ABDIRISAQ ANSHAX BISHII MALABKA HAWRAAR NEW YEAR 2021

  Рет қаралды 8,245,533

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

3 жыл бұрын

ABDIRISAQ ANSHAX BISHII MALABKA
EREYADA SAKARIYE KOBCIYE
LAXANKA CABDIFATAX MUKHTAAR
MUSIC AYUUB HAARUUN
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 500
@mohamednor2321
@mohamednor2321 2 жыл бұрын
Wax bdn waa samray wax bdn waan ciishooday🥺 Blse maanta waa guuleystay alhamdullilah ilaheyow adiga mahada iska leh❤️
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Ciilka iyo wax la'aantu waa dhibato hadalkaga qalbigan ka dareemaya hadii alle ka saarey alxmd alle u mahad naq
@user-vx7eh6mr8w
@user-vx7eh6mr8w Ай бұрын
Ma❤
@Zamzamcalichannel
@Zamzamcalichannel 22 сағат бұрын
Sabar la aan meel Mala gaarayo😢
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 3 жыл бұрын
Maya farxad waankala tagnay mana sugayo😢 Balse intiina jawi farxadeed ku jirto rabi ha idiin siyaadiyo heestana ku raaxaysta. Waa heestiina❤👏🏼
@mahadocabdilaahi7531
@mahadocabdilaahi7531 3 жыл бұрын
Haniyaad jaabin wll waykusomaraysaa Ee suug farxaad khayr leh🥰
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 3 жыл бұрын
@@mahadocabdilaahi7531 mahadsanid wll
@mariyahassan5599
@mariyahassan5599 3 жыл бұрын
Iska sug wll malintaadi way iman😍
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 3 жыл бұрын
@@mahadocabdilaahi7531 mahdsanid🥰😘
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 3 жыл бұрын
@@mariyahassan5599 mahadsanid
@gaawejapan120
@gaawejapan120 3 жыл бұрын
Waxaan hubaa qof kasta inuu heestaan mar un soo raadin doono🥰🥰🥰🤩
@siidiarlaadi3351
@siidiarlaadi3351 2 жыл бұрын
R⁷77
@macalindugsiofficial4388
@macalindugsiofficial4388 2 жыл бұрын
Kk
@hiboabdihakiinesse2464
@hiboabdihakiinesse2464 2 жыл бұрын
Wle3 mnty noqty mlnta soo radiyy
@nimcoabdiyussuf755
@nimcoabdiyussuf755 2 жыл бұрын
Nimco cabdi yuusuf
@axmedcali3469
@axmedcali3469 2 жыл бұрын
Mcn🤩😍
@quweenhana694
@quweenhana694 2 жыл бұрын
Heestan waxan daroon dona marka Canada 🇨🇦 tagow iyo maliinta aroos keyga I.a qoraal kaan waxan qoray maliin Arbaca ah sacadu naa eey tahay 10:44 15/9/2021 waxan rajena in aan maar uun sow radiin donow qoralkan I.a dhamantiina farxad idiin rajena qof walbo qalbigiisa waxa ku jirow Alle haa uu rumee yow 🤲🌏 Alle ku xiir nansha haay badiiyay salaada ilaaliyay dhaliin yarow 🙌❤
@marishabdirhman3058
@marishabdirhman3058 2 жыл бұрын
insha'Allah abaay damanteyn alaha no wada rumeyo
@naimaabdirahman1374
@naimaabdirahman1374 2 жыл бұрын
Insha allha
@Deeqa-dcy71
@Deeqa-dcy71 2 жыл бұрын
Ma tagtay canada 🇨🇦 wll
@aishaizze5862
@aishaizze5862 2 жыл бұрын
Asc matagtey wllo
@mohamedabdiqadar9801
@mohamedabdiqadar9801 2 жыл бұрын
Maka dhabisay riyadad
@qadrobashiir3752
@qadrobashiir3752 3 жыл бұрын
Heestan malintan dhagaysan laha ma foga insha allaah illahay nabad haynagu gaarsiyo inta jecel inay dhagaysato malintaan aan WADA sugayno illahay haynoo rumeeyo dhamaan teen 🥰
@xamohckxamoh1171
@xamohckxamoh1171 3 жыл бұрын
@wllromania0:inta qoralkeyga aragto nolal wacan ku rajeena🥰🥰
@joqorebaarejoqorebaare
@joqorebaarejoqorebaare Жыл бұрын
Acs❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohafaroole1268
@mohafaroole1268 Жыл бұрын
Maalmahaan rabaan dhex mushaaxayaa😊
@sacdiyocadey5984
@sacdiyocadey5984 Жыл бұрын
@@xamohckxamoh1171 1q13
@user-lz6og8ik5n
@user-lz6og8ik5n 11 ай бұрын
Ok
@araganinamhamed5174
@araganinamhamed5174 3 жыл бұрын
Ilahayow hamigayga iirumeee Ani iyo inta ila midkaa 🤲🤲 illahayow igu simo hooyaday mcn 17man arkin yaaaa Rabi Wiilka jeclahay calaf iigu dar 🤲🤲 Malinmaha kamid ah wan usoo laban heestan
