Wax ka ogow xaaladda dhaawacyadii laga Keenay Laascaanood

  Рет қаралды 61,618

Somali National Television

Somali National Television

Жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 83
@mahadhussien6415
@mahadhussien6415 Жыл бұрын
muqdisho iyo lascanoot Wa mataano🇸🇴
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Mashallah reer muqdisho wey ogyahiin dhibtada dalkood taalo iyo dadkood haysta weyn is caawiyaan guul soomaaliya
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 Жыл бұрын
Ilahayow caafimaad sii dagalkana nabad ugu badal aamiin yaarabi
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 Жыл бұрын
Masha'allah walaaha Reer mogdhishow aad iyo aad baa u mahadsantihiin sida walaalihiin u garab istagteen.
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 Жыл бұрын
Reer muqadisho iyo qofkasata oo caawiyay khayr alaah hasiiyo aamiin yaarabi
@gomeyre6320
@gomeyre6320 Жыл бұрын
reer muqdisho waa gob long live
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 Жыл бұрын
Insha allah wad caafimat daysan ilmaderyal inta dhimatay na allah ha u naxariisto walahen reer Mogdisho wad mahadsantihin tarikh idin xusi
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Жыл бұрын
Wiilashan shacbka buqdishow hala caawiyo illaahay baakenay
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
MashaAllah illahay somali la an namadhigo
@nasirelmi
@nasirelmi Жыл бұрын
Allah ha idin caafiyo. War wiilashaan dhaawaca ah yaan la ilaabin dhulbahante kaliya yaan lagu halayn ee halaga warqabo waa dhalin yaro somaliyeed oo bari dalka iyo dadka wax tari doona
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
Hawiyoow abaal gashta Dhulbahante waa rag abaalka guda Anagu Daarood ahaan waan dayacnay iimana muuqato doorkii Beelweeynta Daarood lahaa Laas Caanood waxa kasocda waa xasuuq, isir sifeeyn iyo bur bur hantiyeed mood iyo maal waa moora duug from Vancouver, British Columbia Canada 🇨🇦 guuleysta SSC
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 Жыл бұрын
Madaxweynaha aad cayn jirteen Ogaada in uu niigata fiicanyahay Farmaajaha aad qawiilka ku tageri Jirteen wlhi intaa idinma qabteen
@kingyussuf
@kingyussuf Жыл бұрын
@@hassanmohamed3385 hhhhhhhhh Hassan madax noma aha Daroodism fuck Hassan
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 Жыл бұрын
@@kingyussuf adigaa dawadaada banaanka Taala xasan shekhna dawadaada ayuuku asturaya Adiga lagaagama tashanayo madaxtinimada xasan Diid ama yeel xurmadle xasan shekh ayaa ku madax ah
@xalimosacadiyo836
@xalimosacadiyo836 Жыл бұрын
@@hassanmohamed3385 war saas ugu jees jeesin shacabka walaaha reer darwiish. Xishood
@koos1302
@koos1302 Жыл бұрын
@@hassanmohamed3385 waad iska dhakhlaysay farmaajo intuu somalia u qabtay xasan umu qaban farmaajo kartidiisa lagu jecladay hasan cod shacab kumu iman hadii shacabku codayn lahayen farmaja so bixi laha wata labadade hadii shacabka xamar joogta aay dhibato so gaadho managa anaguba hagran lahayn saad ku odhan karta shakhsi qudha wuxu ka fiicanyahay dad dhan afsomaligaga hagaajiso
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Caasimadda Muqdisho Soomaali oo dhan Ayeey Hooy utahay, dadkeedana Weey Mahadsanyihiin
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 Жыл бұрын
Cida nagama dhexeyso
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Жыл бұрын
Walalaha RER lascaanod wadankooda iyo caasimadoda ayaay joogaan
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 Жыл бұрын
Maasha Allah waa runtiis wuxuu la joogaan walahood reer muqdisho soo dhaweeya walaalihiin ugurmada dhaawacyadaas❤❤
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Walee reer koofur waanasab ayagoo laga soo tarxiiley waqooyi isaaq hakadanbeeyo laakiin reer laascano waaka aamuseen guul somaliweyn saas ayaa fiican cuqdada mawanaagsano waliba shacabka reer muqdoshow soo dhaweya dhaacawa cuntana ugeeya iyo dhar waa lalaalihiin
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Жыл бұрын
Allaha idin shaafiyo idinka iyo kuwii kle ee buko
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Жыл бұрын
Mashaa allaah
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Жыл бұрын
Waa. Dhalinyartii. La. Qalday. Ee. Ciidamada. Weeraray Hadday. Miyirsadeen. Markay. Dhaawacmeen
@nashrashid8465
@nashrashid8465 Жыл бұрын
Allaahu Akbaar
@maxamuudsoomaali2201
@maxamuudsoomaali2201 Жыл бұрын
SSC. Khaatumo. Soomaaliya. Masha allaha
@siciidcismaan1616
@siciidcismaan1616 Жыл бұрын
Alle ha caafiyo umada muslimiinta ah ee bilaaa yacniga isu dilaysa alle ha garansiiyo xaqiiqada
@aasiyaaxmedibrahim9182
@aasiyaaxmedibrahim9182 Жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo
@saredofaraxg6657
@saredofaraxg6657 Жыл бұрын
Ilahay haa idin cafiiyo
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 Жыл бұрын
Allaha caafiyo dhamaantood.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Ilahay ha caafiyo
@abdihashi9195
@abdihashi9195 Жыл бұрын
Hospital wards was the worst, can't begin to describe the atrocious conditions and inadequate treatment from "medics" real horror witnessed here.
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 3 ай бұрын
Wariye waa qalad ina dhahdo wax ehel ah ma ku jogan kasa u joga 🇸🇴
@Kaartomo
@Kaartomo Жыл бұрын
Wax ehel ah iima joogo lkn waxa ila jooga soomaali period
@user-br1zx8tn2k
@user-br1zx8tn2k Жыл бұрын
Next thing thus young men will join all Shabab Muqdishoo will be the next target.
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
agreed 100%,,,,,,the call to us walaweyn,,,,,,,,,,,,somaliland welcom 2
@abdihashi9195
@abdihashi9195 Жыл бұрын
They target soldiers who are vulnerable and indoctrinate them into " fighting for the sake of ALLAH. Saves them on training.
@warish9081
@warish9081 Жыл бұрын
Wariye maxaad ka wadaa halkan ehel miyaa kuu jooga soo ma ogid inaad adiguba ehel u tahay uuna joogo casimadii umada somaliyeed uuna yahay qof xanuunsan oo u baahan hadal naxariis leh waxaan ku oran lahaa hagaaji suaalaha aad umada u soo bandhigaysid ee aadkabu qalafsan wadaniyaduna ha sareeyso Somaliyana hays raacdo wbl tawfeeq
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
JZK KHAIR MUQDISHO ❤️🇸🇴👍💐☝️💙💯🙏
@AhmedAli-ko7to
@AhmedAli-ko7to Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantihiin reer muqdisho dhakhaatiir iyo shacaba شكر جزيلا لكم
@cabduucabduu2732
@cabduucabduu2732 Жыл бұрын
Allah cafimaad siiyo
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Allaah ha idiin cafiiyo wllo qali oo ha idiin xafiido guuuuuuuul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya ee dhawaca allaah ha idiin cafiiyo inta naga dhimatay allaah ha unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari guul yaa shuuhuuda 🇸🇴🇸🇴💪💪👑👑🥰🥰💙🤍💙🦁🦁👌👌💯💯👑👌👌
@humanitarianactivist
@humanitarianactivist Жыл бұрын
WAA CARUURTII LASO QALDAY EE QORYAHA LOO DHIIBAY IYAGOO WALIGOOD DAGAAL GALIN JAMAAHIR KULAHAA MAXAA KA DAMBEEYAY WAA LA RUUGAY WAX KALA KUMA GARATIDE
@maxamedcabdiqanichanell3860
@maxamedcabdiqanichanell3860 Жыл бұрын
Iminka markuu dhawacmay ayuu miyirsaday kkkkkk
@daruufjeceldaruuf
@daruufjeceldaruuf Жыл бұрын
Aamii
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 Жыл бұрын
Xurmadle xasan shekh radiyal allahu canhu Waa in uuso xiraa muuse judaan waaba dad Qal caadiya muuse biixi
@maryams3789
@maryams3789 Жыл бұрын
Allah casfiiyo waxa dhawacay gacaan ka xaqdaran
@Jamhuuriyada-barakaysan_
@Jamhuuriyada-barakaysan_ Жыл бұрын
Yes Somaliland your are my proud! Shaqo ka qobo dadka no!!!!
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Qof dhiman miyaa tahay adigu??
@aql8881
@aql8881 Жыл бұрын
Qofkan wa isaq ha ujabina
@Jamhuuriyada-barakaysan_
@Jamhuuriyada-barakaysan_ Жыл бұрын
@@aql8881 SSC (Siilka Saado Cali) down!
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 Жыл бұрын
Allah haku caafiyo .waxaa laga yaabaa in gaadhi kula dhacay.
@mahdacabdirahman5851
@mahdacabdirahman5851 Жыл бұрын
Maxa ka so horeeyay isaga
@user-sd3pv8hn8m
@user-sd3pv8hn8m Жыл бұрын
Wxa la dhawacay soomali bad raabtan!!! Subxan allaha Allaha ha ubuga dhaiyo dhaliyarada
@yasminbarre7215
@yasminbarre7215 Жыл бұрын
Kormey kabiixin somaliya dhiibkan yaa Allah noogargar
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Waa nimankii Huteel Taleex iyo Aaggiisa ka dagaalamaayey 1990gii, gadaal ayuu Dhulbahante ka noqday, maantana Dhaawacoodii ayay meel kale oo ay la aadaan garan waayeen .., iyaduna waa Tabaalada adduun taynu aragnaaye...., Hiil walaal haka saarto...!!!!.
@ruqiyo5715
@ruqiyo5715 Жыл бұрын
Allaah kuu boog dhayo dhibtana Allaah idinka dul qaado reer lascanodoow
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
weerar buu ahaa
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Жыл бұрын
DHAAWACYADA SOOMALILAND HA LA KEENO AYAGANA..........ILAYN WAA SOOMAALI IYAGUBA..............................................
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Жыл бұрын
Ada rabiga rasas ka barye kuraxayso😂😂😂
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Suasha ah ehel miya ku jogo wa qalad
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Doqontii caanahaga dhanta caydada taqan darod markasta hawiye ayey cayan wana kasa dhawacodii an dawenayno
@xassansaalxa7930
@xassansaalxa7930 Жыл бұрын
Maxaad uu dhimaateen bal adeeroyaal
@nashrashid8465
@nashrashid8465 Жыл бұрын
Hubkii loogu dhiibay Inuu Umadda ku DifaaCo Ayu U Isticmaalay
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
qaar waxay ka dhaawacan yihiin lugaha.qaarna dhabarka jilbaha waa calamado lagu garto ciidan markuu wax weeraro dhabarkuna waa calaamad.ah marka lajabiyo
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
Dagaal maaha qalaalso
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Жыл бұрын
Waa alshabab see loo daaweyaa Waa khalad
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
caruur ku dhimatay ma jirto haday ku dhintaana huwantaa laysay sida labadii wiil ee ayku dileen faratoon bay taageereen argagixisho shabaab weeye dadka ka dagaalamaya meesha
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
waa dadkii lasoo lugooyay ee weeraray ciidanada qaranka badan koodu waxay ka dhaawacan yihiin lugaha qaarna dhabarka waa laba calaamadood oo lagu garto
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA Жыл бұрын
SNTV MA KA AQOON XUMAA HAYSO MISE ULA KAC SIYAASADAYSAN WEEYE . QOFKA SIDUU U DHAAWACMAY MAXAA LOO WEYDIIN WAAYAY WAXU MAAMUL XUMAA OO AQOON XUMAA WAAD ARAGTIIN WAX IDIN DAAWADO AABA ISKA YAR.
@xassansaalxa7930
@xassansaalxa7930 Жыл бұрын
Soomaliilnd ninkii soo fara gesha isagoo noocan ah ayuu ku hadaafa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
ilmo yar,yar maxaa keenaya ma maataa joogta meesha sowtii somaliland kabaxday magaalada si aan caruur iyo dumar ku dhiman ragii ciidanka la dagaalamayay ee garaad xume ku lahaa dagaalama weeye
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Muqdisho waa musqul sababta ay tahay maxaa keenay rag iyo dumar caruur iyo ciroole is ceshan waayay oo nabad diida oo soo kubey soomaaliland waa su, aale maxaa loogu dhayayaa Muqdisho war dadkaan Muqdisho lagu dhayayo waa kuwii Muqdisho dhibka maanta heeyesta u sababta ahaa xiligii cabdi Rashid Cali Sharma'arke oo ahaa nin la shufa ah OO ayagaa dilay xiligii siyaad barre af weyne dadka ayeey gumaadi jireen xiligii farmaajo sidoo kale dadkaan qabiil magaca soomaali ay abaal u dhigteen ma jiro maantana Soomaaliland ay ka tirsan yihiin ayey soo gubeen waliba ayagoo huwan magac qabiil oo ah yaa darood aheey marka waa su aale mey aadaan ama dhaawacooda loo qaado daaroodkii ay ahaayeen ileen Muqdisho darood maleh reer Muqdisho dhibka adinkaa isigu wacan iyo magac xumada war Dhulbahante waa dhuui raac waa doofaar 🐗 darood oo ey dooni ⛵ keentay abaal maleh hana ka sugin Muqdisho hore ayaa loo yiri horena waad u aragteen nin abeeso 🦎 koriyoow adigaa u aayi wanaag ma leh xaaraanta dhulbahante dhaawacooda dhameyestira duliga dila doonidu ⛵ keentay abaal marinta ay leeyihiin waa in qabuuraha ⚰️💀 loo qaxiyo sida Siyaad Barre af weyne musqul 🚽💀 ku baqtiye qabuuraha ⚰️💀 loogu qaxiyay no more Muqdisho doofaar 🐗 darood oo ey dooni ⛵ keentay
@Cloudyivr_
@Cloudyivr_ Жыл бұрын
InAalilaahi wa inalilahi rajucun alle ha ku caafiyo kuley dhibku darood kuu geyste mayaree darood dadke masakiinte ah oo tucufade ah dhibke ka daaye waa looma o yaan😭
@af4864
@af4864 Жыл бұрын
Been badana somali land ha nabina sheekada aad ku sameyseen somali land berigii dowlada issaqa shameyn jirtey cid la dilayp majirto ee waa darood ayaa dadka leynaysa ee Beinta wadiinkiinu ku haggaggi weyday waa Beinta iyo siyaasaad nacaasnumo ah marka Beinta idiinka uu be idiinku soo noqonaysa Somalia weyneeyney
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 Жыл бұрын
Rer lasacanod dowladoda somaliland wa in ay ka danbeyan inteysan ku dhaman dad dano ugara
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Жыл бұрын
Muse judan ayay usugnaatay hoog
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
Billowga ilaa dhammaadka kiis Dacwadeed Go’aankiisa xambaarsan
8:49
Somali National Television
Рет қаралды 31 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 1,9 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 105 МЛН
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 67 М.
Ответ Хасана Халитова наложнице кремля каДырову (на Чеченском языке)
5:30
𝐊𝐇𝐀𝐒𝐀𝐍_𝐊𝐇𝐀𝐋𝐈𝐓𝐎𝐕
Рет қаралды 60 М.
The UK Election Results Explained
8:17
TLDR News
Рет қаралды 1,2 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 334 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН