No video

Qaaci Show | Mahad Gelin Hore iyo Najma Nashaad | Astaan | 2020

  Рет қаралды 568,436

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Martida: Mahad Gelin Hore
Najma Nashaad
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Saxophone: Cabdale X. Maxamed
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mukhtar Dhuux
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2020.

Пікірлер: 369
@Warsheekh
@Warsheekh 3 жыл бұрын
Hada Somali nahay dadkana fanka inoga masuul ah wlhi nolada❤️❤️
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 3 жыл бұрын
allah yacizak Mahad, waxaa tahay fanaaniinta rasmiga ah ee soomaaliyeed, fankeena qof akhlaaq leh baa matali kara. mahadoow reer jowhar big love ayay ku hayaan
@munahassan8131
@munahassan8131 3 жыл бұрын
xasidiin reer koofur ninku waa reer somaliland
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
@@munahassan8131 Hhhhh Soomaali iyo qabiil xaggee la kala geyn. Waa run Mahad waa reer Somaliland. Ujeedkiisa burburka ka hor ayuu Mahad ahaa reer Jawhar sida Cabdiwahaab Kamace iyo fannaaniin yar yar oo reer Hargeysa hadda ahi awal uga soo qaxeen Xamar. Qofka ujeedkiisa in la fahmaa muhiim ah lool.
@ziyohassan
@ziyohassan 3 жыл бұрын
inaba cadi maha wlh waa idin wadaa qaaci show
@mahameda.rahmaan3657
@mahameda.rahmaan3657 3 жыл бұрын
Fanka adoo aqoon leh soo gal, caadana haka dhigan sida fanaaniinta soomaaliyeed... #Sida_mahad galin hore oo kale legend aan taageero.....
@Raxma_Rabi
@Raxma_Rabi 3 жыл бұрын
Masha allaah najma nashaad hooyo illaaheey isha cadawga hakaa xijaabo from minnesota 💋💋💋💋💋💋💖💖💖❤️❤️❤️
@mohamedabdulahi3098
@mohamedabdulahi3098 3 жыл бұрын
Inanta Waa sareysa CODKA iyo Heesta ba halkeedii ayeey dhigtay keep going abaayo
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Wax jecel Mooyee gabadhani cadawba ma yeelan karto she young and innocent
@mhassan1669
@mhassan1669 3 жыл бұрын
@@mohamedabdulahi3098 asc
@somswed.5014
@somswed.5014 3 жыл бұрын
What a music and natural voice. Walee hoyga fanka Hargaysa ayaan fan lagu gaadhin.
@SuperKaalid
@SuperKaalid 3 жыл бұрын
Najma nashaad 👑 fanka hora u soco
@superlula2674
@superlula2674 3 жыл бұрын
Wow mahad nooloow from muqdisho
@khalidaweys
@khalidaweys 3 жыл бұрын
Wow! Waa barnaamijkii ugu fiicnaa een ka daawado Astaan TV, amma barnaamijka Qaaci Show. 👍🏾
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 3 жыл бұрын
Axyaaa calayk ustaad c/naasir iyo dhaman bahda muusigaa macan nasoo gaadhsiisay
@sni6554
@sni6554 3 жыл бұрын
Hadii aan millionaire ahaan lahaa naima nashaad waxaad dhihi lahaa kaligay ii hees soomaliyey hadalka waad bashaan waan idin ogahay inaan gabadha laqabo rabo maaha ee xaga heesaha ayey iiga miisi lahayd najma 😍😍😍😍😍😍😍
@shamsoxasan5693
@shamsoxasan5693 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@abdiazizissack5404
@abdiazizissack5404 3 жыл бұрын
The guy has alot of confidence... Selection of songs is so nice
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 3 жыл бұрын
Doqon niimadaada luuqad qalaad'baad afkaaga ka hor'marinaaysaa!
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 3 жыл бұрын
@@maxamedsoomaali93 Like ayuu ku raadinayay 20 Say Wallahi ah ayaa ugu qabtay kkk
@salahabdiaziz6351
@salahabdiaziz6351 3 жыл бұрын
Luuqadeeni hooyo ku hadal hadaba heesaha fahantay!
@waqalhure3710
@waqalhure3710 3 жыл бұрын
@@salahabdiaziz6351 not everyone who speaks Somali can write Somali so stop judging pple.
@waqalhure3710
@waqalhure3710 3 жыл бұрын
@Deqo Iskaabulo your not Islam?