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Aamiin wllo
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
erayda abwaankii waynaa laxanka cabdifitaax mukhtaar music ayuub haaruun 100/100🎉❤
@najaxahmed1225
@najaxahmed1225 11 ай бұрын
Insh Allah malin dhow heestan waa shidaan doona Allah igu siimo Malintaa❤
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 3 жыл бұрын
Heestan Kama Degdegayo insh Allah illhay Ha ii Rumeeeyo Arooskayga wuxuu dhicirabaa insh Allah Bacdal Rabadam maalintaas insh Allah wadajir Ku dhagaysan doonaa Aniga iyo Aduunkayga illhay Calaf ha igu daro Suldaankayga 💋🥀♥️
@jiijacadeey9999
@jiijacadeey9999 3 жыл бұрын
Haa Masha Allah alpo inshallah 😍 ilahey calaf isku kiin daro 🙏🏼
@rexaanudgoon5710
@rexaanudgoon5710 3 жыл бұрын
Amiin abayo
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Wll EnzhallaH wn kuso Hamplyeynaya ee iiso sheeg
@mustafecade5854
@mustafecade5854 3 жыл бұрын
Inzha allh igu cazum dee huno aan ka tunee hbnkaaz🥰🤩
@roodocabdi3284
@roodocabdi3284 3 жыл бұрын
Ma.a mcnto alle midqeerqabo alle hakakadhigo xabibti 💋💋❤❤💘💘💘💘💘
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
Waxan huba waqti waqti yada ka mida inan heestan dhagaYsan doono 😥malmahan raban dhex mushaxaYa😥inta ila midka like 🙏
@queenzahruuja5469
@queenzahruuja5469 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@sanaadi_qurux
@sanaadi_qurux 3 жыл бұрын
incha allh alle haGu simo😄🥵❤️
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 3 жыл бұрын
Insha allah ilahy ha ingu simo😥🤲🤲
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
@@hafuuuuzahmed1623 amiin mcnto🥰
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
@@sanaadi_qurux amiinn xppti
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Heestan wxn saaran doona maalinkeyga dunida ugu farxada badanle waana maalinka aan aroooso midii nolashayda wax ka badali lahayd haduu Allah igu simo 🥰🙌
@marishabdirhman3058
@marishabdirhman3058 2 жыл бұрын
insha'Allah
@user-we5xp6ce3f
@user-we5xp6ce3f 8 ай бұрын
❤🎉😊😍😍😘💕
@asmaomar7113
@asmaomar7113 2 ай бұрын
Miyaad aroostay wali😂
@mubarakgadane2995
@mubarakgadane2995 3 жыл бұрын
Malin an fogayn ayan dhagaysan dona wa markan mar labad la midobo xaskaygan jecla iyo labadayda cunug 💓 👄 muscab iyo mamlaka 👏👏
@mubarakgodane0241
@mubarakgodane0241 3 жыл бұрын
❤️👌
@musabmubark2246
@musabmubark2246 3 жыл бұрын
@@umunasiib672 hhhh ani wan garay malmahan rabay alxamdu lillah hadan bishi malabka ka baxay adi ka sheke
@zuhrawataac9145
@zuhrawataac9145 3 жыл бұрын
ppp
@deqalul1096
@deqalul1096 3 жыл бұрын
Alllow aniga iyo xajiga dib neskuken kulmii markasa dari lahaaa ❤🙏🌹
@aymangaas953
@aymangaas953 2 жыл бұрын
@@hafsomohamedabdi8901 nu
@cabdifarax3115
@cabdifarax3115 3 жыл бұрын
Erayo sakariye kobciye sameeyay Oo aan habaysnayn majiro Kep going sakariye kobciye.🔥
@kingdeeqowofficial8033
@kingdeeqowofficial8033 2 жыл бұрын
Dharaarahii mugdiga waala moodayoo....!🖤 Maal mahaan rabaan dhex mushaaxayaa.!❤️ Habeen isniin sii baxeeso talaado soo galeeso saacaduna tahay 11:10 shansac habeen nimo taariikhdu tahay 1/8/2022 labada dhegood waxaa igu jiro airfon oo heestaan baan kuraaxeysanaayaa👌🥰 hadaad qoraalkeygan aad soo akhrisay like🙏
@fardowsocabdi9107
@fardowsocabdi9107 2 жыл бұрын
888
@abdiqaniomargaas886
@abdiqaniomargaas886 2 жыл бұрын
wankugu sharfay
@nimcofeysal438
@nimcofeysal438 Жыл бұрын
0
@amiinasaleban3443
@amiinasaleban3443 Жыл бұрын
Iomjjkkjkjjjjjjknm
@najwaabiib4663
@najwaabiib4663 Жыл бұрын
24 8 2022
@asmadegen723
@asmadegen723 3 жыл бұрын
Waan xanuunsan ahy iso duceya waan jabaanhy 😭😭😭😭😭🤲🤲
