Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .

  Рет қаралды 74,480

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 818
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 Жыл бұрын
18sano markaan jiray ayaan dugsi sare iskaga tagey shaqo ayaana bilaabey maaalinkaan 24sano jiray ayaan guursadey waqtigaas wxn u guursadey inta aad dhalinyarada thy waqtigaaada Ka faaiideeso oo awlaad Kula korto dhal intaad yar tahay alxm maanta abbe 2 carruur ah heesto ayaan ahay ilaahey baariyaal ha iiga dhigo intii aan heesana Alle ha siiyo awlaad baariyal ah
@maxamedmarcade8844
@maxamedmarcade8844 Жыл бұрын
ᴀᴀᴍɪɴ ᴡʟʟᴋᴇʏ
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@nuradincade4786
@nuradincade4786 Жыл бұрын
Allahumma Aamiin 🤲🤲
@ahmedabuu
@ahmedabuu Жыл бұрын
Masha allh allha kuwada barakeyo ❤❤
@alirxman6228
@alirxman6228 Жыл бұрын
30 jir baan ahay wan shqaystaaa alx Ilahay waxan ka baryaya guur salaxa iyo gabdha diin iyo akhlaaq leh 🤲
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 10 ай бұрын
Amin
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 Жыл бұрын
Waxan guursaday 18 lkn guurka uma arkin wax muhiim ah waxan u arkayay I naa ahaa qof dag dagay oo aan ka fiirsan labadi sano ee u horeysay waxaan aa qof u dhaqma sidii qof aan wax masluul ah saarnanay waala rer walaa nin lkn waliba ani oo hooyo noqday lkn marka aan garay 22 dhalayna cunugaygi labaad ayaa noqday qof masuul ah marti leh hooyo dhamays tiran oo laku dashado marka ani ahaan waxaan kula dali lahaa gabdha aan wali guursan in ay ku guursadan wixii ka wayn 20 waayo wax badan ayaa ka fiicanan doonta kuwa ka yar 20 ka waabilahi towfiiq ❤
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
Midasi wa adiga ee midksta maha ani xaskygu 15 jirty markn guursan 5sano ka hor waxyna ahyd xas wangsan oo la heli karin imika iyada 20 jirtana wayka si fcnthy
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 Жыл бұрын
@@idirishassan4081 masha Allah Allah ha isku kiin rabakeyo lkn gabadhu markay 20 ka yar tahay waxay dareemaysa in ay hays shaqo ka wayn oo ah musuuliyad lkn marka ay 20 ka wayndo way qaadi kartaa musuuliyada reer geeda
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal aadbaaduwanaagsantahay aniga 21 ayaajiraa guurna waaniskaga Riyoonaa Familkeegi dartiisa ayaaRiyooyinkeegi urumeyn lahay qasaarahoo dhana waxaaigaar siiyay Aabaheygi ookenya jaad kusirtey meeshuu familka masuulkanaqanlahaa anaamasuulkaneqdey ooasagawaxbakanagalin lacagtuu jaad kucunina waxwalbo ayaamaanta kuqabsanlahaa sorry Aqoon la aanaalagusiray laakiin waxwalbuu qalday anaasixidoono siwalbo aankusixi karana waansameyndoonaa inshaa Allaah istiqfaarta ayaana kagaguuleysandoonaa waxwalbo
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 Жыл бұрын
Mahadsanid
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Жыл бұрын
Masaha allah 😍
@maandeeq9106
@maandeeq9106 Жыл бұрын
Gurka wa calaf 30 wax yar ma iga dhiman walidkeyga ban la nolahay alx ceeb maha shalayna maha qofki kusodonay inadan kahelin Alhamdulilah xuman Alla iga dhereye qofka donayo Allah ba og, In'sha'Allah Rappi qofkan rabo si fudud haigu sahlo 🤲
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Aamiin adiga iyo gabdhaha/Dumarka kula midka ah, اللهم أرزقنا زواجا صالحا عاجلا غير آجل، وأرزقنا ذرية الطيبة إنك سميع الدعاء
@maandeeq9106
@maandeeq9106 Жыл бұрын
@@ayanabdi1889 sax xukun ebe haysto adame in lagu dhaho madsamesid wa qalad
@maandeeq9106
@maandeeq9106 Жыл бұрын
@@dayurwarfa9762 Allahuma Amiin
@apdouladif8529
@apdouladif8529 Жыл бұрын
@@ayanabdi1889 wax saxa madan shegin qof aan waxba kugu samayna wad u geftay istaqfurulayso isagana cafis waydiso
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
​@@ayanabdi1889 Waa xaqiiqo Qaraar Liq ama ha liqin Ragu ma jecla Gabaďh ka weyn 25 Adi laftaadu ninka aad Rabta waa nin fiican oo mel fiican nolosha ka jooga lkn dhibkù waa inuu doonayo gabadh yar oo Dhali karta in badan
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Allow Guur barakeysan waafaji Rageena iyo Dumarkeena(Garoobkooda iyo Bikradaba), Allow noo soo dadaji noona waari, Ubad kheyr qaba oo barakeysana kala sii, Risqi xalaala oo barakeysan waafaji dhamaantood Rabiyoow. اللهم أرزقنا زواجا صالحا عاجلا غير آجل، وأرزقنا ذرية طيبة ورزقا حلالا طيبا مباركا فيه إنك سميع الدعاء
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Жыл бұрын
Amin
@nuradincade4786
@nuradincade4786 Жыл бұрын
Allahumma Aamiin
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi.
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
aaamin
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms Жыл бұрын
Aamiin
@edebsansidihoyaded8398
@edebsansidihoyaded8398 Жыл бұрын
Guurku Waaa Calaf ilahay Baana Awlaada Bixiya 22 Jir Ban Ku Guursaday 3sano ayan Rer Lahaa Midhna ma Dhalin Wa kala Tagnay Guurkaygi Labaad Ban Hada Guursaday Alx Hadan Rajaynaya Awlaad Salixiin ah Markaa Macnaheedu ma aha in hada Guursato aad Horay Ka Dhalayso wa Fikir Khaldan🥺
@Siciidaadan12
@Siciidaadan12 Жыл бұрын
ILAAHAY AWLAAD BAARIYA HAKUGU ARSAAQO
@bezzani3033
@bezzani3033 Жыл бұрын
ilahey awlad bari haku siiyo wll
@jacfarmohamedhzn2476
@jacfarmohamedhzn2476 Жыл бұрын
Macnaheedu mahan hadaad guursado in aad dhaleyso lkn waxaa ladiida in aad waqtigaaga ugu muhiimsan in aad ku dhameysato ciyaar 😊😊
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 Жыл бұрын
Ilahay awlaad haku siiyo
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Жыл бұрын
Ilaahay awlaad saalixa haku siyo
@naasirwardheere8240
@naasirwardheere8240 Жыл бұрын
22 sano ayaan jiraa inaa gursadaa rabaa insha allah degree kowaad ayaa iidhamaan raba, Guurka fa'iidadiisa ayaa ka badan qasaradisa. Kaliya alle talo saro iskana guurso waxbarasho iyo hanti inaa tacabto iyo guur shaqo iskuma laha Gabadhii kula fiicnata adoo taxadaraya nolosha ku darso markastana alle talo saaro.
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
اللهم وفقنا ليلة القدر إيمانا واحتسابا
@nuradincade4786
@nuradincade4786 Жыл бұрын
Allahumma Aamiin ❤❤❤
@sharmarkemohamed4545
@sharmarkemohamed4545 Жыл бұрын
amiin
@abdirizaq8637
@abdirizaq8637 Жыл бұрын
اللهم آمين
@moubarakmed140
@moubarakmed140 Жыл бұрын
Amin❤❤❤
@nazirabdirahmanhirsi-vf9di
@nazirabdirahmanhirsi-vf9di Жыл бұрын
Aamiin❤❤
@saidabdidahir8550
@saidabdidahir8550 Жыл бұрын
Masha alh mahadsanid Al ustaad omar inshaar ❤❤❤
@hannamohed6333
@hannamohed6333 Жыл бұрын
Wcs waraxma tullahi wabarakatu waxan halkan rabaa inaan fariin ugadiro wllky omar inshar iyo gabadh kasto video gan fiirsato, awalan fariintan waxey kuso cota cumar inshar hadan fariinteyda arkeyso runtii aadban nogu gaftay waxadna naga dhigte sidu rabigena yiri الزانية والزاني markas dhahesid ninkasta lasexanaya waa inaad dhahda gabdhaha qaar aadna dadka kala reebta arinkas aadban ugaxanaqay dhinaca guurka inaadan qibrad fican ulahen ayaan arka moducyadada dhanka gabdhaha aad dhaliileso ragana biyo kama dhibcan kadhigeyso waxa codsi iga ah markad guurka kahadleso inaad aad uga soo fiirsato aniga waxan ahay gabar wax sobaratay alhamdullilah 18 ilaa hada 23 ahay farqi wey ayaa udhaxeyo dhanka aqligeyga mana ihi qof wax ladono lagu qancin karo inta badan waxan aqriiya books kahadla guurka guurka markas aan wax cusub kasii barto waa kulama feejignan dheeriya igasho midka kale gabdhaha in badan aan aqano feminism ka sheegeyso aad kadhigeyso hub aad nagu so adeegsaaneyso waxee ilaatahy gabdhaha Somalia inaadan aqoon fiican ulaheen feminism carabta ubadan markad wax shegeyso wadciga dadkan kama hadashid waxyabo carabta mashakil heysta noso qadata inta badan. Gabdhaha fariinta udirayo waxee tahay abayo inta badan hadala dadka intii idin anfacesa kaqata aniga intii hadalkega idinka anfacdo 18 gabar kulama taliyen inee guursato intii guursatay Allah ubarakeyo guurkuna mahan waqtigad guursan laheed ayaa lagaray eee guurso ama heblaayo wala guursade guurso manahan ilmo badan inaad nin udhasho lakiin waa inaad ilmo aqli iyo jismi iyo aqlaaq ufiiyow heysata waayo aqiro ayee xujo idinku noqon donaya ama iyaga ducadoda ku fakan doontan intaasna Allah laga hela mahan wax bini adam agtisa yala guurka siidisa asiga noocya badan marna waa xujo marna waa nimco gabar kasto qoralkeyg aqrineyso waxan kula talinaya haasawaha inesan waqtigoda qaaliga kulumin ee xooga saran sidee naftoda ugu dadali lahehayen walidkoda bari ugu noqon laheyen waxadna in badan badsatan books guurka kusabsan iyo kuwa psychology aad bey idin anfici doonan. N.B=walashey qaali waxan kula talin laha kaliya da' inadan kuguursanin ee markad aqli nafsiyan inaad masuliyad qaadi karto aad dareento inaad guursato aad ka go'an tahay inaad waxkasto kaga yimada aad dusha saran karto guurkuna da' kuma xirna waa waa waqtiga garaadsato wabillahi towfiq.
@hanaansoliman
@hanaansoliman Жыл бұрын
Mahadsanid abayo talo wanagsan omar maanta warkiis umaba bogin waana run siifican uma yaqano aniga video gan waxan rabaay inan wax kafaido lakiin ninkan inta badan carabta kuqufuran gabdhaha somaliya sifican umayaqano waxad layaabay guurbu kahadala haguu feminism uwada 😂 waxii faham guda inuu kahadle eheen alhamdullilah aniga aabahey aayaan waxkasta lawadaga saxiibkey iidhow waye markasta waxu igu taliya inaan guurka kudag dagin shaqti ama waqtiba ha'ahaato nimankan meesha jogan rayigoda inee baxsadan meshi loga baahna ayee mashallah mahadsanid qof wax weyn ushegay camal markasta raga qof sida abahey iigu wanagsan nada kadhax ladiyaa😢😢 intabadan I am sorry.. gabdhow ilmahina mushtaqbalka aabo wanagsan udoora bala bala meshan lagu hayo waxbo idinma quseso.
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Жыл бұрын
guur bayba madaxa nagaga qaa deen horta mayna ogaynba waxa rabi qoray inuu yahay mida ka leh waa risqi Allah bixiyo tusaaleh hadii uu Allah doono inuu awlaad baariya isoo yo miyuu Allah igaga marag sanayaa macnah uu odhanayaa awalaad ayaan makan kaga ku abuu rayaa saw Allah isiin mayo uun guurso waxa dhaanta isagoo yidhaahda Allah xiliguu yidhahdo guurasada awaalidkana nana adeeca sidiisaba guurku waa calaf Allah na qoray mida kaleh dada kuma xidhna qof kuna isaagaa khiyaar kaleh anaga ayuu dadii nagagaa ridayaa phobia age mana nihin feminist iyo waxa ka ag dhow
@izaqueen711
@izaqueen711 Жыл бұрын
Abaayo macaan ninkan wusoo waashe asaga dhan waxa kaso harte dumarka inuu bahdilo dhaleeceeyo teeda kale muxu dadka guur iyo wax nuucas ka waaniya asagaaba ku fashilme gurigiis inuu dhaqdo oo gabadhi uu qabay way ka cararte ayaa lasheega marka walshy dadkan social media ka qeeyliya hada dhahdid waa dhageesana Ada ku hungoobeysid waxayna Ila tahy ninkan inuu soo min guurinaayo dhaqamada raga galbeed ay ayaantan Kaga dhagte masculinity lkn wxu Kala saari LA Yahya real masculine and tox masculine wxuu dhageesto Raba inuu noola yimaado
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 Жыл бұрын
Aduunka intaa nooshahay Raaxayso Guurka Dadaji ku qasaarimaysid wlhi wax barasho aan dhamaanayn yaan lagugu Boojayn iskuwad labadaba 🎉❤
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 Жыл бұрын
اللهم اني اسألك زواج صالح 🤲🥰
@yasinmohamed1795
@yasinmohamed1795 Жыл бұрын
Thanks Teacher 🙏🙏
@Hamsebile-mw2fv
@Hamsebile-mw2fv Жыл бұрын
Inshaar ka`anamaa inaan kaa codsadey mawduucan mahadsanid macalin.
@dekaissa
@dekaissa Жыл бұрын
Mahadsanid brother
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 Жыл бұрын
omar inshaar tnx wll mcn ani 21 jir ban ahay 20 sano ku guursaday 1 sano reer leyhy guurka mrka gursanaye guurso sxpyasha wey gursaden unba u gursaday lkn hal sano kadib la qabsaday nlsha guurka iyo ujedada an u galay alxmdulhi in ka bdn wa rajeynaa 🥰🥰
@aliahmedAbdi
@aliahmedAbdi Жыл бұрын
Thanks for good advice
@shariifnahari5922
@shariifnahari5922 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@mamaakram7034
@mamaakram7034 Жыл бұрын
Gabdhoow guurka haku dagdagin😢😢😢😢 wax baro marka hore
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Жыл бұрын
Ilaa goormee waxbaranayaan marka
@cabdiqaadircabdikariim405
@cabdiqaadircabdikariim405 Жыл бұрын
Mama ugu qoran kawaran eeyaah gabdhaha ha waalin waxaad soo arki kartay soo aragtaye
@sportYOUtube-oh9ke
@sportYOUtube-oh9ke Жыл бұрын
​@@cabdiqaadircabdikariim405 Hh zhp maamada daa 😂😂😂😂😂
@abdirahmanolow2830
@abdirahmanolow2830 Жыл бұрын
Femenism
@bilanarahmaan730
@bilanarahmaan730 Жыл бұрын
​@@cabdiqaadircabdikariim405 wrya gabadha daa warunteede😤💨
@MohamedAhmed-cj4bu
@MohamedAhmed-cj4bu Жыл бұрын
Omar inshaar wll qaliH waan kaaga mahadcelin barnaamijyadaan guurka ku saabsan aad Baan u xiiseenaYa wax baddana waan ka faaidaY red flags alx sanadkaan aYaan rabaa in aan guursado illaHaY Haka abaal mariYo❤
@dekaali2808
@dekaali2808 Жыл бұрын
Labatan jir labaatan jir ha guursado si ay nolosho u wada bartaan, afar tan jirna afar tan jir ha guursado si ay nolol u helaan.
@JilleyAliIbrahim-vb9cd
@JilleyAliIbrahim-vb9cd Жыл бұрын
Thanks for helping us our great teacher 👍👍👍
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
Hadii aan si kal furan reaction uga bixiyo, Ani ahaan dumarka waxaan oran lahaa 18-23 waa best, waa meesha ugu wanagsnyihiin, Raga ahaan 23-31 waa the best xiliga ragu ugu awoodanyihin, aqon ahaana meel fiican jooga, shaqaysan kara , Isku soo duub waa in xadiiskii nabiga tusaale laga dhigto, Cidii awooda ha guursato, dumarkuna guurka ha fududeeyaan maadama iyag aan waxba laga rabin, Fg: dumarku jaanis bay haystaan inta ay dhalinayarda yihiin, 1- cid walb Waa rabta, 2- iyaga wax taglifaa ama qarash ah lagama rabo,
@dhamme0
@dhamme0 Жыл бұрын
I,m 22 jamacad dhameyey Qorshaheygu waxa weye inan 25 jir ku guursado da'daasna waxaan ku doortey waa da'dii uu nabigu ku guursadey csw Dhawrkaas sanno ee iiga hadheyna waxan raba inan sii shaqeysto raadiyana gabar wanaagsan
@bezzani3033
@bezzani3033 Жыл бұрын
Isku fakiraa nahay Lpx 25 👌
@Waxbaroo
@Waxbaroo Жыл бұрын
Mahadsanid cumar ishaar waa mawduuc muhiim ah
@geedihiiraalecusman438
@geedihiiraalecusman438 Жыл бұрын
حتي اذابلغ أشده وبلغ أربعين قال رب اوزعنى ( سورة الأحقاف )
@kulmiyemacalinmahamuud6282
@kulmiyemacalinmahamuud6282 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad Cumar Inshaar Runtii waa mowduuc aad umuhiim ah oo dhalinyarta Soomaaliyeed anfacaya Ramadaan mubarak ustad aad ayad umhdsntahay
@aishaabdi4794
@aishaabdi4794 Жыл бұрын
Subxanalah war ilahay kabaq ilmah ilahay bahaye da kuma xirne khadijaba sow madhalin 6 ciyaalah iyado 40 jirtah 30 jir madhali kartoh ilmabadan adiga leh
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 Жыл бұрын
وناذر لا حكم له bey shareecadu dhahdaa ar mida kale khadiiji 40 Mey aheyn taarikhdaasina waa mid ضعيف ah Arintani waa arin biological ahaa sx ah dumarku marka ay 25 dhaafan khaasatn kuwa kunool wadamada Africa ama leh geniu ka soomalida waxa ku dhaca declining Egg dumarku waa mid limited ah oo xadiidan maaha ka sida raga ookale Ha
@daganahmed9260
@daganahmed9260 Жыл бұрын
Waa runtiis abuuris ahaan dumarka intay yaryihiin fursadooda badan tahay dhaqtarki xitaa wu ku shegaya . Khadiijo wa hal qof tusale ma noqoneyso
@aishaabdi4794
@aishaabdi4794 Жыл бұрын
@@daganahmed9260 hadan 15 kugursadoh oona laiqorin ina dhaloh kawaran awlada ilahay bahayah hada 40jir tahay oolagu qoray walagu sin
@daganahmed9260
@daganahmed9260 Жыл бұрын
@@aishaabdi4794huuno waxaan lagu qorin waa halkeeda ee waxa normalka iyo sida alle ujideeyay baa laga hadlaya doda Iska daaya qof walba wa xor illahay ba ka dhigay xiliga uu rabo ha guursado lkn sida wacan uun ba laga hadlay
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@ibraahiimbashiir4274
@ibraahiimbashiir4274 Жыл бұрын
waa barnaamij wanaagsan mahadsanid aan isku ducayno ramadaanta ilaahay inuu in janeeyo dhamaanteen aamiin
@apdimaajidmoh9325
@apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын
اللهم بلغنا ليلة القدر
@Caasho-Sheeko
@Caasho-Sheeko Жыл бұрын
ليلة القدر قد ولّت منذ زمن١🐋
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 Жыл бұрын
Guurka waa calaf dada qaar neh waa lagu dhala oo taas waxa tusale u ah qadiija nabiga scw xaskiisa guur xalal ah Allah hanagu iraaaqo amiin
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Sida badan lga hdlayaa walal
@hassanosman9539
@hassanosman9539 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb talo wanaagsan
@samiir143khadar8
@samiir143khadar8 Жыл бұрын
Waan kafaa idey muuqaalkan inbadan mahadsanid macalin
@abdiazizahmedgurey6737
@abdiazizahmedgurey6737 Жыл бұрын
Mahadsanid omar wll qli🥰🥰
@abdiali3923
@abdiali3923 Жыл бұрын
Xaqiiq thnks nolosha waa guur
@anisawarsame9001
@anisawarsame9001 Жыл бұрын
23 ban ahay jamacada i dhamatay yurubta mana dhonayo inan gursado xiligaan iyo mar u dhawba, mana u nooli inaan ilma dhalo kaliyah ilahay bana dadu dhono ku siiya ilamha. Raga somalida dhumarka inay bahdilan bay yaqanan na wax barta gabdhoow nin ha isku aminina adhunkaan.
@Mayaastories4556
@Mayaastories4556 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Жыл бұрын
Sax xbbtiiii ❤❤❤❤❤ noonoow qaliii
@hboyhasan2347
@hboyhasan2347 Жыл бұрын
Makulal so gado kaliga dhimo malaha 30 Waad dhaafte
@MohamedAhmed-cj4bu
@MohamedAhmed-cj4bu Жыл бұрын
Red flag 🚩😂😂😂
@sacdiyasiman3363
@sacdiyasiman3363 Жыл бұрын
Absolutely waa kugu raacsanahay Bal ma ayagaa ilmaha bixiya miseh qof guurka gacanta kuhayaa jira qofwalbe maalintii loo qoray dhaafi maayo ee ha low wax hala barto nolashiina dhisa
@user-my6xf4pd6k
@user-my6xf4pd6k Жыл бұрын
Alx ilaahay baa nin ragaa iga dhigay hadafkaygana wn gaadhi doonaa haduu wadku iga soo hormarin i.n ❤
@sadamhusseinali6476
@sadamhusseinali6476 Жыл бұрын
waa barnamij qiim leh mahadsanit ustaad
@iqramaxamed7514
@iqramaxamed7514 Жыл бұрын
Yaa Alla Nimanka Aqli badanaa maashoy laiigu soo doontay Afar ii tobon miskiin dhib mleh lkn guurkeyga yarantey wan ku faaiiday Alxmdulilah Allah haiisii barakeeyo maanta wan jeclahy gurigeyga lkn markii lii guursanayay Anigo yar wan ka walwalsanaa
@Aries22391
@Aries22391 Жыл бұрын
haa gabdhaha qar 20 inay garaan aya iska roon halka kuwa qar 14 iyado jirta aysan gurka wax walwal ah ka qabin
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜🎉🎉🎉
@cabdirisaaqnuur1287
@cabdirisaaqnuur1287 Жыл бұрын
Walasheey dhaliisha uu idiin jeediyay xaqiiqo mawada ahan ee waa canaan FG, 8bil kahor muuqaalka uu soodgigay Ciwaanka wayn aad ayuu u amaanay gabadha 25jirta
@iqramaxamed7514
@iqramaxamed7514 Жыл бұрын
@@cabdirisaaqnuur1287 haa wll wan Ogahay waana lasocdaa Omar Inshaar
@akmoha2449
@akmoha2449 Жыл бұрын
Bilcaksi gabdhaha 23 ilaa 30 waa waqtigay ugu qiima badanyihin 😊 ragana 25 iyo wixii kawayn
@nuwara8333
@nuwara8333 Жыл бұрын
Waxgarad 💯
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Жыл бұрын
@@nuwara8333 haa waa run
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Жыл бұрын
Lkn nagu 24 ayaan jeclaan lahaa
@nuwara8333
@nuwara8333 Жыл бұрын
@@SUHAYBJOKEF2021pk waa ficantahy. 24 qof masuliyad qadi karta waye o ilbax ah
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 Жыл бұрын
guur xalaal ah alle hanagu arzaaqo iyo dad wanaagsan
@hayaansocod2518
@hayaansocod2518 Жыл бұрын
Shukran ustaad
@lafaHore
@lafaHore Жыл бұрын
Raga waxey ku fiicanyhiin iney dhaqaalo heystaan markey guursanayaan Waana sbbta ninka raga ilaahay masuuliyada usaaray subaxanallah
@daganahmed9260
@daganahmed9260 Жыл бұрын
Best time 21 - 24 gabdhaha yaryar 16 jir kuma wacna guur runtaa fiican cumar
@najiibhappy6130
@najiibhappy6130 Жыл бұрын
Adu ma guursatay wll talo ha bixisid ma xumee?
@clnn5266
@clnn5266 Жыл бұрын
Suuqa miyay kaa xirayn
@daganahmed9260
@daganahmed9260 Жыл бұрын
@@clnn5266 ani xaas ba ahay 16 marka jiray guurba ma aqoon guurkuna wa masuliyad 20 jir ugu wacan
@saabiriincabdiraximcabdull1628
@saabiriincabdiraximcabdull1628 Жыл бұрын
Waqtiga ugu fiican sidaa qabo wa 17-23 gabadha
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 4 ай бұрын
16 baan jiraa waana rabaa
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Barnaamij heer sare ah ustaad❤
@maslahabashir4193
@maslahabashir4193 Жыл бұрын
mashaAllaaH, Waxab heystaa waqti badan Thank U my teacher
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Waa xaqiiq walahi Jazakala
@Maxmadeeq
@Maxmadeeq Жыл бұрын
Dhalinyaradi islahayd wad weynatenba niyad helay wllhi waqtiga aynu ka faidaysano❤❤
@nuramohamed86
@nuramohamed86 Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@abdiazizhassan6450
@abdiazizhassan6450 Жыл бұрын
أخي عمر إنشار الله يحفظك
@muxiyodiinabdikarin4125
@muxiyodiinabdikarin4125 Жыл бұрын
allah khayr ha kaaga abaal mariyo wll omer inshaar
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@OmaarSaid-hl1eh
@OmaarSaid-hl1eh Жыл бұрын
Ninyhow si baad Dumark uweerareysa ,hadalada Qaarna ma wngsno ku hadalkooda , teda kle guurk Rag iyo dumarba gacantoda Kuma jirro Da'na Kuma xirno , ee dhalinyada wax habartan siiba Ich hablaha
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
Ninka wa nin dumarka neceb wa kuwa la dhoho meninist xaaskiisi xataa cuqdada uu dumarka uqabo ee uga tagty io qalafsananta
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 Жыл бұрын
😩 farax wanagsan tahay hablaha qalbigoda waala ilaliya gurka sida ina mamulno noola hadli qurbo aan xabad la heleyn ina jogno ma ogo
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 4 ай бұрын
Yaa ku shegay xaaskisa waxay kukala tageen ?
@caliciise4891
@caliciise4891 Жыл бұрын
Iisbadalka jihada nolosheyda ey u socati ii saa ugu leexisi dhanka fcn is malaha ❤❤❤ شكرا من اعماق القلب عمر
@ayanhibo14
@ayanhibo14 Жыл бұрын
Alxamdulillah 25 ayan ku gursaday gabadh22 falilahi xamdu wa nicma
@shandileboyoffcial6931
@shandileboyoffcial6931 Жыл бұрын
wcs cumar
@Ahmed-wl4xs
@Ahmed-wl4xs Жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@Leylab807
@Leylab807 Жыл бұрын
Ragiba meynas noqdey especially nimankena gabarwalba nafteda iyo horumarkeda kudadali so gursaba waa hilmamney even hadey kugusodhacdo wad isdhafin iam 22 and iam not still ready Allah xalka hasahlo
@user-gq4uz2jq7r
@user-gq4uz2jq7r 4 ай бұрын
Hnplyo Somalia 🇸🇴 dalka aduunka ugu Taranta amo ugu dhasha badan qaadnay 😊😊
@gamessjr3228
@gamessjr3228 Жыл бұрын
hablaha ha niyad jabin waxan garanayaa gabdho 30ka dhafay oo gursaday oo 10 caruura dhalay laakin hablo gurka fududeya horana u gursada
@binzaid7598
@binzaid7598 Жыл бұрын
ربنا هب لنا من از واجنا و ذ رايتنا قر ة أعين واجعلنا للمتقين إماما 🤲
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Жыл бұрын
Guurka waa suno waana rizqi alle baxsho da Kuma xirna,cabrikaa cabiraneyso ma kitab iyo sunaa khadijo imisey jirtay meqeysa dhashy caaisha meqey jirtay maxeyna dhashy dalil waxey utahay walwada darema dadka hawalin guurku wacalaf raga adledahy gabdho yaryar halagursado hadan katuurin Adiga goormad kugursaty meqa dhashy subxana lah ayamhn wad kadhaman ladahy shekada nin iyo naag sida saxda uga hdl ama ka amus Mase viwska kagalay
@Mahir52143
@Mahir52143 Жыл бұрын
Sis waa reality adduunka Ka jirta malaha waxbaadan akhrine! Wxn waa cilmibaarisyo iyo xaqiiqooyin Ku saleysan cilmi runtuna waa qaraartahay, adiguba Ka fakar mowduuca adoo caadifada iyo sidaa dareemayso la sheekaysan!
@user-pl4gk8eo5x
@user-pl4gk8eo5x Жыл бұрын
Abayo runta dadkan ma raban SMV ayu no buubunin kawaran CAAISHA iyo khadija RC ayaa noogu filan tusaalaha guurka wa ila hi towfiiq😂
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Жыл бұрын
@@user-pl4gk8eo5x haa xabti benta ma aha
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Жыл бұрын
@@Mahir52143 cilmi barista ma tan kahoreyso diintena suuban maba aminsani Khadija tusala kugusoo qatay iyo caisha markasa cilmikale shege gaalo Ben Ben Soo qortay tankle cadifat mesha matalo maxa inaga dhaxeyo wilkan bas arigteyda kadhibtay wana wlkey muslima,anigase alx marhora gursaday awlaadna dhalay marka tartiib wll
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Жыл бұрын
Waa run guurku waa sunee waajib maah ha u bixin xbbti 😂😂😂
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel Жыл бұрын
Thanks bro
@suniilmaxamed1228
@suniilmaxamed1228 Жыл бұрын
Ilaahay haku barakeyo❤
@hassanhero9916
@hassanhero9916 Жыл бұрын
100k noo balan ah team umar inshaar❤
@alcadaalamedia448
@alcadaalamedia448 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar in badan waan kaa bartay sidoo kale BARNAAMIJKA GUURKA aad baan u xiiseeyaa waana la socdoo ee fadlan inoo soo badi ❤
@maizamm5727
@maizamm5727 Жыл бұрын
M.A wxa kahadashy wx run ah oo dadkena bdnkood aysan ogeen 👌👍
@abdiisaac4293
@abdiisaac4293 Жыл бұрын
Omar inshar mr(yani) thnks
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Good Information
@abdenaserhaje4419
@abdenaserhaje4419 Жыл бұрын
mashaAllah wll omar enshar mahadsanid mowduuc muhiim ah wll AllAHAA Ku,barakeeyo wll AAyatina waxa aay aheyd wll ولمابلغ اشده
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid
@fadumosaleban7042
@fadumosaleban7042 Жыл бұрын
Wll horey USOCo
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 Жыл бұрын
Guurka inuu barako yahay waxaa ku ogdaay Hooyadeey 16 ku guursatay 17markii jirtay walasheey nagu weeyn dhashay markii 19 jirtay aniga ii dhashay Alx hooyo wali waa 45 macnaha 50 xitaa magaarin annaga iyo hooyo inaan isla dhalanay loo maleeya da'a kama muuqato maanta waxaa garbaheeda joogo caruurta ee dhashay baariyaal u ah Hooyo cimrigaada Allaha ha barakeeyo dhamaan hooyooyinka intaa waalidkooda dhimatay Allaha u naxariisto .
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Жыл бұрын
Amin
@Talasame.
@Talasame. 6 ай бұрын
Amiin
@nasri8654
@nasri8654 Жыл бұрын
Waa cashir aad umuhiima cumar inshaar zxp alahaku xafido alahaku xafido alahaku Caawa dumarka waxbadan ka ogooday ilaahy cimriga hakuu barakeeyo Zxb noloshayda Waxbadan baadka badashay horay usoco Halkan kuma koobikaro faa iidada kaa bartay Magacaygu waa nasri xaamuud maxamad Oojooga hargasa waxaan Ramadaan kariim
@munaabdi9351
@munaabdi9351 Жыл бұрын
Wow ma ogayn inaad dumarka kasoo horjeedo yaahoo
@ShucebShucebibrahim-pj1vu
@ShucebShucebibrahim-pj1vu Жыл бұрын
M.a❤ sobadi nio muqaladada cajaib waye nio🎉
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Жыл бұрын
Ilaahayow mid kheyr qaba
@basteysharma9381
@basteysharma9381 Жыл бұрын
Ramadaan waaye mid kheer qabo allaha ku sahlo abaayo anigaba aan noqdo hadi larabee 🤝🤝
@mohamedshugri3285
@mohamedshugri3285 Жыл бұрын
Masha allah allaha ku xifdiyo wll cumar. Wllkayaw hal arrin ayaankaaga baahnaa meel aan kaala soo xiriiro ma haysaaa
@daganahmed9260
@daganahmed9260 Жыл бұрын
23 ku guursaday alx sanadkii hore
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Lkn 40 jir yaa yri dumarku kuma dhali karaan oo arsaaqada eebe la maamulaya Xaaskii ugu horeysay ee rasuulkrrna scw miyaadan u fiirsan saara xaaskii ibraahuum meeqay ku dhashay ?
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 Жыл бұрын
Ma xaaska Nebiga ( Salaah calayhi wasalam ) iyo dumarka maanta isku mid maaha Waa Yahee sheeg gabar maanata joogta
@mohamedmacalinibrahim1429
@mohamedmacalinibrahim1429 Жыл бұрын
Sxb cumarow aad baad u.mahadsantahy
@zeryustoaden5457
@zeryustoaden5457 Жыл бұрын
Dumar ahaan waxaa kuu fiican inaa guursatid 20....26 nin ahaana Waxaa Kuu fiican inaa guursatid 25 ilaa 33 aniga ra'yigayga Weeye lkn inaa 38 ama 40 iskaabulo ku gaarto Waa habaar wllhi😂😂 xumaana waad ku dhici kartaa
@nuwara8333
@nuwara8333 Жыл бұрын
40 maxa uharay yu idin walin 🤣
@zeryustoaden5457
@zeryustoaden5457 Жыл бұрын
@@nuwara8333 hh aadoo weyn 40 jir oday baan u aqaanaa anigu
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Жыл бұрын
Ustaadu waa iskabulo 40 koley kama yara ee odayaasha isago kalu niyada u dhisya lol 😂
@madnadagan3661
@madnadagan3661 Жыл бұрын
Cabir gaala sameeyen marka aad buubuniyeyso axsan mad inoo soo tabisid dardaarankii rasuulka scw ee guurka kusaabsan waxa aad sheegeyso midna kagama jirto sunada.teeda kale dumarka dhamantood dusha haka saaran faminesim qar yar baa ah.
@hafsoomar6323
@hafsoomar6323 Жыл бұрын
Ninka sandkan joga ee 40 sano sugaya gurka wake majiro ragu 25 ilaa 30 kugursdaan
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 4 ай бұрын
guurku waa calaf maha wax adi gacantada ku jira
@honeysharif3521
@honeysharif3521 Жыл бұрын
Omar mahadsand Hadan iska garaya In shaa allaah
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 Жыл бұрын
31 Baan jiraa 4 sano ka dib Insha Alh inaan guursadaa Rabaa waxaa Rabaa 16jir Guri Ay ku baashaasho Aan u dhiso ilee Anaa u shaqaynyee
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 Жыл бұрын
@@Iqlsomar intee jirtaa Adigu 😆 😂
@izaqueen711
@izaqueen711 Жыл бұрын
Hashac hasuqurjuujin ilamaha O'Day baatahy
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 4 ай бұрын
Sh xasan waajid ayaa hada kohor dhahey bal ka waran qof sodin jira oo cunaya oo caafimaad qabo hadana wali guursan wll hadaad xanuunsantahey quraan halaku saaro😊
@drslarra1938
@drslarra1938 Жыл бұрын
Da deda wa 22 sano ila aa ka naqanayo qof isku filan wax barashadeda ilaa heer ka gaarta guur kuma deg degaayo. Dada gabadha mesha aagu fican ee masuliyad iii guri ku dhaqi karto 25 wye.
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 Жыл бұрын
Hadad guursato waxbarashadadu miyey ka istaagaysa?
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 Жыл бұрын
Keep going ban ku leeyhy ilaa dhinac walba aad ka dhamestirmeyso hanti iyo waxbarasho heer sub-specialist may be 40 ties 😅😂
@sportYOUtube-oh9ke
@sportYOUtube-oh9ke Жыл бұрын
30 waa caadi wlzhY 😂
@JohnAbruzi1
@JohnAbruzi1 Жыл бұрын
Mshrucan 2006 so Bilowday Kusoco Ila aad lacag Yelanezo kdibna Lacgtda Ilmo Ku dhalezo 😂😂😂
@abdirhmaanabdilaahi1451
@abdirhmaanabdilaahi1451 Жыл бұрын
Mr yacni😂 Also legend💪
@user-lp1ml5xy8s
@user-lp1ml5xy8s 6 ай бұрын
Ìnformation wuu dhaafey kani waxaba lagu tilmaami karaaa furahaga mustaqbalka dhameystiran adigoo gacanta lagaa saarey. Thnks our leader ustad omar inshar❤❤❤❤
@ifraaxaadan2365
@ifraaxaadan2365 Жыл бұрын
Ninkaan waa Xalliyaha 2aad. Waa uu iska hadlaa , dumar un baa ka dhex qalyey, waxaan uu sheegaya waa iska hadal afka . Ma uusan samayn cilmi baaris, waxbaa kusoo dhacay kadibna waxàa uu soo qaadtay microphoneka. Ku soco walaal.
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 Жыл бұрын
horta mayla aragtay sister wuu waashay maalin hore wuxuu laha gabadhu haday waynaato waa marka ugu fiican hadana waakan isma maqlo
@lionbully5330
@lionbully5330 Жыл бұрын
Cumar adoo mahdsan ka soohadal documentary laga xaday USA mahdsanid
@hodomohamoud3939
@hodomohamoud3939 Жыл бұрын
Wall awlaada qof waliba intu dhalaayo xaga Alle ayay ka qorantahay tay waad ku qaldantay in aad u hadasho sida istaqfurulah dhe
@TATIMOTIVATIONAL
@TATIMOTIVATIONAL Жыл бұрын
كتاب اخضر wll kitaabkaan waxa ugu muhiimsan nooga soo qaad wll
@guleedheybe1250
@guleedheybe1250 Жыл бұрын
Cumar inshar nin aan wax badan dhagaystay
@hamdiabdirahman4096
@hamdiabdirahman4096 Жыл бұрын
22 jir baan ahay jamcad waa dhamayeey waana shaqeeyaa nin lama sheekysto xitaa waqti inuu iga tagyo umaa malaynyo 😂cumar inshaar waaku taageeri jiray lkn waxad modaa macnawiyaatka raga inaad kor uqaadayso kayagana hoos u dhigayso 😊
@NUURIYE.
@NUURIYE. Жыл бұрын
Maya waa xaqiiqada abayo wax kor loo qaadayo iy o wax hoos loo dhigayo majirto . Gabdhaha quruxdoodu waa ku guursiga yaraanta 25 hadaa dhaafto waa iska nacaysaa😂😂
@abshiribnuxariir75
@abshiribnuxariir75 Жыл бұрын
Maalin kale ayaad farta dhexda ka qaniini doonta
@daganahmed9260
@daganahmed9260 Жыл бұрын
Xaqiiq buu ka hadlay is daba qabo ani sanad ka hor guursaday jamacad wa dhameyay . Alx . Hadaf guur iyo awlaad ka weyn oo aduunkaan la gaaro ma jiro
@hamdiabdirahman4096
@hamdiabdirahman4096 Жыл бұрын
@@abshiribnuxariir75 kama qaniinaayo walal gurku waa risiq haduu alle kuu qoray waad helin hadaan cirka carabka lagaadho uu eebe ii qorin maheelaayo
@hamdiabdirahman4096
@hamdiabdirahman4096 Жыл бұрын
@@daganahmed9260 alle hakuu barakeeyo xbbt reerkaga
@abdullahiaxmedmoxed3165
@abdullahiaxmedmoxed3165 Жыл бұрын
Baraarug.
@firdaushassan2082
@firdaushassan2082 Жыл бұрын
Gabadhu wa adooon ilaahey abuurtay oo naftiisa ayuu u abuurtay ineey caabudo gabadhu kaliya qiimo kuma laha ineey wax dhasho ama quruxdeeda wax kuma aha waxaa jira values kale tirana badan ee gabadhu ledahay dhalmadana maaha wax ilaahey uu ku qasbay balse wa suno iyo sheey fidri ah ee jaceylkisa nalku beeray hase ahaate dhaqanka foosha xun ee ilaahey diintisa aan raadka ku laheyn joojiya ee owlaada aad banaanka tubeysaan eednan korsaneen inaan la dhalin ayaaba dhaanta hadii aadan waalid fiican noqoneyn oo mujtamaca mooryaan iyo balaayo in lagu soo kordhiyo waxba maaha moowduuca dhalmada aad ayaad u buun buunisan balse waqti magalisaan rabaayada wanagsan iyo ricaaayadoda bal hada ma waxaa na leedahay ninka inuu dhalo ayuu kaga fican yahay bal wax logic ah noola imaaw femanism baad ku waalaten yaa qurunka femanismka rabo wax baad kusoo hoos ganbaneysan tan kale kulaha gabar yaraa guur mcn leh mxa jeceshahy inaad iskala noolatan gabar aad sidaa dontan ka yeelatan tan age ka tilaabo walbo ayey kaaga horeysa rajuulada idinku yar nabi muxmed xabibkeni wuxu guursaday uguna jeclaa waligiisna uusan la guursan khadija inta sano eey kaweyned wa macruuf ader sida donto wax hanogu shegin nin ciilan baad iila egtahay gabadha hadeysan gursan maa zaaniyad baa subxana allah cifada gabdhaha ayaad meel uga dhacday
@MohamedAhmed-cj4bu
@MohamedAhmed-cj4bu Жыл бұрын
Wll qisadaada inoogu waran laguma oran midna ogow qofkii mu'min saalix aH o wanagsan iLahay qof wanagsan ayuu siinaya dumarka waxa loo abuuraYna qur'aanka lagu sheegaY sister waxa aad ku hadleeso si Fiican ugu Fiirso
@firdaushassan2082
@firdaushassan2082 Жыл бұрын
​@@MohamedAhmed-cj4bu qof aan la niqaashi karo iilama muuqatid ee dadka kugu caqliga orodoo raadso
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Жыл бұрын
Waaba yabanahay ninkan dumarka maxa kudirey ninkan naag Aya ciishay malaha afkisa iyo dhagahisa is maqlaan
@abdillaahiabdi8555
@abdillaahiabdi8555 Жыл бұрын
Mawduucu muu ahayn dayaca ubadka, ee waa da'da ugu macquulsan ee lagu guursan karo rag iyo dumar. In ubad la helaana waa qodob weyn oo laysu guursado, guurkuna sidaa aad u sheegtay waa sunne lkn hadu qofku cifadiisa u baqo waajib bay ku tahay inuu guursado, dumarka ilaahay baa u dooray inay noqdaan warshad ubadka soo saarta, waxy ila tahay inanta waa u muhiim inay ku xisaabtanto da'deeda ay ubad ku dhali karto, waayo sababaha ay guurka u gashay waxa ugu waaweyn inay wax dhasho e mesha riwayad kale umay soo doonan. Omar waxyaabo aanan la qabin wey jiri karaan. Lkn waxaan la qabaa in wiilka iyo gabadhu aanay isku chance ahayn markay timaado guur. 100% sida u udhagay da'du waa xaqiiqo qadhaadh. Waayo dumarku qiimahooda markay qaangaadhan bay helaan, lkn ninku wuu kasbadaa marka uu qaangaadhana wax qiimo ah ma leh
@raniaaudi7324
@raniaaudi7324 Жыл бұрын
sax wasaqantaan ya naga qabata dhumaroow wax barta oo gurka ha ku dhagdagina hadooow aya calcaleysaan farax faido ma lahan ogada xiligaan la joogo 😡
@Marianh495
@Marianh495 Жыл бұрын
38 top raga dumarka 23 top marka 18jir gabar ahuu 38 nin waa 10 year age difference 😂😂😂 cumar wuxuu yirih ragu wax qabsada dumarka guursada yey guursadaan marka😮😅 diidney ilahey nama oran waad qiimodhaceysaan asagaana na abuurtey hadii diin loo noqdana khadiijo 40 bey ku guursatey 7 dhashey caruurta Alah bixiya
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Жыл бұрын
Taasi gabadh nabi ayay ahayd oo barakaysane haku sirmin wllhi 40ka waa laga dayriyee
@wiziirranaa1725
@wiziirranaa1725 Жыл бұрын
Wll gurso xaqiiqda indhaha haqabsanine😆🤣
@Miskiinow
@Miskiinow Жыл бұрын
Waan dareemooyaa inaa 23 dhaaftay 😂😂ee qalbiga allaha kuu qaboojiyo 😂
@xidighanuniye3452
@xidighanuniye3452 Жыл бұрын
Taas waa xaqiiqo jirta tusaale anigu hada 23 jir baan ahay wan shaqeysta insha'allah markan rabo inan gursado gabar aniga aan isku da' nahay ma guursanayo tusaale gabar 17 ilaa 22 jir ah ban aroosaya anigu hadan rabo aan jiro 35 ama 30 lkn gabar 30 ama 35 ah halke geynaya waa yaabe
@faadhigotahliil1371
@faadhigotahliil1371 Жыл бұрын
Waxaa u malaysa in aaan ani ka dalbaday mowduca mahadsanid ustaad omar inshar🧠🧡
@abdulnoorali
@abdulnoorali 11 ай бұрын
Hada 20 jir ayaan ahay inshaallah 25-27 waan ku guursana
@zakariyehasan3034
@zakariyehasan3034 Жыл бұрын
mahadsanid wllo cumar 43 wan gursankara soo mahan hada 18 jira waqti badaln haysta😊😊
@izaqueen711
@izaqueen711 Жыл бұрын
Waqti badana heeysataye haguursan adoo 40 jiro oday dheh hadaan suuqa galaa bal hadey gabar kurabeeso😂😂😂
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 167 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
Sirta Guurka Guuleysta
15:13
Somvato Institute
Рет қаралды 45 М.
7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.
13:04
Warsame Bade
Рет қаралды 51 М.
Hilibka Raqiiska ah | Dumarka Ragga kufsado !!| Fandhaal Podcast
30:27
7calaamo oo guurka lagaaga xidh xidhay sixrtu tacddiil
22:34
Habib Abdirahman
Рет қаралды 86 М.
040 | 48ka Xeer ee Awoodda | Hordhaca taxane cusub.
45:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 64 М.
Fandhaal Podcast | Raggu Calamo Cas Ma Leeyihiin ? | 34 |
21:47
Omar Inshar
Рет қаралды 33 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН