Qisada Feminism 55 Sano Gaartay oo Gudbisay Farriin Halis ah | Petronella Wyatt |

  Рет қаралды 29,126

Omar Inshar

Omar Inshar

Ай бұрын

Пікірлер: 255
@farhiya2269
@farhiya2269 Ай бұрын
Aniga hamigayga kowaad wuxuu ahaa inaan hooyo noqodo waanan noqday hooyada 3caruur ah imikana waan korsadaa farxadba yagaan kahelaa ma wax loo dhiga Jira inaad hooyo noqoto ilahow intaan wali waalid noqo sii awlaad baariyaal ah anagana Noo xafid aamiin
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb Ай бұрын
Aniga aduunka waxaa ugu jecelhay inaan hooyo noqdo I.n waa noqonaa❤
@Aaziz5
@Aaziz5 Ай бұрын
Masha Allah Hooyo nimo waa shey qaali ah ❤️ dumarkuna ma wada gaadhaan😢
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Ай бұрын
Aamin wllo ❤
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 Ай бұрын
Aamiin yaa rabii
@Bullale6
@Bullale6 Ай бұрын
ilaahay haku barakeeyo walaalo adiga iyo caruurtaada.
@Amirada_Sunduz
@Amirada_Sunduz Ай бұрын
Dhalinyro guurka hala badiyo waa hdlkii Nabigena NNKH💖
@inDiviDuaL_Unknown
@inDiviDuaL_Unknown Ай бұрын
Uu qaali garoobey guurkii
@Amirada_Sunduz
@Amirada_Sunduz Ай бұрын
@@inDiviDuaL_Unknown Haa lkn wali wey jiran gurarkii layaqanay soma ahna
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Ай бұрын
Guurka hala badiyo hadal ma ahan marka hore qofka waa inuu meel iska soo saaraa oo uuna garanayo mas’uuliyada carruurta iyo guurka iska guurso oo iska dhal waa dhaqan xayawaan xitaa xayawaanada qaar ayaad ka liidataa haddii aad isla guursato iska dhaldhasho
@IdilQurux-cl9ux
@IdilQurux-cl9ux Ай бұрын
Waan kaga mahad calinaa aqoonyahankana waxaa manta bedeshay fikrad inta sano aminsanaa❤🫡 👏
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Ай бұрын
16 jir anoo ah baa waalidkey ii guuriyey sanadki 17 jir an ahaa baan gabadheyda Curad Alle I siiyey alxm weliba anoo Secondary school form four ayan ahaa weliba ano umul ah baan Imtixaanki Dowlada Ayan galey kheer Alle ha siiyee Xaajigeyga ayaan gaari igu geyn jirey goobta aan imtixaanka ku galaayey alxm hada 4 gabdhod baa ii joogta Curadeyda waa 7 jir ana 24 jir baan ahay alxm xaajigeyga ayaa mudo sanad iyo bar kahor ah ayuu iga dhintey keligey baan koriya una shaqeeya alxm Hooyooyinka Soomaaliyeed Rabbi ha xafido wa dumar karti badan oo daruufaha Nolosha la daala dhacaya Rabbi ha u fududeeyo.
@Sooffe
@Sooffe Ай бұрын
ilaahay hanoo xifdiyo gabadheena Adna ilaahay Haku barakeeyo abaayo Qaali❤❤❤❤
@yt6605
@yt6605 Ай бұрын
Ilahay sayigaagi ha unaxaristo janatul fardowsaNa ilahay ha idinku kulmiyo caruurtana alle hakula koriyo walshay🤲
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 Ай бұрын
Ilaahay nolosha hakuu Fudaydiyo wll, awlaadana haku barakeyo,allah u ha janeeyo odaygaagiina
@Ahmed_Dino
@Ahmed_Dino Ай бұрын
Allaha u naxariisto wll... Adigana Allaha kuu fudaydiyo masuuliyadaas wll
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 Ай бұрын
the baste vedio Lesson techer Lagend
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Ай бұрын
Feminism waa naago wareeray oo donaya hablaha inay lugooyan ✅
@AbdibasetIsmail
@AbdibasetIsmail Ай бұрын
Waad qalad fahantay . Dumarka shaqada iyo horumarka yan laga horistagin ..free woman
@jilbagabtv
@jilbagabtv Ай бұрын
Feminism ka waa albaabka jaxiimo holac tufeysa Hadalkan kun sadar ii hoos dhig
@HamDaBilaN-mn6eo
@HamDaBilaN-mn6eo Ай бұрын
Inaad hooyo noqotaa way fududay lkn waxaa adag inaad noqoto hooyo ilmaheeda sifiican u tarbiyadaysa oo xaga cilmigana ka dhista diini iyo maadiba marka hore waa inaad adigu wax barata siday midaasi kugu fududaato ood hooyo fiican u noqotid oo nafteedana anfacday ilmeheedana anfacday 😊
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
Sax sidokale hoyo shaqaysata ilmaheeda dhinacwalba kadaryeelikarta aanlagu dyacikarin
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 Ай бұрын
Ku sali Nabi Maxamed scw ❤
@kaptantaxo8058
@kaptantaxo8058 Ай бұрын
Wll scw lkn wllhi waan arkay anigu nabiga
@SaabariinIbrahim-qg4se
@SaabariinIbrahim-qg4se Ай бұрын
Ilaahayow noo gargaar oo na astur❤
@Merweh
@Merweh Ай бұрын
My Teacher My Allah Bless you ❤
@ygcade6527
@ygcade6527 Ай бұрын
😍
@user-eu2iv1zd3f
@user-eu2iv1zd3f Ай бұрын
Waxan leyahay hawenka muslimka waa in ay guursadeen hadii ay dawa cararaan lacag & mustaqbal waxa ay sotaban donta albabka jaxiimada 😊
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Laakiin ugu danbayn cabdi khasaare ayaa badbaadiya.. waa xaqiiqo hadhawna aay beerka ka garaacda markay suuqa kusoo gasho ..