@hanan5639
@hanan5639 3 жыл бұрын
Cafimad Taaam Abyo🤲
@nuraahmed3743
@nuraahmed3743 3 жыл бұрын
ALLOW ku caafi AAmiin Ya Allah
@katerina-df3eq
@katerina-df3eq 3 жыл бұрын
Alle haku caafiyo walashay
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 3 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wll
@cadnaancabdi2019
@cadnaancabdi2019 3 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wll
@naseembeutysalon1972
@naseembeutysalon1972 3 жыл бұрын
Inta ila aragty in maalmihii wcna Waysoo socdaan alle urumeeyy likta haygala bakhaylin ana waan sugi insha allah😪
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Ma dabaal degaa
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi 3 жыл бұрын
Waykane Ha Sugine Aynu Isku Darsanee Soo Diyaar Garow Deee😂😂😂
@kasimyare6394
@kasimyare6394 3 жыл бұрын
@@Mustafe_Mohamed_Cabdi 0∆
@malyuunmukhtaar370
@malyuunmukhtaar370 3 жыл бұрын
@@kasimyare6394 yaayaa
@abdikadarmahamed4806
@abdikadarmahamed4806 3 жыл бұрын
Aamin
@abdirisaqqurbaawi6404
@abdirisaqqurbaawi6404 3 жыл бұрын
Xidigaha geeska+kooxda fansan wow inaba caadi maha 😍
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 3 жыл бұрын
Lkn ugbaad aragsan ka maqan
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
+ Dayax Band
@jamiilismail
@jamiilismail 3 жыл бұрын
Laxanka c/fatx mukhtar inta ladhacday lik🎤🎵
@axmetdayraxmetdayr3024
@axmetdayraxmetdayr3024 3 жыл бұрын
Qaraami
@munafarxan5416
@munafarxan5416 3 жыл бұрын
Waw
@jamiilismail
@jamiilismail 3 жыл бұрын
Haaheey
@ahmedlove7960
@ahmedlove7960 3 жыл бұрын
Heestan xusuus gaaray igu leedahay Qoftii xaalka igula sugnayd farxadban u rajaynayaa💗💗
@Ahmed-dy1sv
@Ahmed-dy1sv 2 жыл бұрын
Inta soo booqatay kaligey ayaa ka daawasho badan 3m times ayaan sii marayaa ilaa iyo hadana waan ka daali la'ahay. what a song
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 жыл бұрын
1.2M haday gaarto aad aragti Like iisaar habeen wngsan
@naadiyoabdiqadi4202
@naadiyoabdiqadi4202 3 жыл бұрын
Wow😮😍😘
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 жыл бұрын
@@naadiyoabdiqadi4202🙏🏾👏
@abdirahmanhamud9210
@abdirahmanhamud9210 3 жыл бұрын
Kuu saaray bro ❤
@ifrahibrahim9259
@ifrahibrahim9259 3 жыл бұрын
Eeerrayujjihi
@axmedqubaye7647
@axmedqubaye7647 3 жыл бұрын
@@ifrahibrahim9259 kusaar bro
@daad412
@daad412 2 жыл бұрын
Heestan waxan dawanaya 1/8/2022 23:31 hapeenimo magalada bosaso Qofkastoo qoraalkan arka waxan u rajayna cafimad iyo cimri dheer
@user-uv7hu3ur2e
@user-uv7hu3ur2e 3 ай бұрын
Ilahay adigana Farxad Waarta Haku siiyo❤
@khadarlipaax6652
@khadarlipaax6652 3 жыл бұрын
C/risaaq anshax legend somaliyeed waana ninka xasan aaadan Samatar kusoodhaw xaga codwaynida dhuunta saaran waankuwataa 💯💯💯💯💯💯
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 3 жыл бұрын
Ninkan wuu cod dabacsanyahay ee intaas oo fanaan cabdi yare ayaa ugu dhaw xasan aadan
@hodanshamis5608
@hodanshamis5608 2 ай бұрын
Qofka qudhee ila arkay inuu codkii xasan aden oo kale leeyahay ayaad tahay thanks
@mohamedabdi2019
@mohamedabdi2019 Жыл бұрын
Waxaan rajeynayaa in aan Mar uun shito heestan anigoo faraxsan😢waliba ku jira nolol noloshan ka fiican I. A🌍 waxan dib u soo booqan doonaa qoralkan these days is not my days but I will wait my days 23.8.2022.......... Waan arki doonaa wixi xigo👁️
@brahimbrady4800
@brahimbrady4800 2 жыл бұрын
Hestaan waxaan daran Dona malinka arooskeygh Insha Allah Qoraalkan waxaan Qore 15-3-2022 🙋🙋🙋🙋
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 3 жыл бұрын
Maalin un wey dhicidoontaa inaan heestaan shito anigoo faraxsan oo kujira nolosha aan rabo insha Allah ✌.
