan u xiiseyaa
@abdihakimadam9304
@abdihakimadam9304 7 ай бұрын
ilaa yaraantaydii ayaan heestan maqli jiray hadana usb ay iigu jirtaa gaarigaan ku dhagaystaa markaan meel aadayo. Ahmad Mooge fanaan qaaliya AU
@janagaleshabeeljanogale
@janagaleshabeeljanogale 7 ай бұрын
Ilaahay hayna cafiyo Dhamaanteen Caawa waaxaan wada joognaa Ragii madadx da ahaa Cilmi iyo guto And jano 5;51:54 =22/12/2023
@user-ke5io1md1d
@user-ke5io1md1d Жыл бұрын
Heesta beri ban anigiyo naag kuwada qaylinaya 😮
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
Woow best songs
@user-rh1qg6nu4c
@user-rh1qg6nu4c Жыл бұрын
Qiso dhaba
@user-su1vi3uz5y
@user-su1vi3uz5y 6 ай бұрын
Cabdilaahi cali
@dineyabdi1024
@dineyabdi1024 Жыл бұрын
Clips kaan aad isticmashe baan rabaa igucawii walal
@FarhiyaMohamed-cw9fz
@FarhiyaMohamed-cw9fz 3 ай бұрын
5/5/2024
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 34 МЛН
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19