Sida ugu fudud ee lagu helo visa Europe & Canada raac wadadan

  Рет қаралды 2,620

Ahmed Osman

Ahmed Osman

6 ай бұрын

Пікірлер: 40
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 6 ай бұрын
Fadlan share like subcribed 1k oo like ah mahad sanidin
@xafsaxubi-wv2gi
@xafsaxubi-wv2gi 5 ай бұрын
Asc ahmed walal waxan rabaa inan samesto passport kenya inan samesto
@xafsaxubi-wv2gi
@xafsaxubi-wv2gi 5 ай бұрын
Passort kenya hadan samesto ma ku dalban kara visa spain plz isoo jwb waa i muhiim jwbtada thnks
@hassanjunior
@hassanjunior 6 ай бұрын
Manta ana ugu horeyo sxb keep going wax badan waa ka faidey❤
@user-iu2lu6gk4z
@user-iu2lu6gk4z 5 ай бұрын
Mahadsanid brother
@saadakmoha2161
@saadakmoha2161 Ай бұрын
ad bad u mahadsan tahy bro hormar wcn
@SahraUk
@SahraUk 6 ай бұрын
I casun an ku imade leganow❤❤❤🎉
@hamdanadam9147
@hamdanadam9147 6 ай бұрын
GUULAYSO SHP❤
@mahadmoha3147
@mahadmoha3147 6 ай бұрын
Gudomiye invitaion letter ayan raba inan uk ku imaado vizaha ma adagyahe hadan safaarada tago
@ibraahimshariif6656
@ibraahimshariif6656 5 ай бұрын
Sxb Lithuania kwrn malga bixi karaa farana mala iska qaadaa hadii leyga qaado wadamada kale ee yurub makasoo baxaayaan
@relaxmusic5818
@relaxmusic5818 6 ай бұрын
Sxp hadii halmar reject isoo siyan safarada mar labad xogta ma IGA aqbalayan misa waa sidii rejected la.isoo siiyo
@user-ey6lj7wi3s
@user-ey6lj7wi3s 6 ай бұрын
Sxn wadanka ugu fudud oo aan kabixi karo waakumaa
@Raawuul
@Raawuul 6 ай бұрын
Sxb visa dalxiis oo yurub ah wadanke ugufudud
@Fahizomarelmi22
@Fahizomarelmi22 6 ай бұрын
@mahamedabshirmustafmuhumed1170
@mahamedabshirmustafmuhumed1170 5 ай бұрын
Sxb invitation letter hadii aan kutago wadan kle maiska dhiibi karaa mise cadayn baa laiga qabana
@meeymadiaz9651
@meeymadiaz9651 6 ай бұрын
Sxp habar yar tyda Italy 🇮🇹 jogto casumaad ma ifidin krtaa
@mohacaska3587
@mohacaska3587 5 ай бұрын
Zxp waxa kaso hadashaa dacwada dalka holland ama Netherlands 🇳🇱
@khadar1137
@khadar1137 5 ай бұрын
Guuleyso camoo
@Updywahab
@Updywahab 6 ай бұрын
Visaha tunisia ilaa italy kasoo hadal sxp tiktok waa kasoo wwydiyey 🎉🎉
@aliabdi5520
@aliabdi5520 2 ай бұрын
Ma heshay zhp
@najmakhalif9987
@najmakhalif9987 3 ай бұрын
Waad mahad san tahay
@aliabdikarinbarow4728
@aliabdikarinbarow4728 5 ай бұрын
Malodova kwrn
@HamzeMohamedIbrahim
@HamzeMohamedIbrahim 5 ай бұрын
Ok wll links se ku helaa
@yusufyare469
@yusufyare469 5 ай бұрын
Mahdzanid wll ahmed osman aad ban kgu xiranhay mar walpo wan so gala bal in aad wax so.post garaysay
@user-vp1tp9uz4r
@user-vp1tp9uz4r 4 ай бұрын
Sxb guuleso
@nimcomaxamedsalax6409
@nimcomaxamedsalax6409 3 ай бұрын
Ruushka cadi miya
@user-vp1tp9uz4r
@user-vp1tp9uz4r 4 ай бұрын
Aad umahadsen tahay wllka wax baden ayaan kafaa idne waxan kuweydina sxb turkey anigo joga qof UK jogaa casumaad ma.iifidin karaa sxb ma.isodiri karaa suragal matahay❤
@user-nc6zt7ld2r
@user-nc6zt7ld2r 5 ай бұрын
Zxp adigu sidee ku taktay
@zakariyeahmedhussein9014
@zakariyeahmedhussein9014 5 ай бұрын
Shb waxad samesa video ad ku sharaxeso sida lo xareyo warqada iyo dhaman process ka o idil mahad sanid🙏
@allalone4177
@allalone4177 5 ай бұрын
Sxp visaha waxbrasho poland rbaa waqti xadirkan mala dalban And How ? Iga jaahil bixi ustaad
@maxamed19ib
@maxamed19ib 5 ай бұрын
Sxb qofka hadduu visa invitation ku yimaado wadankaas ma joogi karaa waligiis
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 5 ай бұрын
halka kala so xariira walalka ina arimahan iga caawiso ayaa rabayee
@yuuyuutiger4393
@yuuyuutiger4393 4 ай бұрын
Taliye waxaan rabaa inaa aado Germany 🇩🇪 waxaana joogaa South Africa 🇿🇦 🥺
@sahaltyga9933
@sahaltyga9933 6 ай бұрын
Shb wan kuGu daaLe Serbian ayan u socdaye kwrn
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 6 ай бұрын
serbia ma xumo sxb tag
@sahaltyga9933
@sahaltyga9933 6 ай бұрын
@@AhmedOsmanWorld wayahy halken Kala so xidhiidha
@Hasan13136
@Hasan13136 4 ай бұрын
asc wll Ahmed ila wadaag emailkaaga
@muxiyadinabdi1450
@muxiyadinabdi1450 6 ай бұрын
Zhp waxaad iifa idayzaa viizaha zhaqada kosava Ayaa izoobaxay markaa zhp wadankaaz xog iga sii galitaankisa io bixitankisaa io wxa leyga baahanyahay mhdzanid
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 6 ай бұрын
sxb ma u malenayo Visa kosovo oo shaqo ah in la helayo lakin waxa ku dhihi laha yaan lagu dhicin
@zadiikgahayr453
@zadiikgahayr453 5 ай бұрын
Halkee ka heshay visaha Kosovo sxb hargeisa joga
Sida ugu fudud ee loo barto luqada Carabiga || Amiira Adam ||
11:23
US VISA Interview Process
4:56
KIEC
Рет қаралды 4,5 МЛН
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 3,8 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 83 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 67 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
YAA SAXAN?! MAXAY KULA TAHAY😆
18:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 93 М.
SIDA UGU FUDUD AA KU IMAAN KARTID INDIA|
14:29
Feriha Sayit
Рет қаралды 36 М.
Waa sidee nolosha Soomaalida kunool dalka Romania
9:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 58 М.
XAALADA YURUB IYO SIDA UGU FUDUD EE LAGU IMAAN KARO 2024
7:44
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 21 М.
Qaabka ugu Fudud ee loo xareysto visada Schengen Somali Pasport
12:38
YASIN BIRITISH
Рет қаралды 10 М.
Waxbarasho ku imow Maraykanka( Student visa ) Subscribe @shaaciyeoneshow
15:25
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 3,8 МЛН