NABAD MA TAHAY SOMALILAND? MALAGU DALXIISI KARAA? | IS IT SAFE TO TRAVEL IN SOMALILAND? | Ep 50

  Рет қаралды 52,585

Faysal Shaik

Faysal Shaik

4 ай бұрын

#somali #somaliacity #somalifolklore #somalifood #somaligalbeed #adventure #africa #somalia #ethiopia #somaliland

Пікірлер: 621
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 4 ай бұрын
Hooyo SOMALILAND iyadaa isu kaa sharixi doonta soo dhawoow dhulku waa dhulkagii ❤from Toronto Canada SOMALILAND ku dalxiis macaanaa
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 4 ай бұрын
Qaar badan oo xaasidiin ah ayey qalbadu jaban tahay oo ka xun nicamada slnd taala yaahuu acuudu billaahi mina shaydaani rajiim
@hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915
@hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915 4 ай бұрын
Sow maaHa 😂😂
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 4 ай бұрын
@@hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915 haa walal markay slnd maqlaan ayuu dhiigu ku wada kacayaa dhiig kar idinku wada dhac
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 4 ай бұрын
Anigana Ogaden ah ayaa Isaaq wataa , kuwa kale aamusnaantina dhibtaa😂
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
​@@LegendaryMaesteroThanks saxiib😊👍 hayska cabaadan wixii cabaadayaaye
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 4 ай бұрын
🤣😂 xaasidiinta cuqdadu kabuuxdo qalbadaa dilaacsan caawa 🤣😂
@abdiazizali5605
@abdiazizali5605 4 ай бұрын
welcome to Somaliland you’re optimistic keep up the good energy
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thank you
@faadumo12331
@faadumo12331 4 ай бұрын
Maxaadqaadi
@abdishakuryussuf2866
@abdishakuryussuf2866 4 ай бұрын
​@@FaysalShaik1Karibu Somaliland 💚⚪❤ mi natumai unafurahia safari yako
@Umumaysa96
@Umumaysa96 4 ай бұрын
Hargaysa waxad so boqataa 1.masajida sida masjidka sheekh mustafe iyo cali mataan 2. Suuqyada sida tiyaatarka iyo deero mall iyo moolalka jigjiga yar iyo calaamadah 3. Hotels ka sida dhoolayare iyo damal 4. Meelaha qadiimka ah iyo meelaha cusub ba Waan ka maqanay wadankiiye wan u xiisnee na wada dawadzii adoo mahadsan
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Maasha Allah Faysal Illaahay ha ku nabad yeelo adiga iyo Degaanka aad marayso oo dhan Viva Somaaliland dhulkii NABADA iyo Horumarka.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@sakarooni5670
@sakarooni5670 4 ай бұрын
keep going brother from Somaliland 💚🤍❤️
@EnglishwithAden
@EnglishwithAden 4 ай бұрын
Saxib Reer Gaarisa Ayan ahay. Nilikuwa Hargeysa for 8 years. Ukifika Hargeisa isoo qabo saaxib. Welcome to Hargeisa. It's peaceful and beautiful.
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 4 ай бұрын
Thanks legend afkadha caana lagukabe, ninka lambarka dusha saaran kalaxirir
@DrAbdiqadir
@DrAbdiqadir 4 ай бұрын
Halkaa aad taagan tahay ee aad kasoo toostay yaraantaydii ayaan kubadda ku dheeli jiray xasuus.❤
@nasserabdi2630
@nasserabdi2630 4 ай бұрын
MashAllah tabaarakAllah nabada Ilaahoow u siyaadi Somaliland amin. Faysal welcome to the Republic of Somaliland
@Aj__2891
@Aj__2891 4 ай бұрын
Mashallah Somaliland looks well developed and amazing roads, this journey has tote me a lot about Somali people in the Horn of Africa. Great content keep up bro
@Opp_Man
@Opp_Man 4 ай бұрын
Loving this video, real up close and personal with Somaliland outside Hargeisa. Keep it up bro !!!
@rodaabdi9872
@rodaabdi9872 4 ай бұрын
Manshaalaaa guuulguul Somaliland keep going brother ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Sakariano_Tube
@Sakariano_Tube 4 ай бұрын
Faysal shaik welcome to somaliland and hargeisa ❤ Enjoy your environment
@abdirahimali3758
@abdirahimali3758 4 ай бұрын
Welcome legend From hargeisa 💯
@umu_cimraan
@umu_cimraan 4 ай бұрын
Alla abowe san ku sugayay manta 3:30 saac waxan firsanayy muqaladada wlhi so dhawow abowe gabiley iyo dhaman somalilnd💙
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 4 ай бұрын
That's true one of the mayer in Gabilay request the new Wed's to plant two trees ❤❤❤❤
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
He's a legend don't lose ever.😊❤
@nouraniibro548
@nouraniibro548 4 ай бұрын
My childhood memories thank you Faysal hope you safe a journey to Djibouti
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 4 ай бұрын
yeah, somaliland its safe to travel everywhere, welcome again bro
@ibrahimm9301
@ibrahimm9301 4 ай бұрын
I love the fact that you play the old song. Qaraami
@Gobsame
@Gobsame 4 ай бұрын
Waxaan idin faraya reer Somaliland inaad inanka soo dhawaysaan cuntadana hudheeladu bilaash uga dhigaan safar dheer buu soo galee
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
Armuu sidii maamo maljuun na caayaa reer Somaliland dadka way soodhaweeyaan hadhawna waa la caayaa Sida maama maljuun oo hadiyado iyo duruuc laga dhergiyay oo ina tustay hadiyadii iyo hoolay oo cumaamado goyaal shaala iyo macwiso xariira laga dhergiyay ,oo Markii hore xidhan jiray Macawis qoodho Safaysa oo qararaf ah oo lagu hada deeyay macawiso abu sarande ah oo xariira goyaal xariira cumaamado xariira oo badan markuu naga noqdayna nagu soo kala qabtay,
@abdishakurd8090
@abdishakurd8090 4 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r Gob baaa la caaya saxib hayna ceebayn
@Masdille
@Masdille 4 ай бұрын
​@@user-sz7sn2rv9r Samee wanaag hana sugin Mahadcelin Taasi waa dhaqanka dadka wanaagsan waa dhaqankii hargeisa waa dhaqanka Somaliland
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Waa waqti jilaal ah ilaa Ramadanka Hargeisa iska joog baan ku oran lahaa Fikirkayga waayo Djibouti waa kulayl aada❤❤❤❤
@Ismailw19
@Ismailw19 4 ай бұрын
Somaliland is the safest country in the Horn of Africa, no robbers, no AS. Wellcome to every one interesting to visit Somaliland.
@Mohamed16830
@Mohamed16830 4 ай бұрын
Kusoo dhawoow hargeisa Walaal, waxaad iska ilaalisa walaal booyadaha biyaha waa gawaadhi waalan oo khariban ka taxadir markaad aragto inay kusoo dhow yihiin ka istaag wadada uga bax. Insha Allah nabad ayuu kugu soo dhamaan reer Burco ayaan ahay anigu Lakin berbera inaad soo eegto ayaan jeclahay goob dagan taariikh badan leh jacaylka somalidu kasoo bilowmo weeye❤ Guulayso wll❤
@apdirahmanapdilahi2602
@apdirahmanapdilahi2602 4 ай бұрын
Kusoo dhawoow Somaliland wllkayoow dhul laagaa jecel yahay ayaad timi ❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 4 ай бұрын
maansha alaah soomaliand guuul guul guul i love❤❤❤ may home laan
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 4 ай бұрын
Welcome to my beautiful country walakey qaali,,, it's safe and peaceful, and somalilanders are welcoming people ❤❤❤ VIVA SOMALILAND 💚🤍♥️
@carafaadabdilaahi
@carafaadabdilaahi 4 ай бұрын
SOMALILAND 1960 ENGLAND AQOONSI SIIYEY BUT IYAGU WALAALNIMO KULA UNITED LAKIN XASUUQ AYAA LAGU DARAY INZHA ALLAH REPUBLIC OF SOMALILAND AQOONSI AYAAN URAJAYNAYAA WA WALAALAHEN WLHI
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Mnsha dhirtii jacaylka gabilay jano ❤❤❤
@mstafas8246
@mstafas8246 4 ай бұрын
Somaliland is a real country ❤❤❤
@Rosyyy517
@Rosyyy517 4 ай бұрын
Of Course Somalia Is Real 😊
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Dalkaayaga dadka lama furto Waa lagu soo dhaweeyaa Somaliland waa dhulka ugu nabada badan Ugu ilbaxsan somalida
@IB_Adam
@IB_Adam 4 ай бұрын
Ninkaan markii uu yimid Godey,Galadiid,iyo Gumarey dadka Somaliyed waxey lahaayeen “Faysaloow,ku soo dhawoow dalkaaga “,Gabiley miyaaney dalkiisa aheyn maxaad u leedahey dalkayaga ku soo dhawoow? Maxaad Somalinimada uga carareysaa ood isu faquuqeysaa Deeqa?
@sayydAlisiidaanichanel756
@sayydAlisiidaanichanel756 4 ай бұрын
waan sugi la ahay inta aad hargeisa tagayso keep going pro you are talient man
@amiinali2228
@amiinali2228 4 ай бұрын
🌹🌹soodhawaw wll aadbaanu ugu faraxsanahay inaad nasoogaadho akhii
@Bashatalents
@Bashatalents 4 ай бұрын
Walaahi weligay wiil soomaali ah oo barnaamij wada oo aan usoo xaraaradoodo wiilkan waa ii kow you know why he is the real All the other youtubers are nomadic they don't even know how to do this...
@AANOUR1
@AANOUR1 4 ай бұрын
He is Unique, ❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏🙏
@khalifadrake4514
@khalifadrake4514 4 ай бұрын
bro tbh that man wasn't lying to you, there was a war in las anood at the time but other than that somaliland is very much safe mashallah. nobody is gonna bother you
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 ай бұрын
Do you understand somali? He said wa lagu furanaya, meaning you will be robbed and hurt😂 propaganda and rubbish,
@khalifadrake4514
@khalifadrake4514 4 ай бұрын
@@Tamsim3358 sorry, you right, yes that part was a complete lie 🤣
@ahmedpahzane4784
@ahmedpahzane4784 4 ай бұрын
Meel somali dagtoh oo ka amnih badan ma jirtoh Somaliland ❤
@Madaaale377
@Madaaale377 4 ай бұрын
Meel walboo marayso allaah kugu amaansado sxb keep going
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Somaliland wa amaan zxb dadkeeduna waa gob gacmo furan👍
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 4 ай бұрын
Faysal sheikh. Guul iyo gobonimo pro ku so dhawoow somaliland..dalkagii iyo dadkaagiiba ❤
@ramasridho5261
@ramasridho5261 4 ай бұрын
Always look at the positive side wll you are a traveler , you will meet good and bad , learn from it and keep it up .make duas your duas are more likely to be accepted ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@nurdin-mq2pu
@nurdin-mq2pu 4 ай бұрын
Horey u soco Feysal muqalada wanku taxaney guul Waad gaare inshallah
@DrAbdiqadir
@DrAbdiqadir 4 ай бұрын
Halkaa ceelaabe ku qoran tahayna beertaydii ayaa ku taal waxana u dhaw meel la yidhaahdo jameecada oo lahayd balli lagu dabbaasho inkastuu imika sii aasmayo balse yaraantaydii wuxu ahaa meel ceelka xaafaddu isugu yimaaddaan oo lagu dabbaasho.
@Rumi-lh8uu
@Rumi-lh8uu 4 ай бұрын
Ginista it's my mum vlan salute from Namibia one day I will visit my motherland
@Rumi-lh8uu
@Rumi-lh8uu 4 ай бұрын
Clan
@suhaybsalaan
@suhaybsalaan 4 ай бұрын
​@@Rumi-lh8uuhaha asalaamu caleykum abti im from arabsiyo living in Hargeisa Insha Allah we will welcome you when you return ❤
@abdulciise6989
@abdulciise6989 4 ай бұрын
Woow walaalaha reer Somaliland nabada Allah usaaiziyo waxaan ladhacay waddada iyo amniga qurux , No isbaaro Amni iyo dowladnimo Runtii diwladnimadu waa shacabka shacab iyo dowladooda isla shaqeeyo ayaa ii muuqda waxaan urajeynayaa hore mar intaas ka balaaran iyo nabad waarta , Faysal mahadsanid dhulka somalida dhamaan Allah nabad kadhigo sidaas aan ugu safarne cabsi la’aan waan kahelay from Nairobi ilaa jabuuti waa wada somali❤
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 4 ай бұрын
Waa geedkii jacaylka ❤❤
@nuorasagal4073
@nuorasagal4073 4 ай бұрын
Waan sugayay muuqalkan welcome to SOMALILAND wll
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 4 ай бұрын
Maasha Allah Xamdilaa calla salama Inshaa Allah we will see you in Hargeisa. Dalku waa dalkaagi Dhulku waa dhulkaaga Niyad Sami kasoo Dhowoow
@user-bo6oo8ku9u
@user-bo6oo8ku9u 4 ай бұрын
Inamada Yari wayka iloben maGaca gedadke Anku Ku Darsade wax layidha GeDihii JACayLka ... Welcome pro To Somaliland from Hargeisa
@libside6869
@libside6869 4 ай бұрын
Manshallah welcome to Hargeisa the Capital City of Somaliland
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 4 ай бұрын
Masha Allah ❣️ duriyada reer issaq
@beautiful1423
@beautiful1423 4 ай бұрын
Mashaallah somaliland is my home country 😊May Allah increase there peace and prosperity ❤
@Quruxdadalka
@Quruxdadalka 4 ай бұрын
Bari Hargeysa waad joog taba good job zxp
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 4 ай бұрын
Mansha allha aboowe ma harigeso ayad joogta
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Maya wali masoo gaadhin muqalka Xiga ayuu iminaya.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Maya wali masoo gaadhin muqalka Xiga ayuu iminaya i.n
@aminaomar6271
@aminaomar6271 4 ай бұрын
Maashallah wa waxa lagu dayado labadi isgursato in ay beeran geed.❤
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 ай бұрын
Welcome to Gabiilay I watching from London I hope you enjoying the trip Bon voyage ❤️💜👍
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 4 ай бұрын
Good Waa wadan nabada Somali ku farxa
@SomaliChanel
@SomaliChanel 4 ай бұрын
Welcome wll lkn plz iska ilaali gawaadhida hargysa ilaa berbera hadad gaadhay wadada ugu halista badan ayaa kutaal waa wadooyin cusub baaburtuna xoog ayay u socdaan allah haku ilaliyo wll
@HooyomacaanAabomacaan
@HooyomacaanAabomacaan 4 ай бұрын
Woow masha allaah ilahaw nabada nosiyaadi intaan haysanna sii amiin.
@Natur732
@Natur732 4 ай бұрын
Welcome Wll waxad naga aragta uun naga gudbi lkin dadka hadhegysanin❤️🙏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Aad iyo aad. Waxa halkaas ina dhigayba hadaynu Somali nahay, waa shageysiga aan dadka kale dhageysaneyno. Mahadsanid
@FootShorts12
@FootShorts12 4 ай бұрын
Faysal Shaik magaalada caynaba ee gobolka sool ayaan kugu soo dhawaynayna
@Raysar_578
@Raysar_578 4 ай бұрын
Sool rag baa lehe ma dhuusaad ugu soo dhawayn 😂😂 ina faysaloow
@barre9981
@barre9981 4 ай бұрын
S​@@Raysar_578sool ma tuilada lascanood ayad u haystaa😂😂
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
@@Raysar_578oo ragii lahaa sow ma degana oo kuma noola oo Faysal sheekh macsuumi mayaan Kk viva Somaaliland
@FootShorts12
@FootShorts12 4 ай бұрын
@@Raysar_578 sool tuulada laascanod ee Dunsan ee dadkii deganana marqaan qooxoontiga ku yihiin maanta
@user-hy7dv5dp8z
@user-hy7dv5dp8z 4 ай бұрын
Allaah is one
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 4 ай бұрын
mashaa allaah ku Soo dhawoow dhulkii gobta hargaysa somaaliland
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 ай бұрын
Hargeysa waxba laguma furto iyada dadka sooryeysa qaar aan waligood arag oxasasidiina xumaan usameeya somaliland alxamdullilah waa nabad sodhowrynta hora ninco dareen ugu heestey soorya bixinta sodhawryn laguma gaadhi karo somaliland❤❤❤
@Filfilofariid
@Filfilofariid 4 ай бұрын
Mansha allh we proud of wllo
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 4 ай бұрын
Asc feysal bro lamigan wuu qurux badan yahay
@cabdiqanikhalif2633
@cabdiqanikhalif2633 4 ай бұрын
Mashaallah kasoo dhawow hargaysa soomaalilaan ❤😊
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 4 ай бұрын
Wllky faysal guulayso zxp
@AbwanRiyaale-nd7bi
@AbwanRiyaale-nd7bi 4 ай бұрын
Waa Dadaashay sxb ee Hambalyo maasha ALLAAH
@libanllbb8720
@libanllbb8720 4 ай бұрын
hargaysa wa qabow buste dhexda ka sii iibso😁
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Hada wa kulayl miyaanad joogina? Mise....
@muusehassanmuuse
@muusehassanmuuse 4 ай бұрын
Lph fast vedio ilaa hada kudawanooya keep it ur goals
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 4 ай бұрын
Kuwa cadowga ku ah Somaliand ha dhageysan waa meesha ugu nabdoon somalia iyo africaba
@knownking9094
@knownking9094 4 ай бұрын
Feisal sxb ku dalxiis dalkaaga Mar walibana safar salaama baan ku leyahay Koonfurta somaalia imaaw ila baydhabo janaay❤❤
@AbdirahmanAbdirahman-ui2un
@AbdirahmanAbdirahman-ui2un 4 ай бұрын
M.a zxb keep going pro
@MoIntertains-hk1ix
@MoIntertains-hk1ix 4 ай бұрын
Mar labaad baan kusoo noqday sxb, koosto ma aha spinach ee waxa weeye "chards" in English. Spinach = bukureey ama cagaar. Sukumawiki = chards or kale. Mahadsanid sxb..
@eprohoda
@eprohoda 4 ай бұрын
Faysal. Yeah. beautiful footage, =))
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 4 ай бұрын
Please we worried for you let us no when you are in New city❤
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Somaliland waa amaan dadkeeduna waa gob gacmo furan dadka kusoo dhaweeya
@aidrusmohmed6801
@aidrusmohmed6801 4 ай бұрын
تستحق المشاهده
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
Waanku farxseye inad Arbsiyo kula kulnto Mujaahid SNM ah oo ku leh soo dhawoow waa isku waa ka duwanyhey kuwa nabada ku dhashey een ogeyn wax dalkan loo soo marey hadii nin snm ku ydhi soo dhawoowo xaataa hadii dawlada ma shabaka kale ku yidhan ha soo dhawaan waxa ku soo dhweyey owner kii meeshan xorstey maansha allaha long life snm
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 4 ай бұрын
Waa run bro anaa joogi jiray hargaysa oo waan maqli jiray in labadii is aroosa ay geed kubeeraan
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 4 ай бұрын
I hope you good Journey insha Allah
@jarteh3837
@jarteh3837 4 ай бұрын
Mashallah brother ❤❤❤❤❤
@user-js2ci3zx3v
@user-js2ci3zx3v 4 ай бұрын
Kamsara waa khudaarta cuntada lagu Kariyo, luqadda ingriiska waxa la yidha “Parsley”. Ka kale aad mooday “spinach” waa Chard.
@dhuuxmukho2105
@dhuuxmukho2105 4 ай бұрын
So dhawow zxp faysal well com bro from hargysa🎉🎉🎉
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 4 ай бұрын
Mansha Allah
@gadhyaremediaproducts5964
@gadhyaremediaproducts5964 4 ай бұрын
Soo dhawow sxb faysal sheekh ❤❤❤❤❤
@ineedallaahinmylife273
@ineedallaahinmylife273 4 ай бұрын
Waa runtood sxb lamaanoohoo dhanbaa ku beera❤❤❤
@faisamohamoud1453
@faisamohamoud1453 4 ай бұрын
Manshlah tabarakalah kusoo dhawow wadankaaga
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Keep going brother I hope you will be to the berbera Insha Allah Beach Batlaale iyo jaceylki boodhari In aado zxp
@soomaaliga_xalaasha_ah
@soomaaliga_xalaasha_ah 4 ай бұрын
Legend-kani heeso macaan buu vloga noo saaray l❤💛🤍
@omar7396
@omar7396 4 ай бұрын
You came almost in the start of the rainy season, and that is when it is warmest in the year.
@nadraosman547
@nadraosman547 4 ай бұрын
Welcome to Somaliland you will enjoy brother ishaaAllah
@hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915
@hanaaxmedhanaaxmedhanauk5915 4 ай бұрын
Soomaalilnd Allow Barke ❤
@Cabdishakuraadan
@Cabdishakuraadan 4 ай бұрын
REALLY, IT'S MINE: WHAT A BEAUIFUL AND LOVING COUNTRY THAT IS! SOMALILAND MAY ALLAH BUILD FOR YOU ESPECIAL THE GOVERNMENT . . . 🟢⚪🔴
@muminamohamed6325
@muminamohamed6325 4 ай бұрын
Proud to see my Rer Garissa brother reaching places❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@user-zz3mh4ee7q
@user-zz3mh4ee7q 4 ай бұрын
Waxaan.ahay qofkii ugu horeeyey ee daawada reply zxp faysal
@izmailabdi4248
@izmailabdi4248 4 ай бұрын
😮mahadsanid shb 🎉❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid sxb 🙏🙏
@user-uj9mh2nd8q
@user-uj9mh2nd8q 4 ай бұрын
Faysal welcome to the Republic of Somaliland
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 4 ай бұрын
U welcome bro it's save somaliland I know
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 4 ай бұрын
Boorama soo booqo faysal sheikh insha Allah
@mowliidguleid4558
@mowliidguleid4558 4 ай бұрын
Welcome your home 🏡 It is Somali everywhere🎉🎉🎉🎉🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thank you 🙏
@moktar444
@moktar444 4 ай бұрын
Wadanku waa wadankaagii zxb cidi kama xigto dadkuna waa dadkaagii, welcome❤
@haboon6195
@haboon6195 4 ай бұрын
Mashallah Somalilnd waxay xaq u leedahay inay aqoonsi hesho ❤😊
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 ай бұрын
MASHALLAH nice video i hope you have time to rest and enjoy hargeisa maybe stay for Ramadan inshallah, between Jabuuti and Somaliland is the worst roads rocky and very very hot take a ✈️ 😂
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 53 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
UGU DAMBEYTII WAXAAN SOO GAARAY HARGEISA | HOYGA FANKA | Ep 51
18:51
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
24 Saacadood Kempinski  | Hotelka Oogu Qaalisan Geeska Africa |
21:52
ToRung short film: 🙏baby protects puppy🐶
0:37
ToRung
Рет қаралды 82 МЛН
The little boy had to do this || Please subscribe #ruthkadiri247 #comedy
1:01
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 11 МЛН
У Гриффинов суперсила | ГРИФФИНЫ
1:00
天使霸气打小丑女。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:20
超人不会飞
Рет қаралды 4,2 МЛН