@farxaanxasan6173
@farxaanxasan6173 3 жыл бұрын
Kkkk. Okm
@shukrim1333
@shukrim1333 3 жыл бұрын
@@farxaanxasan6173 cf
@hodancabdirashiid1413
@hodancabdirashiid1413 3 жыл бұрын
Ilahy haku rumeeyo brother
@macalindugsiofficial4388
@macalindugsiofficial4388 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuu rumeeyo pro
@kaptan_Khaalid
@kaptan_Khaalid 2 жыл бұрын
Toog iyo labo ma aanan shidan anoo jawi ku juro
@KhalidAbdiqadar
@KhalidAbdiqadar 10 ай бұрын
Gobta mudisho sacad 22:15 habeenimo anogoo waqti xadirkan qan ilminaya i.n anogo faraxasan waliba ani iyo hooyadiy mcn dhibkan an ka baxashay cil na ka saray waliba ani ayada iyo 6 da wil iga yar wada faraxasan dhigisan donaa waliba anigoo oran donaa dhararihi ❤mugdiga wal mudayo mal mahana rabaa dhaxa mushaxaya faraxad miran boo man kigag noqo di ma dabal dagaa wan macanasadi ❤
@osmaanabdifataho.n.m3250
@osmaanabdifataho.n.m3250 2 жыл бұрын
Nabiga kusaliya scw🥰🥰🥰
@kamdimohamedaadan
@kamdimohamedaadan Жыл бұрын
heestaan i.A waxaa daaran doona maalinkaa hooyadey mcn xajka geeyo😢😢😢😢😢Allahayow ii rumeee riyadaaaas wa awoodaaaye
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 3 жыл бұрын
Heestan waxaa shidan doona la maalin malinka vissaha canada helo iyo markaa guursado insha Allah😩❤️❤️❤️ilahow wax khair qabo na sii aniga dhaman family iyo musliminta
@hafsahamud3945
@hafsahamud3945 3 жыл бұрын
InshaAllah swry
@musictubemt1772
@musictubemt1772 3 жыл бұрын
Aamiin walaahay isku rajaynu nahay ilaahayow ii fuduudee dhoofka
@abdirizakwelimohamed9216
@abdirizakwelimohamed9216 3 жыл бұрын
isku mid benu nahay i a wan wada shidan donaa qofwalbo malintu visahha helo
@yusraabdala1135
@yusraabdala1135 3 жыл бұрын
Insha allh ilahey hano rumeyo
@laariofficial3245
@laariofficial3245 3 жыл бұрын
Balayo ku visesay hhhh suxdo hhh
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 3 жыл бұрын
Dharaarihii Mugdiga Waa La Modyo Malmahan Rabaan Dhex Mushaxyaa Farxaad Midhan buu Mankay Noqdee Ma Dabaal Dagaa Waan Macaan Sade Melman Ogayn Mulkhi Yelatee Marlabaad Talow Xaflad Maan Dhigaaa ! 2021 Is Song Legend Apdifataah Mukhtar Sakariye Kobciye abwanka Qarniga
@ahmet7896
@ahmet7896 2 жыл бұрын
Waxa dhici doonta maalin aniga iyo nolosheyda aan heestan daaran doono mardhow insha Allah marka nolosha kumidoowno 💞F💝
@fartuunubdyqaadir3322
@fartuunubdyqaadir3322 Жыл бұрын
F waikana wa is kene🥺🥺🥺❣❣💍😹😊
@kingxoosh9618
@kingxoosh9618 3 жыл бұрын
Mida aan ku haminaayo ayaa ah inaan Maalin Dhoow hadu rabbi idmo aniga iyo Boqoradayda 👸🥀🌹💐 Ifraah Aanu ku Dabaal Dagi Doono si wada jir ah insha allaah
@osmanalpha9570
@osmanalpha9570 3 жыл бұрын
Insha allaah sxb allaha idin rumeeyo Royadiina
@hudaabdi8642
@hudaabdi8642 3 жыл бұрын
Waaba looqiiroonayaaba😭😭 ax ax heesaha iskadaa waxan doonayaa adoo cilmiga iska barta ❤️
@sarahqorane163
@sarahqorane163 3 жыл бұрын
Waxaan rajeeynayaa malin malmaha kamid ah inaa heestaasn shidan doono 😍malmahaan rabaa dhax mushaaxayaaa 🥰 Insha Allah 🥰🥰🥺
@abdinafacmahad964
@abdinafacmahad964 2 жыл бұрын
Inaa wada shidanana waa macquul 🤣
@musayusuf8111
@musayusuf8111 2 жыл бұрын
Waxaan rajeeynayaa malin
@najibhassan2273
@najibhassan2273 2 жыл бұрын
Hees
@shooli__11
@shooli__11 3 жыл бұрын
Maantoo kalaa muddu padan sugeeee🥺 QoF walpo maalintiisa alle ha unuuriYo🤲🏽
@katerina-df3eq
@katerina-df3eq 3 жыл бұрын
Amiin wll
@umunasiib672
@umunasiib672 3 жыл бұрын
Aamiin
@muhimmudu2927
@muhimmudu2927 3 жыл бұрын
Amiiiiin
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d 3 жыл бұрын
Aamin
@abdiheis3739
@abdiheis3739 3 жыл бұрын
Inata ka hesha in faninta la isku dhex daro waqtiyada showga liketa dhaaac dhaaac kasiii😉😉😉
@abdirahmanosmnmuniir4195
@abdirahmanosmnmuniir4195 Жыл бұрын
Heestaan kama hor dhacayo o kama deg degayo ee ilaa riyadeyda ha ii rumeeyo maalinteyda comin soon insha allaah heestaan maalinteyda riyadeyad rumowdo baa noo balan ah inta ka horeyso niyad sami baan ku joogayaa ee mid kheyr ii ahn alle ha iiga dhigo aamiin yaa rabi 🤲🤲❤❤
@husseinhared
@husseinhared 8 ай бұрын
Maku imada wali beri❤❤❤❤
@khadijahasan6776
@khadijahasan6776 3 жыл бұрын
Hestan Hada Nolhay in sha Allh waxan shida Donaa malintan Hello qofki Nolsha ila qebsan lahaa🥺🥰❤
@abdihonest2931
@abdihonest2931 3 жыл бұрын
Alle calaf hkugu Darro abayo Qofkaad is Rabtaan ❤❤❤
@khadijahasan6776
@khadijahasan6776 3 жыл бұрын
@@abdihonest2931 Amiin abowe mcn Allha mid qeyraqaba kabaraya🤲
@abdihonest2931
@abdihonest2931 3 жыл бұрын
@@khadijahasan6776 I.n Qof sidado kalaa alle kaga baryy 🤲🥺❤
@IsmailAli-ky4vk
@IsmailAli-ky4vk 3 жыл бұрын
Inta sugaysa maalmihii wacna alle hayna gaarsiiye like dhac ku sii
@mutasxasan6897
@mutasxasan6897 2 жыл бұрын
Ameen
@shukrimaxamed8765
@shukrimaxamed8765 2 жыл бұрын
Heestan wan jeclahay waana aad u dhageysanaa maalinta examka dowlda guul alle iga siiyo
@XasanyuusufXasan-vy9uf
@XasanyuusufXasan-vy9uf Ай бұрын
Waxan rajanayaa inan maalin.dhow heestan.soo raadin doono insha allH qof kastooqalibgiisa waxa ku jira rajeenaya aleh ufdudeeyo
@SimanMahamed-ne1gh
@SimanMahamed-ne1gh 12 сағат бұрын
Inshlh waxan soo boqon dona malinta qalin jebintyda io aroskyga ilahow faraxad ikugarsi aamin 🤲🤲❤️8 August 2024❤
@qnayaaniito7583
@qnayaaniito7583 2 жыл бұрын
MaaLmahaan RabaaN Dhex MuShaxaYaa🥰❤️✌️
@deqoali5101
@deqoali5101 3 жыл бұрын
Mar lawad talow xaflad maan dhigta jacayl kaygi hore baan dib imidowny hestan aniga bay iga yara had laysa 🌹👌❤✌
@naciimacadeemaankadhaya3958
@naciimacadeemaankadhaya3958 3 жыл бұрын
Wlhi mashalaaah tabaaraka raxmaan rabi haku barakeeyo Aniga wiilkanu wada soconay 4sano ayaanu kala hadhnay mudo kala maqanahy Welina xasuustiisi ku noolahay😭😭😭
@deqoali5101
@deqoali5101 3 жыл бұрын
@@naciimacadeemaankadhaya3958 abaayo allaha is ku kiin keeno inshaallh thnks
@RuwaydaAli-xl1hu
@RuwaydaAli-xl1hu 8 ай бұрын
Illhy waxa ka baryaya in aniga iyo dhmn inta rajo leh in u rumeyo🤲🤲
@hamdacudoon4946
@hamdacudoon4946 2 жыл бұрын
Maliintayda waan sugaya Alle Nabad haygu garsiiyo Hana isoo dhaweeyo maliintas Quruxda badan 7 sano Murugo ah soo Qatay😭💔🤲
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Alle haka saaro wllo waa aduunye
@aminosahro527
@aminosahro527 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa dhagesan donaa inshalaah mlntaa imtixanka qaranka helo inshalaah❤🥰
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
Wallahi isku mid hadan lahaaa😅🤦‍♀️
@abdikarindahir4869
@abdikarindahir4869 2 жыл бұрын
Isku mid i.n 🥰🥰
@caliaxmed52
@caliaxmed52 Жыл бұрын
Ma heshy😢
@marwaadhaybe1296
@marwaadhaybe1296 3 жыл бұрын
Dharaarihii Mugdiga Waa La Modyo Malmahan Rabaan Dhex Mushaxyaa ❤️❤️❤️
@user-fw5ge4sv8w
@user-fw5ge4sv8w 11 ай бұрын
Heeestan waxan dhagaysan doona markaan liibiya ka baxo inshallah yurub galo❤😢
@Asiyafaarah
@Asiyafaarah Жыл бұрын
Hestan wagay soo baxday ilaa hada favourite ithy🥰❤️
@fatmaabdirahman594
@fatmaabdirahman594 2 жыл бұрын
Heestan waxan shidan Dona maalmaha soo socda marka aan gaadho halkii aan rabey insha allh safar ayan ahy ilahy riyadeyda hay dhmeeyo🤲🤲 marksn odhan doona maalmhn rabn dhex mushaaxaya☝️. Wxn dhegeysanya caawa oo ay tarikhdu tahy 21/3/2022.
@mohamedabdullahi7640
@mohamedabdullahi7640 Жыл бұрын
BYo ma rumowdy
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 Жыл бұрын
Ma baxdey abaayo Ana dhawan ban safar dheer galaya
@Muslimofaarax
@Muslimofaarax 2 ай бұрын
waaw waaw and I will have ❤❤❤❤
@user-fq8ym5ce4c
@user-fq8ym5ce4c 6 күн бұрын
Heesta markaan waxbarasho bilaabaye ee soo baxday wallhi 20 21 jah❤❤😢😊❤❤❤❤❤
@darwiiizhhawd9856
@darwiiizhhawd9856 Жыл бұрын
Hestan Waxan Shidan Doona Malinkan visaha America iso Baxo I.a Jawi Mirqan Oo Xaladihisa wata 11 December 2022 Muqdisho Jasira✌😆
@abdullahikenyawi6203
@abdullahikenyawi6203 3 жыл бұрын
Abdirisaq anshax waa fanaan Aan jecelahay heesihiisa Go forward brother
@sagaleymohamed2703
@sagaleymohamed2703 3 жыл бұрын
Insha allh mar uun wow ii rumomi samir keygu 😚🥳🥰🥰😇😇😇😴😔
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 9 ай бұрын
Khaqiiq jacaylkii mudnaa waa uumidho dhalay markalana waan sugayaa inaan bisha malabka galo Kuna dago markan
@khayriyazaciid5481
@khayriyazaciid5481 11 ай бұрын
Samir mujiya dulqad malaya😊 Manto kala mudo badan suge❤🤴🏻🕊
@abusharma9221
@abusharma9221 3 жыл бұрын
Hestan wxay uqalanta in lagadhsiya 10M Arayada 100% Codka 100% Music 100%
@kiinabdi680
@kiinabdi680 3 жыл бұрын
Wow Ishcalaa hees Anshax horay u soco afkaga malab lagu qabay 🌹🙏💯
@xafsoupdukadir2841
@xafsoupdukadir2841 Жыл бұрын
Maslax mideeye keep giong
@axmedguutaale-vj2tr
@axmedguutaale-vj2tr Жыл бұрын
Heeatan waxan daaran donaa malinka aan ka Baxo maal maha madow ee isoo wajahay in sh allah malinka noqon waan dhagesan donaa riyadeda allah ii rumeeyo
@baskarproduction213
@baskarproduction213 Жыл бұрын
Heestaan Waxaan Daaran Doonaa Maalintan Tago USA 🇺🇸 Insha Allaah Qoraalkan Waxaan Qoray Maalin Sabti Ah Taariiqdu Tahay 18/3/2023 ☝️🥰
@sakariaabdi3508
@sakariaabdi3508 Жыл бұрын
Alle Haku nabad geeyo Wllo hamigaaaga Alle hakuu fududeeyo
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Allah haku fududeeyo safarkada oo nbd ku tag USA
@MaxamedSaciid-nf2wd
@MaxamedSaciid-nf2wd Жыл бұрын
Sxb soo xusuuso inaa comments kaaga reply soo dhahay ✍✍ 🎵 👍
@maxamuudakasayid6059
@maxamuudakasayid6059 Жыл бұрын
Allah kuufududeeyo walaalo
@Amel_saed
@Amel_saed Жыл бұрын
Wll matagtay hda 😂
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 жыл бұрын
Wax mar labaad xalfad loo dhigto way tahy bisha malabku😂🤣 Inaba caadi maaha❤
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 3 жыл бұрын
😀😀
@carabinakilass3572
@carabinakilass3572 3 жыл бұрын
Asc
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
@@zamzammohamed8803 asc
@bushroabdirisak1073
@bushroabdirisak1073 2 жыл бұрын
Wcs
@nabiila_mohamud
@nabiila_mohamud 2 жыл бұрын
Heestan waxaan shidan doona maalin aan mnta eheen wana maalinta aan nolosha aan rabo helo rabi baan ka baryaya inu riyadeyda ii rumeeyo🥺🤲
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Aamiin dhamaanteen
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
Somaliland to farax san wn jclhy ❤💚
@shiineshorts4447
@shiineshorts4447 3 жыл бұрын
Manta anoo faraxsan ayan dhageystay lkn Farxad said u weyn maha waa malinti scholka igu danbesay only examka dowlada ii dhiman allaha ii fududeyo🤲❤
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 3 жыл бұрын
Aamiin
@falisabukarhilowle2497
@falisabukarhilowle2497 3 жыл бұрын
Alle ha kuu fududeeyo
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 3 жыл бұрын
Si nabad ayuu kuugu dhamaade insha allah natiijo fiican
@balqiizali9817
@balqiizali9817 3 жыл бұрын
Mabruuk 🥰
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 3 жыл бұрын
Ugbaad aragsanne il la casuuma eheed madama xidigaha geeska qaar kamid mesha ka muuqdan AMA mucjisada fanka mesha jooga waan ilooway
@xamdixaajimuuse5014
@xamdixaajimuuse5014 3 жыл бұрын
Wllo mesha qamarba joga dee mar ayada iney imato macquul maha ugbad aragtan qurux badan naag nool
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
@@xamdixaajimuuse5014 haaa khadra silimo ayaa joogta mursal majoogo isdhaafsi weyaan🤣🤣
@maryamahajjimuse3879
@maryamahajjimuse3879 2 жыл бұрын
12/10/2021 malinta qofka dunida ugu jacelhy is guursano alle riyaden ha no rumaye ban dhagesan dona labadenba i cant wait wlhi 😰♥️
@noloshacusub6008
@noloshacusub6008 Жыл бұрын
maalmahaan rabey waan dhex mushaaxaaya qatiga adiga qofka dhabta ah qof ka kaluu ku kala baraa
@sharmaakeabdi2760
@sharmaakeabdi2760 3 жыл бұрын
Malahaman Rabbay way soo dhawayiin wxn donayaaa malin aan maanta ahayn inaaan dhagaysto heesta ilahw iidaaa gabadhaaan jeclahay 13 /3/2021
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 3 жыл бұрын
Aboowe waala gaadhay 13 / 3 /2021 Ma heshay Farxadadiiii
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 3 жыл бұрын
Qoftaadi maheshay
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
@@samiiraaligurey9939 has waalagaarey xld kawarn abaayo
@jannah5330
@jannah5330 2 жыл бұрын
Wll maheshay qoftaadi
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
13 ,3 isagaa commentiga qorey kkkkk
@borowgaraneabdullahi1367
@borowgaraneabdullahi1367 3 жыл бұрын
Waxaan filaya inan maalintayda aan dhigaysan doono heestaan Anshax keep on
@ugasmowlid4108
@ugasmowlid4108 2 жыл бұрын
heestan waxan shidan doonaa malinta ani xazkEyda Athma aan aqal galna insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
The lgend abdirisaq anshax 🦁🥰
@liibaanlucky8173
@liibaanlucky8173 3 жыл бұрын
Abwaanka qarniga zakariya kobciye ✍✍✋❤👒🇸🇴🇸🇴
@emmetional7872
@emmetional7872 3 жыл бұрын
War bısha malpka masaaasodhan umacanthy🧐🧐🧐🧐🤔🤔🤔😂😂😂😂wxii galay baan waydinaya wxi ani cmla 😭iska amusa wr nomayalo single nimo 😭😭😭😭
@caishacuud7830
@caishacuud7830 3 жыл бұрын
Bahjo sxb waxbaa ku dhiman hadad arag
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 3 жыл бұрын
Haaheey
@FaadumaSheekh-x9h
@FaadumaSheekh-x9h 27 күн бұрын
Cawa habeen iga farxad bdn ma jirto wayo illhey wuxu isiyey hadiyad in bdn illhey ka barayey illhey ada mahad isk leh alx ❤❤❤
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
DHARAAARIHII MUGDIGA WAALA MODAYOO MAAL MAHAN RABAN DHAX MUSHAAXAYA CAJIIB
@MohamedAmin-ey2hr
@MohamedAmin-ey2hr 3 жыл бұрын
Abwaanka qarniga sakariye kobciye hadaa u aqoonsatay like saar hees iyo bar✌💯
@sadoabdirahman2935
@sadoabdirahman2935 3 жыл бұрын
skriye kbcye 🤩waan ka hly lkn naag soomaliyaha iga guursady 😂😂😂😂😂
@MohamedAmin-ey2hr
@MohamedAmin-ey2hr 3 жыл бұрын
Daacad iga qoslisah😂 awal mid somali aheen maa kaa gursan laheed
@updihathi-ali-official3087
@updihathi-ali-official3087 3 жыл бұрын
Abwaanka kaliyee muqdisho ilaashato😂
@nimcoxasan9940
@nimcoxasan9940 3 жыл бұрын
@@updihathi-ali-official3087 28
@nimcoxasan9940
@nimcoxasan9940 3 жыл бұрын
@@salmamohammad5614 🤩🤩😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤩🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤐🤐🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗😗☺☺😗😗🧇🧇🧇🧇🧇🧇🧇🧇🧇🧇🧇🧇🧀🧀🧀🧀🧀🧀🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍟🍿🍿🍿🍿🍿🍿🍿🍿🍿🍿🍿🍚🍚🍚🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥯🥪🥪🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥓🥯🥯🥯🥯🥯🥯🍲🍲🍲🍲🍲🍲🍲🍲🍲😁😁😂😂😂😂😂🧈🕶🕶🕶🕶🧣🧣🕶🕶🕶🕶🕶🥾👕👗👛👖👓🧤🧣👞🎒🛍👝👜🩱🎻🎤🪕🎧✏📮📁📁📁📁📁📁🗡💉🪒🧽🧽🧽🧽🧽✨🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎐🎐🤣sdhcmud zone and a new home to be sold to a 8million of a 0
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 жыл бұрын
heestan inshaalaah markay igaadho ayaan dhagaysan doona 😪😪
@salaadinhobossofficial258
@salaadinhobossofficial258 2 жыл бұрын
Sedeed bilood ayaan daawaday heestaan iswaydiiya micnahaas 👈👈👈👈👈
@user-gc2jg3xy9o
@user-gc2jg3xy9o Ай бұрын
heestaan Mar un waadaran doonaa teem F4🎉😢❤❤
@aishabarca9497
@aishabarca9497 3 жыл бұрын
2:34😂😂😂🤣🤣🤣 shurukhan iyo kajol cml😂😂 wlhi wey iga qosliyeen
@yaasirsiciidcabdicasiis6660
@yaasirsiciidcabdicasiis6660 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 3 жыл бұрын
Maalin aaan dheerayn baan dhegaysan doonaa qalbigana u furi doonaa hadaan nooolado insha Allah waa markaan la midoobo jacaylkayga aan 5yrs inkabadn jeclaa insha Allah
@aamina864
@aamina864 2 жыл бұрын
Insha allh ilahey haku rumeeyo riyadada wllo
@alisakaawa1142
@alisakaawa1142 2 жыл бұрын
Ala maalintayda goorme noqon doonta farxad aan la dabaaldage🥺🥺 Allow adaa OGee isoo da daji aniga iyo qofwaliba oo sidayda oo kle
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Aamiin wllo aniguba nolol aan qanac laheyn ayaan ku jire ,ciil badan ayaan la darsey hadaana alxmd mar hadaan caafimad haysto alle waxaan ka fileyo mar uun baan heli,alle wax walba awooda.
@alisakaawa1142
@alisakaawa1142 Жыл бұрын
@@caashaqalbi372 Inshaa Allaah maalin un waa daabal dagi adoo noloshaad ku jirto mid ka qurxoon adoo ku jira
@user-ud6fr5kv4i
@user-ud6fr5kv4i 2 ай бұрын
Wax badan waan samray wax badan waan ciishooday balse maanta waan guulaystay alxamdulilaah
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 жыл бұрын
Anshax legend aan taagero fanka codkiisa ayuu ku joogaa respect forever ❣✍🌹🙏
@xorriyososo4955
@xorriyososo4955 3 жыл бұрын
Dharaarihi mugdiga waa la moodayo MAALMAHAN RABAAN DHEX MUSHAAXYA 🙂🌺🙂
@siidcaliyare2373
@siidcaliyare2373 2 жыл бұрын
Ishaalah imtixaan aan gali rabaa markaas aan shidan doonaa respect anshax
@Aragzanupdirahmaan-uj5ec
@Aragzanupdirahmaan-uj5ec Ай бұрын
Inta heeztan dhageesanaysa maanta 20/6/2024 maalin khamiisah saacada 5:30 galabnimo 😢insha allah wixii faraxsan ba alle farxada ha u dheereeyo😭🫂❤
@farhaanaliiisse266
@farhaanaliiisse266 3 жыл бұрын
Mardhow ayan rajeynayaa ee ii soo duceeya walaala yaal insha allah Bisha malabka🤲
@moshire6645
@moshire6645 2 жыл бұрын
Mar uun Heestan Wan Shidan doonaa anoo marxaladeda joogo❤
@munociise7528
@munociise7528 Жыл бұрын
Hestan marki ugu horeysay aan intan bilabay dhamestay waxey ehed 2021 isla sandka marka sxbteyda ay dhameysay dugsiga sare waxan ugu farxay farxad aan qiyas lahen malintas ila io manta sipey igu weyn thy♥️🥺
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
hada. halkee. kadawameysaa
@ansufatianokean1078
@ansufatianokean1078 Жыл бұрын
I always listen to this songs when I'm happy and inshallah
@osmaanabdifataho.n.m3250
@osmaanabdifataho.n.m3250 2 жыл бұрын
Igulasaliya nabiga scw🥰😍🥰😍
@sadiajadid2618
@sadiajadid2618 3 жыл бұрын
Wan macan sadee melaan ogeyn mulki wan mirsadee mar labad talow xaflad maan dhiktaa aniga maa leygu tala galay tolow 🥰🥰🥰😋😋😋💕💕❤️
@yaasir1936
@yaasir1936 20 күн бұрын
Heestani aniga maanta ii baxaysaa , maalin aan sugayaay khamiis 18/7/2023 waxaan in badan sugayaye helay
@arkaya5827
@arkaya5827 2 жыл бұрын
Heestan manta ayey iku wajib tahay ina dhageysto Alxm way irumodey riyadeydi inta rajneysa iney urumodo riyoyinkoka Allah ha idin aqbal
KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021
5:55
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 11 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX KA ILBAXAY NEW VIDEO 2017 HD
8:18
Hawraar Music Production
Рет қаралды 911 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX HEES QISO DHABA OFFICIAL MUSIC VIDEO
9:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 14 МЛН
ISKILAAJI - KUN JEER QOSOL MAALINTAADA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:20
Liibaan Jama
Рет қаралды 18 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
ABDIRISAAQ ANSHAX WALEE NOLOSHAYDA ADAA KA WAKIILA
3:28
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 2,7 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX QOFKI IGU HAWLANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:57
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,8 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 326 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 555 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН