FAHMO OHIN AFKA FURATAY HOREY AYA LEY KUFSADAY MAR LABAD AYA KUFSI….😱WU I CEJIYAY ILA AN KA SUXO😭

  Рет қаралды 40,406

Somali Tiktok

Somali Tiktok

Жыл бұрын

Пікірлер: 106
@somalitiktok232
@somalitiktok232 Жыл бұрын
#Subscribe #like #comment #share: Walaal hadad ku cusub tahay channel ka waa inoo dhiro galin adiga oo mahadsan
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Ax illaahow u hiili gabadhan iyo inta dhiban Yaawaduud Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@motivationalchannel4584
@motivationalchannel4584 Жыл бұрын
Sorry walashey wixi kugu dhacay qoral qorna io cashir ka dhigo, xijabo dinta baro qofna hala saxibin on hoyada ka aheyn, social media break ka qado naso , waji shalay waji ka duwan kuso gal inshallah isbadal b gareysa no more tears transform ur self don’t trust any body trust ur self and invest ur self with taqwa God will protect u from evil doers ,
@ayaanhassanaxmed3248
@ayaanhassanaxmed3248 Жыл бұрын
Soomali hory wxee utiri mar idago allah dago mar labaad idagana anaa is dagy Somaliyey gabadhaan haka waalina runta usheega ayda inee dhoorsato oo raga dhaxgal kooda iyo aaminitaakoodaba iska dhaafto rabigeedna xasuusiya
@nishyabow3105
@nishyabow3105 Жыл бұрын
Wil lamadalanini bayeli hah sory abayo
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Nagaha mrky ninka so raceen ma wxy rabeen iney kufsadaan gabdho gabdha kufsanya xage lagu arky nin ku caawinaya SubxanAllah hadhow na muslim aya la sheeganaya Rer nairobi arintan yan laga amusin dad shaydamo ah aya idinku dhex jira
@khadraarten3817
@khadraarten3817 Жыл бұрын
Subxaanallah,war wuxu meyeysa bini,aadam ahayn.
@fardowsabashir8009
@fardowsabashir8009 Жыл бұрын
Ya Rabbii cafimad taam sii qalbigana Allah uqabojiyo abayo
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 Жыл бұрын
Ninkii horey kufsaday somalia kudacweeye kan hadana ku dacweeeya kenya
@amrannuur
@amrannuur Жыл бұрын
Yaa ilaahi help her.
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Жыл бұрын
Kuwaan ag fadhiya Mey xirxiraan dadkii dhibaateeyey ama ku duulaan
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 Жыл бұрын
Raganiimo Maxaa helay qobonimo ayaa dilay aawey geesiyaashi gaarida cisayn jirey gaf aduu ku dhoco Sumatra ama aa lagaasiro ragu wuu ka guban jirey gabadh oohinteedana geeri buu ka xigijirey calooshaa ihuraysa gabadh oohinteeda aamu Walaal rag baa nabaday ciilka iyo dawlad la aanta wadankeena siyaad bare Allah ha u naxariisto dumaka wuu u roonaa lama kufsanijirin toog buu ku cukumi jirey dumarku u darsadeen AAbo siyaad Allaahuraxma
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Жыл бұрын
I am so sorry Abayo Allaha bless you sister Allaha ha ku caafiyo Abayo Aamiin yaaaaa Allaha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏
@fowzias9513
@fowzias9513 Жыл бұрын
SUBXAANALLAH Very Emotional 😭
@aminoabdihakin8246
@aminoabdihakin8246 Жыл бұрын
abaayo qali Allah qalbiga kuqawojiyo 😭😭😭😭😭😭 ax ax wan oyay walahi waxanun
@khadraarten3817
@khadraarten3817 Жыл бұрын
War maxkamado meesha kama jiraan miyaa,subxaanallah,yaa rabi
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
Dugaag ayaan noqonay this is the result of a broken society! Our ADULTS have failed us 35yrs of suffering both in Somalia and abroad! Surely Allah will hold these old men who destroyed everything that is Good about our ppl we Naked and we passed point of caring!
@maliboy7467
@maliboy7467 Жыл бұрын
Badana wiilasha Somaliyeey Gabadh baa La Dhalatay Hadaayna La dhalana waxa hubaal ah in ay Hooyo Somaaliyeed Dhashay‼️ Marka Somaliyeey Aynu U hiilino Gabadhaan Hadaad Damiir leedihin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@simanahmed4138
@simanahmed4138 Жыл бұрын
Wlhi wan ilmeyey Allow adhiga awod badhan oo xaqa sooro eh
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 Жыл бұрын
Nin labaad maxan ka galabsaday miskiin 😢
@fatimabarre936
@fatimabarre936 Жыл бұрын
Walaasheey waxaan ku la’talin lahaa in ay guruga hooyadeed u soo noqoto sheydan kaste wa ku hun guriyaynaya markad guri kireeysato adigoo nin ku qabin inad familikaga dibada uga baxdo ma jirto Allena Quran kiisa wax walba noogu cadeeyay zamanadan dadka runta looma sheego ma aqli yaribaa mise horey baa qofka loo dhuminayaa !
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 Жыл бұрын
Ilaahoow u gargaar
@saafilifestyle6516
@saafilifestyle6516 Жыл бұрын
Gabadhaan safeguarding ayaa arinteeda loo gudbinaa human rights act Waa in loo Helaa waana in la caawiyaa insha allaah
@amalquule84
@amalquule84 Жыл бұрын
Ilaahaya garagaaro
@xaliimosacdiyo2963
@xaliimosacdiyo2963 Жыл бұрын
Gawadhaana walahi caloosh ee iga hurisay
@khaderaahmed5170
@khaderaahmed5170 Жыл бұрын
Allah ugaargaaro yaa rabi aamiin
@ibraahimmuusa9459
@ibraahimmuusa9459 Жыл бұрын
Manta hadii mida fahmo waxlaga qaban waayo anagana gabdho nahay waxba manaloo qaban doono
@fahima6666
@fahima6666 Жыл бұрын
Maskin Walaahi Waan Ka naxay wilkan iyo gabdhaha inkaar alaha ku rido walahi wan Ka naxay maskin fahma abaayo ilah haku cafiyo ♥️♥️♥️♥️
@khadrakedra2685
@khadrakedra2685 Жыл бұрын
Waa qadar isha bila adamka waa cajiib is xijaab qari jidhkaga quruxda badan insha allah khayr
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Жыл бұрын
Waa ka xumahay
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 Жыл бұрын
Meeshan dawlad ma joogto miyaa , mee poliskii magaaladu
@khadijaabdi2621
@khadijaabdi2621 Жыл бұрын
Asc wrwbtu ayuubow dowlada xsan shiiq ninkaas halagu dacweeyo
@ibraahimmuusa9459
@ibraahimmuusa9459 Жыл бұрын
Walahi masaakintan waydhibantahay wax haloo qabto
@faizaaadan20
@faizaaadan20 Жыл бұрын
ilhaywo uhili masakinat yalh cila badan
@sahradiriye8850
@sahradiriye8850 Жыл бұрын
Sorry abaayo alaha ku dhib dhamo ayuub wax ka qabo ilaa xad aboowe bilis
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
adigu marka hore dib iskugu noqo o alleh ka baqo o xijabo o dinta baro o xududa lagu dhigay ilali nin ajahanab ka ah hala saxibin nag xuna hala saxibin wada wanag san mar waxba arki mayside
@faizaaadan20
@faizaaadan20 Жыл бұрын
cila ihaya talabelya maxeya yahin ninbaka gabadha siidas ula dhaqamayo gabdho lama dhalan miy waxushata waln
@ephrahahmet2066
@ephrahahmet2066 Жыл бұрын
ax ax walal allah hakaga aaro waar somaliyeeey aynu garab siino miskinta wx la eegan karo maaha walhi waxani😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@halimaisse6884
@halimaisse6884 Жыл бұрын
Gabadhaas waxay la matageysaa ar mey gaajo tahayba war gabadha haloo gurmado
@khadraarten3817
@khadraarten3817 Жыл бұрын
War. Gabadha maxaa lagarabaa,war waxaan saaxiibo ma ahaha,war meesha soomaali majoogto miyaa.