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
Yaa salaam waa jaxiimo holac tufaysa😂😂😂😂😂
@user-ok4zs9ru7h
@user-ok4zs9ru7h Ай бұрын
Faqir wano kama rabno
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
@@user-ok4zs9ru7h shuuboyinka lalama hadlayn😀😀
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Ай бұрын
​@@user-ok4zs9ru7htanoo kale jirta waa naag iimanka ka iyqda faqiir dad kuceyneysa iyadana waa faqiir😢😮
@user-ik9ug6lu3c
@user-ik9ug6lu3c Ай бұрын
150k congratulations 🎊 👏
@870mx
@870mx Ай бұрын
Walaal waxaan kaacodsanayaa inaa boodhkaas nooga samayso dhalinyarada ragga iyo dumarka isla dalxiisa wax isladuubo iyo hadalka dhalinta soomaaliyeed hada barteen ee ah gaara ahaan dumarka(waxaan u arkaa sida walaalkay damac igama galayo) suaal kale cumaar aragtidaada team rag iyo dumar ah se yaa qadhankan bilaabay walaal cumar waa codsi nooga samee boodhkaas
@habey90habey79
@habey90habey79 Ай бұрын
Mar horuu ka hadlay soo daawo
@drabdinasircariif9497
@drabdinasircariif9497 Ай бұрын
Xage kaga so hdley eng maba aragne
@anisoyareychannel12
@anisoyareychannel12 Ай бұрын
Asxaabey please isoo booqda routino sameeyaa❤❤❤
@BalqisAbdirahmaan
@BalqisAbdirahmaan Ай бұрын
Runti 21 jir 18jirkeygi ilHada guurban diyar uahay hadana qof guur isoban dhingta waan wayay qof hadan xirir lasameyo waxan arkay 6bilod anago wadahadleynaa hadana wax guur igala hadleyn kadib waan jira xirirkas anon ushegin sababta runtii hada xirir dhan malihi oo marabo ina sameyo wayoh wilsha intoda badan iyagaba guur diyar u ahayn 7/2023 wiil ayan isbaranay muqdisho ayuu kunola ana bosaso bas marka wilkas wan sodhaweye xirir ayan wada sameynay 3bilod kadib bosaso ayan iman bu idhahay hye ban dhahay kadib markii uu yimi wuxu yiri ina is argno raba oky ku dhahay xage ku kulana bu yiri waxan iri gurigen hyeh wacadi bu dhahay lkn ani waxan bosaso jogaya 20bari marka 10bari kamid ina ku lano oo is aragno oo haben ba mel adno banraba islaso casheno sidokle melabadan Aadno ani waxan ku iri wan iri kulan ka majecli kaliya halben ayan xafada ku kulmayna kadib wan kala tagin mana rabo ina mardan be is argno wuxu dhahay ani gabadha Aan rabo inan gursado waa gabar igu kalson oo waqti badan islaqadaney Marka wilsha somalida iyagaba kulan iyo ina banan isla Adna raba kugu dhahaya Runtii kuwo badan ayan arkey 😢
@abdirahiinmoham7845
@abdirahiinmoham7845 Ай бұрын
Mid dacad ah oo kulan dhan xiiseynin ayaa kan ah aan is barano he❤
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir Ай бұрын
Sorry guul baan ku rajayn wax fcn Allaha kusiiyo wllo ❤
@BalqisAbdirahmaan
@BalqisAbdirahmaan Ай бұрын
​@@AhmedabdilnasirMhDsniD ❤
@Sooffe
@Sooffe Ай бұрын
Mais baranaa Ani hadaad daacad kaatahay
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
Calafkaagi ayaan wali imanin xiligi illaahay kuu qoray ayaad guursanaysa hakawerwerin waqtigaaga qaaaliga ah kafaaideyso lafahaaga iyo ilmahaaga mustaqbalka wax usiidiyaarso
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane Ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله ❤
@user-lp1ml5xy8s
@user-lp1ml5xy8s Ай бұрын
Mahadsinid ustad Omar inshar.
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Ай бұрын
Shukran omar inshar
@fardowsocdy7696
@fardowsocdy7696 Ай бұрын
Jazakalaah qeyr wll
@AhmedMohamed-si9ck
@AhmedMohamed-si9ck 22 күн бұрын
Gabar sodomeeyo jirtay oo team leader ii ahayd ayaan weydiiyay saaxiib iyo caruur ma haysataa waxey idhahday shaqadeeydaa iqabta Wlhi waxey ahayd last Month.😢😢😢
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Ай бұрын
Mahadsanid saaxiib 😊
@knowit1m
@knowit1m Ай бұрын
Waxwaabo badan baa maskaxdyda ka buuxa. Lkn waxan kusoo koobay. + Farxad iyo qanacsanan waxay taala diintood fahantid besba..
@fartun8839
@fartun8839 Ай бұрын
Mahsanthye ustaad❤
@AbdibasetIsmail
@AbdibasetIsmail Ай бұрын
Gabadha somalida .waxa aan kula talin lahaa in ay noqdan independence women ...guurka cidna kuma qasbi karto .noloshoda iyaga u xor ah ..strong woman 👩
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Ай бұрын
Ma soo qaadanayo dumarka faqriga ku nool oo inta laga dhaldhalay la isaga tagay in qofka isaga kaligiis silac ku noolaado oo noloshiisa sida uu silicaas ugu saari lahaa waa wax la garan karo lkn in qof silac ku nool oo carruur aan jirin dhalo oo siliciisa silac ka daran dusha saarto waa qayrul ma’uulnimo waana dhaqan xitaa xayawaanada qaarkood aysan sameyn
@maryancb1351
@maryancb1351 Ай бұрын
tnks wll
@____Cumar____
@____Cumar____ Ай бұрын
Guurso wll heblaayooy hadii kale jaxiimaadaas dalaq dhe😂
@user-rz3dw7nh3k
@user-rz3dw7nh3k Ай бұрын
Adiga guurso horta wllo😅
@____Cumar____
@____Cumar____ Ай бұрын
@@user-rz3dw7nh3k faaladeyda miyaa ku dhibtay😂 Waa la kala shakiyey kkkk
@nursing170
@nursing170 Ай бұрын
Walaal shahaado iyo lacagta yada uun dhinac noo Rida guumaysi uuma baahnin
@____Cumar____
@____Cumar____ Ай бұрын
@nursing170 waan kuu qirayaa rag badani inay xilkoogii gabeen hawshoodiina ka soo bixi waayeen balse lama waayin nin wngsan oo intaaba ka soo baxa hadii aad raadisana ma waayeysid, shaqo iyo lacag nin kuuma noqdaan awlaadna kuma siinayaan😁
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
😂laguuuursan maaayo ninwaalana waaano kaqaaaadan meeeeno wakhtiguu illahy qadarro laguuursan
@abubakarhusseinahmed5330
@abubakarhusseinahmed5330 Ай бұрын
Waa sax ustaad hadii dumar lawaayo laguursado maceesaan ayaa laguursanaa 😂😂
@Khadiir-Ali-KHALWAYATE
@Khadiir-Ali-KHALWAYATE Ай бұрын
Gabdhaha waxaan leeyhy wax barashada shaqada iyo guurku iskuma xirna imisa ayaa maamo shaqaysa ama wax barata lkn hadaad dhahdo intaas sano wax baran kadib waan shaqayn siday shaqadu meel kutaal waxna barta shaqaysta guurkana kuwada
@Khadiijabarre1
@Khadiijabarre1 Ай бұрын
Anigoo casho karin ku jiraan ku dhageysnayaa guuleyso
@budbaad6536
@budbaad6536 Ай бұрын
Asc Omar Inshaar. Maka soo hadli kartaa Nimanka reer galbeedka iyo kuwa feministiga ah. Mahadsanid
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid Ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله ❤😢
@user-rd1cd5fp9t
@user-rd1cd5fp9t Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 Ай бұрын
Wan jeclhy ina hoyo noqdo lkn aaba fiican la helenin wan raba nin shaqada haya idhhao guriga iska jog wax allala waxa rabtid ana ku sii naayo lkn nin rag ah ku dhiirankaro majiro illahow mid saalax isii😢🤲🤲🤲
@SportsWithZiZI
@SportsWithZiZI Ай бұрын
amiin
@Isak.a
@Isak.a Ай бұрын
Ma taqana tirada ragas wax allala waxaad rabtid kusin kara , 0,02 wa tiro aad u yar 1000 kiiba hal nin. Ninkana nago badan ba lolan tartan ugu jiro, marka qiyaliga jogi adunkan wax allala waxad rabtid laga helo aqiro u shaqeyso oo nin wanagsan sifcn kula dhaqma guurso nin diin leh ku bisha
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 Ай бұрын
AMIIN ❤YA RABBI ♥️
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 Ай бұрын
@@Isak.a mhdsnis abwe🙏
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co Ай бұрын
@@maryamaabdallahi7493 Guska nooga fuq shuuboyey
@MaryanJama-kc4ud
@MaryanJama-kc4ud Ай бұрын
Mashallah
@Us1cilmi
@Us1cilmi Ай бұрын
First comment 😅😅
@kaptantaxo8058
@kaptantaxo8058 Ай бұрын
This is meanless
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Ай бұрын
mowduuca laga hadlaayo ma fahansantehe🤔
@user-qe2yg8hv6q
@user-qe2yg8hv6q Ай бұрын
Last comenti 😢😂
@saidabdiugaas9713
@saidabdiugaas9713 Ай бұрын
Alle hailaaliyo Dumarka
@Zain17490
@Zain17490 Ай бұрын
Guleyso walal❤
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 Ай бұрын
Mahasanid
@Leuna407
@Leuna407 Ай бұрын
Cajiijb 😮
@MuniraMahamed-jw3is
@MuniraMahamed-jw3is Ай бұрын
Cumar aad baan kuugu mahad celinaynaaa, from gabdho wax badan ayaad nagu baraarujisey
@user-yy5ud3ir9z
@user-yy5ud3ir9z Ай бұрын
Shaaha cadeys miya cumarow😅 Allah hakuu daaweeyo 8:26
@maryamamohammed9566
@maryamamohammed9566 Ай бұрын
Wll mcn shaaha aad shishibaneyso iyo waxad cuneyso waa dhibsadey marka wax duubeysid in aan ku dhageystana warabaa😢
@hassanmaare9349
@hassanmaare9349 Ай бұрын
XILI XEEDHO IYO FANDHAAL KALA DHACAY
@mohamedabdimohamed2007
@mohamedabdimohamed2007 Ай бұрын
@sumayadeeq-fo9zb
@sumayadeeq-fo9zb Ай бұрын
Iisoo duceeya walaalayaal inaan guursado nin qurba jooga oo daacada wllhi I'm serious ♥️
@user-yk3ic8gg7m
@user-yk3ic8gg7m Ай бұрын
Wllhi hda wax wn bartay ila heer jamacaded ila aan dhameyey sndkii hore calamado fcna wn ku baxay ma jirto waqti xadirkan in wax aan ka jeclahay jirin inan helo sayfican in illahay awlad igu arsaqo tarbiyeytodana rabi I karansiyo wllhi
@user-ee9mn3dd9l
@user-ee9mn3dd9l Ай бұрын
Waxbaro shaqayso, kadib guurso wakhtina ha iska lumin ee markaa yoolkaagii gaarto guurso,
@AbdibasetIsmail
@AbdibasetIsmail Ай бұрын
Dumarku in ay shaqaystan oo lacag fiican ayay sameeyan waa shay aad u fiican ..wan so dhawanaya gabadh kasta rabta in ay strong woman noqoto ..2024 weye sanadku free woman. Independent women. Hore ha lo socdo
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Ай бұрын
Ninkan wuxuu ku noolyahay casrul jaahili iyo fikrado laga soo gudbay waxaa hoogay dadka uu hormuudka u yahay
@faysahassan7680
@faysahassan7680 Ай бұрын
Horumarkan aad ka sheekaynaysaan waa ka galbeedka iyo islantan kaga cala-calsiyay. Ilahow wax xun hanooqurxinin dad jahligu legdayna hormuud hanoga dhigin 🙄
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Ай бұрын
@@faysahassan7680 jahli dadka uu lagday waa la yaqaanaa dad ilaa iyo hada rusheeye khuraafaad qofbaa shaydaan ka dhex hadlay iyo sixir oo kuli khayaali ah aaminsan haysan, waxbarasho, caafimaad xoriyad Sxb xadaarada aadanaha maanta galbeedka ayaa hogaaminayo galbeedka ma lihi dhan kasta way ka fiican yihiin lkn xaalkeena iyo kooda koodaa 💯 naga fiican haddii aysan naga fiicneen looma soo tahriibeen Talabaan iyo Afghanistan maa loo tahriibo
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Ай бұрын
Omar Inshar waxaa tahay Adoon carbeed waxaan la yaabaa dadka wax kaa dhagaysto
@Hamda09670
@Hamda09670 Ай бұрын
Gabdha iney wax qabsato yaan laga hor istaagin , tasna maha feminism
@munnasheikhosman4858
@munnasheikhosman4858 Ай бұрын
Alx illahey baa hooyo Naga Dhigay Anagoo Dhalin Yar mida Kale ninbaaba illahey Xilkayga Saaray Maxaa iluray Oo shaqaalanimo iikasay Sidii Boqorad Baan Ahaani Oo Gurigaygaa laygu Adeegi Maxaa Nin Tartan ila Galinaya Masuuliyad baaba illahey isaaraye maan Guto Waxbarashadii Baa Daba Martay dumarkii
@om1735
@om1735 Ай бұрын
Alaawo amuuraha sahal😢
@hamdiaahmed2603
@hamdiaahmed2603 Ай бұрын
21 ban jira sandkan ardeyda jmcd ka qalinjipneysa ka mid ahy mana rajeynayo ina isla hda gursado waxan aminsanhy at least ina so celiyo qarazhkii la i galiyey ay walidkeygu igu intifacan kadib aan gursado inshallh ❤
@Khadiir-Ali-KHALWAYATE
@Khadiir-Ali-KHALWAYATE Ай бұрын
Hhh intaa leedahay soo celi ayaaba dhib ah wlhi waayo shaqadu dalkeena wax la isku hubo maaha waxaan qabaa guurka iyo shaqadu iskuma xirna rag iyo dumarna iskugu mid maaha wlshy dhabta hadaanu eegno
@hamdiaahmed2603
@hamdiaahmed2603 Ай бұрын
@@Khadiir-Ali-KHALWAYATE wa runtaa lkn apowe ragi ma ogola hadi ad gursato ina shaqeyso hadii familkaga u shegtana waxa lagu leyhy naag LA qabo.ahow shaqo leyne maxan sameynaa
@user-ok4zs9ru7h
@user-ok4zs9ru7h Ай бұрын
Adunka an hda ku nolnahy hadan feminism ka noqonin Waa lagu yabaa walhi 🤝
@Leuna407
@Leuna407 Ай бұрын
Good bye🦵🏼🦶🏼
@kaptantaxo8058
@kaptantaxo8058 Ай бұрын
@ogaansho zxp dadka akhiro xasuusi kada aduunyada
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Ай бұрын
Fururuqda shaaha naga daa dee sxb 😂
@user-tl8fr3gy4i
@user-tl8fr3gy4i 29 күн бұрын
Ilmaha yar oo qarabada noo dhiibtan ayan haayn la nahy inta yar ee walidintoda ka imaanayan ma kuwo waligeyna anaga heysmo naga raba heyn karna 😅
@Isak.a
@Isak.a Ай бұрын
Gacanta tag hadad tagersan tahay "soft guys era"
@missdeka
@missdeka Ай бұрын
Fidrada illaaheey aduunka u dajiyay badiil loo heli maayo.
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 Ай бұрын
lacag aan helo hrta nin haiidambeeye😂😂😂😂
@Sharmakemuhamet
@Sharmakemuhamet Ай бұрын
Lacagtu wll maaha wax qofku markiiba helo ee waa process tobaneeyo sanno qaata, marka hadii aad hada jirto tusaale 23 ugu yaraan waxaad lacag fiican ku heli kartaa 12sanno markaa 35 baa jirta markaasna guurku wuu kugu adkaani
@om1735
@om1735 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Ай бұрын
Dee shaqey hadaad lacag sooneys9
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
Shqeeeso
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb Ай бұрын
Gabdho waxn arakaayey xita an aqoonin feminism oo oleeya
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
shaqada iyo guuurka hadii laysku wado femanism ma aha gabdhu ayado shaqaystay guursanaysa caruurteeda korsanysa waxka wacan majirto
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz Ай бұрын
Ninkan ma caqli badna
@hamda859
@hamda859 Ай бұрын
Waad saxan tahay
@abdiazizbarkhad2028
@abdiazizbarkhad2028 Ай бұрын
Lkn iskuma wadi karto caruurta daryeelkooda meesha ka baxaysay
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
@@abdiazizbarkhad2028 caruurta labada waalid daryeelkoda wey ubaahanyihin xaga tarbiyada lkn marka hore caruur bilaa nafaqa ah maxa latarbiyadeeya talaagad xitaa guriga u oolin
@Aix988
@Aix988 Ай бұрын
17:14 ardeydi Andrew Tate
@ruunahmed277
@ruunahmed277 Ай бұрын
32 jir hal cunug heysata mxa la dhihi kara aydana
@star-ut4ii
@star-ut4ii Ай бұрын
Maxaa ladhihi wll waa illaahay mahadi
@jawibila3005
@jawibila3005 Ай бұрын
Adiga guurso raga 35 45 mrka dhafaan eey guursadaan caruur bilaa aqli ah io caruur xanuun san bey dhalaan 😅😂😂😂
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co Ай бұрын
NINKU 90 JIR KU DHALI KARA SHAWDISA ILAHAY KA DHIGAY MID AN TAYO BELEYN LKN TA DUMARKA DHIIGA 7DAYS SO RAACDA MRKA 35 -> 40 GAADHO DHALMADA WAY DAAYAN 💯
@jawibila3005
@jawibila3005 Ай бұрын
@@AabahaKhibradda-qi5co 90jir dhiman rabo ilma uu dhalay bilaa xanuun waye miyaa marka aad dhiman rabtaa caruurta aad dhaleysaan joojiya ee yaraanta Ku guursada
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co Ай бұрын
@@jawibila3005 meherkan aad sidi in magtina bixinsyo kle naga daaya e meherka jabiya rasuulka scw meherka jaban yidhi wu barako bdnyhy
@IdirisHasan-hf1ol
@IdirisHasan-hf1ol Ай бұрын
​@@jawibila3005hadalka ayad si fcn u fahmin ninku inta uu noolyahy oo dhan waa dhali kara ama 90 ha ahado ama 100ba ha ahade lkn dumarka 30 35 ilaa 45 way ka dhamaty dhalmo iyo dhiigi bisha ee cadyny inay dhali karto
@jawibila3005
@jawibila3005 Ай бұрын
@@IdirisHasan-hf1ol 100jir ku dhal cunug xanuun san sookama roono adoo dhalin 😂 ama 30ku guurso adoo gabar ah ilma aad jaceyl io daryel aad siin karto dhel hadow hadaa kal tagtaan aabihii ama kugu xumaado
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Ай бұрын
Mustaxiil ha adeegsan dhalmada alla ayaa mustaxiil dhihi karo
@Madadaaliye.
@Madadaaliye. Ай бұрын
Dumarkan iskadaaye adiga wadadas kusocdo walhi Ee isqabo guurso 1 goal waxba maahe
@hibaakMohamet-zr5yk
@hibaakMohamet-zr5yk Ай бұрын
Maan gaab nimada iska daa maa ilhy ayuu laa baalmeey ilmaha ilhy ayaa baaxsho axl 1 wiil naa u haaystaa ilhy naa xaaskisaa ha kaa siiyo baalaayo naago badaan farax somali ish
@Isak.a
@Isak.a Ай бұрын
Omar Inshar dumar qaladko qato majiran mar kasta cid kale qaladka u saran
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
Cidna qaadanmeeso fikirka rer galbeedka oo waalan 😂second aniga ahaan mrka jamacadeeda dhameesto oo aan shaqeesto oo nolosheda ka adkaado guursan lagmayaabo xita ina xirir sameeyo ina an karumeen goals kyga mcsalama
@SakariyeYuusuf-sv2kl
@SakariyeYuusuf-sv2kl Ай бұрын
Nin reer leh ama oday mooye nin caadiya kuu soo badheedhi maayo waayo waqtigaagii dhalamada adaa lumiyey
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
@@SakariyeYuusuf-sv2kl jaahiliinta oo dhan baa saa uhadla firstly be educat person than talk ..hooyo.khadiija iyadooo 40jirra ayay guuraaty caruurna waa dhashy hooyo caaisho 9 Yr kuguursaty carurna madhalin ...dhalmadu kumaxirna da,a quraaankana lagumasheegin soo ignorant people talk too much whit out educated 🙄
@SakariyeYuusuf-sv2kl
@SakariyeYuusuf-sv2kl Ай бұрын
@@SuadMohamudfarx nin boqol sano jir ah ma guursan lahayd.jawaabtu waxay u badan tahay may gabadha afartan jirka ahina waa ninkaas oo kale bal afartan gaadh oo guurso
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
@@SakariyeYuusuf-sv2kl Haye insha allah illahy ha igaarsiiyo nin90 iyo gbdh40jirtana iskumidmaaaha waa hadaa caqlia leedahy oo educate person aad thy
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
@@SakariyeYuusuf-sv2kl si caqlia darro ah baad uhadlia ninboqol jirra iyo gbdh 40 jirta waxaa udhaxeeya 60 mise xisaabtadan oqoon use calculator no problem Khadija xaski nabiga scw waxy kuguursaty 40 and waxy dhashy six child soo illahy wuxuu kuqoray kuseegsiinmayo waxbarrona ninyohow wxad uhadlia sidii some somlia jaahilis be educate
@AziyAhmed-sn1nz
@AziyAhmed-sn1nz Ай бұрын
Guurku wakhti malahan wlll qofku walhtigu doonu guursan karaa rag iyo dumar in caruur ladhalaan khasatan dumarka wll da am se cimri kuma xirnaa
@Mohamedbaana272
@Mohamedbaana272 Ай бұрын
45 marka gaarto guurso wa arkesaye 😂
@____Cumar____
@____Cumar____ Ай бұрын
50 markaad gaarto bal guurso oo nagu soo war celi 😂 anuu ku odhan maayo 100/100 ma dhalaysid ilahaay inuu ku siiyo waa suura gal balse yey marnaba ka hoos bixin wakhti xadidan ayey dumarku leeyihiin oo ay ku dhalmo da'yaan waan mid waaqaca laga arkay oo daliil uma baahna.
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
Waa run wakhtimale yaan lagu dadajin mrkaad iskufilnanto guurso
@hamdasagal9549
@hamdasagal9549 Ай бұрын
Waa runtaa malaha nin bay ismoodeysa 😂😂​@@____Cumar____
@MansourAbdirahman-z6t
@MansourAbdirahman-z6t 4 күн бұрын
Yes dumarka dhalmadooda waa xadidanyahay biologically inta udhaxeyso 30 ilaa 40 bey kudhalama jaraan waana siduu ilaaahey idin abuuray
@xasancabdi921
@xasancabdi921 Ай бұрын
.
@somalitech102
@somalitech102 Ай бұрын
Sxb cumarow arinka waanu kula fahanay waana muhim hablahena inad si wanagsan u wacyi gelisay balse mid yaynan ilawin aniga iyo adiguba inan guursano waa waajib waayo inta aynu feminism ka shekaynayno teeni ayaynu ilowsanahay saan ogahayna weli doob ayaad tahee hhh
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
😂😂😂😂
@Meowchannel621
@Meowchannel621 Ай бұрын
Hooyo inaa noqdo waa jeclahay lkn waqtiga diyar unoqdo gursana qof walpo qorshu leyahay 23 jira jamacad dhameyay sanad cml inaa shaqeya raba 25 marka garana guursado inkasto calaf jiro qof walpo waqtigu alle uqoray gursanayo feminism maa ahay marka 😂
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l Ай бұрын
Afkaarta reer galbeedka aad bay kuu saameynayaan hadaad duuduubo ku qaadato iska shaandee ileen dadkaas muslim mha topic muhiima loo baahnaa xiligaan in laga ogaado xog badan
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Ай бұрын
Iska dhimo dheh
@MrAlamri123456789
@MrAlamri123456789 Ай бұрын
اي لغة هذي؟
@Axmedkhayre555
@Axmedkhayre555 Ай бұрын
Somali
@ygcade6527
@ygcade6527 Ай бұрын
Spanish
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl Ай бұрын
Arabic
@user-vc6vo1ed3b
@user-vc6vo1ed3b Ай бұрын
Horta gabdhaha maxad ugu dhagantahay mar kaste mad ka hadashid raga qadka ku dhagan e masuliyadoda gabay e ciyalkoda dayacay 😮
@mrfuga6041
@mrfuga6041 Ай бұрын
Maxad la ciyaysa ninkan gabdhaha kuma dhagane wax facts ah bu ka Hadley caaaaac ba laiska so so leyahay mise dhagahad wax ka qabta tf 😂😂😂😂😂
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
Isgoo single cumr buuraba inuu umda kudhoho guursada qof aad kabahaga katolanaysid kabihiisa la eega ,isgii single mrksu motivation nagasiiyo married life 😂ninkaaas yaanu mskaxda kaqabsan qalbi waxbarro sheqeeso mrkad jeclatid guurso yan lagu dadajin
@user-vc6vo1ed3b
@user-vc6vo1ed3b Ай бұрын
@@mrfuga6041 nucago kale madamo ka hadley miya doqonow shaxaga gidarada ku cab o gogoradayda noga jahil orod kherka la tartam intad aniga afka igu so tagesid
@user-vc6vo1ed3b
@user-vc6vo1ed3b Ай бұрын
@suadmohamudfarx alhmudlilah anu wan gursadey nin i qalmo o ijecel xbbti nin micnaha gabdh dhab u garanyo e ninkan u iga yabiyey caqligisu nago nago ma dhafo waligey ma arag asago ka hadlyo raga nacsyada e musliyadoda gabay
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
@@user-vc6vo1ed3b sax waxan maqlay midbaa qalbiga bash kasiisay soo annago dhan iskukayaqaadi waxba hdalkiisa hkasoo qadin
@zakariyeaxmedanc
@zakariyeaxmedanc Ай бұрын
Adkaarta la aqristo waxa loo aqristo meesha ikaaga soo baxday. Sababtoo ah dadkaan maqaayada markey tagaan ey daaqada familiada ka fiirnayaan cuqdad ayaa caruurta ka galeyso. Allow isha xasidka naga ilaali
@habraactv3799
@habraactv3799 Ай бұрын
النسوية المتأسلمة
@AziyAhmed-sn1nz
@AziyAhmed-sn1nz Ай бұрын
Xaskii rasulka ayadoo yar bay guursatay waa casho mana dhalin aydoo gablanay na dhimatay Xadijana aya doo ween ma guur satay wayna dhashay marka hana marin habaabin wll Guurku wakhti malahn caruurtu waa arsaqad alle bixiyo Marka maxaa isku xiray cimrigayga iyo risiqa ilahy isinayo
@ZakaryeDhagacade
@ZakaryeDhagacade Ай бұрын
Waa sax khadiija &caaisha ba lkn laga hadli maayo wax dhif iyo naadira sida ay ubadan yihiin dumarka 41 kadib periodka waw ka istaagaa. Marka wllo ma isleedahay waad helaysaa arsaaqada hdii aadan shaqeysan. Alle ma aqbalo allahow awlaad isii guursan maaye . Wll Aziya &wlaalaha kalaba oo fikradaas ka faa ideysta waaxa sii dheer diin ahaan marka la leeyahay aabayaasha gabdhuhu marka ay qaangaaraan bixiyi ama la leeyahay ragoow dhabdhaha yar-yar oo dhalmada badan guursada why mxaa loola jeedaa . Wll aniga ayaa kaa naxaayo ee ka faaideyso waqtigaaga oo sunnada nabiga(NNKH) raacoo badi. Mahadsanid wllo ❤
@IsmailKhan-jy9mp
@IsmailKhan-jy9mp Ай бұрын
Gurka waqtiga 45 sano ku gusrso ada arkaya
@mrfuga6041
@mrfuga6041 Ай бұрын
@@IsmailKhan-jy9mp😂😂😂😂
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin Ай бұрын
Gablan maxaa ka dhigay umunaa caaisha tan kale ogow maalka iyo awlaadu waa quruxda aduunka Lkn umunaa caaisha kheyr aduun iyo mid Aakhiro waa la siiyey.
@abdiazizbarkhad2028
@abdiazizbarkhad2028 Ай бұрын
Wakhti buu leeyahay gaar ahaan dumarka weliba mida kale nebigu scw xikmada alla ka danbaysay. Se adigu khadiijana caashana ma tihide nebiguna ma noole hore isu gaadh😅
@iamsadam1493
@iamsadam1493 Ай бұрын
naagaha somalidu aqli ayay leeyihiin kuwa garoobada bas ee ciyaal hore usoo dhalay lee feminism noqda wlhi 😂😂😂
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Ай бұрын
Wana Run tii iyaga wx ka Dhageysaneysana runtii Bari sidaa iyo si lamida Un baa u dambeysa????
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Ай бұрын
Lama odhan karo single lkn Runtii wy so martay xili ay ku Noqon kari lahayd hooyo lkn Wy kafa ideysan weyday xili Qayrkeed shaqeysanayeen Iyadu badhi by ku qadatey Runtii hadana midhaheedii Bay guraneysaa
@Xafso25
@Xafso25 Ай бұрын
Hoyo 24jirta guursatay ayadoo yar lagu furay afar carur ah haday dhahdo gur lake ma rabi wax aan barto ilamahaygana aan iska korsaa tolow feminism may ku lug yelanaysaa😂
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 Ай бұрын
Kumanaan hooyooyin ah bay sidaasi ku dhacday hadana caruurtoodi bay korsadeen hanti bay shaqaysten dadkaasayna ku dhex jiraan hadana lagama maqlo nin baa sidan ah iyo buuqaas badan dhibataada laga digaya waa in rag nacayb ku dhaco gabadha oo waxkasto ay qabanayso ay ka dhigto dagaal ama challenge ay cid kula jirto
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
Mafahmin waxa ka shekaynysiin ee ma anaa doqona mise garadkaygan meshas gaarin 😮😢
@mesuthassan
@mesuthassan Ай бұрын
Maya sas mahan taas wxaa waye kuwa ragga latartama oo dhaha dintena raga ayey uhiilisay dumarka wy liiday oo cuqdada qabo ragoo dhan wy necenbyhn👌🏼
@Xafso25
@Xafso25 Ай бұрын
Dabcan durmaka islamka wey ogyihin in diiinteena aay dumarka siisay muhiimad ka weyn mida ragga wayo ma jirta surad raga usoo dagtay lkn dumarka ilahay ayaa uga hadlay kuna magacabay suurad dhan oo quraan kiisa ka mida
@mesuthassan
@mesuthassan 22 күн бұрын
@@Xafso25 waxas ma arkaan tartan ba kalumay is astur hdaa dhahdo jarkyga mad ila ledahy be kuledahy😁💔
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
Cumaroow inta dumr leedahy guursada adiga mxad uguursan weeday qof single inuu umad kalahadlo guur waablaga qurxooonyahy soo dadku waa fikiro kladuwanyihiin fikirkagu hagugu eekaado
@Xasancali2002
@Xasancali2002 Ай бұрын
Cumar caruur ayaaba udhalay sucaade afkiisa ka maqlay 😂 hubsiimo hal ba lasiista
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
@@Xasancali2002 Haa wuu dhalay lkiin waa single
@SmartBio-nk3md
@SmartBio-nk3md Ай бұрын
Gabr bu qabaa​@@SuadMohamudfarx
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk Ай бұрын
Cumarow gabar feminist ah baan jeclahay maxaan sameeyaa talow😮
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co Ай бұрын
Hadad raali ka noqon doonto inay xaaskaga ka amar qadanin o teeda ku socoto mesha doonto inay tagto xita meel xun guurso & hdd rabtid xaas wngsn sjda hoyoyinken o amarkaga ku socota ha guursanin 💯
@SakariyeYuusuf-sv2kl
@SakariyeYuusuf-sv2kl Ай бұрын
U goy jacaylka mustaqbslkaags dilaya jacayl maahe
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Ай бұрын
@@AabahaKhibradda-qi5cohorta guurka waa heshiis iyo shuraako amar wax la dhaho ma jiraan waan inaad is afgarataan caqliyadiina waa caqliyad adoonsi intiinta badan sababtoo ah dad fakar ahaan xor u ah ma tihiin sababtoo ah waxaad ku faaantaan ilaah aan jirin inaad afoomo u tihiin
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Ай бұрын
@@AabahaKhibradda-qi5comarka hore caqliga ka xorooba waxaad adoon u tihiin bugaag kun sano ka hor la qoray oo dib u dhac ka buuxo sida in carruur sagaal jir ah la guursan karo inta aad ilaahaas mala awaalka iyo nabigiisa carruurta kufsaday aad adoon u tihiin lagama yaabo inaad caadi u fakartaan
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co Ай бұрын
@@iskahubi3264 Mrka lagu leeyahay Feminism waa gaalo waa sidan & Muslimad caqli leh o fahansan wxa Feminism lola jedo iyo xaga u socota maba taagero Feminist & xuquqdu ilaahay siyay ku qabacsanyin , amar wu jira o ninku waa hogaamiyaha rerkisa o waa qofka wadada u jeexaya xaaskisa iyo ubadkisa in laga dambeyona waa xaq madaama aanu xuman ku amreyn o qxi dantu idinkuwada jirto u idiin farayo 💯
@Sucdii88
@Sucdii88 Ай бұрын
23 ayan jiraa jamcad wan dhameyay feminism ma ihi lkin guurka aad ayan ugu baqa.
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 Ай бұрын
It's up to you
@Sucdii88
@Sucdii88 Ай бұрын
@@thefearlesskibaarka9642 I know
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 Ай бұрын
Baqdintu dhib maleh oo waa dhaqan aadamuhu iska leyahay oo dabiici ah lkn dhibta laga digayo waa inay gabadhu waxkasto ay qabanayso ay ka dhigto dagaal iyo rag iska dhicin oo ay markasta laso taagantahay raga isku mid baanu nahay rag uma baahni waan madax banaanahay
@Sucdii88
@Sucdii88 Ай бұрын
@@shaficimohamed6481 ani diinteyda xaqay isisay ku qanacsanahy alxm ragana wan ixtirama
@sabriinahassan6348
@sabriinahassan6348 Ай бұрын
Haday gabdho dhqqaysqto macnaheed faminist inee tahay mahan
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein Ай бұрын
Hada ayaa soo badanayan gabdho somaliya oo feminist aad ugu ololeynaya oo leh waxba bartey ma rabo nin aan u shaqeyo ama rabo nin aan caruur u koriyo ma oga miya iney wadadii jaxiimadda ku socdan
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
😂sheeko waxbarta mia didi wxkale aad shegyso mqan lakiin waxbarta wamuhiiin
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
Midkle jaxiima illahy un baa geeya dadka don't judge qofku hduu gursan waayona illahy qadry jaxiimna illahy haya soo dadka hka walinina
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein Ай бұрын
@@SuadMohamudfarx aqoonta hormalka leh laydima diidana lkn waxa arkey gapdho leh waxbarty wa inu ninkygu san ahada wanu jikada gala wa inu sidan isameya wa in jariyad ikeena balabala aqoontiiba si kale u fahmen
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein Ай бұрын
@@SuadMohamudfarx hhh inad nin walba iska baaciso oo aad 55 jir single ku nqoto mxa ka xun🤣😂😂
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
@@sadikabdihussein waa caadi hadhowna aan akhiradeeda dhowrto aana jannada gallo guurku khsab maha qofkii Raba gursada soo hdad ubahanthy guurso
@hamda859
@hamda859 Ай бұрын
Warkan iska dhafa dumarow shaqeysta muhiimadina kowad ha noqoto ina isku filnataan cos hda gurdato lama hubo nin fican inad haleysan oo masuliyadad iyo tan carurtada qadi kro nimanka sanadkan jiran laguma kalsonan kro
@SuadMohamudfarx
@SuadMohamudfarx Ай бұрын
Waa sax wax barro shaqeeso waalidka hkugu faano
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@hamda859
@hamda859 Ай бұрын
@@AabahaKhibradda-qi5co mxa ku qosle😂
@Somali-One
@Somali-One Ай бұрын
*Kuwaas ka hadal lkn shiico kama hadli kartid adoo wahaabi ah oo jecel Muslim la laayo*
@user-nr8qh5uh8f
@user-nr8qh5uh8f Ай бұрын
Hadal orti wax baro wllky
@mustafemaxamed1475
@mustafemaxamed1475 Ай бұрын
Mowduuc dhagays markaa mushrikiinta shiicada laga hadlaayo fikirkaaga riqiis ah kadhiib
@Somali-One
@Somali-One Ай бұрын
​@@user-nr8qh5uh8fsida Omar inshaar ma ihi wahaabi xadjir ah oo neceb Islamka kale
@Somali-One
@Somali-One Ай бұрын
*Feminist ayaa ka roon wahaabiyada*
@knowit1m
@knowit1m Ай бұрын
Take your time and breathe deeply then understand what's going on ..
@ygcade6527
@ygcade6527 Ай бұрын
Caqiido iyo mashruuc aye kala yihiin
@Somali-One
@Somali-One Ай бұрын
Wahaabiyadu waa aqiido fasahaadinaysa muslinka halka F yihiin dad xuquuqdooda uun raadsada​@@ygcade6527
@Somali-One
@Somali-One Ай бұрын
Mashruucaa dhaama fasahaadka wahaabiyada​@@ygcade6527
@Oinshaar
@Oinshaar Ай бұрын
اهل وسهل
@Abdullahi252Hasan
@Abdullahi252Hasan Ай бұрын
Wllo alaha kubarakeeyo aamiin
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms Ай бұрын
My best vedio❤
@Abdullahi252Hasan
@Abdullahi252Hasan Ай бұрын
@@HudaOmar-rl8ms asc wllo
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms Ай бұрын
Wcs
@omarhasan591
@omarhasan591 Ай бұрын
Waxan aqriya qeybta fal calinta waxan ku arkay qisoyin badan oo cajiib ah
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 68 МЛН
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 220 М.
Ciriiriga Nafeed Waa Loo Dhintaa | Fandhaal Podcast 124 |
22:43
Omar Inshar
Рет қаралды 18 М.
Nidaamyada cusub ee sharciga ah ee lagu soo geli karo Maraykanka.
18:03
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН