Taariikh Nolaleedka Sh. Maxamed Xaaji Yusuf

  Рет қаралды 5,448

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

7 ай бұрын

Sh. Maxamed Xaaji Yusuf wuxuu ahaa barbaariye cajiib ah, nin cimrigiisa oo dhan ku qaatay faafinta Diinta islaamka iyo u adeegideeda. Wuxuu kasoo shaqeeyey maxkamidihii dalka xiligii dowladihii hore wuuna isaga tagay isagoo kuxigeenka maxkamada sare ah, wuxuu madax ka noqday xafiiskii raabidada caalamka islaamka ee Muqdisho, wuxuu dacwo u tagay dalalka galbeedka afrika, wuxuu ka mid ahaa Hogaamiyayaashii Al-Itixaad isagoo kadib wadanka qadar mudo badan daaci ka ahaa.
Wuxuu Geeriyooday 15/06/1445 Taariikhda Hijriga kuna Beegan 28/12/2023.
ilaahow adeerkay siduu noo barbaariyey noona wanaajiyey u wanaaji, ilaahow siduu diintaada oogu adeegi jiray, kalaamkaagana u akhrin jiray oogu naxariiso, ilaahoow siduu dadka soomaaliyeed si isku mid oogu ixsaan fali jiray oogu ixsaan fal, ilaahayow aduu xagaaga soo aaday ee ku sug su'aasha qabriga una waasici oo ooga dhig Rowda min riyaad aljanah.

Пікірлер: 79
@ogaansho
@ogaansho 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto shiikha sabar iyo imaana allaha ka siiyo ehelka qaraabada iyo umada muslimka ah oo dhan
@yusufdiktoorka8032
@yusufdiktoorka8032 6 ай бұрын
Aamin
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 ай бұрын
Aamiin Yaa Rabi
@user-nh5iz2if4g
@user-nh5iz2if4g 6 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@husienaadan401
@husienaadan401 6 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 6 ай бұрын
Allaahuyaa Arxamuraximiin, aamiin aamiin yaarabi
@Boqor61
@Boqor61 6 ай бұрын
Allah yaraxma
@maryamisse6494
@maryamisse6494 6 ай бұрын
Innaalillaah wa innaa ileyhiraajicuun Allaah subxaanahu watacaalaa ha unaxariisto Sheekha Maxamed d Xaaji Yuusuf
@almaasabdiraman6498
@almaasabdiraman6498 6 ай бұрын
Allah ha unaxariisto ader Maxamed yusuf janadi fardowso aalh haka warabiyo
@sharmaarkeabdikhani9885
@sharmaarkeabdikhani9885 6 ай бұрын
Alle ha unaxariisto adeer ustaad
@Uhhhhhhhhhjhjjjjjklllt1
@Uhhhhhhhhhjhjjjjjklllt1 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto Yaa allaaah aamiin.
@user-kh7wr9nw8b
@user-kh7wr9nw8b 6 ай бұрын
Alle ha u naxariisto 😢😢
@user-yf3jy5iy3w
@user-yf3jy5iy3w 6 ай бұрын
Alle ha unaxariisto sheikh
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 6 ай бұрын
ALLE ha u naxariisto
@xaliimo5892
@xaliimo5892 6 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@yahyebaarakallah7244
@yahyebaarakallah7244 6 ай бұрын
رحمه الله رحمة واسعة
@NUURIYE.
@NUURIYE. 6 ай бұрын
Alle ha unaxariisto
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 6 ай бұрын
ilaahay ha u nqxqriisto adeer
@user-uc9zk3tr1i
@user-uc9zk3tr1i 6 ай бұрын
Raximallah Shiekh mahamed Samir alleh ehelolo iyo somalidhanba
@yahyebaarakallah7244
@yahyebaarakallah7244 6 ай бұрын
Awowgay Sheikh Maxamed Xaaji Yusuf Allaha unaxariisto Aamiin
@salmanjama6663
@salmanjama6663 6 ай бұрын
Alha unaxaristo adeer walaal, run ahaanti way isaamaysey taarikhdisa, dad badan aqoonyahana markey dalka isaga carareen iasagu dalku kuharay suu dad usoosaaro waxtar leh
@user-ht7ec2yr1r
@user-ht7ec2yr1r 3 ай бұрын
Allah u naxaristo Shipham safari iyo iman
@user-sl9dq8cm8b
@user-sl9dq8cm8b 6 ай бұрын
Alow unaxriis Aamiin yaarabi
@NadarAbdullahi-nz4xb
@NadarAbdullahi-nz4xb 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto sabar iyo iimaan Allaha inkasiiyo
@Ibrahim-ty2ji
@Ibrahim-ty2ji 6 ай бұрын
Allah unaxariisto
@user-li8qn4fz2m
@user-li8qn4fz2m 6 ай бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waa cumar cabdi xiireey wuxuu ahaa awoowe sh m xaji yusuf wuxuu ahaa halyay hogaan aanan somarin dhman gayiga somlia wuxuu ahaa daaci daciif aaan ahyn runtina sabab u ahaaa iftiinka diimeed ee kasobaxay konfurta smalia gaar ahaan gedo sabran shaman aderaday iyo eedayaal waana nooga filan tarikhda awowe ifka nuurka kabaxayo gedo iyo gayiga somlia ee ahaa mugdigii lagu badalay nuurka firdawsal aclaa ayaan uraynayaa awoowe
@Adoontii_Allah
@Adoontii_Allah 6 ай бұрын
Asc sheekha allaha u naxariisto Sabir iyo iimaan allaha naga siiyo Janatul Fardowsal Aclaa Allah geeyo Aamiin 👍🏾🙏✅
@LesGonse
@LesGonse 6 ай бұрын
اذكروا محاسن موتاكم وحقاً انها لمسيرة عطرة اسأل العلي العظيم ان يتقبلها خالصة لوجهه الكريم وان يتغمده بواسع رحمته وأن يدخله الجنة من غير حساب ولا سابقة عذاب
@Bekind-ve8vu
@Bekind-ve8vu 6 ай бұрын
Alle ha unaxariisto adeero walaal. Sheekhu umadda oo dhan ayuu ka baxay ewaan uga tacsiyeynayaa. Alle booskiisii hanoo buuxiyo iA
@illyaasilyaas2639
@illyaasilyaas2639 6 ай бұрын
Allah yarahma
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 6 ай бұрын
Allah unaxriisto skeekheenii ehelkana sabir Allah kasiiyo
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 6 ай бұрын
Allaha unaxariista wuxuu ahaa caalim Mujahid ah
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 6 ай бұрын
Allah u naxariisto adeer sh mahmed xaji Yusuf janatul firdowsal aclaa hooy Allah uga yeelo qabrigiisa Allah u nuuriyo Allah u waasiciyo kitaabkiisa midigta Allah ka siiyo marti la jecelyahay Allah ka dhigo Samir jamiil ah Allah siiyo awlaadiisii iyo dhamaan ehelka oo dhan Yaa Rabi
@awdiiriye8580
@awdiiriye8580 6 ай бұрын
Allah ha u naxariisto sh maxamed xaaji yuusuf
@user-bq2jy1cd3j
@user-bq2jy1cd3j 6 ай бұрын
Alle naxariisti janno haka waraa biyo asiga iyo walidkiiba ameen
@mustafayoung4802
@mustafayoung4802 6 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto adeer janad allaah geeyo
@abdisalaamgamadiid6825
@abdisalaamgamadiid6825 6 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Adeer Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf Aw Axmed Naxariistii Janno Allaah ha ka waraabiyo. Waa Geeri xanuun badan Quluubtana allaaha noo qaboojiyo Dhamaantayo
@iimaposts
@iimaposts 6 ай бұрын
Allaha u Naxariisto Sheekh Maxamed Yusuf wuxuu ahaa nin taariikh fiican ku lahaa Soomaaliya ayuu ahaa......... Aamiin Aamiin
@hamzabashi2017
@hamzabashi2017 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto awowe Maxamed Xaaji Yussuf
@ibrahimahmed6657
@ibrahimahmed6657 6 ай бұрын
Allah unaxariisto awoowe ya Allah
@user-tb6rm7sv3h
@user-tb6rm7sv3h 6 ай бұрын
Allaa yarxam
@rocky4066
@rocky4066 6 ай бұрын
Raximuhu allaah wazaahu allaah kheeyr jazaa
@F-PShow
@F-PShow 6 ай бұрын
allaha u naxariisto shiikha samir iyo imaana haka siiyo dhamaan ehelka qarabada iyo muslimiinta
@Zakisomali
@Zakisomali 6 ай бұрын
Alle ha u naxariisto shikha.jannadana baalkisa haka yeelo.amiin.
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 6 ай бұрын
Masha Allah, adiga ilaahay khayr haku siiyo. si deggan oo faahfaahsan ayaad u sharaxday taaiikhda adeer iyo qoyska guud ahaa.
@saidmohamed7079
@saidmohamed7079 6 ай бұрын
الله يرحمه الوالد الشيخ العالم الرباني الداعية المعروف في منطقة جدو إنّ العين لتدمع وإنّ القلب ليحزن ولا نقول إلّا ما يرضي وبنا . رحم الله الشيخ الوالد.
@halimaawed3097
@halimaawed3097 6 ай бұрын
Allaahumaqfirhum maqfiratan min cindika ya allaah adeer ahay swt ha u naxariisto dembigiisa iyo dembigii waalidkiiba ha iska cafiyo bi fadlihi wa cadamihi
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 6 ай бұрын
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته يالله 😭😭😭😭😭😭
@CISMAANCG
@CISMAANCG 6 ай бұрын
Allaha unaxaristo allaha udambi dhaafo اللهم اغفر له وارحمه وأسكنه الجنة
@saidmohamed7801
@saidmohamed7801 6 ай бұрын
Alle janadii hakawarabiyo
@hassanwarsame3121
@hassanwarsame3121 6 ай бұрын
Allh ha u raxmado Amiin..
@mona-pb7bz
@mona-pb7bz 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 6 ай бұрын
Allahayow ku naxariiiso
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 ай бұрын
Allaha Unaxariiso sheekh Danbigiisana Allaha Dhaafo Qabrigiisana Allaha uwaasiciyo
@dahiribrahim6730
@dahiribrahim6730 6 ай бұрын
Allah ha'unaxariisto
@dalmardirie55
@dalmardirie55 6 ай бұрын
Allah u raxmado adeer iyo awowaba wllalo
@abdifatahmustafshoble2657
@abdifatahmustafshoble2657 6 ай бұрын
Allah u naxriisto
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 6 ай бұрын
Allaha uraxmado Awoowe waxan alle ogu baryayaa in uu janatul firdowsa Hoygiisa kayeel
@abdirahmannour846
@abdirahmannour846 6 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 6 ай бұрын
Allaha naxariista janno hasiiyo
@rayanmohamed8269
@rayanmohamed8269 6 ай бұрын
Alle haunaxaristo qabrigisa alle hauwasiciyo kitabkis gacanta midig alle hakasiyo
@MoBiinn
@MoBiinn 6 ай бұрын
Qaamuus ayaa ka baxay umadda somaaliyeed. Allaha u naxariisto sheikha, sabar iyo iimaana allaha kasiiyo dhamaan ehelkiisa iyo umadda soomaaliyeed.
@user-dw2ro3sr4h
@user-dw2ro3sr4h 6 ай бұрын
رحمة الله عليه رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 6 ай бұрын
Alla ha unaxariisto.
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim 6 ай бұрын
Ilaahay adeer haw naxariisto inagana haynooga daba naxariisto, si gaaraan kaaga tacsiyeynayaa wll abdiweli,waad ku mahadsantahay sidaad taariikh nololeedka adeer noola wadaagtay,
@aliweidow6549
@aliweidow6549 6 ай бұрын
اللهم ارحمه رحمة واسعة
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 6 ай бұрын
Allaha u naxariisto sheekha Samira iyo iimaan dhamaan ehelka iyo umada Soomaaliyeed
@bushroaxmed6283
@bushroaxmed6283 6 ай бұрын
Allah unaxariisto sheiq
@user-lp8dq1pn7w
@user-lp8dq1pn7w 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto awowe
@yasinhaji1806
@yasinhaji1806 6 ай бұрын
Abahaa iyo Sheikh Maxamed Xaaji Yusuf Axmed waa walaalo miyaa? Khaliif Xaaji Yuusuf iyo Maxamed Xaaji Yuusuf weeyo. War mashallah walaal usro wanaagsan ayaad ka soo jeedaa.
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 6 ай бұрын
Ilaahay subxaanalaahu watacalaa haka aqbalo acmaashiisii sabab Ilaahay Jano ku geeyo Alena raali uga noqdo ha uga dhigo
@naimabare
@naimabare 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto sheeqeenii iskubarakti ayan nahay sheekha waayo markasta oo an isdhaho qurbo tak ilmahaada iyo ilmahooda maxaaygursandoonan oo intey kutarmidonan isdhahaa
@hanihani-gq7oe
@hanihani-gq7oe 6 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto janatulfardowso ha geeyo aamin yaa allah
@husseinomar8714
@husseinomar8714 6 ай бұрын
اللهم ارحمه واغفر له واسكنه فسيح جناتك يارب العالمين كان شخصية عظيمة وكان يشبه عمر بن الخطاب رضي الله عنه وكان أعجوبة الدهر وشجاعا لا يخاف في الله لومة لائم ادى الأمنة ونصح الأمة وكسف الغمة وجاهد في الله حق جهاده حتى أتاه اليقين وجزاه الله عنا خير الجزاء وجعله مع النبيين والصديقين والشهدا ء والصالحين وحسن اولئك رفيقا وانا أحد من طلابه وكان هو سببا لدخولي في معهد لوق وترك في نفوسنا اثرا عظيما وعقيدة سليمة وكان قدوة حسنة وخليقا للإمارة وقائدا حكيما يضع القدم في موضعه ويضع الفأس على الرأس واسال الله ان يترك لنا صلحين علماء اللهم آمين أخوكم حسين نوح عبدي Sabar iyo iimaan allaha idinka siiyo insgs idinkaba Sayid buu ahaa askhirana alaha ka dhiga sayid وجعلنا منهم أئمة يهدون بأمرنا لما صبروا وكانوا باياتنا يوقنون ،❤
@husseinomar8714
@husseinomar8714 6 ай бұрын
kzfaq.info/get/bejne/p95zldN6ksvNf58.htmlsi=fJB0Z5HWg9IIxPYj
@husseinomar8714
@husseinomar8714 6 ай бұрын
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 6 ай бұрын
رحمه الله رحمة واسعة
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 6 ай бұрын
Allah unaxariisto
@abdisamedjama4113
@abdisamedjama4113 6 ай бұрын
رحمه الله رحمة واسعة
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 9 МЛН
Lix Hadaad ilaaliso, Wuxuu Nabiga Kuu Balan Qaaday.....!
10:23
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 11 М.
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 6 М.
Sideed Qoraa Ku Noqon Kartaa? || Farah Biniin Boos || Waxbarasho Podcast
35:13
Wiilkii Garaash-Laha ee Gawaarida Sameeyey! -- QISADA HONDA!
13:32
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 88 М.
Seen Dalkeena u Difaacnaa? || Xeerarka Awoodda!
18:25
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 9 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН