No video

Ismaaciil Aarka | Qaaci Show | Astaan | 2020

  Рет қаралды 514,118

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Martida: Ismaaciil Aarka
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mukhtaar Dhuux
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2020.

Пікірлер: 330
@ahmeddalxa6582
@ahmeddalxa6582 3 жыл бұрын
Tageerayaasha Aarkaw liketa👍 dhackusiya
@Cabdimajiid-Maax.
@Cabdimajiid-Maax. 3 жыл бұрын
Aarka fanka . Hargaysi way ku boqortay, adna waad bishay. Alla yacisak.❤
@azsn8153
@azsn8153 2 жыл бұрын
وه رف
@ibrahimhufana149
@ibrahimhufana149 3 жыл бұрын
Inbadan baan niyadda ku hayay goormaa Aarka lagu soo casuumi, caawa waan ku raaxaysan haddaa. Thank you ilmaadeerayaal Astaan.
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 3 жыл бұрын
Markaad leedahay hibo cajiiba waa sidan oo kale bal eeg siduu ugu raaxaysanayo ee uu iskugu laba rogay 🔥 ismail aarka
@khaayahhassan7632
@khaayahhassan7632 3 жыл бұрын
Haaa wlhy hibo aan been ahyn buu fanka u leeyahy fanka😥😥😥😥
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 3 жыл бұрын
@@khaayahhassan7632 isma qariso wll hibadu. Marka hoobalku imaado waxaa meesha ka baxa hoobal la moodka 🤣
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 3 жыл бұрын
Fanaan degan oo waliba isku kalsoon guul ayaan kuu rajaynayaa ✅
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Fanaankeena ismaaciil aarka allaha noo kaa nabad yeelo nolow dhiiga kugu faana nin wax gala ayaa tahay il cawri allaha kaa hayee 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 3 жыл бұрын
Jacayladan waalidaa heestan markaan maqlaba murug baa dig igu soo dhahda😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Allaha u raxmado aabe cabdi tahliil🤲🤲😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@RooblesJourney
@RooblesJourney 3 жыл бұрын
Fannaan kusheeg aa na wareeriyay ayaantaan ee soo dhawoow sxb. Waa shidan tahay 👌👌👌
@abdulfatahabdilahi4655
@abdulfatahabdilahi4655 3 жыл бұрын
Saaxib qaaliya Ismail Aarka legend horumar wacan baan kuu rajeyna iyo inuu Aklah SWT KheyrkabKuwaa fajiyo Aduun iyo aakhiro Labaduba🙏🙏🙏
@elliegames3632
@elliegames3632 3 жыл бұрын
Heesahan qaaciga Aarka dhegeesigooda kama daalo waa fanan codmacaan 😍
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Cabdi Tahliil Oo 2020 Geeriyooday Allaah Ha U Naxariisto
@Warcusub13
@Warcusub13 3 жыл бұрын
Amiin
@zahramohmeth7677
@zahramohmeth7677 3 жыл бұрын
Aamiiin aamiin alle hawnaxariisto
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Amiin Amiin yaa Rabi
@Nooneknows1234
@Nooneknows1234 3 жыл бұрын
Legend Astaan tv mahadsanidiin Waxaad Samaysen barnaamij fanka somalied aad ugu hiiliseen❤❤❤💪💪💪
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Hargaysa inay hoygii fanka tahay wxd ku garan karta siday wax uso xulatay la yaab walle. Nin doorki bad so xulateen talahi. Fan wa ka hargaysa yaal, codna wa ka ismaciil aarka ku jira. From jibuti ka tageera Aarka qarniga
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 3 жыл бұрын
Izmaciil aarka nin culuz weye👏 hore uzoco niow Pal liketa itaapta 😂
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 3 жыл бұрын
Afsoomaaliga mooriyaanimada kadaay!
@mahameda.rahmaan3657
@mahameda.rahmaan3657 3 жыл бұрын
Dhamaan heesaha uu qaadey waa heeso xul ah.. ismail aarka fanaan jira....
@suhaybahmed3255
@suhaybahmed3255 3 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka hibadiisu waa heer sare, cimri dheer iyo caafimaad baan u rajaynayaa.
@husseinmohamedosman4420
@husseinmohamedosman4420 3 жыл бұрын
Heesta Wardheer inta ey ku weyn thy wan salaamayaa
@maxamed7258
@maxamed7258 3 жыл бұрын
Anaa ka mid ah xussus ban galay!! Salan lamidah
@bilegacaney4319
@bilegacaney4319 3 жыл бұрын
Lkn heestan wardheer mahan canab ladhahaa
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 3 жыл бұрын
What a fanaan AARKA Adookalaba ayaantaan ma arag Hubaal hiba kuu gaaroo rabbi kuu hibeeyay C/tahliilka qarnigan🙏🙏
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 3 жыл бұрын
NIN CULUS WAYE
@ynwa6742
@ynwa6742 3 жыл бұрын
Wiilkan Qaraamiga Meel Buu Saaraa 🔥
@xayatimaxamed9758
@xayatimaxamed9758 3 жыл бұрын
Fanaan iskuma jiree waa kan fanka nool fananka biley Taageero number one ismaaciil aarka Fanaan buuxa allaya hifdak🎤🙏🏻🙏🏻🥰
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Caajib maxaa laga qaban karaa. Waa waxba deeh. Taageero buuxda bahda Kista Tv. Hore u soco mudane. Bahda Astaan waa mahadsantihiin idina.
@durdur77
@durdur77 3 жыл бұрын
Fanaanka marku Hibo leeyahay cid mucaaridaysa ma jirto .hal qof comments xun kama qorin. Sanadka Cusub 2021 insha alh hargaysa tagayaa in aad iman doono meel aad qaraami ka qadayso rajeenayaa
@dooyaale1062
@dooyaale1062 3 жыл бұрын
Kuwii fanka ku dheelay dhawooqoodii xumaa waad naga meeyrtay
@hamdahiis9052
@hamdahiis9052 3 жыл бұрын
My ina adeer fananka codka guuxa aarka nolow yaqey cod kagu waa dahab masha allah ilxun kuma aragto codkaga ku jogtaa hargeysee ina adeer key mcn xidiga muqdisho bilan sharafku nolow allahane ii kaa daayo ❤❤💯👍👌❤❤💯👌👍❤💋💋❤❤
@sharmakeali1132
@sharmakeali1132 3 жыл бұрын
Hamda ninkani fanaan aan caadi ahayn weeye laakiin xaafada aad kula wareegi ka daa
@AANOUR1
@AANOUR1 3 жыл бұрын
Hargeysa Fanaanka Fiican iyada la,aanteed meel kale ma joogi karo.
@sabirinasalah8370
@sabirinasalah8370 3 жыл бұрын
Is he abgaal this guy
@ijaabochannel5566
@ijaabochannel5566 3 жыл бұрын
@@sabirinasalah8370 😂yes waceysle cade boy😘😗
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
@@sharmakeali1132 usheeg xaafad wuu kaweeyn yhy wA fanaan somaliyed w
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 жыл бұрын
Axsan fanaan my brother ismacil aarka ❤️❤️
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 жыл бұрын
aarka waa fanaanka qarniga waana laandheero abgaal ismaan
@asmaismail6905
@asmaismail6905 3 жыл бұрын
Ismaaciil codkiisuu wuu kugu zoconayaa top weeye mashlh👏👏👏👏
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 3 жыл бұрын
Wow Xasuustii Cabdi Tahliil Waraame Allah subxana watacaalaa ha u naxariisto aamiin.
@naimaabokor720
@naimaabokor720 3 жыл бұрын
2/1/2021 waa malinta kobad een dhagaysto fanaan codkisa ku joga fanka mala mnta tobon hees wan ka dhagaystay😘 ismaacil aarka hore u soco ✅💙❤️😍
@hamseali9875
@hamseali9875 3 жыл бұрын
Yaa salaam, Alaylahee meesha waxba ka dhacay. 💥👌💯👏
@aabbccdd3355
@aabbccdd3355 3 жыл бұрын
Fanaan jira wlhi wuu lakeenay heesihii codadleeda iyo laxankeeda . 1-Dunida casar joogtada ah 💯 2-War-dheer💯 3-Jacaylada waalida ahee💯 4-Maxay danta ciishoo wiilkoo💯
@tanishbbz4182
@tanishbbz4182 2 жыл бұрын
To u to i you u it to the you y out
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 3 жыл бұрын
Ismail araka somali super star👍👍👍💪💪
@abdizamad7664
@abdizamad7664 3 жыл бұрын
Heybad faneeh watana GOING zxp Arka❤👏👏
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 3 жыл бұрын
Jacayladan waalidaa sigaarabuu ugu raaxeystay AAR. Wwwww
@ahmedjamac.3377
@ahmedjamac.3377 3 жыл бұрын
Wlhi waa fanaan hibo u leh fanka alle cimriga haw dheereeyo
@munanuur2210
@munanuur2210 3 жыл бұрын
Inaba caadi ma aha maba garankara waxaa ku tilmaama m.a walaal illah haku xafida oo haka hanuuniya
@jibrilabdihakim1425
@jibrilabdihakim1425 3 жыл бұрын
Hibada waa wax loo dhasho aarka keep going ✨✔
@maxamedzakimcmofficial1799
@maxamedzakimcmofficial1799 Жыл бұрын
Aaarka axyaaa cabdi tahliil ooo halkan jooga xasuuus iga dheh 17/3/2023 times 2:53pm xasuuus inta iga dambayssa likes 👍
@adanghane6730
@adanghane6730 3 жыл бұрын
Ismaiil aarka heestii ugu horaysay oo uu igu soo jiito waxay ahay heeztii bayre ee wadaniga ahayd Waana taageeraa waana taageeri intaan noolahay asxaabay
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
AARKA🤴❤✌🏿
@variidofficial
@variidofficial 3 жыл бұрын
Wll adoo mahad san #subscreb iisaar Chennalka
@shukrimohamud4189
@shukrimohamud4189 3 жыл бұрын
Heesaha abdi tahliin wan iska jecelhay alle hanaxariisto waa jimca ah ismaciil aarka hore usoce wllgey
@naasirkuuriya2066
@naasirkuuriya2066 3 жыл бұрын
Cabdi tahliilba maahe waa sidee inabti ninkala qaade
@ismailawil5557
@ismailawil5557 3 жыл бұрын
Ismail runtii waxa ku jirta hibo faneed. hore usoco ayaan leeyahay walalka.
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
ISMAACIIL waa rageedii,,,ihun ABDI tahliin
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka garan maayo fanaan gaadhsiiya siduu igu dhaweeya fanaaniintii horre isagu
@c.fitaaxahmed8576
@c.fitaaxahmed8576 3 жыл бұрын
Aarka abgaal ismaan waceesle cade masha allaah horay u soco
@naseemabdirahman662
@naseemabdirahman662 3 жыл бұрын
Ismaacil aar cod bilaa turxaanaa mar labad kusoo casuuma legend
@mohamedsaed5214
@mohamedsaed5214 3 жыл бұрын
ismaciL fanan cod tolmoon keep going bro
@maxamed7258
@maxamed7258 3 жыл бұрын
Wow beautiful classic songs.. old is gold.. Aarka afkaga cano lagu qabey
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 3 жыл бұрын
ismaaciil Aarka 👏❤ Fanaan sare
@khalitsuleiman1573
@khalitsuleiman1573 3 жыл бұрын
manchalah aarka malikul Qaaci astan hadad shaqadiinii heshen noso badiya aarka
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 3 жыл бұрын
Qofkii 5 ahay fanan kayga 🥰🥰🥰🥰 heesihi cabditahlil
@farduusciise1863
@farduusciise1863 3 жыл бұрын
Axlaa fanan waxyaro wacan waye caadi mahan fanankan yaar qaramidasuun nogu hees wllo♥️♥️♥️♥️
@xasankaafi5495
@xasankaafi5495 3 жыл бұрын
Ismaciil aarka fanan isku kalsoon horay isoco sxb
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Markuu hobol yimaado hobol lamoodka mesha isaga baxa⚡⚡Aarka🌟🌟
@ahmedabdi7790
@ahmedabdi7790 3 жыл бұрын
Best fanaaan Ismail aarka codkii Maxamed mooge lama keeni karo lkn waad soo dhawaysay keep going bro
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Heestee buu qaaday ee uu leyahay maxamed mooge🤔
@ahmedabdi7790
@ahmedabdi7790 3 жыл бұрын
@@somalimusicport kzfaq.info/get/bejne/rLuXjbl73rybno0.html wuu qaaday bro link gaas ka dhagayso AUN maxamed mooge oo qaadaya
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
@@ahmedabdi7790 bro abdi nuur alaale ayaa original ka leh heesta
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 жыл бұрын
Amazing voice Legend Ismaaciil Aarka 🔥🇸🇴
@mascadeofficial4920
@mascadeofficial4920 3 жыл бұрын
Al- Hawiye Wal Hiraabiya al sheikh Mudulood bin abgaal Al Cismaan Wiilkeena allow noo kaa daa walal
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Ismaaciil waa nin aad ugu fiican fanka ka sokow cod macaanida wuxuu ku darsaday dookh wanaagsanaanta. Dhammaan heesaha uu ka xushay AHU Cabdi Tahliil Warsame waa kugu shaqsiyan aan ugu jecelahay. Ismaaciil waa fannaan la hubo ilaa xad , akhyaarta muusikada tumaysaana iyagu waa macalimiiin: Ilmo Macalin Caydiid ( Cabdinaasir & Mustafe), Bulshaawi, Bishaar & Buulo-xuubey. Ismaaciil hal arrin ah keliya ayaan u sixi lahaa heeska Abwaan AHU Ibraahim Gadhle ee '' Maxaa dayr cad geel'' si aan innaba caadi aheyn baad u qaaday oon soo xusuustay AHU Maxamed Mooge, xataa aan kaftamee Ismaaciil waxaan islahaa waa reer magaal Xamaraawi ah erayada hal eray muusan qaldin cajiib. Hal meel keli ah oo aad u adag oo fannaan badanu qaldaan oo xataa waaweyni qaldaan ayaan kuu saxaayaa. Waa beydka labaad halkaad tiri'' Diqsiga waa laga durkaa , degaalyada jiilaal'' intaasu waxa ay sax ku tahay boowe: '' Adigoo durrujaaga iyo Dureemada jiirilaa'' Macna ahaan: Durrujaa ( Qodaxda geedka gaboobay ee inta uu qallaley dhulka ku dhacay haddii ay ku mudana aad u xanuun badan, mararka qaarkoodna lagu curyaano. Marka adigoo qodaxdaas iyo dureemada/nooc ka mid ah cawska jiiri lahaa macnaha
@abdirazakhussein4339
@abdirazakhussein4339 3 жыл бұрын
Wow xasuustii abdi tahliil xaqiiqdii si wanaagsan ayuu u keenay meelbuu dhigey codkiisuu ku cabiray
@Short_factz
@Short_factz 3 жыл бұрын
Waxan baa fanan lagaa dhaha. ✌😍💯❤
@hebakhassan7968
@hebakhassan7968 3 жыл бұрын
ismaaciil aarka Legend💖🌹🌹🌹
@user-wh5yt9ul9b
@user-wh5yt9ul9b 2 жыл бұрын
Absolutely amazing - very talented musician. Also viva Hargeisa, hoyga fanka
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 3 жыл бұрын
Wwwwww ninkaaan heesaha booskoodii ayuu dhigey guuleeso fanankeena da"da yar
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 Жыл бұрын
Mashallah he's killing it!
@munarashid5983
@munarashid5983 3 жыл бұрын
Jacaylkana ceeb ah badin eesh calaa hees alle ha u naxariisto abdi tahliil
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 жыл бұрын
ninkan wuu soo baxay runtii hore u soco sxb
@hamsehoopal8256
@hamsehoopal8256 3 жыл бұрын
Aarka caadi maha keep going fanan
@hodanyusuf4200
@hodanyusuf4200 3 жыл бұрын
My favourite faanan ❤️... Original voice
@somswed.5014
@somswed.5014 3 жыл бұрын
Sida aarka ayuu u guuxayaa TALENT. Abdi Tahliil LEGEND ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo aamiin
@mohamedsaed5214
@mohamedsaed5214 3 жыл бұрын
Support this singer ifu liked👍
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 3 жыл бұрын
Heybada fanka lagu shegayo wa sidan wa inad si live hesaha codkaaga ugu raxeysankarto keep going Aarka
@bullo-xaartv2601
@bullo-xaartv2601 3 жыл бұрын
Cabdi tahliil heesihiisu waxay ahaayeen nooc kale, Aarkuna waa Top
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Yaasalam, great singer you are young man.
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 3 жыл бұрын
Alle Yaa raxma Maxamed mooge liibaan heeskiisii, Maxeey dantu ciishay wiiloo,
@shariifshaaciyeofficial5502
@shariifshaaciyeofficial5502 3 жыл бұрын
Markaad tahay fanaan isku kalsoon waa sidaan ookale horay usoco legend
@kadijasaid534
@kadijasaid534 3 жыл бұрын
Astaan heessaha ha isku khaldina heesstan aad ku jeegeysiin Mohamed Moqe /Abdi Nour waa iska leh Mohamed Aden Dougsieh iyo Fadumo Ahmed Dhanbil Allah haw naxariisto so iska egaa pls
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 3 жыл бұрын
Barteedii buu dhigay xusuustii cabdi tahliil Warsame
@MohamedQalinle-zz3ys
@MohamedQalinle-zz3ys 3 жыл бұрын
What a talent keep going aarka
@munasharafofficial9319
@munasharafofficial9319 3 жыл бұрын
Ilahoow ku naxariso adeerkaye abditahlil waarsami aya laha haysata waagare adoonyada
@mjjeenicade3359
@mjjeenicade3359 2 жыл бұрын
Astaan+Aarka+iyo kooxdii c/naasir macalin caydiid=Top100%
@zamzamjwarzame2365
@zamzamjwarzame2365 3 жыл бұрын
Ax yaaa fanaaaan🥰
@fdajnckds7790
@fdajnckds7790 3 жыл бұрын
Yaasalaam eshcalaa cod Ismail aarka
@abdirashidaliyussuf2633
@abdirashidaliyussuf2633 3 жыл бұрын
Dayax, Keyoow, iyo kuwa kale ayeey nuwareeriyeen. Waxaan ayaa cod iyo murti ladhahaa. Waaaw!!!
@ismahaanqurux6833
@ismahaanqurux6833 3 жыл бұрын
Mnsh allah wll wxaad so nolaysay fankii somaliyeed talente baad ledahay ismaciil aar go for ward
@mio629
@mio629 3 жыл бұрын
Nio ismaaciil Aarka cod macaanaa Asal weeye 💕💖
@caafimaadtube5700
@caafimaadtube5700 3 жыл бұрын
Ishcalaa asxan wlhi cod tolmon iyo jiliin lipx
@damuhamisi9401
@damuhamisi9401 2 жыл бұрын
Ala ya raxma wa hesihi abdi tahlil warsame
@Bayaan447
@Bayaan447 3 жыл бұрын
Wadnahayga damshaqada kadaaa 💔❤💋👏👏👏😭😭😭😭😭
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Nasiib xumidaa oo 2020 oo fanku dhintay baad kusoo aadday ⁉⁉😢 Nasiib wacnidaa oo *Cod macaanidaa* 👏👏👏👏 Legend 2 maaha Ilaahay cod wuu kusiiyay lkn Mxay kuugu taallaa hee sharma boy ayaa magac fanaan kula sitee ⁉😢😢
@saeednoor5625
@saeednoor5625 3 жыл бұрын
Wow what a talented guy allah blessed a golden voice with him
@ahmedmiedo2182
@ahmedmiedo2182 3 жыл бұрын
Warya eng meeshan mad kujirta hhhhh salan sare
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Walaahi fanaankan wuu tagay naw. Waar sxb hore u soco
@umeymaibraahim9144
@umeymaibraahim9144 3 жыл бұрын
Waaw aarka👌 heesta udanbeysa noso galiya
@rashidabukar4162
@rashidabukar4162 3 жыл бұрын
Woow what a voice thanks aarka
@omarqaisofficial7821
@omarqaisofficial7821 2 жыл бұрын
Ciyaal say walahi maxey ka ogyihiin erayadaan iyo laxankaan lagularay muziga.........jawabta wa waxbo iyo ebaar 🫀🫀🫀🫀
@khaayahhassan7632
@khaayahhassan7632 3 жыл бұрын
Hore usoco my partner wlhy cod baa ku dhamaaday🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🏵💋
@abdinasserahmed3907
@abdinasserahmed3907 3 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka Legend
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
Xasuustii Abdi Tahliil warsame AHUN
@mohamedhujale9293
@mohamedhujale9293 3 жыл бұрын
Waa shaqsi cajaa'ib badan weeye fannaakaan masha Allah.
@aymanMoha6
@aymanMoha6 3 жыл бұрын
Wadnahayga damqashada kadaa 😢❤️
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Alfanan ismail aarka codka inaba cadi maha woow halkade ayaad dhafisay woow
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Ismaaciil aarka - Heesta - Wardheer - Astaan Music 2021
6:05
Astaan Music
Рет қаралды 80 М.
Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020
20:40
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 314 М.
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 51 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН