Faalalowga Iyo Dadka Waxa Faaliyo Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

  Рет қаралды 44,908

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 25
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 3 жыл бұрын
Axmed faarax cali idaaja nambar on anaa ah ee ogaada liketa
@mahadshariif1793
@mahadshariif1793 3 жыл бұрын
Cimriga Allah Haku Dheereeyo Idaajaa Ducada Allah Hano Aqbalo
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@Canjeex
@Canjeex 3 жыл бұрын
Istaqfirullah….subxaanallah. Alle mooye yaa kaloo beri wixii dhici doona kuu sheegi kara? Subxaanallah. Cidii aaminta diinta waay ka baxeen. Sixroolaha iyo faalkaba jinkay adeegsadaan. Waxa wax sixrayanna waxay u badanyihiin wadaada. Erayga sixirka micnihiisaba ah wax wardoon. Haka yaabin inay isukaasheega ama kuu sheegan tusbaxa waxay ku qoreen. Sunnadi nabi muxamad (scw) kii raaci lahaayow. Hadii nabi muxamad (scw) sixir loo sameeyay xagee joogna inaga. Cilmul qaybka cid og majirto alle mooyee. Amma faal ugu wac ama fool labaduba jinkay adeegsadaan.
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 3 жыл бұрын
Jazaaka Alaah khaayr walaal waa sidaas, qofkii faalka sameeya iyo ka loo sameeyana dambi weeyn baay galeen
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Scw
@npnadiiramohamed4265
@npnadiiramohamed4265 3 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo ustAad idAajaa
@mohamedhuseinali9291
@mohamedhuseinali9291 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Gustde
@Gustde 3 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamudfaarax4152
@maxamudfaarax4152 3 жыл бұрын
Mahad sanad.AX.F.I.jaa.shaqo.dhaxal gal ah.ayaan.uhaysaa.umada.somaliyeed
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 3 жыл бұрын
Yowalo iyo samatar baxnaan gabayadooda iqanciyay
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 3 жыл бұрын
Waa Allaha mahaddii hadda immadu way ka taktay
@assssc
@assssc 9 ай бұрын
Idaa jaa ilaahay ha ka baqo oo wax aanu aqoon buuxda u lahayn yaanu dhex gelin Waxa soo socda ilaahayuumbaa og faalkuna waa xaaraan maqdac ah ha ku dagsoomina hadalka jilicsan ee ninkan😊
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 3 жыл бұрын
Subxaanallah
@HusseinQurux
@HusseinQurux Жыл бұрын
W
@jamashe
@jamashe 3 жыл бұрын
Wadaadada qaarkood ay xaaraan ku sheegaa!😕 Subxaanaka yaa cadiim
@aazbarotheahmed1864
@aazbarotheahmed1864 Ай бұрын
Wan xiiseeyaa faalka shekadiisa
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Waa Bernaamij fiican runtii... Waxbaa iiga siyaadey... Somalida hda jirta Faal iska daaye Tasbiixdii.. Adkaartii iyo Fooxii ayey Denbi ka dhigeen
@Canjeex
@Canjeex 3 жыл бұрын
@fouzia hashi cidinna adkaarta kuuma diidin. Waxa lagu yiri tusbaxa ma aha sunnadi nabiga (scw) ee raac sunnadi nabiga (scw). Faalka waa sixir la’adeegsanayo junuuda. Hadaadba sixir difaacaysid ama sixroole ayaad tahay ama sixirka siday u sameeyay oo u adeegsan baadan lasocon. Sixroole ha ka yaabin inu isku kaa sheego. Saaxirintanna waxay u badanyihiin wadaadada. Xidigaha, hawAda iyo dabka iyo badda iyo wa nooc ey u shaqaystaan. Alle baa kitaabkiisa ku yiri cilmul qaybka cid wax ka oh ma’leh. Cidii sixroole hadalkiis rumaysata diinta islaamka Waa ka baxay. Tusbaxa waxa ey ku qoray aana wa xuruufo macag yada jink ey rabaan inay adeegsadaan aayado ey isdaba mariyeen. Jinka kula socdo iyo kuwa guriga kula daganna way adeegsan (caamir iyo qareenka). Subxaanallah. Alle mooyee yaa kaloo kuu sheegi kara beri waxa dhici doona? Istaqfirullah.
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
@@Canjeex Faalku hdu yahy Sidan uu Idaajaa noogu sharaxdy.. Sixir maahan ee waa saadaal ama qiyaas... Tusbuxu bidco maaha ee wxa bidco ah... In dadka la gaaleeyo, la kooxeeyo, la qarxiyo oo magacyo kala duwan lala baxo... Wax bdan oon Nabigu sameyn jirin ayaa hda lasameeyaa sida.... Masaajidyada mutureelka iyo kaarbadka lagu goglo, inaan kabaha lagu tukan, in gawaari la raaco meeshii geela... Iyo wax kaloo bdan... Wadaadadii Dikriga, Tusbaxa iyo Fooxa shidi jirey ee Nabadda ahaa Rabbi ha noo soo celiyo.
@engabdirizakmohamedomar825
@engabdirizakmohamedomar825 3 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 cilmiga baro wllo waxkale ku odhan maayo
@hal-abuurhayle8659
@hal-abuurhayle8659 2 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 Garashada iyo garaadka Allah hakuu barakeeyo Qolyaha aad ujawaabeyso waa kuwa lamaan xaday oo Bidco iyo gaaleysiin iskala soo boodaya ayna ka suurowdo Qarxin iyo Qoorgoyn.
@user-wk6it2on3c
@user-wk6it2on3c 11 ай бұрын
Faalku waaa sheegasho cilmu qeyb cilmu qeyb ama waxa mustaqbalka kusaabsana ilaahbay gaar utahay marka waaa shirki in ilaah layskala cilmi dhigo ilaah waaa oge faaliye maaha oge og. Wax qarsoon iyo waxa muuqda labadaba cilmu baadhin allaah swt baaa iskaleh nebi muxamad scw wuxuu yiri MAN ATAA CARRAAFAN AW KAAHIMAN FASA,ALAHU CAN SHEY,IN FASADAQAHU BIMAA YAQUULU FAQAD KAFARA BIMAA UNZILA CALAA MUXAMAD qofkii utaga faaliye ama fooxiso oo wax weydiiya oo rumeeya wixii uu usheegay wuxuu ku kufriyey diintii nebi muxamad lagu Soo dejiyey fanacuudu bilaahi (abwaan xirsideni)
@mohamedibraahimali7493
@mohamedibraahimali7493 Жыл бұрын
Aad io Aad faalku waa wax jiro dhaqan ahaan
@SiciidcabdiHuseen-wh6tj
@SiciidcabdiHuseen-wh6tj Жыл бұрын
😂😂😂
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 10 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 35 МЛН
Sheekadii Xirsi Dheere Iyo Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog
8:23
Qaraabada Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
10:26
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 20 М.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 145 М.
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 584 М.
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 497 М.
XAAJI AADAN AF-QALOOC & IYO IDAAJAA DHAQANKA IYO HIDDAHA QARNI JOOG
10:01
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН