NIYAD JABKA AYAA KA MUUQANAYA XASAN SHEEKH KHUDBADII UU GOLAHA SHACABKA U JEEDINAYAY MAANTA.....

  Рет қаралды 13,333

Aftahan Production

Aftahan Production

6 күн бұрын

Пікірлер: 74
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 4 күн бұрын
Xasanow ilahy lama qayami karo???? Itaqulaah RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh ❤
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 5 күн бұрын
Baarlamaanka haduu naga qaban waayo falalka xun uu ku kacaayo xasan sheekh anagaa iska qabaneeyno
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 5 күн бұрын
Xassan gurgurte WA munafaq flimka beenta U jilayo wan ognahy ficilkisu iyo hadalkiisu isma laha WA qof Alle ceeb iyo foolxumo ayu dhex tagan yahay😮😮
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Subxaana Allah wajigiisa waa ka muuqata xumaanta uu dhaxda kaga jiro Allah umada ha ku dhaafiyo dhagarta aad ku haysid adiga iyo inta kula mid ah. Aamiin
@abobasement346
@abobasement346 5 күн бұрын
ilahay bah duleyay marku ismacil damer lugtah u ku xirtay ilahay ku duley xasan moryan iyo villa family
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 5 күн бұрын
Xasan dabshid wax isku dir mooyaane maslaxo iyo islaax beyna naas ahi ugama aynaan baran kana sugi mayno ee somali ilaahay hasaxo siqiir iyo kibiirba aamiin 🤲
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 5 күн бұрын
Mahadsanid Masha allah wadani soomaali guul eyso haadaan wariyaasha soomaali Ahayn marhoraa nalaliqilaahaa ismaail geele;imaraat,itoobiya guuleysta wariyaasha soomaali uhiili dalkeena dadkeena uhiili haqa shacab ka soomaali uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 5 күн бұрын
😊BAL DHAGEESTA JALEECA IYO TUUGANIMADA KA MUUQATA KHUDBADIISA EE MUUW YIRAAHDO KAMA RABNO WADA HADAL IYO HESHIS ITOOBIYA EE TIMIR LAFAA KU JIRTA
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 5 күн бұрын
madaxweynaha codkiisu waa hooseyaa
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n 5 күн бұрын
Sharcigi qanisinta oo lacag lagu soo qaatey😂😂😂😂😂
@hibo7569
@hibo7569 5 күн бұрын
Nous nous aimerions pas Éthiopie ni les autres qui veulent prendre notre pays nous sommes patriotes pour notre patri vive le drapeau bleu avec son étoile blanche il est très beau 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊👊👊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇸🇴
@elhanweera2435
@elhanweera2435 5 күн бұрын
Mw xasan shedkh mw geele mw biixi warqdaad saxeeday is waydoii mw biixi wu idinka badiyay by by. Guuuuuuuul somaalilaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 5 күн бұрын
xasantuug shacabkee muqdishaad utalisa ee kwhadal taa
@Terza56
@Terza56 5 күн бұрын
Abiye waxaa u horseedaayo bada iney nagu qabsato Hassan Qoslaaye jiljileec ay ka heshey waaye waana qaa’in wadan waxbuu qariyaa eritreya iyo sudaan iyo jabuuti aado baaster baa tahay Hassan Qoslaaye ✅✅✅
@maxamedfilacaduur357
@maxamedfilacaduur357 4 күн бұрын
WAXAA BASTAR AH CBB DII LAFARA XUMEYAY EE AAD ADIGA KAMID TAHAY • WACALNA WAA NINKA SIDADA O KALE AH
@XuseenEeyli-di9lb
@XuseenEeyli-di9lb 5 күн бұрын
Wa tuug xasan shiqq
@hassanelmi5102
@hassanelmi5102 5 күн бұрын
❤🎉
@Terza56
@Terza56 5 күн бұрын
Cid dooraneysa mar kale ma jirto Hassan Qoslaaye tiyaatarka qaranka majaajiliiste haka noqdo ✅✅✅
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Absolutely 💯 agree 😂😅
@IbraahimFaarax-w7u
@IbraahimFaarax-w7u 4 күн бұрын
Wajigiisu waxa uu u eg yahay qof waalan waxa ka soo if baxday xaaraantii
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Absolutely 💯 agree
@fowziya9536
@fowziya9536 5 күн бұрын
Uraye yaahuuu dhen
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 5 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dowladi wey bahalodey wey fashil tan dhica kaste dusturki bad dorashada qof iyo cod qabilada dagalki shbb dacish dagalki Ethiopia bad xasan gorgurde marxun xamza yusuf madale sulub sheikh cali wajiis sheikh bashir argixisada damajid wlkn abdulahi balwan dorashada 2026 waxa lo taandhanda wa xaqi ruwayadi xasan gorgurde familykisa marxun xamza yusuf madale sulub sheikh cali wajiis sheikh bashir argixisada damajid ayey ba cunay
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 5 күн бұрын
Xasanow qof iyo cod sidey ku qabsoomeysaa gudigii doorashooyinka waa kala dirtey shabaab wali xal kama gaaren marka xildhibaanadii maanta wey shalaaysanaayeen waanan isasaxeynaa ayeey yiraadeen xasanow is casilaadu waa sharaf xataa hadaad jirato sidii mubaarag ayaa maxkamada lagugu geynayaa bini aadamku magac ayuu ka tagaaye inta iscasishid dhakhtar aad
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 4 күн бұрын
WAXAA KA DARRAN SHAYDAN MADOOBE HALA QABTO WADDANKA
@AliAli-ey5ic
@AliAli-ey5ic 5 күн бұрын
Wuxuu leeyahay intaad dawlad goboleedyda la hadlaysaan annagaa wax kasta idiin oggole Nala Soo xiriira .
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 5 күн бұрын
MAXUUW YIRI XASAN TUUG SOOMAALIYA HISHIIS BAAY DIYAAR U TAHAY WAA MAXAY NIN IDHACAYO MIYAAN U BAAHNAAN KARAA HESHIISKIISA MABA ARKI KARO DAGAAL IYO XABBAD MAAHEE WAX KALOO NAGA DHAXEEN KARO MALEH EE XASAN BEENLOOW BADDA ASAGAA IIBIYEY WAA QIIQ ISKU QARIS OO NACAS AH
@ifrahabchir4223
@ifrahabchir4223 5 күн бұрын
Xassan dhiqow doqoon baa tahay aqliga aya kugu yar damiir xumo adeer iskaga bax taloh malihid waka weyn tahay shaqada uu banee qursiga ninki wadika somaliya 🇸🇴
@leilamohamed6217
@leilamohamed6217 5 күн бұрын
Kuwaanaba dadka niyada kadilaya Oo dadka dadka dhulka udhigaya
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 4 күн бұрын
Hhhh hassan awalbo shabab buu ahaa oo gacan star la lahaa alxaqiqa wanad arki doontaan 2025 meeshuu kudhameeyo
@elhanweera2435
@elhanweera2435 5 күн бұрын
Mashaalahu ❤❤❤❤guuuuuuuul somaalilaan viva,mw sheekh wa madxwaynha soomliya isna inshaallaahu guuuuuuul somaalilaan & somliya way kaltageen ze walalnimdu wa halkeeda bybyby
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 5 күн бұрын
Soomali adaa magaceedii dilay oo kala dilaye ale kaa qabay ye maxad dalka iyo dalka u haysaa si zin ale kuu soo qabaye
@israwadani9113
@israwadani9113 5 күн бұрын
Akh waxan soomaali way nacday bal waxaasi wuxuu ku hadlayo maxaa wada hadal keenay ma bad inaga dhexeeysay heshiis ku lahaa
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Maxaa gogol keenay Allah ku qarib kan Allah hana dhaafo aamiin
@HoyoFadumo-hm5px
@HoyoFadumo-hm5px 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadifomahamed871
@nadifomahamed871 5 күн бұрын
yaaa.huuu.ayan.ku.dhahay.yaa.ka.dhex.hadlayo.
@user-fj1kd6sj8c
@user-fj1kd6sj8c 5 күн бұрын
Xsan dhiiqi waalo ama has waalan wax lagaa qorayaa majirto,teendhadhii baa loo noqo,dadkii iyo dalkii waa LA degtay buyebuye xasan. Waa faashil
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Absolutely 💯 agree
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 4 күн бұрын
Alla xasan madhanaa oo caqli xumaa xamar waa qudhunsaday wax kama tegen icidani kuugu imanmayso sida sebiga how hadaaqin xamar laguu nacay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 5 күн бұрын
meeshaaan baarlamaan majoogo waa tuug maay waaydiiyasn meeyay turkigad lahaayd baduu noo ilaalinayaa mee
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 4 күн бұрын
SOMALIYA, VILLA WARDHIIGLEY MA DHAAFTO!!!!!.
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 5 күн бұрын
Xasan dhiiqo wuu ku fashilmey hogaankii iyo abnigii dalka markaa waa inuu iscasilaa
@gigachad9879
@gigachad9879 4 күн бұрын
Suldaan beenloow ah hooska Ilaaheey SWT ma harsado maalinta qiyaame waa xadiis nebi SCW madaxwynana waa la mid
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 5 күн бұрын
WAA NIN WAALAN BAA WUXUU RABO BUU NOO SHEEGAA 100HADAL OON IS WAAFAQSANAYN BEENLOOWOOW DHAANKAADII WAA KAA SOO HOREEYAA .
@luulhashi1664
@luulhashi1664 5 күн бұрын
Nin dhulkaaga ku hasto in la hasho mahan. Isk joogi wahakka
@saramohamud314
@saramohamud314 5 күн бұрын
Nin dhulkaagii kugu haysta xagee heshiis joogaa maxaad u aqbsleysaa marka hore itoobiya warkeedu waa cadyahaye warkiina cadeeya😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 4 күн бұрын
Waa runtaa walale
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 4 күн бұрын
DHULKA MA HOOYADAA BAA LEH????.
@bby6
@bby6 5 күн бұрын
Wallahi ninkan wa nacas war dhulka wa dhul somali side gorgortan ugali hadad nin rag ah tahay is casil doqon yahaw
@Bashir1119
@Bashir1119 4 күн бұрын
Adiga xasan jabkiisa waa kuraaxaysataa brother abgaalna waatahay maada qaladka wax kasaxdid mise sheegato baatahay nin asal abgaal ah sidaan uma hadli laheen mise waa lagugu shaqaystaa Oo waxaatahay dameer malabsaaran
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 4 күн бұрын
Dameerkan dalka halaga.qabto tuuga ah
@amalhassan7383
@amalhassan7383 5 күн бұрын
😅😅😅Subhanallah
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 5 күн бұрын
Xasan Sheikh meel u dhowrsan ma jirto waa nin Dhiiqo ku dhex dabaalanaya. Waxaay ku Qurux badnaan laheyd islamarkaana u wanaagsan inuu isla casilo Kursigaan uu ku fadhiyo waayo inuu wax sii dumiyo ma ahane inuu wax dhiso lagama raja qabo waana Xaqiiqada dhabta ah. Wax wars ma jiraan.
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Absolutely 💯 agree
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 5 күн бұрын
Xasan dhiiqo waa hasha geela cunutee cabaada markuu dalkii gataya buu hada wejiga ii kadkaduudaya sidee Etyoopiya ugala gorgorotami karaa bada soomaaliya daldhisa baa loo dhiibiye maantana wakaa uu ciidankii laaye bada iyo beriba gataya oo qabuuraha faganaya😏
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 5 күн бұрын
Meel oo gabre katalinaya oo madax eheen abiaxmed kadaran
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 5 күн бұрын
Wejigiisa NACLAD aya ka muuqata
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Absolutely 💯 agree
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 5 күн бұрын
walaal beel itoobiya kenya imaaraadka waa cadawga somaalia doorosho khof i cod inaad iska dhaaftid itoobiya waa dagaal mahurto m.w maaweelo looma baahno deg deg dagaal ugu baakh asc
@laylosiciid781
@laylosiciid781 5 күн бұрын
Wuu isku maamahay xasan Inkaarbaa ku dhacaday Xaqii baa daahiray Fool xumuu aduunka uga tagayaa
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
IinshaAllah
@IbraahimFaarax-w7u
@IbraahimFaarax-w7u 4 күн бұрын
K Xasan sheikh waa waa beenaale
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg 5 күн бұрын
Wala heshiina kulaha korku kugo war nin dhulkaga kugu hasta wakulaheshiina maxay tahay
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 4 күн бұрын
Xassan Corruption been kufaro weynaa war maxaakey in dhulka somaliyeed lagu gor gortama ee uu Xassan yirahdo Ethiopia inay badeena nagala hadasho amaba nagula gor gortanto nooguma aanay iman ee meelo kala ayay kawarwegtay. walaalkaa waa goorman Ethiopia walaalo noqonay waran caaradii ayaa inoodhaxeeya!
@abdiabdi8887
@abdiabdi8887 4 күн бұрын
Hassan sheikh wa tuug been loow
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 5 күн бұрын
Hhhhhhhhhhh gurguurte ha kugu taagnato
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Absolutely 💯 agree
@elhanweera2435
@elhanweera2435 5 күн бұрын
❤guuuuuuuul guuuuuuuul guuuuuuuul qaranimo buuxda ❤somaalilaan maashaallaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤viva mw biixi ❤❤❤
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 күн бұрын
Day dreaming 😂😂
President William Ruto dissolves Cabinet
11:40
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 304 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,4 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 32 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 62 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
Cabinet, You Are All Dismissed! | President William Ruto
9:15
Africa Web TV 2
Рет қаралды 148
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 113 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,4 МЛН