Qisada Qoyskaan iyo Dhacdooyinka La Socdo | Fandhaal Podcast 104 |

  Рет қаралды 54,483

Omar Inshar

Omar Inshar

4 ай бұрын

Пікірлер: 189
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 4 ай бұрын
Waxaan kugu jeclaaday Sida aad noogu Soo gudbiso dhagarta heer galbeedka iyo kuwa nacam yiri oo munaafaqnimadu buuxizay thankful brother inzhaar
@Adulmusse
@Adulmusse 4 ай бұрын
MAHADNAQ JOOGTA AH USTAAD OMAR INSHAR %100✌️✌️😇
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x 3 ай бұрын
Waxa keeney in dhulkan USA 🇺🇸 waxaa metropolitan waxaan arkey in naag dhar gaagaaban wadato baa jidka soo maraayso waxaa dulminaayo niman badan isla naagtii baa soo xiraneysaa dharka muslimiinta walaahi cidi ma dulmin marka shiikhow arintaas baa keentey in aduunku ku soo bato dadka Muslinka noqonaayo masha allaah ☪️☪️☪️☪️☪️👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🥹🥹🥹🥹🥹🥹
@ifrah_
@ifrah_ 4 ай бұрын
Mar walba podcast uu badanyahay waan jecleestaa. Shukran Ustaad Omar.
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 4 ай бұрын
Me too❤
@inDiviDuaL_Unknown
@inDiviDuaL_Unknown 4 ай бұрын
Kula mid ahay amba abaayo
@axmedsuud3365
@axmedsuud3365 3 ай бұрын
Runtii waa lagu caajisayaa waxa u kahdalaayo meshu so marayo ismalahan maal dugaato
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 2 ай бұрын
❤me to
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar allow dalkeena iyo dadkeena somaliyeed bad baadi 🤲🇸🇴❤️📍
@qureyshoqureysho3571
@qureyshoqureysho3571 4 ай бұрын
mclimow Cumar run ahaantii waxaad Nooo thy ku dayasho wanaagsan❤ RABBI haku xafido keeep going dear Teacher.
@barlinjama8423
@barlinjama8423 3 ай бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد اللهم لك الحمد حتى ثرضى و لك الحمد اذا رضيت و لك الحمد بعد رضى اللهم أعز الاسلام ونصر المسلمين اللهم بارك لنا فيما رزقتنا و غنا عدابالنار جزاكم الله خيرا كثيرا بارك الله فيكم ولنا
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr 4 ай бұрын
Hindiya waa caasumada kufsiga aduunka zxp
@user-be5ii1es2n
@user-be5ii1es2n 3 ай бұрын
Run waaye qisooyinka aan dhageesto kuli waa dil iyo kufsi walaahi wadankeena qaraxaas yar mahaneen dalkeena 100 waa amaan alxamdulilaah calaa nimcatal islaam ❤
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 3 ай бұрын
CUMAR INSHAAR SHEIKH USTAAD ILAAHEY HAKU XAFIDO MEELKASTOOD JOOGTO🙌🙌🙋🙋 JAZAAKA ALLAH WAXA FIICAN EE AAD NOO SOO GUDBISO🙌🙌👌👌👌❤
@ifraaxaxmed2283
@ifraaxaxmed2283 3 ай бұрын
Ramadan Mubarak ❤
@cawilmaxed5532
@cawilmaxed5532 3 ай бұрын
Jasaakallaahu khayr.
@aacaska
@aacaska 4 ай бұрын
Inshaarkii umda soomaaliya mahadsanid Masha allah
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 4 ай бұрын
Podcasts nolosha saxda ee dunidaan kutusayo baan dawaday viva omar inshar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 wana ku tageerra😊😊
@salamali54
@salamali54 4 ай бұрын
Hindiya waxii filmaantoda Naga tusi jireen oo càadiya sameeyeen yaahuu hindida waa Cawaan caadiya😢😢
@user-li6cj2bp5w
@user-li6cj2bp5w 4 ай бұрын
Wllhi somaliya allaha xukun fiican noo keeno
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 4 ай бұрын
Sax wiiye ustaad waa wax jiro mowducayada aad kahadashay iaamin
@Macre-ipro
@Macre-ipro 4 ай бұрын
Waxaa hubaal aH inaad MaCaLinkeena Dhabta aH TaHaY ✊️💌
@caliciise4891
@caliciise4891 4 ай бұрын
Asc ustaad cumar see thy inaa nbd qbtaa rajeyna adi followerska wxaan kugu imaadi si aan kaaga mhd celiyo muuqaal mar hore aad sameysi aad ilowsanthy cinwaankiisa yhy (qisada luqmaan al xakiim ) mudadii laso dhaafi wqti adag aa maraayi ani familkey lkn muuqaalka gaar ahaan hooyadey aad oo niyadeeda u daji wxy tiri ninkaan wx bdn i bari gadaashi arinta rizkhiga meela iska dhigi kamaba fikiro aadeyna kuu jclaati waan kaaga mhd celinaa 🙏
@inashacayb
@inashacayb 4 ай бұрын
Cumar inshar iyo ogaansho labadaba waaan lasocda❤
@abdimjibomar5038
@abdimjibomar5038 3 ай бұрын
Mashaa Allah Omar Inshaar waa dhal boqortoyo waa garadki oo qof ah walal hankagu hasareyo.
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 4 ай бұрын
Qofkii illaahy jidkiisa ka leexdo . Hadana aaminayo kii illahay ka furtay subxanallah wax xun waaye 😢😢😢
@Maryanna37
@Maryanna37 4 ай бұрын
Siikhiyinta waa dad aqlaq iyo adab leh dhaqankoda iyo diintodana wuxu soo shabaha islamka Siikha dumarkoda xita madaxey dawoshan Siikha badankodana waa dad beeraley ah lo dana dhaqda waa dad xolo illahay siiyey Ragodana wexey aminsan yihiin Raga iney soo shaqeyan dumarkana gurigoda iyo carurtoda masuul ka noqdan 👍🏽
@hamzasaid2
@hamzasaid2 4 ай бұрын
Waa ku gu raacsanyahay arintaan. Ma jiro gabadh yurubiyaan ah oo la xoogin markey wax barashada ku jirto. Balse magaca baa la badalay.
@samaligiire6911
@samaligiire6911 4 ай бұрын
Salam j’aime vraiment écoute t’as chaîne je suis en France 🇫🇷 je sais pas écrire le somalien Mainchallah merci pour cette chaîne si utile pour la communauté
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 4 ай бұрын
You must learn and write your language Wadku qasban tahay inad luqadad barato walal
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 4 ай бұрын
😂😂❤❤❤❤ ku celi 😅😅😅
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 4 ай бұрын
Luqadada baro 😅
@samaligiire6911
@samaligiire6911 3 ай бұрын
@@user-sw8pv6uo8z Inchalllah
@samaligiire6911
@samaligiire6911 3 ай бұрын
@@williamwilliam1337 inchallah wall
@Amiin200
@Amiin200 4 ай бұрын
Insha allah ciidamadaas wadankaas waan ka saari doona Xaaranta dulufka ah Intey ku suganyihiin dalaka nijaaso waye
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 4 ай бұрын
Labada canal ba waan lasocda omar inshaar allaha caqliga haku barakeyo wll xalaqoyinku waa muhiim markasta
@user-vk2ub8ik4c
@user-vk2ub8ik4c 4 ай бұрын
الحمد لله
@CandirixmaanJamac
@CandirixmaanJamac 3 ай бұрын
Islaamku waa diin.fiican makufsano gabdhaha anagu teda kale jareerta wadankeena joogta waa cadowgeena waxay sameyan wax cadiya mahan
@ABDIKRIIM
@ABDIKRIIM 3 ай бұрын
Ciidamadda nabad ilaalinta ❌️ Wa Ciidamadda nabad ka ilaalinta 😖.
@user-uw5do8ch7p
@user-uw5do8ch7p 4 ай бұрын
Macqul mhn in amison an aqblno iney sijogan sidan unecbahy wlhi jirka ixanuna kibir wxey garen heer ey xbd qush marke dhahdo ey 4ta jiho aygna ay oga jawabcelihan😢
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 4 ай бұрын
استاذ عمر حياك الله❤
@NaimaYuzuf-wu2mq
@NaimaYuzuf-wu2mq 4 ай бұрын
Sxb magacaygu waa aadan. Meshas Hamburg ana ku nool Waa xafado dhan oo fushuqan Ka jiro arin yabka le dumar dhalo ay ku jiraan . Heer raqisnimo ka gadhen.
@kingoftheworld8061
@kingoftheworld8061 4 ай бұрын
Omar boqol borgaram aya is dhaxkalisey fadlan hal ciwan joog Nagta nacdadeda kulabo thanks
@AbdulahiAbdirizak
@AbdulahiAbdirizak 4 ай бұрын
Masha alah ustaad omar
@qeysmohamed4215
@qeysmohamed4215 3 ай бұрын
Ustaadkeyga Cumar bal professor keyga tahay Illaahay haku ilaaliyo
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar Inshar
@MustafaAhmedSaeed-dn1lx
@MustafaAhmedSaeed-dn1lx 4 ай бұрын
وانّ الدار الآخرة لهي الحيوان لو كانوا يعلمون
@updirahmaanayto9871
@updirahmaanayto9871 4 ай бұрын
Alle haku sharfo ustaad saad wax noogu soo gudbiso
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 4 ай бұрын
Thanks pro 🙌 🙏
@geeleisse4406
@geeleisse4406 4 ай бұрын
allaha naga saaro calooshod ushaqestayaasha dalka lakeenay🤲
@shankaraaj
@shankaraaj 4 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar guuleso ❤
@SakariyeHage1
@SakariyeHage1 4 ай бұрын
Thanks ❤
@Hamza_ali91
@Hamza_ali91 4 ай бұрын
Qaza 45k ayaa dhimatay hada subxanalaha 😢💔
@user-xe2bw5un7r
@user-xe2bw5un7r 4 ай бұрын
شكرا
@user-kk6uw4fy5c
@user-kk6uw4fy5c 4 ай бұрын
Happy Friday ❤🎉 prother
@abdulrahmanmohamed6872
@abdulrahmanmohamed6872 3 ай бұрын
Niyaw de iminka 500 oo shego oo kala duwan bad gashe Fadlan ciwanka shekada ku qoran noso gudbi thanks
@ruunmoh
@ruunmoh 4 ай бұрын
Waa arky wlhi 😢
@Abuumuscab25
@Abuumuscab25 4 ай бұрын
Omar inshar ❤❤❤❤
@guuleedyare5936
@guuleedyare5936 4 ай бұрын
15:56 italia amaa talyaniga xita wey ka jiran melahaa 😮
@user-ug4ww8mk1p
@user-ug4ww8mk1p 4 ай бұрын
Xasan sheikh u ushere gareeya
@zhako77
@zhako77 3 ай бұрын
Somalida kufsiga wuu yaryahay balse sinada ayaa badan😢
@hanefa283
@hanefa283 4 ай бұрын
Soomalida madax kusheegeeda waaba cawaan runtii dulinah AMISOM ayey walaalka dhigteen
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 4 ай бұрын
inaga kusigu waxa ugu badan meelaha butaland gobolada dhexe iyo muqdisho kuwaana hablaha masaakinta ah ee qabiilada yaryar ayey dhibeen lkn mar kuwaasina cadaaalad wey heli i a
@kamaalosman4461
@kamaalosman4461 4 ай бұрын
Walaalo Cumarow, Ergooyin Reer galbeedku Soomaaliya u dirsadan, Macaha wax soomaalida lugu daneenayo, ee dantoodi aay Soomaaliya ka rabaan darteed ba u soo dirsadeen.
@9087jo
@9087jo 4 ай бұрын
Aduunka dhan sas ah qof qof kle cawinayo malaha hade fa,ido ugu jiriin wlaalo carabta hada sas waye masar falisteen xidudaha wey ka xiraty markase. Sacudi carabiya 26bilyan dollar sisay si masruuc cusub loo sameyo magalo cusub laga dhisi raba ganacsi la shego bo waa sida musliminti ayaba sas ah waqti ahada lagu jiro
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 4 ай бұрын
first view omar❤
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 4 ай бұрын
faaiido ah?
@shucaybabdimohamed6979
@shucaybabdimohamed6979 4 ай бұрын
So what
@mohamedAlnuur33
@mohamedAlnuur33 4 ай бұрын
Omar inshaar muuqaalladiisa waan ku dhuftaa si aan views ugu noqdo wuuna u qalmaa marka l fiiriyo wixii uu youtubeka soomaalida kusoo kordhiyay, lkn waayadan danbe barnaamijyadiisu inaysay waxba weyn u faaideynayn baan arkay dhalinyarada soomaaliyeed, dhalinyaro noloshii la harjadaysa warbahin galbed iyo twitterada carabta iyo waxyabahaas dadka dhargay is waydaarsanayaan waxaa ii muuqatay inaysay waxba noo tarayn waana jeclaan lahaa in farriinta dhalinyaradu ninkan ay gaarto, mawduucyadiisa carabi haka dhigto si shucuubta carabta ee ay khuseyso ay ugu baraarugaan mawduucyadiisa, totally wax innaha ina khuseeya maaha
@mjwsjamac8618
@mjwsjamac8618 3 ай бұрын
Ilahay gees hanaga mariyo magalada aan joogo ayayba waxay ku leeyihiin meel magalada dhexdeeda ah
@maxamed6497
@maxamed6497 4 ай бұрын
❤️❤️❤️
@mohamedsiyad8133
@mohamedsiyad8133 3 ай бұрын
Ogaansho channelka kale ayaan siyaasad uga nimid ee ka siyaasad hakeenin
@FarhanAli-cc9gq
@FarhanAli-cc9gq 4 ай бұрын
18:40 - 18:49 ey ey dhalay😂
@Raaginho
@Raaginho 4 ай бұрын
Waa Faqans fan kat(q)
@abdifitah-wu3xj
@abdifitah-wu3xj 3 ай бұрын
Wcslm pro
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 4 ай бұрын
Dadna waxay amiinsanyihiin gabadhaha somalida waa la bahdila ee ilahay u mahad celiya 🤔😶‍🌫️😏😎😞😒🤐
@Najax22Rooda-mp8ju
@Najax22Rooda-mp8ju 4 ай бұрын
really❤
@Haffyy
@Haffyy 4 ай бұрын
Alhamdulillah ya rabi ilahow wax xun oo dan ayan ka magan galnay
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 4 ай бұрын
Alxamdulilah 🤲🥰❤️
@Faatimaa345
@Faatimaa345 3 ай бұрын
Alxamdullilah ❤
@Bekind251
@Bekind251 4 ай бұрын
Somalida, Afhagan , Pakistani. Iyagaa dhulka lagalo sumacadooda. See passports Europe iyo America u heelan. Gaajada waa gaanimo wll. Ee afka qalalan hat aa ginger shaqo u abuur dalkaaga.
@SakaiFaarax
@SakaiFaarax 4 ай бұрын
Ustaad ramadaanta aaxadista rasuulkeena suuban noo faa idee
@mahadhussein283
@mahadhussein283 4 ай бұрын
India waa mesha ugu kufsiga badan aduunka
@roodaburaale1683
@roodaburaale1683 4 ай бұрын
Wadankeena kufsi kama dhaco, halkaa ku noqo soona baadh sanad walba List ga la diwaan galiyo mhdsanid
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 4 ай бұрын
Omer inzhaar mahdznid wall podcast maalin leh ka dhig sidoo kale dad kale ku soo cusum channel ka si khibarad looga faiido USA 🇺🇸 kala socada
@user-rf1qn6qr1e
@user-rf1qn6qr1e 4 ай бұрын
Dhibka waxa wadankeena ukeenay waa farmaajo😢
@abdulqadirabdirisackisse8292
@abdulqadirabdirisackisse8292 4 ай бұрын
walaal cumar mahadsanid marka kowad marka labaad waxa jira video gan dhexdiisa boombalo cawradooda muuqato i.a maalmaha danbe shucaac inaga saar
@HamdaFivejune
@HamdaFivejune 3 ай бұрын
Ciidamada afrikaanka ah ee raqiiska ah ee lasoo kireeystay ee ilaalilaano siyaasiyiinta fuleeyada ah ee Soo...... Yeeed😂😂😂 waan ka xishooday Magaca Umadeena In aan u isticmaalo dadnimo xumadooda😢😢😢😢ilaahoow adaa joofa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 ай бұрын
Cumar iskadaa erayada ku xerl dheeraansha sida waliga arki maysid, maba dhacin ba, abadan, ugu xun, ugu fcn, wax cilmi baarisana maadan ku samayn shaygaas inuu ugu fcn yahay ama ugu xun yahay
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 4 ай бұрын
Wll an ku fa ideeyo waxan maqlay ninkii siikha aasa say 3 diin ayu wax kasu qatay Muslim Christian iyo Hindu intasu isku daray ayu diin ka dhigay❤🎉
@hurvekaka4865
@hurvekaka4865 3 ай бұрын
Hindugu waa dadka ugu xun oo aduunka ku nool😎
@naimashealthrecipe1675
@naimashealthrecipe1675 4 ай бұрын
Wadanka wuu indin bahan yahy waxa walabe qof un ba bilaw san masibayin kah an ugu udubano
@Titan-channel30
@Titan-channel30 4 ай бұрын
Walalow maxa sababey ina kasoo hadasho galada un oo ku diday ina kaso hadsho luul iyo kiiskeda
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast 4 ай бұрын
Al walaa wal barraa hdey baran lahayen sidan uma.aysn dhaqmi lahen
@cadnanyare1114
@cadnanyare1114 4 ай бұрын
Waad iska caadifaysan tahay ee ma dhameystay mowdhuuca
@Baro25
@Baro25 4 ай бұрын
Macaan gooyaha xasuusta oo nabigiinna ku salliya, nagusoo biir oo noloshaada beddel.
@user-vz4fg1nc9g
@user-vz4fg1nc9g 4 ай бұрын
Dahrogaha somaliyed
@gorgorrproduction9410
@gorgorrproduction9410 3 ай бұрын
Somaliya kufsiga ka dhaca wax yar maaha lkn dhibanaha ayaa iska aamusa ceeb iyagoo ka cararaya
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 2 ай бұрын
Wlh kuwa galbeedka iyo hindua ka daran
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 4 ай бұрын
walhi waligey ma arkin nin askariya oo shisheya waayo hargesa ayan joga hadana waxan kanecbeybey majirto askari meel ka yimid
@qalbidhayaciirale5808
@qalbidhayaciirale5808 4 ай бұрын
Abti hadal lama rabe ficil hala sameeyo
@user-in8mo7vp9i
@user-in8mo7vp9i 4 ай бұрын
Ya ala yaqan 2 second xata ma oolin😂😊
@user-ug9kh9yw9m
@user-ug9kh9yw9m 3 ай бұрын
4 minutes waa daalay sheeko qiso kamaadan hadal xataa daqiiqadii 6aad waana isaga baxay waayo hadalee rabtaa
@zubeyrpro
@zubeyrpro 4 ай бұрын
Qoftaan ayada qaawanaan jirtay
@daawoshow3541
@daawoshow3541 4 ай бұрын
Kuwa madaxa duubka weyn ku xirto Siinge siinge aa la dhahaa Xarfaantaan ama panjabi Siikhahaaga maahane Siikhe tiir lee mala dhihi jirinoo 😂
@xasancabdinasax992
@xasancabdinasax992 4 ай бұрын
10:07:43
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 3 ай бұрын
Waxa lagu kala tagay ayaa ah dee dadkaasi waxay dhisten dhulkooda oo nabaday steen maaxa ay u baranayaan ba sheeko haysaane 😂😂😂
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 4 ай бұрын
France vingt-quatre
@Abdullahidiriye794
@Abdullahidiriye794 4 ай бұрын
Western university waa jamacad Canada ku taalah ma ah Australia *
@itsesma1846
@itsesma1846 3 ай бұрын
Sidu somalia kufsi uga dhicin weyba so badanayaan malmahan danbe wax xaqiiqa mesha la imow
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 4 ай бұрын
Al shabaab ka so hadal cumarow
@zainabdulla1131
@zainabdulla1131 3 ай бұрын
Kama hadli karo balse wuu yaqaana sida looga hadlo hadalo tiro beel meel kusocdaan lagarameynin waxad mooda inuu uqdudeysanyhy hh
@abdikhaniofficial5153
@abdikhaniofficial5153 3 ай бұрын
Ninkan warkiiisa waxan kunacay marbo meel ayuu kaboodayaa wixisana waa waalni
@user-nt3du4tx1w
@user-nt3du4tx1w 3 ай бұрын
Wazax waxad sheegtay lkn Somalia kufsi kama jiro kaama yeelin
@user-eu2iv1zd3f
@user-eu2iv1zd3f 4 ай бұрын
ergayga qaramada midobe waxa dalkan kenay madaxda raqiska ah ee somaliyed
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 4 ай бұрын
Soomaali maa ilalinaya ee sariirtisa buu ilalinaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-xz5ei4hy7v
@user-xz5ei4hy7v 3 ай бұрын
😂
@mahamudh6983
@mahamudh6983 4 ай бұрын
Hindida waxaa u dheer basarinimo
@hamdisaqey1191
@hamdisaqey1191 3 ай бұрын
Basarinimo maxa laga wadaa
@wayel6515
@wayel6515 4 ай бұрын
V
Sirta  AABAHAA Kaa Qariyey !
18:30
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 50 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
Ciriiriga Nafeed Waa Loo Dhintaa | Fandhaal Podcast 124 |
22:43
Omar Inshar
Рет қаралды 18 М.
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 74 М.
Waa maxay horumarinta Shaqsiyadeed?  #Ep30
1:22:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 21 М.
Maxaa Dilaya Raganimadaada ?
1:04:18
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 16 М.
Ahmaddey Sh Mukhtaar - Wareysi #3/3 - Wixi aan ka wariyay aabahay
51:22
Fandhaal 95 | Maxay U Sahlantahay is badalka Dumarka ?
29:09
Omar Inshar
Рет қаралды 30 М.
Jawaab Guud | 🙂 | Dooda iyo Muranka Baraha Bulshada |
38:11