Sirta Gabdhaha Marookaanka | Maxay U guursanaayaan ? Fandhaal Podcast

  Рет қаралды 86,039

Omar Inshar

Omar Inshar

5 ай бұрын

Пікірлер: 1 000
@akshaale
@akshaale 5 ай бұрын
Fatumo hooyadey ❤️ Fardowso xaaskeyga ❤️ Ismahan walaashey ❤️ Ikhlaas gabadheyda ❤ Meel kale uma socdo Alhamdullilah gabdhaheenoow guuleysta❤
@anfacmohamed7597
@anfacmohamed7597 5 ай бұрын
Allaha ku xafido
@fariida6236
@fariida6236 5 ай бұрын
Maasha Allah Allah kuu xafido
@xareed1
@xareed1 5 ай бұрын
Ilahay ha idin xifdiyo dhamantiin
@meaktooni
@meaktooni 5 ай бұрын
Viva morroco
@wiarwadani4432
@wiarwadani4432 5 ай бұрын
​@@meaktooni😂
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 5 ай бұрын
Alhmdulilah illahaa nagga dhigay gabadho Somaliyeed Wlhi gabdhaheenu iyaagaa ugu qurux badan waliba inta iscadayso haday iska dhaafi lahaayeen way fcnyd❤
@nooryusuf4959
@nooryusuf4959 5 ай бұрын
msha allaah wllo taasi ayaan been ahayn wxd tihiin dahab illaahay ina siiyay illaahay ha idin xafido
@jackali6566
@jackali6566 5 ай бұрын
Inyar oo xun oo TikTok dhax taagan oo qashin ah,👊🏻ma ahan gabdhahena Somaliyed oo asluub iyo qurux Iyo dabeecad wanaag lagu soo koriyo in aan u gafno❤👑, gabar Somaliyed ma ehe gabar kle ajnabi leygu ma oga insha allah, hoyodey macan aa ka dhalatay gabdhaha Somaliyed 🐐❤️. Calafka ma shegin in kasto qurbo ku nolahay 😊, gabadhahena nii jec lahy nagama hartiin mar walbo 💉🩸👑
@littlewoman9094
@littlewoman9094 5 ай бұрын
Nin raga oo caqli leh bathy ilahey haku dhawro
@yaskadarood7790
@yaskadarood7790 5 ай бұрын
Been ba ku sheegtay gabdhaha marookanka aaa qawan car itusi nag marokan oo asturan gabdhaha somaliyed hal iyo dhig baa madaxeda qawisa
@Dajiya_maxamed
@Dajiya_maxamed 5 ай бұрын
Waa mahadsantahay walal. Ninkaan Wuxuu aamin sanyahay hablaha somalida from raas kambooni to raas caseyr Intooda xun inee jogan Wuxuu arke 15% oo tiktok ku fidnobeen
@Amn09888
@Amn09888 5 ай бұрын
​​@@yaskadarood7790 waa kabadbadin waxaagu zxp dumarka maroco gabigoodu mawada tima qaawana dumar badan oo asturan ayaa jira youtube ka kuqor adaa arki dumar badan oo marocan ah oo asturan oo socail kasoo muuqan ayaa jira
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 5 ай бұрын
intaas qashinka ah waxay inagu noqdee bar madow e aynu iska qabano.
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 5 ай бұрын
Aniga waxaa ugu ogaataan inaan guursado gabdheheena Soomaaliyeed ilaaheyna hanoowanaajiyo ❤
@Amirada_Sunduz
@Amirada_Sunduz 5 ай бұрын
Dumarka yaaan la isracin inta xun wxaa ka pdn inta fican iyagana Allaha so hdeeyo anagana Allaha nasii hanuuniyo koleey lama huraan waa coska jilaal Allaha na barakeeyo na badiyeee🤲🏾❤️‍🩹
@elminasibb
@elminasibb 5 ай бұрын
Gabdhaha reer Marocco waa gabdhaha ugu badan caalamka ee kalaabyada tumashada ka shaqeeyo ama jirkooda ka ganacsada. Xitaa kuwooda la qaba in aad la seexato waxaa kaa xigta 10 dinaar. In aad la barbardhigto gabdhaheena dhowrsan waa kugu ceeb iyo sharaf daro wallaahi. Ha jiraan gabdhaheena 🫡
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 5 ай бұрын
Morocco ma martay gobolada mesha casabalanca ladhaha ayaa ugu club bdn sidas ay tahay hotel lagama kireynayo ado gabar wataa marka dad dinta ku dhagan bey leyihin dad xun iyo dad wanagsan bulsha walba leh kuwa somali ee lasoo dhigo Facebook cowradoda maxa ka ledahay
@elminasibb
@elminasibb 5 ай бұрын
@@InnocentOrcas-lp8tg kuwa soo dhiga weydii
@siciidamacalin7481
@siciidamacalin7481 5 ай бұрын
Yaa soo dhigay soo nin mahan marka waxa gabar cebeysan nin unba cebeyay kuwo la qaba la kena kuwa kalana walalkod sumaliyed un baa soo cebeyay marka kuwaga ceebe kuwa kalana sharaftoda ka sheke war nin baa asturtay dee isla yaab
@ghost_air3
@ghost_air3 5 ай бұрын
Jaahil baa tahay Inta Aadan Hadlin Aqri Ciwanka 😊 Wax Iska Ma galin Waxaa ku hadloosid😊
@elminasibb
@elminasibb 5 ай бұрын
@@ghost_air3 ciwaankaaga wasee horta muuqaalka ma daawatay
@nasroisse
@nasroisse 5 ай бұрын
Ayaga qaarkood way qaawan yihiin tiktok na way isticmaalaan intiwanaagsanayd lee nooga sheegtay anagan inti xumayd kasheekaysay gabdhaha wanaagsan ee soomaaliyeed baa kabadan intaxun ee aalada tiktok isticmasha❤😊
@mohammedosmaan259
@mohammedosmaan259 5 ай бұрын
ربنا هبلنا من ازواجنا وذريتنا قرة أعين واجعلنا للمتقين اِماما اللهم اهدي بناتنا وبنات المسلمين عاما🎉🤲
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 5 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@FARHAN_805
@FARHAN_805 5 ай бұрын
Moroco islam nimadha aya nga daxeysa Lkn Gabdaha somaliyed bilacalyka sharaf baa dheer tihin kuwa calamka kunol ❤
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 5 ай бұрын
Cumarow, gabdhaha Soomaaliyeed wax dhaama la'waa, oo gabdhaha Morocco Europe baan ku arkay ma doonayo inaan aflagaadeeyo
@paamsintv6946
@paamsintv6946 5 ай бұрын
Ma'ahan in yar oo gabdhahena tiktok isticmalan inan inta kale aan ku tilmaamno gabdhaha somaliyed inta badan way ficanyihin kuwo kheyr aya inagu jiro.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah 5 ай бұрын
Waxaas nagalafanaya waa kuwa caanka aha uuuf wey naceebeyyeen wlhi aduun io aakhiro ba'a😢sharafteeni bey dhulka dhigeeen uuuf Waligey iska duubin vedio xitaa wajiga ah alxm❤
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 5 ай бұрын
Huuno biliaadan impression ha usameyn allah ku abuuray ka cabso asiga daacad unoqo adoon qof daciifa oo kula mida wuxuu isdhaha ka fekereyn. Hadadanba allah ka xishoonin waxad rabto sameyn biliaadan kuma abuuran waxna kaama qaadi karaane
@Mohamed_573
@Mohamed_573 5 ай бұрын
Walasheyda qaaliga ah allaha ku sharfay, waxba hakaxumanin ❤
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 5 ай бұрын
Sheekad haysaa wll 😅 hablaha somaliyeed waa millions wadan kastana in xun iyo in wanagsan ba waa leyahay inta wanagsan bana badan waana sunaha nolosha iyo sababta janno iyo naar lo sameyey. Ha is daaline hadad ku qanacsanthy guurso lkn canjarafaynta nagala tag
@Ismlre125
@Ismlre125 5 ай бұрын
Wariyahan waxuu kahadlaya waa xaqiiq
@MR_Taagane12
@MR_Taagane12 5 ай бұрын
Lkn idinka intii xumayd baa badatay waxa kuu Tirin karaa 30 gabdhod oo 1M haysta oo tiktok Ka nikiya mana isticmalo tiktok just wa Google gareeye Ka waran inta niikiso oo 1M Haysan iyo inta haysato oo Google soo saarayn mxa waaye inta yar ee Ka hadlesi marka?
@ridwaanburhaan859
@ridwaanburhaan859 5 ай бұрын
Cajiiib , 30 gabdhood gabdhaha soomaaliyeed intee kayihiin ,xatta 1000 gabdhod dheh oo tiktok ka niikiya , gabdha soomaliyeed waa malaayiin isku xishood
@marianruun1157
@marianruun1157 5 ай бұрын
Wa beentiis wa nin cadeystay inuu dumarka somalida caayo asiga tii uu qaby ka tagay
@dcfootball1
@dcfootball1 5 ай бұрын
​@@marianruun1157Runta inla sheego ma ahan inla caytamayo hadi sidas aaminsan tahyna wllhi wan ka xumahay 😢
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 5 ай бұрын
💝🌴ماشاء الله🍀تبارك الرحمن عليك🌴💝 شكراً جزيلاً لتوضيح البرنامج و جزاكم الله خيراً الجزاء
@drsziizuumohammed
@drsziizuumohammed 5 ай бұрын
Gabdha somaliyed kaliya ma aha inta tik tok gas joogto gabdhaha marocco ne ma aha kaliya gabdhahas sharfan😊
@SheikhRaamaale
@SheikhRaamaale 5 ай бұрын
Walahi baan ku dhaartee inaanay jirin haweenka somalidu waxay tiktok ka sameeyaa dumar ka sameeyaa, xataa kuwa diimaha kale haysta subxanalaah
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 5 ай бұрын
@@SheikhRaamaalewaa qarkood gabdhaha oo dhan saas ma aha
@inaaar9983
@inaaar9983 5 ай бұрын
@@Ymhsey_chary2310 yes wa run Waa qaarkod Lkn maanta hadii la rabo in ummad la ogaado waxay yihin kaliya social media unba laga ogaada Waayo dunidu Maanta way isku furan tahay hablhena aad bay u sharaf badan yhn Lkn summcda waxa ka dilaaya naaghas meelhas is ruxaaya
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 5 ай бұрын
​@@SheikhRaamaalekuwa diimaha aan Muslim ka heesan ma na barbardhige oo wx celiya laheen wxa rabta iska so qor😂
@Fardawsacc
@Fardawsacc 5 ай бұрын
Been baad ku dhaaratay Lkn waa mid uu Alle ku waydiin doono Illahy ban ka maqan galny wixi xun oo dhan ​@@SheikhRaamaale
@user-ro3px2ce2h
@user-ro3px2ce2h 5 ай бұрын
Cumar waxaad ilawday inaad sheegto duruufta may u adkaysanayaan ilayn noloshu duruufay leedahay Imika aniga ahaan sawjkayga 5sano walaahi waa bilaa camal alxamdulillah wanan isku samraynaa illahaybaa wax bixiya waxaana na cawiya family Mida maalin aan safar isla soo raacnay lamaane ilaa 50sano ah waxaa waalna odayga xaaskisa waday
@Imoo5
@Imoo5 5 ай бұрын
Anaga kuwi xuma bad ka sheegty ayagana inti ficneed masha Allah😂😂😂
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 5 ай бұрын
Waa midaan layaabay raga kaad isleedahay wuu ugu roonyahay baa ugu daran Cumar inshaar afkaartiisa kale oodhan waan taageeraa lkn markay dumarka noqoto waxaad moodaa labada dhanba inuusan eegin ee marwalba inta xun shaashad wayn usaarantahay unfortunately
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 5 ай бұрын
Markay arkaan inaan waxba loola harayn ayay naftu bidaysaa inay isdifaacaan hadhowna waxaa laleeyahay faminisim ayaad noqoteen Feminism iyo wax gaalo soo malmaluuqday bari baan kanahay Lkn ina rageed shartiisa alle hanaga qabto khayrkoodana allaha nasoo xijiyo Waa saman dumar mooyee aan waxkalaba lahadal hayn
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 5 ай бұрын
Wuxu arinkii cumar ka dhigey in hal gabar oo wanagsani soomali ku jirin , subxaana Allah ilahay cadaalad noguma kiin dhiibo
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 5 ай бұрын
@@ruwaydaabdihakim7539 qofka hadaan xumaantiisa loo shegin matooso qof xun hadaad wanaagisa uga shekeyso waxey ka dhigan tahy inaad xumaanta ku bogaadineyso oo ku dhirigalineyso, qof walba wuu ogyahy dumarka somaliyed ineysan wada xumeen hadana xumaanta ubaahan in laga hadlo la tilmaamo si looga hortago ❤
@MR_Taagane12
@MR_Taagane12 5 ай бұрын
Xaqiiqatan gabdhuhu we wada xunyihiin musan dhihin lkn inta xun way badan tahay imagine kuwa shahaadooyin jamacaded haysta oo FB story dance soo dhigaya what??!!
@munaali10
@munaali10 5 ай бұрын
Dad xun Ayaa sumcadeeniidilay Allah nagaqabto dunida hadan kuweynana aaqiro Ayaan kuheleynaa insha Allah
@honmoha5906
@honmoha5906 5 ай бұрын
Aad iyo aad kuwo wali sharafta dumarka ku danbeeso wee jiraan
@haachannel8793
@haachannel8793 5 ай бұрын
​@@honmoha5906wey jiraan wali lakin ma isweydisay hoyo ama gabadha somaliyed waxaa dhibay nimanka somaaliyed arag dadaalka ey bixinaayan iyo nimanka somaaliyed fadhi kudirir.
@Aaziz5
@Aaziz5 5 ай бұрын
Haa
@timiriyocaano7512
@timiriyocaano7512 5 ай бұрын
Walaasheey kaliya adu dhawr soonoow, walaashaana ka warhay oo kula tali inaysan public noqon. Bes alle ayaa ballan qaaday kaafinta kuwa dhawrsoon. Mahadsanid.
@NadiaOdwaa
@NadiaOdwaa 5 ай бұрын
Wiil somaali ano arko side guur ajnabi ugu dhiran karaa🥺Illahow wilsha somaaliyed no xafid ❤
@Nimcanak2345t
@Nimcanak2345t 5 ай бұрын
Xalimo an is ilashano
@mohameddeck4390
@mohameddeck4390 5 ай бұрын
My girls, nothing can be comperabal with you, you're so special 🇸🇴👊
@nastehoabdirazhid1281
@nastehoabdirazhid1281 5 ай бұрын
Thank you wll
@mohameddeck4390
@mohameddeck4390 5 ай бұрын
@@nastehoabdirazhid1281 🥰
@wiarwadani4432
@wiarwadani4432 5 ай бұрын
😂waxan ya qoreysaa
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 5 ай бұрын
Thank you 😊
@mohameddeck4390
@mohameddeck4390 5 ай бұрын
​@@user-pn4gb1mz9p🥰
@AhmedAbdullahiFarahh
@AhmedAbdullahiFarahh 5 ай бұрын
Cumaroow waad naga qarisay ilaah haku amaansadee maxaad noo dhihi weyday war hablana kalaya guursada 😂😂😂😂❤
@Somali-One
@Somali-One 5 ай бұрын
*Gabdhaha Soomaaliyeed wlh kuwo badan ayaa kujira oo aanad xataa la ag dhigi karin mid kasta oo Muslim ah. Qurux, diin iyo dhaqan wanag ah. Naag hadaad guursanaysid fadlan kadoono gabar hooyadeed iyo aabaheed ama gurigeeda lkn mid dariiqa aad ku baratey ka fogow*
@Zinkimohamed25
@Zinkimohamed25 5 ай бұрын
Muuqaal hadal heyntiisa an sugeenay Shukran ustaad Omar
@hanifanur3468
@hanifanur3468 5 ай бұрын
Salam, I am Somali and Moroccan are our sisters and brothers (Every Muslim.) No doubt majority of Moroccan women understand marriage life. I’m grateful to Allah guiding me to Moroccan wife for the past years, this has been steady, comfortable & mutual respect than my previous marriages of my community, but there are many Somali who are great in my ways but I was unlucky enough to not find that. Dumarka Somali are very beautiful, kind, caring and loving. All I wished was that I could get well with them in marriage but their tough side I couldn’t handle. I hope this not to bring a debate. Many thank to the host of this chapter where I have seen all the Guur wanagga Morokan.
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 5 ай бұрын
Aniigo u jeedho hablahayna somaliyed maxa ii geeyey ajanib illahay ha ino hifdiyo Hablahayna wlhi wan jaclalahay gabdhayna ❤🇸🇴💪
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 5 ай бұрын
Gabdhaha tiktok ga jooga baa hablahi somalida ceebeyey laakin umada ma waxay ilawen iney somalidu 15 million yihiin qof kasta ma nikiyo Subxanalah.
@sumayamaxamuud
@sumayamaxamuud 5 ай бұрын
tasan layabanaha aniga Hal dhinac uu kahadlay🫤
@user-mahamethahmeth
@user-mahamethahmeth 5 ай бұрын
@@sumayamaxamuud sababtu waa qofka hadu haldhinac ka arko.way adag thy ind ka dhadhiciso dhinaca kale madaxeey
@ilhaanabdilqadrr2320
@ilhaanabdilqadrr2320 5 ай бұрын
Wadamada carabta dumarka xaqooda dowlada u dhiciso meherka waa hormaris biilna warkisa daa laguma xadgudbi karo halka Gabdhaha somalída bilaa xuquq ay yihiin nuc kasto lola dhaqmo
@benmohamed7763
@benmohamed7763 5 ай бұрын
Meherka markee qaali kadhigaan yeekaqalusanyihin
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 5 ай бұрын
@@benmohamed7763meher baad kahadlaysaa kuwa aad boqol boqol kumehersataan baad dayacdaan shame on you
@user-mahamethahmeth
@user-mahamethahmeth 5 ай бұрын
@@ruwaydaabdihakim7539 taas waa dhaqanka iyo isfahan la anta waxa kala gaynaya solama dhihi karo is ixtiram la an baa jirta
@benmohamed7763
@benmohamed7763 5 ай бұрын
@@ruwaydaabdihakim7539 100 waxaa lagumahersada waxlaqdaroyo lkn waxeaqis maba lagubaxsho
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 5 ай бұрын
Kkkkkk waxbo hanooo amaanin Morocco hablaha somaliweyn ayaa igu filan Alxamdulillah 😊
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 5 ай бұрын
Haday kugu filan yihiin guurso maxaa lacaytamay
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 5 ай бұрын
@@faysalelmi2091 waan guursaday
@Ali-cv4rv
@Ali-cv4rv 5 ай бұрын
War kani waa jaahil moroccan kaa qaawanan badan kuwa sidii European ayay u la bistaan lkn adigu kumadan qiimayn taas kuwa somalida kuwa yar oo ticktock ka niikiya ayaad dhamaan ka dhigtay aniga gabdh aan somali ahayn intee geeynaa gabdha hayn waa gabdho sharaf badan ❤
@Isse-Farah
@Isse-Farah 5 ай бұрын
Xijaabka Wuxuu ku soo kordhiyey gabadha soomaaliyeed ee xumaantaas ku jirta hadana xijaaban?
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 5 ай бұрын
Waa maan gaab waxa yar ee uu arko ku qiimeye qoomoyad dhan oo intod xun into dhawrson la badanty
@Ali-cv4rv
@Ali-cv4rv 5 ай бұрын
@@Isse-Farah surweel iyo fananad in ay xirtaan maad rabtaa
@abdirihmanmohamudyusuf
@abdirihmanmohamudyusuf 5 ай бұрын
War nio kuwaas waa in yar oo reer galbeedka ku milmay ee majority ga waa wanaagsanyihiin
@Abdinasirsiciid
@Abdinasirsiciid 5 ай бұрын
​@@nadiiracali0123dhamaan gabdhaheena way xijaaban yihiin, lkin red flagskooda saa,id waaye sida qeelo, buuq, daganaan la,aan, af xumo
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 5 ай бұрын
Golden voice❤😊
@baregurey8883
@baregurey8883 5 ай бұрын
gabadha soomali waa gabdha ugu fcn dunida❤❤❤😊
@cabdixakiinmaxamed4886
@cabdixakiinmaxamed4886 5 ай бұрын
East and West halimo is the best 🇸🇴🤲
@abdulrazakabdullah2523
@abdulrazakabdullah2523 5 ай бұрын
That's your opinion and you don't speak for all.
@abdulrazakabdullah2523
@abdulrazakabdullah2523 5 ай бұрын
That's your opinion and you don't speak for all.
@abdulrazakabdullah2523
@abdulrazakabdullah2523 5 ай бұрын
That's your opinion and you don't speak for all.
@abdulrazakabdullah2523
@abdulrazakabdullah2523 5 ай бұрын
That's your opinion and you don't speak for all.
@abdulrazakabdullah2523
@abdulrazakabdullah2523 5 ай бұрын
That's your opinion and you don't speak for all.
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 ай бұрын
Gabadha Soomaaliyed ayaa ah midda ugu qurux badan dunida Gabadh diin leh 🇸🇴❣️🙏 I don’t care gabadh kale 👊
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 5 ай бұрын
Wd iga farxiseen dhabtii wyo anaga ❤ maxn nahey carabna sideeduba wey qaa qaawanyihiin😢❤ aniga xanuun baay igu heysay arintan❤😔😮‍💨
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 5 ай бұрын
​@@user-vz3ec1ki4doki diyr mthy lbdba is gursnna😊
@saidelmi3390
@saidelmi3390 5 ай бұрын
@@user-vz3ec1ki4dwalal gabdhihii somaliya jooga sharaf wanaag leeyihin lkn gabdhaha qurbaha walhi gaalo raaxo noqdeen ragii naftii bay ukeenen lkn gabdhaha afrika jooga waa dhaqmanayan lkn qurbaha gabdhihii dhaqanka gaalada ka tanbatay
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 5 ай бұрын
@@saidelmi3390 bal waa suaale hada aduu dhankeed tahy🤨😅🇸🇴🇲🇦
@yasiin-guray
@yasiin-guray 5 ай бұрын
Mnsha Allah nin walba gabadha uu ka helayo ixtiraam jacayl iyo dhaqan wanagsan ha guursado wadankay doontaba ha joogtee Morocco hablahooda waxan qurux ahayn kaman garanayn lakiin dhaqamada ee aad sheegatay hadii ay leeyihiin walahi waa hablaha caalamka ugu wanagsna Iam say "mnsha Allah"
@giirgiirofficial3915
@giirgiirofficial3915 5 ай бұрын
Insha Allah gawar Morocco 🇲🇦 baari ah ubadkala helno ya Allah ☝️ iirumey riyadeyda
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 5 ай бұрын
Gabadhaha moroco way qaawanyihin Gabadha somalia 🇸🇴 wadaada Shocail media maisticticmalan
@user-xe7mn1tx6y
@user-xe7mn1tx6y 5 ай бұрын
Waxa laga hadlaayo maahan xijaabka ee waa ixtiraamka iyo baarinimada
@i.theo_
@i.theo_ 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 5 ай бұрын
Waa sidaa loo baahnaa
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 5 ай бұрын
@@user-xe7mn1tx6ymarkay alle kucaasiday ma aday kuixtiraamaysaa
@Assia9900
@Assia9900 5 ай бұрын
​@@user-xe7mn1tx6y ixtiraamka qof qiimaha ilahy io wajibka ilahy saaray garan wayay wxba kuma tari mayo wlhi bilahi
@Mahadyare-no7gc
@Mahadyare-no7gc 5 ай бұрын
I love my grile somali because my mother is somali my sister is somali I am getting married to a Somali girl🤍💙
@Falastiin27
@Falastiin27 5 ай бұрын
Maxaa ku cadibay maa af Somali iskaso qortid
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 5 ай бұрын
Soomalidu waa gabdhaheedu ❤wlhi dunidan wax loo dhigaaba ma jirto😊❤m.a aniguna aad io aad bd umahd santhy😊💝💋❤️🤍💙👏💪💪🇸🇴🇸🇴 wey hablo Somalia ismoojiya❤❤❤😂😢😮🧕🧕👸👸👸
@Sahal162
@Sahal162 5 ай бұрын
@@user-vz3ec1ki4dxaliimo calooley been isku sheegteen 💩💩
@mesuthassan
@mesuthassan 5 ай бұрын
Go find useless 😂💔
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 5 ай бұрын
@@Sahal162 mya bro runtii horaa waxloo dhahy ma taqaanaa qorax soo baxday sacabo laguma qarin kro 🥰😍🙌☀️ hablaheenu faaninba kareer🤤😏❤️‍🔥💋💕💕💙🤍💯💯 aloow qalbiyadeena wax naxuumeeya io 👁️ il xun😏 naga dhaw 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜👏💪🧕👸👸
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 5 ай бұрын
Wax walibo haddi lakeeno uma socdo Morocco gabdhahena somalia iga badan😊
@jannahahmed236
@jannahahmed236 5 ай бұрын
War nio qof macquula ayaan ku moday lakiin ebar ayaad tahay nagahaas maroccanka aynu arakay dhaqnkii Europeyanka qateen ayaad la bar bardhigte somalida intoda xun intooda wanaagsan ay ka badan tahay cafio wax kasto waad ogtahay lakiin ma aqaan tani ma waxay kaa tahay gabdhehena iyo dadkena guubaabi oo dhaqankani xun inta yaro wado hajoojiyan ama neceb gabadhaha somaliyed siday number 1 u ahayen wligod ayay u ahaan donaan insha allah sharaftena allaha dhowro anaga iyo inti muslimbo adigana gbdhaha somliyd aad mar wlbo liidesid jooji nin yahow waalani😏✌❤😎
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 4 ай бұрын
Naag maqalifaa cidna marabto
@Moneystream8787
@Moneystream8787 4 ай бұрын
Gabar Somaliyed wanaag iyo sharraf, caraf iyo karraamo, wanaag iyo xishood! Dumar Somali aduunka laguma gaaro ❤
@user-ds1rq6sr4u
@user-ds1rq6sr4u 5 ай бұрын
Insha'allah waan guursan doona gabar Moroccan ah qorshahana waa igu jirtaa
@naciimahusein9346
@naciimahusein9346 5 ай бұрын
intan dhageesanyey barnaamijkan maseer u dhinteyba😂😂
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 5 ай бұрын
Waxaas ka bax maisku qabsanaa
@abdirahman125
@abdirahman125 5 ай бұрын
Xalimoos is dajiya idinka idin kululaysanaynay, inaad dhibka dhaaftaan lee nagaha ahyd😀
@MuniiraYazinFarah
@MuniiraYazinFarah 5 ай бұрын
Ciil madaxaa ixanuunay😒😒😒
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mankacade5757
@mankacade5757 5 ай бұрын
Hhhh cumar inshar wax fcn kuma samayn Lakin algabadha iska barejeey 😂
@user-ex5lt7iy8b
@user-ex5lt7iy8b 5 ай бұрын
Wlhi wey cilan yahin raga somali Bisinka Xalima somali is not easy 😂😂
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 5 ай бұрын
Horta kan wuuba ka xada jira daawashadiisa waan iska daayey muqaalkan ayaa iga soo hor baxay bal tijaabi ayaan is idhi wuxua hadlayo qofkan waa qof ciilan xaliimdi hore kla tageen waxay kusameysay ma yar dumar neceb😂
@shukribintuhassan3719
@shukribintuhassan3719 5 ай бұрын
Haa ani xit talow manta maxu shegi raba is dhahye ilan wa nin dumarka cila uqaba😅
@user-kh4ro7oi5l
@user-kh4ro7oi5l 5 ай бұрын
​@@shukribintuhassan3719hhhhh wlh manta saan uyabay kanoo kale ma iidhimnaa
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 5 ай бұрын
@@nadiiracali0123 Niikada umada kala hortag hadii lagu dhahy ma xanaaqeysa
@dcfootball1
@dcfootball1 5 ай бұрын
​@@nadiiracali0123Kolay arinti ninkaagi hore ku sameysey ayay ku sameysay, Garoob ciilan uma xumid :)
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 5 ай бұрын
Shukran omar inshar 🤝👏
@haachannel8793
@haachannel8793 5 ай бұрын
Qofka dumarka wa maskiin sidaad kadhigata ayey tahay waxaa kamaskiinsan kiidhaqawayo nimanka qaar wey ciyarayan runti qofka dumarka waxey modaan aalat gacantooda kujirta .meshey kudanbeysa ayaan arki donaa hasoo cabaadina bari wassalaam.
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 4 ай бұрын
Walay riyo ku jirtaa bal naag tiktok jogta kalay wax ka dha dhici
@CumarQaloon
@CumarQaloon 5 ай бұрын
يا أستاذي الأمر يتعلق بالجمال
@Userbl8tabl65
@Userbl8tabl65 5 ай бұрын
Waxaa iga su aal ah "Aawey gabdhaha Morocco Faaraxyaashooda ".😢😢😢
@Amn09888
@Amn09888 5 ай бұрын
Jawaabtu wataa 15:56 ragoodi guurba faraha kaqaadeen
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 ай бұрын
Dumarka ku badan wadankooda
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 5 ай бұрын
Wallahi nimankoda nagaha cadanka ayeey gursadhaan😂😂 wana ka yaryihiin troops ahaan
@Haffyy
@Haffyy 5 ай бұрын
@@Amn09888😂😂😂😂
@nadamohamed-gu8kt
@nadamohamed-gu8kt 5 ай бұрын
​. Maya raga badn wll
@pdf5_
@pdf5_ 5 ай бұрын
Si fiican ayaa ukala dhigdhigtey jazakalah omar
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 5 ай бұрын
Waan sugaayey inaad ka soo hadleeysid thanks 🙏
@ilwaadabdullahi395
@ilwaadabdullahi395 5 ай бұрын
Asc wll omar wali weey jogaan gabdhaheeni wanaagsanaa aniga Alxamdullaha marwo ayan ahay hoyo ayan ahay. Waliba hada uun hoyo noqotay run ahantii sowjkeygana wuuxuu ii thy hadiyadii igu qalisan oo alle isiiye. Wuxu ii yhy diamond 💎 Alxamdullah. Dhaman igu duceeya in uu alle rerkeyga ii barakeeyo ❤❤❤❤
@yaasirlyrics722
@yaasirlyrics722 5 ай бұрын
Ani ahaan waan kugu raacsanahy figrada ugu danbaysa oo ah in aan iska ogaatid qoftaan xagee ka soo jedaa sax wye in aad taas ogaado 💯lkn ani ahaan gabar soomali ah iga badan meel uma socdo
@khayrwade143
@khayrwade143 5 ай бұрын
Mahadsanid ❤Walaal Omar Inshaar ❤
@somalifunny1
@somalifunny1 5 ай бұрын
Dadyahow waalani umadda muslimiinta waa isku mid yaan lakal caayin ninkii moroccan doonaya ha guursado kii soomaali doonaya ha guursado kii labadaba isku guursanaya ha isku qabo yaanan umadda islaamka ee ilaahay u wada Simanyahay lakala soocin ama yaan la caayin aakhiradiina haku seegina anigaa somali falastiin ciraaq iyo moroccan halmar wada guursaday tii ciraaqiyadda mooyaane mid kale wax dhiba Kalama kulmin markaa yaan la isku aakhiro seegin waan idiin digayaaye
@dekaali2808
@dekaali2808 5 ай бұрын
Cumar awalba gabadhaha soomaaliyeed ciilbuu u qabay tuurabayna waydiiday tiirabtayna isagaa diiday hadana fursad buu u helay in uu amaano gabdho wadankale ka soo jeedo lakiin gabdhaheena waa kuwa aduunka loogu jecelyahay.xataa nimanka maroocanka way raadiyaan gabdhaha soomaaliyeed . Warkagu waa ama cunay ama xiidayay. Stop qaraarka. 😢
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 5 ай бұрын
Hhhhhhhh alla maxaa riyo ku noshahay naag somali sow taa arkay maha mid cusub maa kahadlay ajnabiga idin qabay idin sow furay xataa culumo caraba kahadlaya ku hayaa
@dcfootball1
@dcfootball1 5 ай бұрын
​@@faysalelmi2091Khayaali bay ku nool yihiin runtii, Wilasha Morrocan gabdho Somaliyed radsanayo? Waxa laga yaba in magaci iskaga kala qaldamay waayo markii igu danbeysey, iyaga waxa rabay Xabashi not Moroccans
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 5 ай бұрын
​@@dcfootball1dumarka somaali wlhi manta Gonles bey la sexdaan wlba bilaa diin ah jareerki wadnka wa lga fanaya badi Heer laandheere ku fanayaal baa umadii sumacada ka qaadey
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 5 ай бұрын
​@@faysalelmi2091ayga africaan gaalo la jiifa wxa jogaan Turki xta yurub iskada wlhi sharfta naga qadeen wadnki jareerki lga fanaa
@Haldhaan66
@Haldhaan66 5 ай бұрын
​@abdirahmanhusien6174 mrka Morocco la joogo adiga iyo jarerka Nigerian ka ah waxba isma dhaantan jareer baad uwada tihiin ee waxan ku weeydiin wiilka Moroccan ka ah soo ceeb kuma aha nin jareer somali ah wllshis guursado soo ceeb kuma aha sida adiga aad ceebta ugu aragto?
@yahyemohamud56
@yahyemohamud56 5 ай бұрын
Masha allah guur Mel walbo ayu dadka galina Qof walibo ilahey ha u barikeyo
@bashirdulane9580
@bashirdulane9580 5 ай бұрын
Shukran wll cumar
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 5 ай бұрын
Waku mahadsanthy sida noogu faiideso ustaad wax wen baa no hesa ajar allaha ka siyo
@CumarQaloon
@CumarQaloon 5 ай бұрын
يا معلمي هذا الأمر غير المسبوق وحرمت نفسي من اجل هذا ان أشاهد تكتوك كلها "" اللهم باركلنا النساء""
@nasra591
@nasra591 5 ай бұрын
Gabadhaha somalida ee tiktok joga wa faro ku tiris lkn ceebtu way na qabatay
@mrfuga6041
@mrfuga6041 5 ай бұрын
Faro kutiris? Wax iskuma sheegtaan tina xuna maqabatan inay difaacdan mooye gabdhaha somalida TikTok iskadaye aduunkay kubaheen iyago xijaaban oo xuman samaynaya oo waliba niman ajanib xuman lasamaynaya!
@muniizhamoha5314
@muniizhamoha5314 5 ай бұрын
B​@@mrfuga6041wllshaa masuul.ka noqo anaga nagama.noqon kartaan Tiktok hadaan waxaan doono ka samayno waxaa naga badalysiin maleh anagoo saas ah baan 1000000G gold ah ku guursanynaa oo nalaka dabo oooyaa khaniisiinbaa tihiin badankiin idinkaba masuuliyadii waad dayacdeen maxaa dumarka idinku maqshquuliyay idinkama kiina xun waad dhiiri galisaan oo dumarka caaya maxaa anqa nakiin dabo dhigay cajiib
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 5 ай бұрын
@@mrfuga6041marwalba xumaantu wanaaga way kasaamayn badan badantahay wayna baahi ogtahay Tiktok haday noqoto idinka raga isku sheegaya ayaa jar katuura saad ugu sacaba tumaysaan markaasay kuwa kalana kudayanayaan
@nasra591
@nasra591 5 ай бұрын
Walal xumanta wanu iska reebna qof walbana wuxu arkay unbu sheegi kara kolay ani indhahaygu ma arkin kuwo xuman samaynaya lkn wan arkay hablo ka jaaska oo is qaawiya internetka lakin kuwa fican ba ka badan afarta habaaran nama matalaan
@mrfuga6041
@mrfuga6041 5 ай бұрын
@@nasra591 waa runta adiga iyo inta wanagasn alaha ini barekayo lkn dumarka somalida dhaqan iyo diin wayka tagen siba kuwa qurbaha nacaybna igama aha xaqiq unban shegaya
@AhmedFarma1
@AhmedFarma1 5 ай бұрын
Raqiisnimadu ma ahan Gabadha iney meher yar sheegato balse raqiisnimadu waa tan xaqiiqda ah ee hableheena ku aragno markaan ka reebo inta wanagsan asturan sharafta iyo qiimaha sare leh allaha ilaaliyee
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 5 ай бұрын
Omer inta yar eenaga xun gabdhaha aad maqashay laakiin ogow caalamka gabdhaha ugu fiican xijaaban xaafidul quraana waa gabar somaliyeed
@hodoadam7781
@hodoadam7781 5 ай бұрын
Intaan kaa sugaayey baad ku qawsha waana lagugu yaqaaane inaad gbdhaha somaliyed liido inay wada xunyihiin gbdhihi mararoocankana wada faaniso. Gbdhaha somaliyed iyo marrocan ba waa gbdha muslim ahe inti wanagsan allaah dhawro intii xuna allaah hanunsho.
@user-sm5wv5ts7s
@user-sm5wv5ts7s 5 ай бұрын
Kolee runta uu kahadlay adigana waala soctaa EE is doqomeyska waalaga fican yahy ❤
@zakariyemohamed4100
@zakariyemohamed4100 5 ай бұрын
Gabdhaha somaliyeed waxay social media kusameeyaan qasatan tiktok Gabdhaha gaalada xataa kuma sameeyan qabdho raqiisa oo aan sharaf lahayd wye
@ridwaanburhaan859
@ridwaanburhaan859 5 ай бұрын
Walle inaad been sheegin intaas inuu ku hadli doono waan qiyaasayay Omar sida kle waa fiicnyhy lkn xgga dumarka , feminism iska dhici intuu islahaa buu ku talax tagay In gabdhah soonaliyeed oo malaayiinta dhaafay oo sharfta leh , loo xanjarafeeyo naagaha tiktok joooga waa ceeb
@ummaisha876
@ummaisha876 5 ай бұрын
Assalaamu Calaykum, Soomaali Muxammad arinkan naga joojiya please. Tan kale naagaha Morocco meeyay /aaway raggoodi.Billaahi Calaykum,arinkan yaan la wadwadin/dhiirigalin maxaa yeelay innagu markii horeba waxaa. Nahay dad yar yacnii nambar ahaan,Markaa walaal cumar waxaan adiga iyo wiilasha soomaaliyeed kugula dardaarmayaa inaad iimaansataan gabdhaha walaalihiin ah oo iyagaba u baahan guur. waana gayaankiina ,walaalhiin taasoo ay usii dheer tahay inaad wadaagtaan diin,dhaqan,iyo af. Wabillaahi towfiiq
@maryannagaad
@maryannagaad 5 ай бұрын
Wa runta xta magaca somaali mesha ku baa b'ayo hadi ragi ajaanib guursadan dumarkina wku dayanayan ajanib radinayan
@DR.ABSHIROW
@DR.ABSHIROW 5 ай бұрын
Carab kaan dheer sidee iska yeelnaa walalay anaga ba ajnabi marabnee😂😂😂
@Ahmedkaafi47
@Ahmedkaafi47 5 ай бұрын
❤ allhamdulilah si walbo aad tihin nigana maarano gabdhaheyna
@maxamedherer20
@maxamedherer20 5 ай бұрын
Fikir kaaga uun ayaad ka hadashay ee anagu waan kaa fikir duwanahay waanad ku mahad santahay fikir kaaga.
@laazimtube5388
@laazimtube5388 5 ай бұрын
Awal bulsho xidhan ayaan ahan jirnay hada se masiboyin ayaa naguso socda 😢
@user-lh1kf2ov9c
@user-lh1kf2ov9c 5 ай бұрын
Hadaan aragtidheydha kadhibto arinkan dumarkeena dhibta heysata wxa weeye ineysan EMOTIONAL ahaan dhisneyn oo eysan waligeed helin galgacal waalidnimo xita hadey walidkii nolyihiin mida 2aad ineey duruufo adhag kuso koreen oo eey nolol raadhis iyo maal radhis thy mida 3aad iney yihiin ORAL community qaas ahaan dumarka somalida taas oo keeneysa ninkii u wanaagsanaa iney naago kle oga waramaan xumaan uusan lahyn mida 4aad ineeysan badhankood waxbo baran💯✅
@abuo_9
@abuo_9 5 ай бұрын
Legendary Omar inshaa wll wankugu fanaa macalinka thy Lkn siyaasada Somalia haka hadlin wayo dadaa wax qaldan ka fahmo yacnii inaad qabiil cml u hadleysid 🙏🏻
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 5 ай бұрын
May, inuu kahadlo aad bey muhiim utahay. Waa nin indheer garad ah oo wax badan og. Waliba si wacyi galin ah uga hadla
@amiramuhammad6472
@amiramuhammad6472 5 ай бұрын
Gabdho social media jooga Allah haso hanuuniyo lkn waa tiro aad u yar hablaha somaliyedna ma metelaan inta wanaagsan ba ka badan
@hiboduwane9529
@hiboduwane9529 5 ай бұрын
Podcastigaan 100/100 nimankuu dhiragalinaya war nimanka hanaga didin dadku isku wadan mid maahane teda kale nagaha maroko aygaba waqawan yhn TikTokna wabuxan ayagoo qawan haday khyrleyhn niman kooda gursan lahaye hay
@Omarhajjigurhan490
@Omarhajjigurhan490 5 ай бұрын
Kk baayo melna idinkama socono😢
@hiboduwane9529
@hiboduwane9529 5 ай бұрын
@@Omarhajjigurhan490 ❤❤
@Maxamed.ibraahim77
@Maxamed.ibraahim77 5 ай бұрын
Mahadsanid cumaroow
@museaweys8825
@museaweys8825 5 ай бұрын
Masha allah waa falaqeeyn heer sare ah
@MohamedTimacade-iv5gc
@MohamedTimacade-iv5gc 5 ай бұрын
Cumar alaha ku bareekeyo❤❤
@nasra591
@nasra591 5 ай бұрын
Horta cumarow in badan badna kugu xidhna fikradahaagana aad ban ula dhacaa lakiinse manta hadalkaaga wan jidh diiday sababto ah dumarka aad xayaysinayso waxan ogahay dumarka carabta badankodu wa raliyoyin ba la yidha wana dhaqankooda lakin habalaha somalida mashallah dhaqano badan oo cajiiba oo carabta kaga fican yihin aniga aad ban uga masayray rageena donanay hablo ajaaniba aniga shakhsiyan hunguri igagama jiro oo inaderkay ba i qaba lakin dhiigu biyo maaha hablaheena iyo inamadeena ilahay ha isku barakeeyo naga daa xayaysiiska
@sooyaalka326
@sooyaalka326 5 ай бұрын
raga somali badankii waxaa niyada ka jabiyey kuwa social media ka niikiye aniga qoftaan si ku aamino ma aqaan ileyn xijaabkii ayaa ku dheesheen waa wadatiin lkn waxa la suubinaayo aaa macquulsaneyn lkn dumar somali oo aqlaaq leh waa joogaan lkn kuwaas aa dhib kasoo gaareee
@Amn09888
@Amn09888 5 ай бұрын
Hablaheenu guurkii bay qaaliyeeyen geeska africa guurka ugu qaalisan waa guurka somalida dadka ugu furniinka badana waa somalida Guurkaba waan nacay sida aan wax xun uga maqlayay
@nasra591
@nasra591 5 ай бұрын
@@Amn09888 walal guurku qaali maahee ragenii baa shiid ah waxa I naga buuxa rag ma shaqaystayal ah gabadh walba way ku rayn lahayd nin mSuul ah oo reer dhaqanaya
@Ismlre125
@Ismlre125 5 ай бұрын
​@@nasra591 30,000$ ama 500gram dahab ah ayay taganyihiin gabdhaha somalida waa sababta raga somalida oga niyad jabeen guurkooda, marka waxbo niyada haa isku dhisina howsha wa adkaatay 😂😂😂
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 5 ай бұрын
Haa walahi gurkii beyba I nacsiyen naag faceyga wax lagu xaysisineyno la aqoon bey melaha la tagan yihiin. Gabadha somaliyed waa tan daruuf iyo dhib la so martay ma fahansana
@imranmaailm8110
@imranmaailm8110 5 ай бұрын
Maansha allah Dhalinyarada Warbixin wanaagsan baad siisay Allah yarediika Jazaka Allah
@13ffdddfghhgggjn
@13ffdddfghhgggjn 5 ай бұрын
BROTHER OMAR INSHAR MORROCO AYAAD II DIRTAY WAN BAXAAYA HADA ❤❤❤❤❤
@soomaaliboy7585
@soomaaliboy7585 5 ай бұрын
Somaalida horay waxaa loogu kariwaayey cunada dalka kasoo baxda aynu cuno iyadaa caafimaadka ufiicane say bariis iyo baasto isagu daldalaayeen yey sonkor iyo dhiikar kuwada dhacay saasoo kale haday gabdhaha soomaaliyeed iska indhatiraan iyagaa udhutindoona
@user-rn8pw6pc5d
@user-rn8pw6pc5d 5 ай бұрын
Cumarow sxb gabdhaha marookanka sow haday dhaqan wanagsan yihiin ragoodu kuma abababin inaguna kuweena ma dayicin gabdhaheena waxay yihiiin waa wax inaga inaga yimid
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 5 ай бұрын
Absolutely
@Amn09888
@Amn09888 5 ай бұрын
Way dhaqan wanagsan yihiin marocanku ha u gafin zxp Ragoodu guurba faraha ka qaadeen vedio dhamayso 15:59 hakas ayu kushegy
@ririosman6760
@ririosman6760 5 ай бұрын
Subxanallah qof hagaagsan ban kumood jiray show maangaab ba ahayd war gabadha somaliyeed ceeb maleh in xun laguma wada aflagaadayn karo
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 5 ай бұрын
Tiktok kuwa Jooga mayna ahayen
@Ali-cv4rv
@Ali-cv4rv 5 ай бұрын
​@@DDSMEDIA1825kuwa tiktok jooga ma gabdhaha somaliyed oo dhanaa mise waa in yar oo lunsan sidee ufikirtaa
@beylootofficial2353
@beylootofficial2353 5 ай бұрын
Ustaad Cumaroow adigoo Qurbo ka tagay markaa Dalkaaga Soomaliya gabar kasoo guursatid Oo aad dib usoo laabato ugu yaraan gabadhaas waxaa ku haleen kartaa Reerkaaga, Cagsigeeda Gabar Marookaan ah marka inta Dalkeeda ugu tagto soo guursato Kadibna aad dib ugu laabatid meeshi aad ka timid Gabadhaas yaad ku haleenee, xaqiiqdi Dhaqan ahaana waxaa wanaagsan 100% Gabdhaheena.
@barirahahmed4230
@barirahahmed4230 5 ай бұрын
Waa u gaftay dumarka soomaaliyeed. Xitaa ixtiraam ma umuujinin lkn cawaaanimadaada make fikirin miyaa in dumarka aduunka dhan e toktok joogaan laga helayo kuwa aan I asturin e dhaqan xun. Xitaa marooko bal waa nalooga badanyhy e gabdhaheena afka kala bax. Anaga nin an na rbin iskuma dhajinayno kii na rabana wadda saxan ayuu noosoo maraa
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 5 ай бұрын
Cumarow adiga maxaad u guursan wayday gabadha Moroccan ah bro. Gabdha somalida wax ka fiican ma jiro loser da Lee mesha aado ajnabi wax laga faaido ma jiro 😅😅😅fifa somali girls 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@marianruun1157
@marianruun1157 5 ай бұрын
Wa beentiis
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 5 ай бұрын
Sax Somali girls are the best nagaha media ayaa na cebeyey
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq 5 ай бұрын
Masha allah
@user-ps4ci8mn3s
@user-ps4ci8mn3s 5 ай бұрын
Thanks bro .keep going
@Muxammed22
@Muxammed22 5 ай бұрын
Ustaad adoo aad u mahadsan podcast gan waa mid muhiim ah, wxn jeclaan lahaa inad ogaansho soo dhigto si dad badan uu u gaaro, gaar ahaan sheekada idin kala qabsatay ninkaas tuniisiga ah, waa intaas oo dumar badani kusoo hanuunaan
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 5 ай бұрын
Gabdhaha miyaad rabtaa in ay ogaansho kacararaan 😂😂
@haachannel8793
@haachannel8793 5 ай бұрын
Waryaa gabdaheena wa bariyaal wilashena markey gabar kle gursadan weydaqdan lkn gabdahena weykuciyaran
@Muxammed22
@Muxammed22 5 ай бұрын
@@ahmedabdi319 kuwa Tiktok ka niikiya un bn doonaya inuu muuqaalku gaaro si ay u ogaadaan ceebta ay Soomaali u gaysteen oo ay xoogaa bal wax isku falaan. Dhaqamada foosha xunna isaga daayaan
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 5 ай бұрын
Waxaan kawadaa gabdhaha arinkaan morocco maqalkooda majeclo, cumarna wuu yara amaanay gabdhahaas
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 5 ай бұрын
Waayahaan inta dumarka somaalida diinta leh,xijaabka saxda xirtaan, fircooni aan loo guudin Nimankooda baariyaal u ah, qeyla badneen, wey jiraan laakiin wey yaryihiin.
@maryamhassan3756
@maryamhassan3756 5 ай бұрын
Walal raga soomaliyeed sababta ay uguursanayaan diin iyo quluq ma aha waa iney gabdhaha marokanka ah raqiis yihiin sidey aya shegen
@dcfootball1
@dcfootball1 5 ай бұрын
50k$ markan kaa bixinayo ma ina dahabshiil baad tahay 😂
@xuskaxaaji609
@xuskaxaaji609 5 ай бұрын
omar inshaan runta waxeey tahay gabdhiihii somaaliyeed nolosha dhan ee guurka in sida shaah cadeeys aan cabo kadibne arimaheeyga kale raacdo guurkii qaaliga ahaay xushmada lahaay aabe laga danbeeyo malahan sadax mar ayaa guursaday mar waxaan ku guursaday qurbaha labo marne dalka ee caasumada dalka waa sadax guur aankala kulmay dambas iyo dhinbilo kulul iyo holac markale naag danbe ee somaliyeeed 🇸🇴 inaan guursado balan baan ku qaaday waxaan ii dhaanto naag marocco 🇲🇦 inigoo guursado waa ku salaamay xalimoo❤ waa walaasheey guurdanbe yaanen iskugu imaan inta aanka aheeyn walaal tinimo iyo soomaalino 🇸🇴❤️❤️
@mimimankin111
@mimimankin111 5 ай бұрын
Nagaha marokanka aqli ka baten inta dawanayay intas sano ajnabiga kuwa qaba niman lacag leh ey guursadan ey nolal ficn oo ey waxey rabto heleyso nimanka wa sasabtan lacagtodane helaan😊
@mahamudh6983
@mahamudh6983 5 ай бұрын
Adu horay ayaad uga hadashay waxaana si fiican indhaha dadka ugu jeediyay geedi sahan kkkk, mid carabo yaaban ayaan arkayay sida ragga khaliijku ugu yaacaan gabdhaha ree morroco.waxaa gabadh marookaan ah qabay yar sheekha oo adeero dhalay iyadoo uur u leh ayuu ku geeriyooday diyaaradii ethiopian airline ee duleedka addis ababa ku dhacday 2019 Alloow kuu naxariiso🤲😢😢
@ruunmoh
@ruunmoh 5 ай бұрын
Oo gabdhaha marookanka tikto maka niikiyaan mya wadankasta gabdhahooda qaarkood tiktok way ku jiraan cid qaas utahay majirto iyo in lagu caayo gabdhihiina tikto ku jiro
@hudaali2574
@hudaali2574 5 ай бұрын
Shekadas fahmi wayay 😂
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 5 ай бұрын
Kuwas wa kuwa Belgium 🇧🇪 iyo 🇳🇱 dutch
@hudaali2574
@hudaali2574 5 ай бұрын
@@blessingchanne1866 kuwa moroko joogo oo lakireyo ma yurub bey jogan gaal io muslim ba ogyihin in Morocco loo tumasho tago
@ruunmoh
@ruunmoh 5 ай бұрын
@@hudaali2574 hada waa nookala qaada gabdhaha morocnka kuwa somalida waa wada xunyihin wlee sheeko cusub waaye
@IjaabomowliidIlwaadqurux-ei2jk
@IjaabomowliidIlwaadqurux-ei2jk 5 ай бұрын
Walalow gabdhaha Waajib maku ahan shaqo guri iyo mid bananba Diinta Barta ragow Barinimada waa waxkale
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 4 ай бұрын
Adi ajnabiga ku anfacaya ayaga aad nin somaliya iska dhaaf edo sheko qiyaali wadaa
@IjaabomowliidIlwaadqurux-ei2jk
@IjaabomowliidIlwaadqurux-ei2jk 4 ай бұрын
Ayeyo inaaderkey saas igu qabo adey kutalaa Nagtan ina ader finan qabin ayaa ajnabi aado
@user-ep4zx5ku6m
@user-ep4zx5ku6m 5 ай бұрын
Dumarka dhan o somalida sidaas ma wada aha Ustad Omar All gabdhaha haka soo Qaadin hal
@hodoadam7781
@hodoadam7781 5 ай бұрын
Marocco waxa ka jira cidii aan taariikhdeeda hayn usheg waxaas maashaa allaah gbdho wangsan waa ku jiraan balse gvdhaha soomaliyed in yar maahee waa gbdho dhawrsoon.
@mrfuga6041
@mrfuga6041 5 ай бұрын
Gabdhaha somalida miya dhowrsan hhhh 2024 wlhi aduunko dhan number one ayay galayan dhaqan xumada sababto ilbaxnimo ayay u arkaaan kuwa moraccan ku way dhaqan xun yihin lkn kuwa somalida wixibay modeen ilbaxnimo
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 5 ай бұрын
@@mrfuga6041 Walaahi Soomali ka dhowrsan marka loo fiiriyo gabdhaha morrocanka waad baari kartaa
@hanadmohamodaden9715
@hanadmohamodaden9715 5 ай бұрын
Sas ma aha muhiimada waa qilida iyo qadarin la Anta Isla weninka Somalia gabdohoda we qawaan
@mrfuga6041
@mrfuga6041 5 ай бұрын
@@nuurahassan9470 dhowrsananta xijabka ayad utaqanan dumarka somalida rag nacaybka kaliya loo nici xata galada feminism ku kabuxo sida wax uma nacan rag somali kaliya mahe xata ajanibta lama joogi kartan dumarkas maroccankana waa runta somalida aya ka dhaqan wanaqsan Algerian Moroccan Tunisian iyo carab odhan aqoon ban ule ahay wax ka dhaqan xuna iyago muslima ah arki maysid ragoda iyo dumarkodaba xaqiqda walashega lkn raga somalida dan aya ugaynysa ajanib qashin ah sababto dumarka somalida iyago meher qaliya laga dhibi + familkoda, wax abala ah raga ugama hayan oo ajanibta ayay jecel yihin that’s it
@anbarocutiya5528
@anbarocutiya5528 5 ай бұрын
Horta videwga ma dhamaysam mana dhamysan karoy run ahaantii waad iska hadashey halkan, umad kasta nooc xun iyo nooc fcnba wey lee yihiin hadaad dumarka soomilda ku qiimeynayso kuwa tiktok tana de wa caqligaaga marokana hablaha wcn wey leyihiin mnshallah wixi calaf alle ugu darayba
@marianruun1157
@marianruun1157 5 ай бұрын
Wlhi amba waan dhameysan wayey ninkaan wa xaliya cml.cuqdad naag buu qabaa
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 4 ай бұрын
runta xanuun badanaa
@anbarocutiya5528
@anbarocutiya5528 4 ай бұрын
​@@faysalelmi2091runtee
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 5 ай бұрын
Tankis omar isani 👍🏻
@Ziraad
@Ziraad 5 ай бұрын
Caqligaga ayad ka hadashy. Wax dheyman 💎 idn arka Ala haydin sahlo🙏😂
@andoumer2999
@andoumer2999 5 ай бұрын
Asc cumaroow horta waad mahadsantahay Lkn hakusoo koobin inaad tidhah gabdgaha somalida kuwa tiktok ka niikiyo kabdho badan Oo tiktok kujiro muxadirooyin Iyo xadisayada sheega ayaa jira 100kiiba 99 gabdhaha somalidaa Waa raaliyo Iyo nadiif taas kama dhigno waay wada fcn yihiin siday biniaadanka kalaba yihin Lkn adigaaba malaha moroco usocdee hanagusii tumandee.nagadaa ciyarta waan ku fahane
@qeeysmoha1609
@qeeysmoha1609 5 ай бұрын
Subhanallah
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 5 ай бұрын
Wcs Shukran sxb
@ramlomaxamed2171
@ramlomaxamed2171 5 ай бұрын
Raga somalida wey dulmiyeen gabdhahoda gabar somali wey dulman tahay raga somaladina waa kuwa ugu xun adunka gadhana sabarka ey leyihiin iyo adkeysiga dumar leh majiraan rag xun oo qeylo badan respect laheyn ayaa tihin tiyoo idin dhertahay shiid leydinku sabrayo iyo madax adeyg adiga halayo soo wareyso hoyada dhibatada abaha kaso martay
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 4 ай бұрын
Raga somaliyeed haday xun yihiin ajnabiga raadso by
@hudaali2574
@hudaali2574 5 ай бұрын
Isku soodudub warka dhan nuxurkisa waxa waye gabdhaha Moroccanka fican warka dhan waa intas wll waqti ha iska dhumin😂
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 5 ай бұрын
In si fiican loo kala dhigdhigo ayaa fiican war duuduub ah
@dcfootball1
@dcfootball1 5 ай бұрын
Beena ma ahn :)
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 5 ай бұрын
Omar Inshar ani maanta igu kaa dambeyso 5 sano ayan kula socday Bye gabadha somaliyeed ayaa igu filan Morocco 🇲🇦 iyo kuwa kale marabo ee walaal dhalinyarada somaliweyn hawaalin hana u amaanin umadaha kale ee raaligalin kabixi waxaad sheegtay
@user-tl8fr3gy4i
@user-tl8fr3gy4i 5 ай бұрын
Wlhi aniga xita maanta igu dambeyso ❤❤❤❤❤
@user-jw3is1br2m
@user-jw3is1br2m 5 ай бұрын
صح كلامك كل زملائي يفكرون في الموضوع
@amalmohamed928
@amalmohamed928 5 ай бұрын
Mahadsanid ❤❤❤
Waxaad ubaahantahay in aad ka baxdo Matrix-ka |
23:46
Omar Inshar
Рет қаралды 38 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Falsafada Risqiga iyo Shaqada | Fandhaal Podcast 64 | Omar inshar
36:33
Maxay Raga Somalidu Ku Doorteen Hablaha Marocco. Dood- Kulul
1:23:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 330 М.
Maxaa Dila Soo jiidashada Naagaha? #EP27
1:39:56
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 84 М.
Duco Iyo Sheeko| Du'aa Therapy|
37:45
Hamda Hussein
Рет қаралды 64 М.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
Maxaan Hogaamiya Yaasha Qaar U Jecelnahay ? | Fandhaal Podcast 57:
28:18