Sheekh Cusmaan Barre "Itoobiya ayaa ila soo xariirtay si aan ugu basaaso dowladda Soomaaliya iyo AS"

  Рет қаралды 45,814

SYL Somali TV

SYL Somali TV

Жыл бұрын

Sheekh Cusmaan Barre wareysi #1/3 ~ Itoobiya ayaa ila soo xariirtay si aan ugu basaaso dowladda Soomaaliya iyo AS. Muxuu dhacay kadib?

Пікірлер: 68
@mowliidhilowle9924
@mowliidhilowle9924 Жыл бұрын
SH CUSMAAN BARRE WAXAAN KU XASUUSTAA MAR ASAGOO GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA AH EE HIRSHABEELLE WAREYSI LALA YEESHAY KULAHAA NIMANKAAN ABGAAL EE GAANGISKA AH OO CALI GUUDLAAWE KAMID YAHAY.......
@abdiadam3808
@abdiadam3808 Жыл бұрын
ninkaan ma ahayn youtube magaca syl la baxay inoo waraysto , jaajuus la sharfaayo soomali un ayay ku jirtaa
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Жыл бұрын
Hawiye waa wada jaajuus ilaahoow naga badbaadi
@mohamedjamac64
@mohamedjamac64 Жыл бұрын
Madaxda maanta,dhammaantood,was jawaasiistii,ajaanibta.
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj Жыл бұрын
Ilaa iyo maanta jawaasiisyu iyo dawadhilifyu weeye kuwa sheeykta siyaasiin iyo qaar culumo sheeykta iyo qaar ganacsato sheeykta iyo waxii soo raaca bal shacabka soomaaliyed walaalayaal qaranimo iyo midnimo dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba waligeyna helimeynu ilaa iyo qiyaamaha ilaa kuwaasi aan ka tir tirno dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba dhexdiina ku jira jawaasiistasi naclatuhali caleyk jaajuus soomaali ah
@alihashi2958
@alihashi2958 Жыл бұрын
Jaajuus
@mohamudhassan1302
@mohamudhassan1302 Жыл бұрын
Waa Sheeko Yaqaan Cajiiib ah Ninkaan
@khadraomar914
@khadraomar914 Жыл бұрын
Hiiraan state ileen waxay ka dhaqaaqi weeydiy shanshuur ciilan oo jaajuus ah cajiib
@osmanahmed3550
@osmanahmed3550 Жыл бұрын
Waxaan la yaabi jire nin isago maasajid salad ku dhex jiro aya la toogte ileen ma ogayn noocan oo kaleyto iney ku dhex jiraan soomalida wallahi kan isagu kacbada ku dhegsan ha la toogto alshabaab naga cilmi badan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Waan la yaabi jiray markay Allshabaab dad qabtaan ay Ku eedeeyaan waa jaajuus waan la yaabi jiray laakiin Waxaan ogaaday in ay dhici karto. Wadaad, waranle, Madax iyo minjo Wax la aamini Karo inaysan jirin Allaha na xifdiyo
@osmanahmed3550
@osmanahmed3550 Жыл бұрын
Aamin
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 Жыл бұрын
Dadka Hogaaanka Inoo Haya Waa Wada Jaajuuusiiin Qof Daaacad Wadanka U Ah Waa La Dilaaa Oo Qarax&Madax Duub Baa Lagu Dilaaaa
@hassanmussa7530
@hassanmussa7530 Жыл бұрын
Microphoneka iska hagaajiya, waxba fican lagama maqlayo xaajiga
@geeljire1658
@geeljire1658 Жыл бұрын
Waxa soomaaliya xukuma 99% waa jawaasiistaa. Jawaasiistaa ayay soomaiya ka degi la'dahay
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Najaas waaye nin dhahaya dadkaygaa jaajuusayey
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Жыл бұрын
Towbadda ilahay waa aqbala
@genrichyagoda715
@genrichyagoda715 Жыл бұрын
Ilaa haada yaa ogaada wa jaajuus amxaar.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Somalia way ka adkaatay Ethioia, laakiin Somalida badi ma oga! Mar hadii Ethiopia xeebtii kaliya ay lahayd laga gooyay oo dowlad loo sameeyay Eriteria la yiraahdo! Somalia burbur kasta haku dhaco weli laguma guulaysan in la kala gooyo! Somaliland wax ictiraafay ma leh, hadana way iska soo gabagabowday sheekadaas! Federal system ayaa lagu qasbay, isagana dowlad xoog leh marka la helo wuu iska soo xirmayaa! Xamar ayuu ka tegay wadaadkaan isagoo Hawiye ah markaasuu ku degay guriga Madaxweyne ku xigeenkii hore Dafle oo USC ka soo cararay, laakiin waa la soo dhoweeyay! Dowladii hore waxyaabaha laga sheegi jirey wax badan ayaa ka beenoobay! Xukun jaceyl ayaa jiray, laakiin qabyaaladaan indhaha aan lahayn ma jirin! Shantii golaha sare xitaa hanti kama tegin! Ninka ugu badan ayaa guri ku lahaa Xamar! Gobolada ay ka yimaadeen waxba kamay dhisin! Maxamed Siyaad Gedo iyo Galgaduud waxba kamuu dhisin, Xusein Kulmiye hanti kama tegin Wacaysle wax uu u dhisay degaankooda ma jirto, Axmed Dafle gobolka Sool, Sanaag iyo Buuhoodle waxba uma qabanin, Cali Samatar dadkiisa wax gaar ah uma qaban! Beenta jabhadaha ayaa na wareerisay, ilaa hada dad baa aaminsan in jabhad na xoreysay! Hargeysa mar aan tegay, waan yaabay boorka iyo jidad xumida ka jirta meeshaas, hadana waa is xoreynay ayay ku leeyihiin! Xamar waa meesha kaliya aan laga jeclayn jabhadihii Somalia burburiyay!
@abdirahinomer7996
@abdirahinomer7996 Жыл бұрын
Siyaad barre xukunkiisi hadi aad la dhacsanayd waa laga adkaadey. Wax somaaliya oo isku imanaysaana ma jirto waa munaafaq ka ku riyoonaya.
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Жыл бұрын
Waa sax hadalkaadu laakiin kala gogaanta soomaalida hadda ayey ugu xuntahay
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
@@abdirahinomer7996 somalia isku imaanshaheeda haddey adiga kugu xiran tahay waa la arki doontaaa 😉
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Beenta daa hada ayee ugu fiican thy somalida
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Жыл бұрын
Waryaa siyaad bare lama difaaci karo isaga har umadan asaga burbiriyay xitaa markii indheergaradkii somaliyeed oo uu hogaminayo Adan Cadey wuxiu ku yiri badbaadi wadankan isga dag burbur ha horseedin xamar markii laga saray ayuu qabyaalad Gado u faristay xitaa wuu garan wayay xamar ma laga saree iskatag qaran ayuu qabsaday dhisan dad ayagoo iscunayo ayuu katagay
@mahamedadenwaiss8261
@mahamedadenwaiss8261 Жыл бұрын
Nike waramayo maxad ma karaoke ogo dhib waydiyay cookies oo garan yahay
@yusufkolkol1213
@yusufkolkol1213 Жыл бұрын
Ilaa hada ayuu jaajuus yahay ninka uu hayb la wadaago uun buu dhib ku hayaa somalida kale aad ha isga ilaaliso xaaraamigaan
@ibrahimmohamed2153
@ibrahimmohamed2153 Жыл бұрын
Maan gaabnimadiisa waxuw wareysanaya jasuus cadawga somaleyeed lashaqeynaya pal maxow kafaidey
@Shirazy.
@Shirazy. Жыл бұрын
Jaajuusjaajuusdhalay
@mohamedabdirahman2870
@mohamedabdirahman2870 Жыл бұрын
Nin dantiisa raacanayo waa kugu donqonimo inaad ku tidhaahdaa “ maxaad dantaada u raacatey” suasha muhiimka ah ayaa ah innaga kasomali ahaan howsha sirdoonka halkeynu ka taaganahay?
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Жыл бұрын
Codka aad ayuu hooseeyaaa
@caanoos
@caanoos Жыл бұрын
Asc. Syl ma waxay ahaayeen jawaawiis…nin intaa la’eg oo isku qiraya inuu jaajuus amxaaro. ahaa siyaasad xabad kama yaqaan.
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Somalia jaajuus khaniis iyo dilaa iyo sharmuuto waxeey naqdeen miyaa celebrity. Sheekh iyo Jaajuus baan ahaa. Maxaa khaldan
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
jaaajuss ilahey kafurtay murTad.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Жыл бұрын
ilahay towbadda waa aqbala
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
@@bilalabdi9148 haaa qofka markuu dambi ween uukudhaco Somalida waxay lasoo ordayaan diinta waa nasteexo ilahey dambigu waa aqbalaa dadka sida Adiga camal ah baa waxaas sooqrayo Bal aankuwediyee hdii qofwalba sidaa lagusiidaayo oo ladhoho wootowbadkeenayaa iskadaaya taasi xal umatahay joojinta dambigaas xun jwbta waa Maya , laakin hadii xukumka markiiba laguqaado perito waxaa laweenayaa qof kudhiirada sidaa .
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
@@Alon_404 Adiga allahii dadkaan abuuray maad ka aqoon badisaaa war rabigaa u towbad keen dadkana hakaa amaan helaan
@AHMEDEGALCOEGAL
@AHMEDEGALCOEGAL Жыл бұрын
War ninka 50% baa la maqlayaa
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Jaajuus nimo tobiyo lagu faanayo yaab
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
May la yaabtay waan yaabanahee😂😢
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Alla maxad basastay Soomali badan
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Жыл бұрын
Dadka burburka ku shegaya wadanku ma adunkalay ka soo hadlayan
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Жыл бұрын
USC waxeey aheed jabhadii ugu liidatay aduunka oo soomaray waxeey ahayen juhali aan waxba aqoon iyo dowladnimada hadan waa sidooda xukun maba yaqanaan ilaa inlaxukumo weyna imaneysaa arintaa hadeyn hawiyoow waxba iska badalin
@percyacc1.1-ly7qu
@percyacc1.1-ly7qu Жыл бұрын
jaajuus. sheikh ah . yaab ka yaabkiis... sug sug, ninka wali ma siyaasaduu ku jiraa(aduun raadis) mise waddada xirta iyo culumadda oo tawbad ayuu raadinayaa? hadduu xirta noqday allah cafiyo
@percyacc1.1-ly7qu
@percyacc1.1-ly7qu Жыл бұрын
sirtana qarso, jaajuus amaan mahan hahah
@AHMEDEGALCOEGAL
@AHMEDEGALCOEGAL Жыл бұрын
Dadkii la xasuuqayey iyo kuwii xSuuqayey maad sheegtid ilayn Taariikhda lama kala shaxaadeee
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 Жыл бұрын
Been Badanaa Subxaana laah
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 3 ай бұрын
War Nin kas waxa u ku hadlaya bal arag weligay, jajusan aha ayu ku fana, war naga aamus galjecel wa cebaysay
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre Жыл бұрын
Osman Barroow maxkamada maalintii lagu saaraayay goob joog baan ahaaye adigii lahaa waan qaldamay miyaa hada leh waan xanaaqsanaa adiga ayaa odayaasha u wacday 10 telefon baad dirtay 1 daqiiqo gudaheed mida kale gawaarida waxaa la wareegay odayaal maahan inla dhacay anigaan ayaa BKM siday maamulka gobolku lahaa qorigiina waan xareeyay isla maxkamadaha ayaanan ka qaaday BKM kale waxaanan ahaa gudoomiye ku xigeenka dhaqan celinta xerada Iftin gudoomiyana waxaa ahaa axmed Iji marka qodobka adiga kugu saabsan iyo maxkamado kale duwan baa baladweyne ka jiray ama soo maray waa inta qaladka ku ah hadalkaada
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Жыл бұрын
Ninkii kooxda Farmaajo iyo waagii qeyre lagu sheqeysanjiray
@hassanolad-hn6ml
@hassanolad-hn6ml Жыл бұрын
Ninkan dhoora was
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 Жыл бұрын
Kani shiikh miyaa mase waa naanays waaba roonyahay haddiiba uusan dadka gawricin.
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 Жыл бұрын
Wareesi maxaa la dhageestaa jijo laga adeeganayaa moodaa albaabka la furayo la xirayo yaaahuuu
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Dadka soo qoraayo qoraalada waxaan idin sheegayaa qif aadan aqoon u laheyn ha ku xukumin run iyo been...
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Жыл бұрын
Talaabo sharci in laga qaado waaye ninkaan
@yusufkolkol1213
@yusufkolkol1213 Жыл бұрын
Kan oo kale ayaa qabiil lagu difaacayaa Ax yaa somali ninkaan ha la googooyo
@Cabdirxamaan_Garanwaa252
@Cabdirxamaan_Garanwaa252 Жыл бұрын
ninkani waa nin fiican isku qabiil ayaan anahay waana difaacayaa
@yacnick
@yacnick Жыл бұрын
Siyaad Barre ayaa Itoobiya jaajuus u ahaa, markaa in Siyaasiyiin badan oo Soomaali ah ay jaajuusiin shisheeyey yihiin muran kama taagna.
@maxamedfaarax9639
@maxamedfaarax9639 Жыл бұрын
War xey tahay albaabkaan la iska soo furaayo dadkaan jaahilsanaa barnaamij ayaaba qabaneysaane xey tahay socod badanaa meesha maqaayad miyaa
@CugeCige
@CugeCige Жыл бұрын
Barnaami fiican ayaad samaysay hambalyo lkn qalabka aad codka ku qabanayso iska hagaaji sanqadh iyo shucaac ayaa ku furan
@Shirazy.
@Shirazy. Жыл бұрын
Hada jaajuus ayaad aheyd Amxaara u shaqeyn jirey.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 14.07.2024
20:33
VTV Somali
Рет қаралды 3,7 М.
Taariikh la yaab leh!
17:39
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 35 М.
CABDIRAXMAN TUUR-YARE MUXUU KA YIRI DILKII FARXAAN QAROOLE
54:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 49 М.