Soomaali istaag maxaa ku dhacay oo lagu yaqaano Acharnon ? Athens 🇬🇷Part 6

  Рет қаралды 54,445

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

4 жыл бұрын

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 26 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 201
@malikumar8247
@malikumar8247 4 жыл бұрын
My video and my shop😀🤣😉👌❣
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
👍😊
@hs-wp5jt
@hs-wp5jt 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@malikumar8247
@malikumar8247 3 жыл бұрын
This my shop from pakistan😀🇬🇷🇸🇴🇵🇰
@cabuud16
@cabuud16 4 жыл бұрын
GREAT BROTHER, hore u soco. summer kii hore Ayaan joogay Acharnon.
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Wadan kee waaye
@cabuud16
@cabuud16 2 жыл бұрын
@@ayaanabdulkadir5363 giriika
@homeofquran7134
@homeofquran7134 4 жыл бұрын
Saxib marka dhaheso 100k raba ina garo kudar inshaallah adigo mahadsan
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 4 жыл бұрын
Geeddi walaahi you are best Somali KZfaqr, walaahi waa dadaashay hore u soco
@nonobobo9101
@nonobobo9101 4 жыл бұрын
Wowww hore u soco 🙌 Somalida meeshan aadaan way dhax galaan dadka kale
@mustafeMS
@mustafeMS 4 жыл бұрын
MashaAllah keep going bro
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Videogan waxaa iga caawiyay Zaki Official, Please qof waliba Subscribe Channelkiisa siiya ( kzfaq.info/love/wGMfSQR_E01ruY0M9TDOdQ )
@maxamedcarab2645
@maxamedcarab2645 4 жыл бұрын
Keep giong geedi sahan bro taageero buuxda ayaan ku ahy
@shugriaxmed5440
@shugriaxmed5440 4 жыл бұрын
Masha Allah wllo
@marwanmarwan182
@marwanmarwan182 4 жыл бұрын
Geedi sahan keepgoing
@somaliduetschland4992
@somaliduetschland4992 4 жыл бұрын
Geedi Sahan hore u soco
@legendkamal2329
@legendkamal2329 4 жыл бұрын
Good job bro👏 inshallah isku day ina taktid Mogadishu, somalia🇸🇴
@haniqueen5124
@haniqueen5124 4 жыл бұрын
horMar wacan geeddi Sahan 💪🏽
@warisrooble7139
@warisrooble7139 4 жыл бұрын
Mansha allaha 👍👍👍👍👍👍👍👍
@malikumar8247
@malikumar8247 4 жыл бұрын
Masha Allah
@anwaraliofficial5454
@anwaraliofficial5454 4 жыл бұрын
Legend 🤴. Hore usoco Prada
@mohamedabdi6821
@mohamedabdi6821 4 жыл бұрын
Keeps going
@maxamuud4940
@maxamuud4940 4 жыл бұрын
keep going
@Salahfarah1
@Salahfarah1 4 жыл бұрын
Horay u soco zxp mcn🥰
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Geedi sahan bro maantaa igu horaysa channel kaga😍😍😍😊 Wana kahelay wlhi hore usoco bro
@gullibleidiot5072
@gullibleidiot5072 2 жыл бұрын
Sxb you are legend.
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid 4 жыл бұрын
Sxb horay u soco.
@hindiafsomalicusubhalkaank9339
@hindiafsomalicusubhalkaank9339 4 жыл бұрын
1M INSHA ALLH NEXT YAER
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 4 жыл бұрын
Xasuus ayaa i gelisey goood job sxb
@drkuube6666
@drkuube6666 4 жыл бұрын
Masha allaah
@axmednuurcabdivlogs2072
@axmednuurcabdivlogs2072 2 жыл бұрын
Geedisahan best yuotoub
@sharmaakeabdimalik9122
@sharmaakeabdimalik9122 4 жыл бұрын
Sxb sare keep going
@zakariye6555
@zakariye6555 4 жыл бұрын
Masha alah Bro hore u soco
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@ahmedaden3380
@ahmedaden3380 4 жыл бұрын
Mansha allah
@hindiafsomalimovie9284
@hindiafsomalimovie9284 4 жыл бұрын
Msha alla
@abdallaabdulkadir8459
@abdallaabdulkadir8459 4 жыл бұрын
Wa aqana meshan hore uso jeeday
@wllliiban7036
@wllliiban7036 4 жыл бұрын
G3DI SAHAN broh kep Going
@az-ns2qi
@az-ns2qi 4 жыл бұрын
Maxamad xaaji ilkaa casee Nacalaad kugu dhacday mide kle adig Sawiirkisa sartaay Nacalaad kugu dhacdaay Arxanlawe
@hamzehadhigo9626
@hamzehadhigo9626 4 жыл бұрын
Keeb going pro Geedi sahan waxad tahay qof mudan sharaf pro
@maaxofficial1066
@maaxofficial1066 4 жыл бұрын
Geedi zahaN 😍
@keynaanmuuse3262
@keynaanmuuse3262 4 жыл бұрын
Masha alaaha atheen gariiga wa mela xasuus iga ah qasataan maqayad madiina iyo banadir
@abdikariimahmed9430
@abdikariimahmed9430 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 maxaad ka qadhaabatay soomaali istaag iyo xafladihii hindiga hhhhh
@feysaldaahir5586
@feysaldaahir5586 4 жыл бұрын
Wllhi Alibashi lacagteyda dhan boqawaa wllhi zakiyoow
@hayatshegow7916
@hayatshegow7916 4 жыл бұрын
Masha alah you did your best Waka helay sida dadka u dhax gashay
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
👍✌️ mahadsanid walaal
@somaliencounter6685
@somaliencounter6685 4 жыл бұрын
kulay si aan kuugu mahadciliyo ma aqaaniyee allaha kula garab galo howsha aa inoo heeso runtii waxaa noqon doontaa youtuberada loogu jecelyahay somalida
@ahmedshiine8202
@ahmedshiine8202 4 жыл бұрын
Mansha alah good Muslim
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 4 жыл бұрын
One love
@smfgamers667
@smfgamers667 4 жыл бұрын
Bro geedi sahan anoo jiifo ku salaamooya ceeb miyaa
@daryelkacafimadkanolosha
@daryelkacafimadkanolosha 4 жыл бұрын
Ahlu sharafka somaliyeed waa kanaal cafimaad oo gacmo furan iyo casharo cafimaad iidiin wado Fadlan nagu soo biira
@kingsomaliakingsomalia7137
@kingsomaliakingsomalia7137 4 жыл бұрын
M.a MY brother Geedi SaHaN HureY usco
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Waayo waayo wale maxan waxka cunay meherada yar
@huasiengaas2096
@huasiengaas2096 4 жыл бұрын
Geedi Sahan Adiga iyo wiilka kale warbixin fcn baad nala wadaagteen mahadsanidiin sxb
@mohamedsaid1508
@mohamedsaid1508 4 жыл бұрын
Ali pakistan boy wlhi qof fiican waye ninkas waana meesha kaliya ka iibsado dharka mohamed uu sheegayo waa aniga macamiil wuu yaqaanaa
@hindiafsomalicusubhalkaank9339
@hindiafsomalicusubhalkaank9339 4 жыл бұрын
Hada ya hy reer Athen 2014 lik saar kkk Video waa ino 1m gaaraa share dha ha
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 4 жыл бұрын
Mashas 5 bil ayaa ka so maqanahay wa mel loo xiiso lakin mar dhow ayan soo aada
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
@ Geedi sahan & waxaan ku rajaynayaa inaad noqoto #Drew bensky, somalia mar walphah kula soconaa wll keep going BoQor
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Insha Allah walaal 🙏
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 6 ай бұрын
Asc all asxaabta geedi sahan❤❤❤
@mrsayid3640
@mrsayid3640 4 жыл бұрын
2007 ayaan soo maray oo aan ku noolaa balo ku aragtay waaban ka naxay aragtideeda ilaahoow kasoo saar kuwa hada ku nool wakhtigaas ma ay jirin maqaaxiyahan hada la sheegayo
@atonio9430
@atonio9430 4 жыл бұрын
Waa xagee ?
@somaliweynabdi4001
@somaliweynabdi4001 4 жыл бұрын
Waaw ninkaan aad baa ugu adeengan jirey. Wn xazuuztaa wllhi.
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Жыл бұрын
Waa xagee meshu ma Pakistan baaa mise wa wadan kale
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 9 ай бұрын
@@maproukamahamed4464calanka meesha saaran Firi qoraalka meesha uu kusoqoray geedi sahan 😂😂
@fartunahmed7675
@fartunahmed7675 4 жыл бұрын
Somalia inaa imaadaa rajeynaa dalmar
@mohidinamohidin7259
@mohidinamohidin7259 4 жыл бұрын
hrta geed sahan bro cameradi md bxisay😱😱
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Maya Axadda insha Allah
@labadhagaxtv3081
@labadhagaxtv3081 4 жыл бұрын
Back in the days 2014-2015 I use to live there wlhi. Exactly where you are at now.😂😂😂
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
where are you now
@labadhagaxtv3081
@labadhagaxtv3081 2 жыл бұрын
@@MohamedOmar-lr9zj Sweden 🇸🇪
@Jiilkamaantaa
@Jiilkamaantaa 4 жыл бұрын
Geedi sahan sxb waan kusalaamay horay u soco wan kula socda wireless mic aad isticmaalayso linkgiisa ma isiin karta sxb
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Amazon ka, ka iibsaday
@user-sw2xg4fl3i
@user-sw2xg4fl3i 2 жыл бұрын
Igarkan is funny boy waxan u rajena inow fuurto yutub👌
@abdullahiabdi5990
@abdullahiabdi5990 4 жыл бұрын
Malaysia aad bro hormar wacn
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Insha Allah
@madhaafaanmedia6213
@madhaafaanmedia6213 4 жыл бұрын
berigii hore kelida aya warami jiray balse Hada dadka somalida ah ayad waraysata arintasi barnamijkaga xiiso gaar ah ayay u yeeshay hada wan jecladay barnmijkagii sidii C/salan Hereri ayad noqotay hore u soco sxb
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 4 жыл бұрын
Ninyahow hambalyo baritanka wad
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Wadan kaan waa kee maba fah min ee
@osmaanakaka724
@osmaanakaka724 4 жыл бұрын
2015 anga naqan achrnon mesha dau.d xawalda ii interntka mel xsus mudan
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 4 жыл бұрын
Soomaalida dhaqan ee u leeyihin inee Meelaha istaagaan. Magaalo kasta oo Yurub waxaa ka helee Zoone somaalida ee leeyihin oo istaagaan, Waxaan xasuustaa berisamaadkii dhalinyarada Xamar waxaa jirtay meel ee istaagaan oo la dhihi jiray Jiiro Norwey Shaneema Xamar gadaasheeda.
@Malkon1
@Malkon1 4 жыл бұрын
Geedi Sahan kutaageraa sxp
@aliaden380
@aliaden380 4 жыл бұрын
Waa wadankee? Se waa magaalade?
@kingali4120
@kingali4120 4 жыл бұрын
Xassus aan galay 2013 dhamedkeda an jogay 2 bil
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 4 жыл бұрын
Wiilka dharkii wuu ka dhamaadeen ee ha loo qaaraamo somaliyey
@osmannhersi1
@osmannhersi1 2 жыл бұрын
Waxan tagay 2019 welina wey istag nayen
@allamagenaj5333
@allamagenaj5333 4 жыл бұрын
Ilaa 2016 ayeeba ahayd markii joogtay somalida ugu badan
@gcc8058
@gcc8058 4 жыл бұрын
Waan gadhaynaye xaga docmentari gana ku soci
@threedays7586
@threedays7586 4 жыл бұрын
Sxb wn tagnay if we are somali hhh ciyaal xamar aya nahay anyway keep going bro
@guduudowofficial8696
@guduudowofficial8696 4 жыл бұрын
Keep going bro
@ismaciilxasanmohamed2653
@ismaciilxasanmohamed2653 4 жыл бұрын
Maxa halkaan kabaha iiga dhamaaday
@daaudgeedi7175
@daaudgeedi7175 4 жыл бұрын
Mel xasus badan
@shaamacjaamac8706
@shaamacjaamac8706 4 жыл бұрын
Xasuuusaa galay walahi 2014/13 Inta soo martay like isaara
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 жыл бұрын
Aniga 2006 waa ka horeyay
@MohamedAli-jn1fg
@MohamedAli-jn1fg 4 жыл бұрын
Bro where acharnon located at ?
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Athens
@yaxyecabdikafi9289
@yaxyecabdikafi9289 4 жыл бұрын
🇬🇷🇬🇷Athina qaboob badanaa oo mooto badanaa so jeed badanaa airport ka soo laba shadiza badanaa jaaliyada qeylo badanaa #somali istaag askar badanaa jodariyasha qafiif badana 😁afdoo x. akhir nun iyo latin american 〽️ 🤣sudan ta xida shabah u raadi jirnay xzz wye walee kk
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Waayo waayo wale sxb
@saidabdulkadirabshir8933
@saidabdulkadirabshir8933 3 жыл бұрын
Sxp Inad isoo Qabtaan Rabey howshaan Anaa ku jira Hada Xgee kaala soo hadlaa please
@shukriamoha3293
@shukriamoha3293 4 жыл бұрын
I think
@user-sw2xg4fl3i
@user-sw2xg4fl3i 2 жыл бұрын
Like haka baqiilina walakini👍
@jamaaden598
@jamaaden598 4 жыл бұрын
2015 baan soo maray wiilkan wujogay alamaxan meshan mare mudo 4weeks baan jooge
@mahadmahamed9085
@mahadmahamed9085 4 жыл бұрын
Waxan ku xidhanahay channel kaaga waxanad Soo galisaa wax faa iido leh KZfaq ka waxan ku leeyahay hore uu soco szp
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@mahadkhaliifofficial
@mahadkhaliifofficial 4 жыл бұрын
sxb qiimaha single ka ugu noolaan karo gariiga plz noosoo dir biil ahaan qrash haa
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 4 жыл бұрын
200$ kugu filan sxb anaa ku nool meesha oo ina kasii baxo jcl i.a
@amlahassanamla671
@amlahassanamla671 3 жыл бұрын
@@qadaasbinabdalla739 asc wll ilasoxirir isojwp insha allah
@cabdallashow3734
@cabdallashow3734 4 жыл бұрын
Brother qoxootiga Somali_da naga so diyaari warbaxin In qoxootiga LA,iska qaado Wadamadeh ado mhdsan kptn
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
War wadankaga joog adeer mxaa kugu kalifay qaxooti subxanalh😂😂🤔
@khadra40
@khadra40 4 жыл бұрын
Assalamu alaikum waabarnamij fican mansha allha anaga naso boqo Slovakia
@abdullahinur3431
@abdullahinur3431 4 жыл бұрын
Abayo kwrn meshaas inaan kaa wareesto rabaa cadey iisoo jawab pls
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Ok side Kula Soo xariira Slovika inaan imaado rabay
@abdullahinur3431
@abdullahinur3431 4 жыл бұрын
@@GeediSahan sxb sare WhatsApp number kaaga iisoo dir adoo mahadsan kaptan waxan ahay faniskaaga mahadsanid
@khadra40
@khadra40 4 жыл бұрын
@@GeediSahan Soqor Facebook ama Instagram kaga
@khadra40
@khadra40 4 жыл бұрын
@@abdullahinur3431 Hee maxa kawara walal
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 4 жыл бұрын
Iiimisa jogge wllo geeedi🤪
@allamagenaj5333
@allamagenaj5333 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh nuur waxan xasuustaa
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Ninkaa gabdhaha shaqadiisayah kulahaa
@farahali2920
@farahali2920 4 жыл бұрын
Yarka suu wax usharaxayo waaban kahelay sxbow
@boojobogi6098
@boojobogi6098 4 жыл бұрын
Nin ma jeclatay ado nin eh
@fahannolosha327
@fahannolosha327 4 жыл бұрын
2014 meherada internet wan fadhisan jiray
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 жыл бұрын
Walaal aniga 2006 ayaan joogay waaqti aad uu xuun
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 4 жыл бұрын
Greece waxaan joogay dhamaadkii 2011 ilaa 2012 dhamaadkiisii waa meel xasuus iileh balse cabsi polis iyo cunsuri nafta kugu dhibayaan
@khalidahmed-cc4fu
@khalidahmed-cc4fu 4 жыл бұрын
Meshaas maxaaan maray kkkk 8 Dani labor ayaan joogi jiray alarm haysoo xasuusin meshuu Candi badnaydaa
@ibraahinahmed4171
@ibraahinahmed4171 4 жыл бұрын
6bilood banku noola halkaas Allah baqdin badnayda maxan mooto police kacararay
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@gahayrabdu8493
@gahayrabdu8493 4 жыл бұрын
Hadaan joogna waan sidii alle khayr ha keeno 😂
@ibraahinahmed4171
@ibraahinahmed4171 4 жыл бұрын
@@gahayrabdu8493 Allah haydinku amaansado wll achrnon 14 ban degana iyo guriga jaaliyada
@omarahmad5053
@omarahmad5053 4 жыл бұрын
Alah maxa xasuus galaay aduunka marna waa ka osiiya marna waa ka farxsiya waxa xasusta 2006 dhiibatada iga so gaartay hadane CANADA ayaa gu raxesanaya ilaahi waxa aga baaryaya inta Somalia ah gu nool nabad geelyo gu noladan caabsi ayaa ka jiirtay xiligas
@mohamedsalaad2493
@mohamedsalaad2493 3 жыл бұрын
@@ibraahinahmed4171 zxp hadaa wxaa rabaa inaa soobaxo mxaa igu talinee
@ahmedteddyofficial5729
@ahmedteddyofficial5729 4 жыл бұрын
Meeshaas xasuus gooni ah ayay igu leedahy wlh dukaankaas iyo maqaayadaas maxaan shaah ka cabay😂 Lkn waa meel aad nolosha dhabta ah ku baranayso wlh waxbadan ayaan kasoo faaiday✍
@khadarmuslimn4321
@khadarmuslimn4321 4 жыл бұрын
wll isheg waxa la barto aba aqaaboda ku hor istaagay . haysku diiyariyeey
@moahmed8059
@moahmed8059 4 жыл бұрын
Geeddi-Sahan Cameradii ma BixiwaY bro
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Maya wali, Sababtana waan sheeg doona
@moahmed8059
@moahmed8059 4 жыл бұрын
@@GeediSahan wanu kusugaYnaa bro
@mohamedabdulhakimmohamed6668
@mohamedabdulhakimmohamed6668 4 жыл бұрын
Bro muqaalka ma dhamaystirna miya waayo maqaaxiyihi iyo dadki somalida ah Kuma aragno meesha
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Qaybta 3aad weeyan
@ayaanmohamed126
@ayaanmohamed126 4 жыл бұрын
Walh wan quslay somali istak msrkan maqlay faranciska ayan layabana somali melkasto wasidas
@hamsemohamed9844
@hamsemohamed9844 4 жыл бұрын
Meeshani ma italiba
@GeediSahan
@GeediSahan 4 жыл бұрын
Giriiga
@Mohkadar
@Mohkadar 2 жыл бұрын
Dhilooyinka somalida ayeey ka dhargeen aqas walhi dumar ma heyno
@amaliinalove2775
@amaliinalove2775 4 жыл бұрын
wadanke waye inta
@mohamed6401
@mohamed6401 4 жыл бұрын
Amaliina Love waa magalada Athens/Atena ee wadanka Greece/giriiga
Qaabka ugu fudud ee aad ku tagi kartid xaafada somalida ee istanbul
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 19 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 58 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 50 МЛН
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 160 М.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 71 М.
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 252 М.
XAALADDA XADKA GARIIGGA- #Greece #Turkey
20:12
HANOOLAATO
Рет қаралды 70 М.
Dalxiiska ugu shidan ee TURKEY @GeediSahan  iyo @Monajax
19:09
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 32 М.
Nolosha Soomaalida dalka Lithuania
10:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 72 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН