FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL

  Рет қаралды 636,283

ALI DHAANTO

ALI DHAANTO

Күн бұрын

FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL

Пікірлер: 142
@B.11ss
@B.11ss Ай бұрын
18/5/2024 11:16am Subax sabti ah aniga iyo walshey khadro dhageysaneyna heestan iyo heesihi horeba waxn daremaynaa dhibaato iyo murugo ayadu waxy jarjareysa baradho ana heestana iidaran hami dheer baa na gubaya waxa i ag jooga wlashey caruurtedi waxn rajeynaya qoralkan inn arko malin aan nolosha heer fican ka gaarney wn jeclahy wllhay iyo walidkey😢❤isoo duceya plz hda aragtan qoraalkan fadlan iso xsuuusi
@Yahyemohamed-1
@Yahyemohamed-1 6 ай бұрын
Ha U Caroon Waqtiga iyo , Calaf Waxaad Ku Weydo. Xasuus gaar ayey igu leedahay, 2015 oo ay so baxday ilaa caawa 21:50pm oo aan dhagaysanaayo si gaara ayey taabanaysaaa, Qof walba waxaan u rijaynayaaa in ilaahay riyadiisa u rumeeyo' Sanadkan cusub oo himiloyinkeyga ii rumeeyo, Qofkasta muraadkiisa hala sahlo, Farxad waarta alow nolosha inta nooga dhiman noogu dhamee.🙏
@NaturalEmotionss
@NaturalEmotionss Жыл бұрын
28/1/2023 habeenimo 21:48 Inta iga danbaysa iyo jiilka iga danbayn doona waxaan idin leeyahay waqtigiina midka qurxoon iyo kan murugada lehba dhoolacadaynta ku kaba❤
@zidrahmuparickizmaeil6755
@zidrahmuparickizmaeil6755 10 ай бұрын
🥺ensha allaH
@zidrahmuparickizmaeil6755
@zidrahmuparickizmaeil6755 10 ай бұрын
🥺ensha allaH
@sawdaahmed3720
@sawdaahmed3720 9 ай бұрын
Hue wll😢
@user-qd7ts4ho5n
@user-qd7ts4ho5n 8 ай бұрын
I.a💔😢
@saaidkhalif4416
@saaidkhalif4416 4 ай бұрын
2013 anigoo Maktabada Qaranka usii socda baan heestan ka maqlay Wardi Studio o marka mix sameenaya. Waan kusoo laabmay heestan lacag baan ku iibsaday. Masterpiece ❤
@user-ym5rl6tr5l
@user-ym5rl6tr5l 9 ай бұрын
Memory 2014 shaah macaan 12th street eastleigh marqaan
@kaarshemusic2779
@kaarshemusic2779 9 ай бұрын
Heestan ma ahan markii igu horeysan aan dhageysto 2013 ayaa igu horeysay heestan Lkn caawa oo kale waa hbn hbnada kale ukaga duwan waa hbn aan rabo inan xaqiijiyo hadaf keyga ilahay waxaan ka baryayaa inuu qorshaha noolasha aan u dag saday in wax dhib igu tusin si dhib yar ah aan uga gudbo Azxaabay bal aamin ila garab gala❤
@user-qd7ts4ho5n
@user-qd7ts4ho5n 8 ай бұрын
Aaamiiiin i.a ialhy haku fududeyo abowe😢
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
amin❤😂
@sumayacabdi2426
@sumayacabdi2426 2 жыл бұрын
Heestan waxn ku xasuusta wlshy huda manta nasiib daro way inga hoosysaa Alle qabrigeeda ha unuuro
@user-qd7ts4ho5n
@user-qd7ts4ho5n 8 ай бұрын
Ax amiiin yarbi💔😢🤲
@user-lp7mb5ww7i
@user-lp7mb5ww7i 4 ай бұрын
aamiin 😓🤲🤲
@ZakiDiblawe
@ZakiDiblawe 2 ай бұрын
Alaha u naxaristo walaal😢😢
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
🏊‍♂️ cayaynka duula cid arag ciirsi ruuxa kuxiga yaaasalaaam wakhti 2014👌😋😋😋😊
@ahmednuur2994
@ahmednuur2994 2 жыл бұрын
Jimce 22,07.2022 ban dhagaysanayaa cajiib codkeeda caadi maha 06:17 Uhr Germany
@nimcodahab23
@nimcodahab23 5 ай бұрын
listen 2024:January 16: 10:30:habeenimo❤🥺
@abdullahihassan9979
@abdullahihassan9979 2 жыл бұрын
Malinta iyo bisha wa 16,6,2022 wa waqtiyada wadankena uu siyasat kala gur kujiro fiska wansalame
@raaqiyaahmed4093
@raaqiyaahmed4093 2 жыл бұрын
😱
@qaalidxasan8884
@qaalidxasan8884 2 жыл бұрын
fiska fananad an kulamel dhigo ma arag codkagokale ma sha allah wakutagersanahay wllhi
@deegfaysaldhagane7259
@deegfaysaldhagane7259 2 жыл бұрын
Codkeda inaba caadi ma ahan fiska, 16/07/2022 ayan dawanaya.
@wardoontv2433
@wardoontv2433 2 жыл бұрын
Yaa daawanaya 26/05/2022
@saacidmohamed2003
@saacidmohamed2003 2 жыл бұрын
Aniga hada aayaan daawanayaa libx
@hodanhussein5867
@hodanhussein5867 2 жыл бұрын
Aniga hhhh
@Simmran
@Simmran 2 жыл бұрын
😂😂🤚
@Siciidiimaan
@Siciidiimaan 2 жыл бұрын
Ha cadaadin ruuxaan Kaa gayin colaadoo.. Cayayaanka duulee Cidi aanay arag iyo Ciirsi ruuxa kuu xiga Haku noqonin cadawgii Cidhib tiray walaalkii..🙄
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Hees ii xasuus eh maantaa ayaan dib dhigeestey cajiib boqorada codka farxiya fiska
@user-ds1wz2xk7y
@user-ds1wz2xk7y 6 ай бұрын
Abwaankii heestan sameeyay gacantaa ka fadhiday
@user-iw7dh1yp5h
@user-iw7dh1yp5h 9 ай бұрын
Wxn dhagaysty 14/10/2023 habeen axdi soo galayso saacada 9,.33 habeenimo 😢❤️💔
@user-lp7mb5ww7i
@user-lp7mb5ww7i 4 ай бұрын
wll qur'aanka maad sida uxafidid 😓allah ku xafide 🤕
@user-hd7nd7ul3r
@user-hd7nd7ul3r Жыл бұрын
Amarka illah heestan waxa i sawirmah riiyo walo aan leyahay dareen goniyana wan galah😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Queen Of Voice Farhiya Ahmed Cadaawe
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
Farhiya fiska codkeda inaba caadi ma ahan top
@user-qd7ts4ho5n
@user-qd7ts4ho5n 8 ай бұрын
Haw caroon waqtiga iyo calaf waxd kuweydo💔😢
@somalianyoutuber_
@somalianyoutuber_ 8 ай бұрын
12 days ago😂
@abujaafarhussein8288
@abujaafarhussein8288 8 ай бұрын
Wa hess xikmad ximbarshan runti music in lakadayo aya ficneyt
@SB-ww1og
@SB-ww1og 2 жыл бұрын
wa galab khamiisa 23/5/2022
@i.ismael4330
@i.ismael4330 21 күн бұрын
Qof dhalinyaro ah oo mee ay nolosha ka bilowdo garan la’ garabna aan haysan noloshuna si kala dar daran u waajahday baan ahay heestaan ayaana waayadaanba ii shidan waan soo booqan doonaa mar kale iyo ayadoo wax walbaabi is badaleen insha Allah
@Hamse722
@Hamse722 4 ай бұрын
21/2/2024 still listening
@wllkacodcoodle3254
@wllkacodcoodle3254 Жыл бұрын
Arbaco saacada 11:43 barqanimo tariikhda 11/30/2022 gabadhii iga danbaysa xbbi iso raadi kaftan xasus fiska talow wax ma jeclan donaa oo halkan maku solaaban🤔✌
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Hees macno wayn xanbaarsan anoo og meshay kusocoto Hadana maanta oo taariikhdu tahay 1/lulyo/2022 Heestani waxay qusaysaa madaxwayneyal mamul goboled oo kala ah pl iyo Jl deni iyo axmed madoobe oo iskudhan ah iyo farmaajo
@aminabedelhassan9677
@aminabedelhassan9677 2 жыл бұрын
Madaxwayne yaasha maxa ka rbtaa marka ileen farmjo wakhtikisa waa dhamdee villda ma liskaaga jiraa hhh
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 2 жыл бұрын
@@aminabedelhassan9677 usheeg😂😂
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Heeskani waxaa loo sameeyay madaxwaynii hore somaliland siilaanyo waxana sameeya ilka jiir
@najiibaadan797
@najiibaadan797 2 жыл бұрын
Subah axad ah taarikhda . 24/7/2022 Shalay ayayna wiil yar mehersatay October hhh
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 Жыл бұрын
Noosheeg cidi kuma ora.
@shueibahmednour
@shueibahmednour Жыл бұрын
Xuux dee 😃😃😃
@faraxjamac3692
@faraxjamac3692 Жыл бұрын
dumaashi sharaf iyo karaamo adiga iyo xaajig'aaga mjbaarik
@ismahanmohamedsaalax9080
@ismahanmohamedsaalax9080 5 жыл бұрын
Waaaaw
@xusni__mubbaarak6129
@xusni__mubbaarak6129 Жыл бұрын
Xasuus wlhi 22/11/2022 ayaan dhagaysanayaa cajaaip
@mahamedhusein7919
@mahamedhusein7919 9 ай бұрын
Hala maahin heestan wxn wada dhagaysnay massege iyo bardhe iyo mahamed diinta abdilaahi iyo abdi rashiid mahamed abi hambalyo 25/09/2018
@qaalidxasan8884
@qaalidxasan8884 2 жыл бұрын
tarikhda waa 25 12 2020 malin jimco ah sacaduna waa 04.23 13 am fiska wakusalamay
@aasiyaibrahin2993
@aasiyaibrahin2993 2 жыл бұрын
28/6/2022 xasus
@makahilmead4725
@makahilmead4725 Жыл бұрын
Heesta qudha ee si dhab ah u dhagaysto ee fadxiya fiska, taageeradeeda ayn ahay jaaaalayaaaal.
@qaalidxasan8884
@qaalidxasan8884 2 жыл бұрын
fananad codkagokale leh ma arag fiska wakutagersanahay wlhi xasuusba igelisay
@nimcaansh.mouming9133
@nimcaansh.mouming9133 Жыл бұрын
Nimcaan sheekh muumin
@nimcaansh.mouming9133
@nimcaansh.mouming9133 Жыл бұрын
Nimcaan sh.mouming
@silencerpoi9072
@silencerpoi9072 2 жыл бұрын
Unforgettable song😢
@prodube9062
@prodube9062 2 жыл бұрын
Heesta reerkayaga loo qaday ee jacayl maaha
@bashiirnur
@bashiirnur Жыл бұрын
@@prodube9062 reerke 🤣🤣🤣
@maxamudmaxamed8353
@maxamudmaxamed8353 Жыл бұрын
guul gul
@caashomohamed1045
@caashomohamed1045 2 жыл бұрын
mabruuka
@MaryanAxmad-do8oy
@MaryanAxmad-do8oy Жыл бұрын
Waxan dhageysanaya 18,01 12july anigo adumurugsan nolasha meshed ugu hoseyso Ayan kataganhy abahey Ayan wayey Malmo kadibna jecelkeyg Ayan wayeye waxan rajeynaya inan usolabandono anigo intankaficn
@iqrohalane8621
@iqrohalane8621 Жыл бұрын
18/1/2023 Amlim arbaca ah sacada 10:50 🥰xasuus
@apdihakimshiine1721
@apdihakimshiine1721 Жыл бұрын
hbn arbaca 15/03/2023 xusuus 🙈🧡
@ikraanreermagal9859
@ikraanreermagal9859 Жыл бұрын
4/10/2022 maalin talasa ah sacada 3:49 cajiip 🥰
@Ensuldaan
@Ensuldaan Жыл бұрын
7 10.2022 habeen jimco ah 11:54 PM xasuus gooni ah
@ZakiDiblawe
@ZakiDiblawe 3 ай бұрын
23.3.2024
@AyaanAxmeddiiriye-bt1cy
@AyaanAxmeddiiriye-bt1cy 7 ай бұрын
15/ 12/ 2023 habeen jimce sibaxeyso sacad 18:25 fidnimo
@mubaarigfarxan5418
@mubaarigfarxan5418 2 жыл бұрын
Kkkk
@axmedcawil7642
@axmedcawil7642 Жыл бұрын
Axc
@AliAdam894
@AliAdam894 Ай бұрын
2024/5/17 habeen jimca baxeysa 10:49 Dhalinyaro hanka iyo himiladu yaysan farxada idinkala tagin ee dhoola cadeya adinko hardanka nololed kujiro dib ayaan uwada dhageysan doona anago safarka dhameysanay i.a
@qaalidxasan8884
@qaalidxasan8884 2 жыл бұрын
fiska
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 Жыл бұрын
xasuus iyo caruurnimadeydii farxiya fiska nolaw
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🦁❤✌
@khalidabshir644
@khalidabshir644 6 ай бұрын
29/12/2023😢
@SamiyaMahamed-jv2fi
@SamiyaMahamed-jv2fi 4 ай бұрын
Ssc people
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
HEART CAGAAR CYLINDER 🙏
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤❤
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
🙏
@farhioabdikadir3495
@farhioabdikadir3495 2 жыл бұрын
😢😢😢
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 11 ай бұрын
❤😊
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤❤✌🇸🇦
@abdirashidmaxamed5740
@abdirashidmaxamed5740 Жыл бұрын
Maalin khamisa sacada 2:38 duhurnimo 23/2/2023 xusuus
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤✌🦁🇸🇴🇸🇦
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤✌🇸🇦🦁
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
teetal markaaad heeydo waxbaad fahmee asaad abuukaateeyhee😂❤
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤🇸🇦🇸🇴✌🦁
@mukhtarmohamed1742
@mukhtarmohamed1742 Жыл бұрын
This is an emotional song still, I am still listening to this valuable song with a magic voice. 26/5/2023.
@maryamhaji2339
@maryamhaji2339 Жыл бұрын
Xasus 😪22/11/2022 sacadana 12.47
@dahabohilowle590
@dahabohilowle590 Жыл бұрын
Meel iga tawatay heestan wallhi
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤🙏🙏🇸🇴🦁
@jamamaxamud1276
@jamamaxamud1276 2 жыл бұрын
You
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤🙏🇸🇴
@mohamadhosin1788
@mohamadhosin1788 9 ай бұрын
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
farxiyo shireey kasoo xanaqaadey kasoobaxday markaan teetalkeedana walagudaguratay 😂❤
@user-cz8ke7vi1o
@user-cz8ke7vi1o 9 ай бұрын
❤❤❤
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤😂
@cabdixafid1600
@cabdixafid1600 Жыл бұрын
Cali farxaan
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤🙏🦁
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤🇸🇴✌🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
🙏❤
@xamdiabdulqadir4042
@xamdiabdulqadir4042 Жыл бұрын
11 October 2022 malin qamiis ah wa malinta iyo ayamahaba a wyey dunida dadkan ugu jcla 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farxiyoindhoyare-cm1xn
@farxiyoindhoyare-cm1xn 11 ай бұрын
Hestan wxan dhagysann habenn aan ka imaday guriga zhptyy😭 anoo dhugdhugleyy Saran ❤😫qoralkan akhrin waliba laamiGa weyn magaaLada garowe😭❤❤ wxn rajen magaldeyda xsuusta io qurxda mudan inan ka tagin hdan ka tagan aan uso labto🥺🖤
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤ mahad sanid abookaatiyaasha
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
teetiku intaas ayuu kufiicanyahay❤❤😂🦁✌
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤😢
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤ 🙏✌👍💪🇸🇴
@Suheebow
@Suheebow Ай бұрын
7:35 😢
@amirsheikh3970
@amirsheikh3970 Жыл бұрын
2023 :2:22 maalin axada dhagysyan cod macaan aan ku raacaystay
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Жыл бұрын
4 June 2023 Sunday 10:35 Am ❤
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Pqorada codka🥰
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Жыл бұрын
Wiil hoog hees kasta waaddaawatay and commented
@user-wi9yf4nx6w
@user-wi9yf4nx6w Ай бұрын
Xasus igadex walkon meel aan xilmami karin😢😭
@user-wn9rk1qm2l
@user-wn9rk1qm2l 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢
@mohanyareofficial7343
@mohanyareofficial7343 2 жыл бұрын
Noolow
@Yunis114
@Yunis114 Жыл бұрын
Fiska boqorada codka
@adanriyaq9416
@adanriyaq9416 2 ай бұрын
Taan hees way dhaftay 😂
@jomavicbowy6993
@jomavicbowy6993 Жыл бұрын
Malintu waa khamiis sacadu waa16:03 bisha Dec 15/2022
@jomavicbowy6993
@jomavicbowy6993 Жыл бұрын
Cod waa dhafay waxn yaa salaam fiska
@instructordirie5426
@instructordirie5426 2 ай бұрын
Cariifsi maaha waa cariigsi
@apdihakimshiine1721
@apdihakimshiine1721 Жыл бұрын
Boqorada codka farhiya fiska❤️
@Yunis114
@Yunis114 Жыл бұрын
2023 baan dhageysanaa
@muqtaarcraxmaancumar8749
@muqtaarcraxmaancumar8749 Жыл бұрын
2
@user-qk9bi4jm4i
@user-qk9bi4jm4i 11 ай бұрын
😂😂
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
❤😂🙏👍🦁
@FaaraxGuleed-en7mg
@FaaraxGuleed-en7mg Жыл бұрын
L
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 3 ай бұрын
😂
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 20 күн бұрын
2024 Hadaad dawaneyso like saar mahadsanid 🫡
@shukrimashallahnolowobkraa1084
@shukrimashallahnolowobkraa1084 7 жыл бұрын
jir o.o jooga
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
BORON = DUU CUSBO = X- RAY
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
4.5
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
DIE DIANO BUTANE BORON CH
Been Been
6:28
Kiin Jamac
Рет қаралды 125 М.
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 867 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 108 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 34 МЛН
Farxiya Fiska.  GORGOR.wmv
6:53
gorgornews
Рет қаралды 2,2 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,6 МЛН
FARXIYA FISKA "NIN XILQAADI KARAYOO"  LIVE STAGE OFFICIAL VIDEO HD 2015
5:53
Himilo Media production
Рет қаралды 876 М.
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 256 М.
FARXIYA FISKA HEESTII GAYAAN KABAN AAD U MACAAN 2019
5:58
Suldaan Studio
Рет қаралды 1,8 МЛН
coma coma - shamsa Mohamed Foot & Mandela
6:03
eyeforaphoto
Рет қаралды 1,9 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 256 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 60 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 449 М.