@sumeyacadhar8298
@sumeyacadhar8298 Жыл бұрын
Abayo mcn hal talo ayan kugu darsanaa plz hadad qathatana dambe xasid iyo sheydan maarki dontit . abayo mcn waxa tahy gawar qurux bdn oo jir qurux bdn leh marka mid walbo wuukudamci plz jirta asturo oo xijaabo xaqiiq waxa ah dambe inaadan dib arki doonin mcnto sorry
@nuuraabdi8090
@nuuraabdi8090 Жыл бұрын
Walaaley fahma Allaha kuu booga dhayo
@hashimabasssharif4313
@hashimabasssharif4313 Жыл бұрын
Abayo dont trust any one else again
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Жыл бұрын
Naagihii lahaa waa pranki aaway
@somcana
@somcana Жыл бұрын
Make-up artist saaray. Wax barar kuma jiro. Faleenbo sharootadeedku dhagan. Dhaawaca saa u cusub waa inuu barar wataa aad uwayn. Wax barar raacsan majiro. Anaa caafimaad bartay iwaydii.
@only9041
@only9041 Жыл бұрын
Allow qalbiga u qabooji
@ayaanhassan5317
@ayaanhassan5317 Жыл бұрын
🥺🥺🥺😭😭😭😭
@faadumosiciid6218
@faadumosiciid6218 Жыл бұрын
Walhi wana oyaya fahamo abayo mcnto ilahay waxa kaga barayya ina ada cadalad hesho
@lulyusuf9382
@lulyusuf9382 Жыл бұрын
Sorry abaayo macaan maxaa laga rabaa Fahamo fiican ilaahayey ka baqa iska daaya gabadhaan yarta ah
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Жыл бұрын
Gabadh keligeed degan dhibka waa in ay ku xisaabtanto nin walaal mayaqaan shaydaanbaa ku qaada haday keligeedtahay.
@halimaisse6884
@halimaisse6884 Жыл бұрын
War heedhe nayroobi weliba islii waa bakaaro oo kale ee maxa dadku arankan uga soo hadli waayeen bal dad meesha jooga hala waraysto
@awm221
@awm221 Жыл бұрын
😭😭😭
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@halihalima3671
@halihalima3671 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@aminaabdi5417
@aminaabdi5417 Жыл бұрын
😢😢😭😭😭🥺
@somcana
@somcana Жыл бұрын
Make-up artist saaray. Wax barar kuma jiro. Faleenbo sharootadeedku dhagan. Dhaawaca saa u cusub waa inuu barar wataa aad uwayn. Wax barar raacsan majiro. Anaa caafimaad bartay iwaydii.
@faizamaax3060
@faizamaax3060 Жыл бұрын
Walahi ilintaan ceshan wayey walaaley ilahay hakuu aaro ilahay aa ka weeyn nin walbo awoodbis bida adigana ilahay hakuu boogo dhayo fadlan waxaan rabaa in aan ku cawiyo kenyan kula jogaa ma isoo wici kartaa ama numberkada isoo dir plz
@dahaboabdi2495
@dahaboabdi2495 Жыл бұрын
Sorry abaayo in sidaan loo galo gabdhaan ma istaahisho waxeyna u baahantahay garab
@khadraislaam2445
@khadraislaam2445 Жыл бұрын
Wiil walalkaaa ah ma jiro yaa rabi gabdho ragu waa cadawgeena
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
Bisiinka ax aallah ku garaaro
@daadiimaxamed164
@daadiimaxamed164 Жыл бұрын
Sorry sister
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Ilaahow balaayo hanugu imtaxaanin kuwaas haday gabar aan waxba u dhimin saa u dulmiyeen ilaahow adaa awood lehe aduunka ku dul cadaab oo nolasha ciriiri ku geli abaayo adna iska Samir waxkale aan dhaho garan mayee
@nacimohussien2130
@nacimohussien2130 Жыл бұрын
ilahayoow u hili rabiyoow 😭😭😭🤲🤲🤲
@mf-ly7vj
@mf-ly7vj Жыл бұрын
Okay
@farhiyaabdiwahid5804
@farhiyaabdiwahid5804 Жыл бұрын
rabi ayaa kuu hiiln 😢😢😢
@saynabahmed9026
@saynabahmed9026 Жыл бұрын
Gabadhan yar dhibaatahaaysata illaahayoow ugargaar
@lulyusuf9382
@lulyusuf9382 Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan iga xumahay
@zeymed6756
@zeymed6756 Жыл бұрын
Wllhi wn oyay walashey cfmd ayn kurajeynyna
@aminomusse124
@aminomusse124 Жыл бұрын
Gabadhan warkeeda sax ma ahan waa la dilay waa muqata lkn dadka waxba igalama dhaxeeyan waana idileen sax miya
@abdimohmed7096
@abdimohmed7096 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 Жыл бұрын
Waa runta
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 Жыл бұрын
🇸🇴😭😭😭
@shukriyusuf2605
@shukriyusuf2605 Жыл бұрын
Subxanalah
@salmaosmann5031
@salmaosmann5031 Жыл бұрын
Ala naagtani aysanaa kadaabad naa lacagtii markad heshad eegana naga maranty 😂😂
@caashacabdiraxmaan8588
@caashacabdiraxmaan8588 Жыл бұрын
Sory abyo😭😭😭😭
@aaminomaxamed3344
@aaminomaxamed3344 Жыл бұрын
Sorry Aabyo mcn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj Жыл бұрын
Inantan habaarqabooyinkan lugu salidey maxay ahaayeen.
@mulkimohamudali3680
@mulkimohamudali3680 Жыл бұрын
Somaliyeey kabadhan haka walina oo runta u shegaa Gabar gurigii hooyadeed ama kuri nin qabo wa uu dhamo malahin ee gabadhan haa ado hooyadeed hana isku dhowrto oo ha asturato jirkeda dadka xun xuna haka dherato ayadane ilahii aburay ha uso labato walahi Sharaf astornan lagu wayaay in anan qawani lagu heleynin ilahow na hanuuni
@faatmamukhtar3367
@faatmamukhtar3367 Жыл бұрын
Horta ani waayaabee maxaa lagu arkey gawadhaan farjigeda oo marwalbo loxaagaa maxey gabdhaha kale dheryahay gabdhaha kale makamacntahay Maxaa wah waaba yaabanahay wlhi wax mafahmoyo ani runtii 😮
@beautytradional9224
@beautytradional9224 Жыл бұрын
Don’t trust anyone at all
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Жыл бұрын
Abayo fahmo marka quruxdaada ad dadka dhan dawanayeen ma in dadka ayna kuxasdayn ayad modaysay marka kadhex bax naagaha talabad naagaha rer neirobi waxba kasiya kuwa socail ka isticmala wa ba bacaysato muqaal arkay oo dadka inay dhiban xumeyan bay jecel yihin wa iblaysyo ee gabarey salada tuko ilahay kabaq qudhumintam kadhex bax xijaabo youtoup kaaga fur kashaqayso naag nin midna haracin
@feysalkhalif
@feysalkhalif Жыл бұрын
Haaaa walee been hallug ayey kabtaa
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 Жыл бұрын
Ninka kiihore miyaa oo kaamirada kaduubay mase waxaan layaabay gabadhaan aaway cideedii saawax ujiraan mase caan raadis waaye aaway walaalkii aabahaa aaway ader aaway qof kadhalatay dhulka majiro
@somaligirl3047
@somaligirl3047 Жыл бұрын
Sorry quruxey allah ku saqiro waa ku dareemikarna
@saynabqurux7916
@saynabqurux7916 Жыл бұрын
masiibo kugudhacday kaasi kin ma a han
@xafsamoalimabdiahmed842
@xafsamoalimabdiahmed842 Жыл бұрын
😂😂😋😋😎😎😋😋😎😋😋😅😘😇😇😇😇😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😗
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 Жыл бұрын
War aniga kaas hadaan arko igama fakanaayo
@xuseenmacalin954
@xuseenmacalin954 Жыл бұрын
Shaydaamad waaye yaan la,rumaysan warkeeda geber Kali cijaysatay😉
@fadumocilmi3405
@fadumocilmi3405 Жыл бұрын
Awat hoyadaah maxaa kaligaah ku geyay meel la isku kufsanaayo
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Sryy fahmo wakxmhy abyo mid ad hilmamto kashekeso ilhy hakagadigo
@asmacawil8301
@asmacawil8301 Жыл бұрын
Wllhi ina xaqeeda loo gudo ayey aheed
@cayniabdi6817
@cayniabdi6817 Жыл бұрын
iLahow cadow hanoo jabin war somaaliyeey aaan u hiilino gabadhaaan qabiil nagadaaay ax
@blackpink2487
@blackpink2487 Жыл бұрын
SCW AADIGAGAN HADLAYA RALI GEELI TUUSMO MARKAN KU ARKO QALBIGA IGAKAXANUUNA RUUNTI NINKANOW WAXAD KU TIDHI SAFIYO TUSMO MARKASTA MARKANNKU AYKO DHUNTA KU KALAGOAN MADAXA KU XANUNAYO KN KABADAN BAA IGAKA HEYSAA KUMO ARKI KARO AADIGA
@hashimabasssharif4313
@hashimabasssharif4313 Жыл бұрын
Gabadhanaan maxay galabsatay Subxanallah ee,
@maryandirshe112
@maryandirshe112 Жыл бұрын
Qabiil wax mataro bel mee u gurmadan horta
@user-pp2oh8bq5u
@user-pp2oh8bq5u 9 ай бұрын
Lakega sodira
@maryandirshe112
@maryandirshe112 Жыл бұрын
Burus aa bisinka
@umalkhayraxmed6644
@umalkhayraxmed6644 Жыл бұрын
Ax.wallmcniilahayhakuugarayo
@aishacilmi1282
@aishacilmi1282 Жыл бұрын
Wili wadadi shalay ayaad heysaa walshey dadkaan wax kuqabaanmayaan abyo hoyada intaad uimaatid odhamaam ad iska deleyd gareysid saxibadi hore will iyo gabarba xijaabkadana xidho qurankadan aqriso o tasbiixso noloshiihore odhan uloow hada iyo mid cusub hoyo okaliya kadhigo saaabii dhabti gabar hoyadeyd sabib kadhigato mahoogto gabdhow iska daaya asxaabtan faraha badan hoyooyinkin kadhigta saxibo waxba idinka halabi mayaane mise intàad rag idinka ajaanib ah daba carartaan hadhoe dhaha wa miskiin wa ladulmay wixii ilaahey kajog kuyiri kajod de wad liibaniye
@xaliimosacdiyo2963
@xaliimosacdiyo2963 Жыл бұрын
Gawadhaana walahi caloosh ee iga hurisay
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@faizaaadan20
@faizaaadan20 Жыл бұрын
ilhey garab hanoqado colwo waya ninbaka sida yela gabadha ilheya macujiso alha ku rido yalh
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 22 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 53 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 22 МЛН
HAMBALYO AROOSKA DANI & SHUSHU ABDALLA RUN MIYAA MISE BEEN? XAQIIQDA OGOOW
10:25
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 23 М.
FAHMO O OOHIN LA AAMUSIN WAAYAY KADIB MARKII XAFLAD LOGU SAMEYAY NAIROBI
11:29
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 16 М.
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 22 МЛН