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 3 жыл бұрын
eesh-qiyaasak waayo waayo xasuus dheer ayaan caawa galay iyo brigii aan aadka uyaraa een dhagaysan jiray heesahan
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Walahi 😭😭😭😭 mahadow heesta ubaxyahow markaad qaaday ilmo igu soo istaagtay jidhidhico ayaan dhamaantay wada gariiray Ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo Qalbi jacayl wax kasoo arkay uun baa i dareemaya.
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 3 жыл бұрын
Aad Iyo Aad Sxb
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
Adiga wll jcylkan yaa kaa damiinta meel kastoo jacyl lagu hdal hayo joogtaa
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
@@mumtazmohamet5758 hhhh wll taasi ma dambibaa
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
@@mumtazmohamet5758 halkana maad igaga daba timi 😂
@kawsarkawsar6413
@kawsarkawsar6413 3 жыл бұрын
Mrka jacyl dhabi ku hayo hees kasta iyo sheko wlba wxba isga egtihiin😭
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 3 жыл бұрын
Mahad galin hore sxp Waa ninkii odeyga ahaa Oo ku leh Dameer gaari waa faras
@mustafeahmed2263
@mustafeahmed2263 3 жыл бұрын
Mahad iyo Najma makala dhacdaan💚💚💚💭💭💭❤❤❤
@kalilrage8873
@kalilrage8873 3 жыл бұрын
Abukar buulo xuubay iyo labada nin ee ilma macalin caydiid waa tiir muhiim ah fanka dhinaca qaaciga
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 3 жыл бұрын
1984 aroos uu ka heesaya joogay, ninkaan hada ma’aha ; waa talent qarsoon. Hori u soco 👏🏽👏🏽fanaaninta ugu qatarsan waa fanaaninta xaafadaha’ kuwaas ayuu ahaa
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Aad uweyn ❤💯🎤
@cabdinaasirismaaciil4454
@cabdinaasirismaaciil4454 3 жыл бұрын
ma ninkaan baa 1984tii arooska heesayay mise waxaa kawadaa 1994 wall.
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 3 жыл бұрын
Kabanka, Organka, Dhexyarta, Iyo Sagsafoonka Mid Weliba Kaalintiisa Ayuu Qaatay Marka Sidaa La Isula Helana Wax ka Macaani Ma Jiro Magacyadii Fanaantiinti Horena Hadaad Xusteen Allaylahe Dhaliishi Yarayd Waad Inaga Saxdeen.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Kooxdan baa u sidata. Abuukar Caddaawe, Cabdinaasir, Bulshaawi, iyo walaalka saxophoneka garaacaya, labada fannaan. Guuleysta
@bulshawithehitmaker3258
@bulshawithehitmaker3258 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 sexophone ka waxaa tumaya Cabdalle Xaaji.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@bulshawithehitmaker3258 Mahadsanid mudane.
@khaalidcabdiraxmaan5982
@khaalidcabdiraxmaan5982 3 жыл бұрын
Mahad galin hore kaligii ayaan salaamay
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 3 жыл бұрын
Aduun hawli kama dhamaato.. waw waxa lagu xasuustaa heestan Cabdirahman aw Cumar Cabdi mataan .. oo asalkeeda samaystay oo qaaday. Ilaaha ha u naxatiisto.
@deedee8934
@deedee8934 3 жыл бұрын
Woow he got a sweet voice maasha Allah😍😍😍😍
@abumaryamali3470
@abumaryamali3470 3 жыл бұрын
Ninkan codkaga fcn see u lahaayeen ayey fanaanka dhigen yaap!!!!??
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Shoodhahaygii Mahad Mohamed Nouh Ahmed Ali Iyo Najma Nashaad ✌️✌️✌️✌️✌️
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
Niyow ninkan ma reer Somaliland baa
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
MOHAMMED Yusouf haaa wll waa my brother
@kingguled2444
@kingguled2444 3 жыл бұрын
Macalinka durbaanka gacantaada Alla barakeeyo wooow🙏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 жыл бұрын
Alaylehe abwaanadi Indhahyga ooyoo Ilmamay kakeeneen Waa kayd astaanloo Urugada jacylkaba Inyar aan kataginoo Soo ururshy iintii Caashaqu abuuree Alloow yaw duceeyoo Aamiinta raacshoo Ergadi jacaylkoow Ifka nolol udgoon iyo Raaxiyo barwaaqana Ku abaada yaa dhaha
@bulashawi8926
@bulashawi8926 3 жыл бұрын
Mahad galin hore fanan buxo astaan waxey sonoleysay fanki hormar wacan
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 3 жыл бұрын
Waaaaaaw war ninkani halku ku qarsonaa waa fannaan weyn sido kale gabadha yarna way cod fiicantahay
@Ahmedibrahim.5026
@Ahmedibrahim.5026 3 жыл бұрын
Gabdha yar aaa ma aqaaano cmlaaaa
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 3 жыл бұрын
@@Ahmedibrahim.5026 najma nashaad khasab maaaha inuu qof walba yaqaano dadka naftaado kale haka soo qaadin
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 3 жыл бұрын
Labaduba makalu dhacaan
@gaasiraguuled2497
@gaasiraguuled2497 3 жыл бұрын
Mahad maxamed nuux axmed codhalaasiya.
@gaasiraguuled2497
@gaasiraguuled2497 3 жыл бұрын
Najma nashaad ubaxa soo kacaya ee fanka
@shordyisdope
@shordyisdope 2 жыл бұрын
I come back to this everytime love it 🇸🇴
@KIRIH
@KIRIH 3 жыл бұрын
Mahad mohamed nuux joog oo jir saxiib legend.!!
@ousmanjallow5001
@ousmanjallow5001 3 жыл бұрын
Hapalyo astaan TV waad mahad santihin idaa ada bulshada somaliyed ugu shaqenesan Hapalyo tank Garzye Danke
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 3 жыл бұрын
Maanta laba legend ayaa heesayee haloo istaaago
@maidahussein4068
@maidahussein4068 3 жыл бұрын
Wow wiilkii cod macanaa masha Allah
@khalidsoofadhiiste4204
@khalidsoofadhiiste4204 3 жыл бұрын
Wooow amazing Ilike qaaci show astaan tv keep going
@daadeyare8382
@daadeyare8382 3 жыл бұрын
Lagukala hilaacyiyo maha ee waa Onkot galab hilaaciyo Roob aroorya da aya intakale waa dhag sxb hore usoco
@adamDooll
@adamDooll 3 жыл бұрын
Najmo nashaad big woman💋💋❣️
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 3 жыл бұрын
Heesta Juba buu aad ugu soo baxay mahad guul waa dadka uu hu bahanyahey fanku
@khayrecalinuur9496
@khayrecalinuur9496 3 жыл бұрын
Runtii heesta najama nashaad markaan dhegeystey shucuurteyda lama soo koobikaro
@mohamudkilwe
@mohamudkilwe 3 жыл бұрын
amazing voice gelin hore manshaAllah 🧡🧡
@moshire6645
@moshire6645 3 жыл бұрын
Mahad Waa Fanaan iyo Aqoonyahan intaba🔥
@museadan2109
@museadan2109 3 жыл бұрын
Aqonyahayn maxay tahay ma school ba
@aaziizsuleiman3478
@aaziizsuleiman3478 3 жыл бұрын
Mahad galin hore legend noolow najmo fankii baa ka dhex heesaya amazing wlhy
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 3 жыл бұрын
Labadan fannaan mar kale noogu so celiya
@lamafilaantv3314
@lamafilaantv3314 3 жыл бұрын
Astaan tv iyo barnaamijka qaaci show waxad no so xusheen haldoor qaaliya
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 3 жыл бұрын
Halkan.ku dhashay hoygii fanka hargeisa i mis you
@maxamedcabdi4278
@maxamedcabdi4278 3 жыл бұрын
Golden voice keep going brother mahad
@cabdiraxmandiinaari9438
@cabdiraxmandiinaari9438 3 жыл бұрын
Adduun howli kama dhamaate! Cajiib.
@khadaridiris8067
@khadaridiris8067 3 жыл бұрын
Astan cable oon ugu baranay Soo nooleynta fanka Waydinkaa hadaba dhagayzi wacan
@ismailosman3305
@ismailosman3305 3 жыл бұрын
Caadi ma aha mahad waad ka baxsatay from jamaame j hoose
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Mahad galin hore And najma nazhaad (Amazing voice each other)
@dhaqansidechannel3678
@dhaqansidechannel3678 3 жыл бұрын
Amazing voice and natural voice
@haleelchannel6152
@haleelchannel6152 3 жыл бұрын
Dadkii Fanka lahaa❤ Calayk Calayk!.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Labaduba ma kala dhacaan, Salaan Gobanimo from California
@naasirjaamac
@naasirjaamac Жыл бұрын
Mahad galin hore cod ayaa alle ku manays tay hore usoco zxb
@aishaali0552
@aishaali0552 2 жыл бұрын
Najma nashaaad nalka fanka umada soomaliyeed 💋💍💯❤️❣️💘💖🙌
@mohamudbulle4266
@mohamudbulle4266 3 жыл бұрын
Thanks everyone involved in making this video
@muniirmohamed2359
@muniirmohamed2359 3 жыл бұрын
Walahi legends ayaa is helay Mahad iyo Najmo keep going ayan idin leeyahay walalyaal
@xamzikofficial5430
@xamzikofficial5430 3 жыл бұрын
Ilayn Hoy kuma Bogsiiso Hamigu Wax kama biyee calaacal waxba kuma keeno Mahad gilin legend.
@adamyounis4449
@adamyounis4449 3 жыл бұрын
Mahad dalcada ayaad ka saartay sxb👍👍👍
@mootech4
@mootech4 3 жыл бұрын
Hi yartan ku haystaa anigu 😁 war yaa ILAHAY yaqaana OO muslim ah gabdhan free ma tahay jago ma ka banaatahy 😁warku waa halkiina thanks Eid mubarik to all
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
maya waa xaas iyo hooyo
@mootech4
@mootech4 3 жыл бұрын
@@mhassan0163 boos ka banaan maqly
@Mmmuuse
@Mmmuuse 3 жыл бұрын
Ninba dahab lumay si udoondoon😎
@miyirdhadoon5347
@miyirdhadoon5347 3 жыл бұрын
Bashiir Abdi maclin axmed oo ciyaal carwo ree muqdisho ah ayaa ku salamaya mr,shee'
@farahdahir8554
@farahdahir8554 11 ай бұрын
AUGUST 2023 AYAN KUSOO LAABTAY REAL MUSIC AND VOICE TALENTED CONFIDENT GALIN-HORE HEESO XASUUS LEH NAJMA ORIGINAL VOICE..
@ahmedjubba1459
@ahmedjubba1459 3 жыл бұрын
Wll wxaan idinka codsanayaa inaad soo badisaan ninkaa mahad galin hore
@ciisexasan1399
@ciisexasan1399 3 жыл бұрын
Ahmed sxp sare igu tuur cimamada
@baashiqaranofficiall7139
@baashiqaranofficiall7139 3 жыл бұрын
Maansha allah xijaabka iyo asturnaanta ku qurux badnaa gabadhu
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 3 жыл бұрын
mahad fan magalaayi ayuu dhihi jiray marka maanta maiskeeny munkar qofki niyada kishto oo qalbiga kjeclaado halaaag ku suganyahy
@Iamsahal143
@Iamsahal143 3 жыл бұрын
Waa fannaanka ugu fiican jiilka cusub wuxuu ku heesayaa live cod jilitaan iyo masrixiyadaba A baan ku siiyey Mahad Gelin Hore Episod kaan baana iigu horraysa wallaahi
@abdihakimhassan4608
@abdihakimhassan4608 3 жыл бұрын
Eesh Calaaa sawd. Mohamed Mohamed Nuuh, my classmate at University of Hargeisa, waxaad I xasuusisay ciyaalnimadaydiii heesiii la dhagaysan jiray. Mahad iyo Najma waxay ku heesayaan toos AMA live waa cod koogiii oo aan waxba lagu darin. Greeting from the UK🌺💓
@abdirahmanmohamed5616
@abdirahmanmohamed5616 3 жыл бұрын
Mahad Bilaa Music 🎶ga ayuu top ku yahay
@noradinomer5457
@noradinomer5457 3 жыл бұрын
Two talent najma and mahad galin so cute
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
HOYGA FANKA IN AAD JOOGO MAXAA LUGU GARTAA🥰💚🤍❤
@taharkataharja1717
@taharkataharja1717 2 жыл бұрын
Macalimiinta!! Cod hagaajiyaal. Musicians Top!!
@Ashuor664
@Ashuor664 3 жыл бұрын
Najma nashaad wllhy top grails voice codkeeda tos u dhuuxaysaa 💯👸🏅
@ibrahimabshir1466
@ibrahimabshir1466 3 жыл бұрын
Wanaaga iyo hibadu markay israacdo macaankasa ka dhalanaya Aad bad noo madadaalisen anagoo leh danbigena allaha dhaafo hadana runti cod macaan iyo isfahan bad so bandhigteen Fanka wanaagsani wakaas guulaysta Mahad galin-hore Najma nashaad
@brotherjameel7492
@brotherjameel7492 3 жыл бұрын
Ciradiyo jacaylkii kala caganaan jiray Ana caawa la badaba la cawaynsimaaye. Erayadii Abwaan sangub
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
La’aantaa la doogi maayo ❤️😘🔥
@nafiso7343
@nafiso7343 3 жыл бұрын
Ninka cadi maha wa fanaan
@abdirizakfarah2572
@abdirizakfarah2572 3 жыл бұрын
Hees hees usoo jarjara.....waadna ku mahad santihin barnaamijyaddan Qaaci dadka tageersan baan ku jiraa
@buunijama8080
@buunijama8080 3 жыл бұрын
Waa ereyadii gujis,iyo macalin mahamed raage👍
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 3 жыл бұрын
Najma Nashaad waxay u qalmaysay fanaanadda sannadka ee Hodan Cabdiraxmaan layska siiyay. Boqortooyo
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Fanaaniin tayo leh waa kuwan. Dhaqankii haasaawaha nadiifta ah
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
RAYZUL. WAAZAARE SHIIMCON. BEERIIS LA. REEB
@idirisali572
@idirisali572 3 жыл бұрын
Onkod galab hilaaciyi roob aroooryo da ayay iska sax xaaji mahad 😍😍
@abdirisakdabaare9065
@abdirisakdabaare9065 3 жыл бұрын
My classmate mahad maxamed eesh calaa cod
@baraarujiyeofficial2925
@baraarujiyeofficial2925 3 жыл бұрын
axsan fanaan saan u heesa ama iska daa fanka hadii aadan sii karin xaqiisa cod kalsooni iyo akshan buu isku wallee waa fanaan culus horay u soco mahad galin hore
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 3 жыл бұрын
Heesta 1 darteed ayaan u daawada muuqalkan ani doookhayga
@khadaridiris8067
@khadaridiris8067 3 жыл бұрын
Zxpkay mahad galin hore Nolow pro👍
@akhyarosm4147
@akhyarosm4147 3 жыл бұрын
Wooow mahad galinhore waa fanaan buuxa ninkaasi lkn fanka waa u kasoo habsaamay bari hore ayay ahayd inaad dhagaha soomalida aad qabsato xaax fanaan qabyoobay weyaan, legend mahad axsan cod
@abdulahiali185
@abdulahiali185 3 жыл бұрын
Hhh
@abdiazizali7616
@abdiazizali7616 3 жыл бұрын
Hhh waar ninkani waxbuu baranayay intay qaar waxbarashaa ka saaqidayeen
@yahyehargaysawi9177
@yahyehargaysawi9177 3 жыл бұрын
Caawa heesta mirqanku i tusay kun ku ceshtay
@siciidcismaan7994
@siciidcismaan7994 3 жыл бұрын
Mashlh najma nashaad keep going wll
@ciisexasan1399
@ciisexasan1399 3 жыл бұрын
Saciid cisman igu tuur cimada
@moudhoussein7568
@moudhoussein7568 2 жыл бұрын
Maxamed Bulshaawi amazing
@MustafeAadan-fh5rg
@MustafeAadan-fh5rg 9 ай бұрын
Gelinka hore naagaha lala qayilaa la mirqaamaa
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 3 жыл бұрын
Taag ku qaabo azxaabta.😊 ✅Like saar 👍page-ka ↗️ Nagu soo biir mahadsanid.💖
@idirisali9394
@idirisali9394 3 жыл бұрын
U the
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Really he has full confidence in his self and so amazing how is selection the songs
@ibnulbilal1470
@ibnulbilal1470 3 жыл бұрын
Waaaaw!!! Heestii juba wuu keenay wlhi!!! Big up bro
@abdifatah121foodcuun7
@abdifatah121foodcuun7 3 жыл бұрын
isiiiiiii isiiii wlhy waxan aad u jclhy heesahi hore iyo wlba mahad iyo najmo
@hodohaniawale9026
@hodohaniawale9026 3 жыл бұрын
Waah waah esh calaa
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 жыл бұрын
Mahad gelin and najma nashaad are a wonderful fuu
Qaaci Show | Cabdi Madoobe iyo Nimco Ladan | Astaan | 2021
29:59
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Fanaanka Codka Macaan Mahad Galin Hore Iyo Sanadka Cusub 2019
10:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 9 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 520 М.
Qaaci Show | Nadar Cilmi & C/qaadir Qiiq | Astaan | 2020
30:38
Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020
20:40
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 314 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН