No video

Abwaan Hadraawi | Gabayga Gudgude | Dhamaystiran Full 2021

  Рет қаралды 254,580

Somaliland HD

Somaliland HD

Күн бұрын

▪︎Abwaan Mohamed ibraahim Warsame
《Hadraawi》
▪︎Gabayga | GUDGUDE

Пікірлер: 87
@hanadolad2061
@hanadolad2061 2 ай бұрын
Allaah rabulcaalamiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin
@samadoondhagafiin206
@samadoondhagafiin206 2 жыл бұрын
Intu maanku gaajaysanyahay, guuli waa wali. Allaah ha u naxariisto abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi.
@maxamedjaamacdheeg3424
@maxamedjaamacdheeg3424 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@daarul_cayn
@daarul_cayn Жыл бұрын
0
@abdinasirhusein
@abdinasirhusein 7 ай бұрын
Aaamiin yaa rabi
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 20 күн бұрын
08/Aug/2024 ayaan dhageysanayaa, Xaaladda Somalia: Qaraxyo, dagaalo Qabill iyo kuwo kale ayaa ka socda, Siyaasi wareersan, Aqoonyahan wareersan, Shacab wareersan ayey Somalia dhibane u Noqotay, Gabaygaan wuxuu tilmaamayaa, dhibaatooyinka xilligaan la joogo dalka ka jira, Kuwaas oo Nuuc walba iskugu jira, Jiilka Hadda jira oo aan kamid ahay, xaalad jahwareer ayey ku jiraan, Ilaahow xalka Somalia Hagaaji, Dhalinyarada aan aniga ugu horeeyana, Kuwii ka shaqeyn lahaa sida wadanka barwaaqo iyo mid horumarsan looga dhigi lahaa naga dhig kuwii u kaca wadankooda, oo guuleysta aduunka iyo aakhiradaba, wadankeenana nooga dhig midkii la tartama Caalamka🤲🤲🤲 Somalia Guul, Islaamka Meel walba uu joogo Guul✊️
@yuusufgaras
@yuusufgaras 2 жыл бұрын
Allayle waa gabay dhaxal gal u ah umadda Soomaaliyeed.
@SuudiSuudi-ws2zz
@SuudiSuudi-ws2zz 6 ай бұрын
Abwan somliyed oo qali ah ayuu ahaa allaha unaxariisto amin
@onkorpodcas114
@onkorpodcas114 Жыл бұрын
27 August 2023 jigjiga Illahay ha unaxariisto cabqar,i marla'arag, caaqil abwaan hadraawi
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 8 сағат бұрын
Naxariiis waasacaan alle uwaydiiin❤
@muusecabdicasiis5596
@muusecabdicasiis5596 Жыл бұрын
alle ha unaxariiisto janooyinkiisana ha ku casuumo hana ka dhigo marti la jecel yahay ameen ameen dhaxal buu uga tegay umada ❤
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 8 ай бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan, wadaad, faylasoofar, suugaandhaadhi, iyo waayo-arag Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).
@Xamdi-hq7gw
@Xamdi-hq7gw 11 ай бұрын
qudcur laga talaabsaday Ilays baadi lagu goobay Dunidoo giblada iidsanoo Gacal walaalaw-day Gud-boonaanta xeerkeeda iyo Garasho nuurkeed dhe. AHUN abwaan maxamed ibrahim warsame (hadraawi)
@xamse5150
@xamse5150 Жыл бұрын
Alle ha unaxariistee abwaan Hadraawi yanan dhimashadiisuun amaanine wuxuuhaa ninjira ookaamiyo sharaf badan murtinale uduceeya marwalba ooxasuusataan
@sulubmaxamed46
@sulubmaxamed46 2 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso labada abwaan ee gaariye iyo hadraawi😥
@maxamedjaamacdheeg3424
@maxamedjaamacdheeg3424 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janada ha geeyo
@AmunOsman845
@AmunOsman845 11 ай бұрын
Look 👀
@Yahyemohamed607
@Yahyemohamed607 Жыл бұрын
Illaahey ha u naxariisto, gabay runtii Aad u taabanaya qofka damiirka leh.
@SultanAbdalla45
@SultanAbdalla45 8 ай бұрын
Rabbi naxariistiisa waasaca ah ha siiyo abwaan Hadraawi. Gabayada aan taariikhda ka masaxmayn inta Soomaaliyi jirto ayuu ka mid yahay. In waxyaabo badan oo ina haysta xalkooda laga dhexraadiyaana way fiicnaan lahayd.
@ukshorts6779
@ukshorts6779 3 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi Gabaygan baad soomali u reebtay
@mustafeibraahim635
@mustafeibraahim635 6 ай бұрын
Garmaqaatayaashiyo dadkaa beera ruux gudhan Allah yarxamak hadraawiyow Habka uu u fekerayo iyo aragtidiisa hadii dadka somaliyeed oo dhan koonfur, waqooyi iyo Somalida kaleba la fahmi lahaayeen wadada guusha ayaanu cagta saari lahayn
@asadhamud9294
@asadhamud9294 2 жыл бұрын
Ilahaay ha naxariisto amiin yaa rabi
@dawlad12
@dawlad12 14 күн бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaanka
@Quen132
@Quen132 10 ай бұрын
Alle haunaxariisto abwaankeena somaliyeed
@salmaali3886
@salmaali3886 Жыл бұрын
Naxariista eebbe ku hoyo😭
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 Жыл бұрын
Allaha ha unaxariista abwaan aaan ku daydo
@munahasan2974
@munahasan2974 11 ай бұрын
9⁹⁹
@SuluxXasan
@SuluxXasan 7 күн бұрын
Aug 27// 2024 AUN hadarawi dhaxalkii gabaydisan iska dhagysana❤
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Жыл бұрын
Allh ha unxaristo abwaan hdraawi
@ayanlecisman5295
@ayanlecisman5295 2 жыл бұрын
Ma hadho weeye suugaantu 20/5/ 2022 ayaan daawanayaaa Alle ha barakeeyo hadraawi
@user-lg8ub8sf4m
@user-lg8ub8sf4m 9 ай бұрын
Ale hakuu naxariisto abwaan
@mohasheikh706
@mohasheikh706 Жыл бұрын
Walahi waa aqoon dhameystiran
@guledomer5469
@guledomer5469 3 ай бұрын
Abwanka mansadisan uu dawladii kacaanka iyo tabaheedi iyo xaaladi wakhtigaa taagnayd uukaga hadlayaa waxaad mooda inay maanta taagan thy oo wixii uugaysatay dalimkii xukumadii kacaanka hogaaminayay kabadan uu maanta gaysanayo siiranyo
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
Maxamed ibraahim warsame "abu hadra" Ilahayow ku xifdi muxu mufakir ahaa
@drmahamuodcaqlinour2496
@drmahamuodcaqlinour2496 2 жыл бұрын
Alayaaraxma raaxiim
@safiyajama1254
@safiyajama1254 10 ай бұрын
Alle ha naxariisto
@axmediid9149
@axmediid9149 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@hanadolad2061
@hanadolad2061 29 күн бұрын
ALAAH HA U NAXARIISTO WAALIDIINTEEDA IYO MOHAMED IBRAHIM HADRAAWI AAMIIN AAMIIN AAMIIN ALAAH
@dadirshabac2659
@dadirshabac2659 21 күн бұрын
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 8 ай бұрын
ilahye hawnaxaristo Abwaan hadrawiye
@AadanFaarax-w2r
@AadanFaarax-w2r 6 күн бұрын
Alle jantufarduusa ku macsuun
@modkazar1369
@modkazar1369 2 жыл бұрын
Allah yarxamu raximin
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 2 жыл бұрын
Mahmaah carbeed ayaa waxay odhan jirtay shalay maanta u ekaa
@hamz233
@hamz233 10 ай бұрын
🐐🤴 dhaxal aan duugoobayn abid- cabqari mar la arag ahaa Allah ha kuu maxariisto adeero❤️
@sahrayuusuf846
@sahrayuusuf846 9 ай бұрын
😊
@MousseA-wo4ks
@MousseA-wo4ks 2 ай бұрын
❤masha allah
@guleedmaxamed9203
@guleedmaxamed9203 2 жыл бұрын
Wxn dawanayaa 2022 abu hadra alle cimriga iyo cafimaadka ha u barakeeyo Gabay mug wayn-buu abwnku somaali u reebay e.
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
Maalin ka dib ayn dawnya anna
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
AX انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وعف عنه ووسع مدخله وكرم نزله ونقه بسلج ولماء ولبرد 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ax Ax #WALEE_BEDELKAGA_LAMA_HELLO Wlhi rukun iyo tiir baa inaga baxay waxn idha ma aqani 18.8.2022 Ax Ax
@BishaaroisxaaqmaxamadBishaaroi
@BishaaroisxaaqmaxamadBishaaroi 4 ай бұрын
Allha unaxariisto abwaan maxamd warsame. Hadraawi😢😢😢😢😢
@maxamedyuusuf3983
@maxamedyuusuf3983 3 ай бұрын
Aamiin
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
Gudoon dhacayna waa doqon 'ninkii gaar u faashadaye Guri ba'ayna waa cadow 'ninkii raarta sii guray Gobonimana waa quus 'ninkii gawska dhaafsadaye. AUN mohamed ibraahim warsame siciid haadrawi.
@realshag01
@realshag01 Жыл бұрын
Geyigiisa wiilkaan ahayn Gibilka mooyaane...... la mida Dusha midabka Soomaali baad dugulka moodaaye Isna laguma diirsade qalbigu waa dirkii karane
@Waxkasta
@Waxkasta Жыл бұрын
Walee waa isku hayb
@axmedcaydiid7836
@axmedcaydiid7836 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto qabrigana haw waasiciyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
AHUN
@Dhaqandoon
@Dhaqandoon 2 жыл бұрын
Waa gabay culus
@hassansaed101
@hassansaed101 Жыл бұрын
3:17 Saxiibki garas cawa oo ay bishu tahay 14/5/2023 ayu geeriyooday alle ha u naxariisto
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 6 ай бұрын
Gabay cajiib ah weeyan ilaahay haw naxariisto
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 10 ай бұрын
waasida imnka somaalilaan tahayi ayeyi mansadani qusisaa
@burjibiixi2317
@burjibiixi2317 2 жыл бұрын
Abwaankii qarniga abu hadra
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 3 ай бұрын
Gabay maaha ee waa geeraar
@abdikherdahiye4075
@abdikherdahiye4075 9 күн бұрын
AHUN Hadraawi said everything - tallow mid isagaa lamid eh Somali ma kaso dhex bixi doona?????
@CabdikariinCali-qo8do
@CabdikariinCali-qo8do 4 ай бұрын
Gudgude waa TUSAALE fiixan
@mohamedabdi4455
@mohamedabdi4455 Жыл бұрын
Asc war dee mafahamteen Dhuuni raacayaal. Welee ma dhowa
@maxamudibrahin3177
@maxamudibrahin3177 2 жыл бұрын
ilaahaw.unaxariiso
@YacinAli-il6fw
@YacinAli-il6fw Жыл бұрын
Alha unaxaristo hadrawi
@mataanyare7582
@mataanyare7582 9 ай бұрын
Gole ka fuul 15:00
@Bogasho1
@Bogasho1 6 ай бұрын
Inta maanku gaajaysanyahay guuli waa wali
@taznimabdulkadir5608
@taznimabdulkadir5608 2 жыл бұрын
Gorma latiryey gbagan
@baxwalaxmed6633
@baxwalaxmed6633 2 жыл бұрын
1990
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 2 жыл бұрын
Mufikir Hadraawi
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Жыл бұрын
Nasiib daro ilaa hadda ayay socotaa meel kasta oo soomaali joogto waa ha socoto geeridu ciidan keen iyo reer hebel iska celi wax lagu dhimanayona la garan maayo
@nasraxirsixducaale4407
@nasraxirsixducaale4407 Жыл бұрын
Wllo
@AhmedYasmin-qz1wi
@AhmedYasmin-qz1wi Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiCumar595
@CabdiCumar595 3 ай бұрын
9:11
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 3 ай бұрын
Takale waa maaxay buuga uu ka aqronayo abwaanow xaal qaado
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 2 ай бұрын
Maxaa Diiday Suugaanta in buug laga aqriyo
@ahmedhassanhassan1270
@ahmedhassanhassan1270 2 ай бұрын
Gabaygu Waa Dheer yahay 1000 bayd Waa ka badan yhy
@noahD1636
@noahD1636 3 жыл бұрын
الله يحفظك
@123adamov
@123adamov 2 жыл бұрын
Afkaga caano lagu qabey
@AhmedYasmin-qz1wi
@AhmedYasmin-qz1wi Жыл бұрын
Sax
@AhmedYasmin-qz1wi
@AhmedYasmin-qz1wi Жыл бұрын
Kkkk
@MaxamedHanad-bp9wr
@MaxamedHanad-bp9wr Ай бұрын
K 41:26
@saleebaanliibaan9007
@saleebaanliibaan9007 2 жыл бұрын
🥰👍
@ArfaadosmanGalaydh-wh7fj
@ArfaadosmanGalaydh-wh7fj 11 ай бұрын
Ff
abwaan Hadraawi | maansadii DabaHuwan | lyrics
20:48
AHMeD SaYeD
Рет қаралды 656 М.
Silsiladii Guba
30:35
gabdoon
Рет қаралды 2,6 МЛН
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 5 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 22 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 54 МЛН
Sirta Nolosha By Hadraawi in Somali and English
44:37
Sammo Media
Рет қаралды 459 М.
Abwaan Hadraawi | Maansada | Anuun Baa Hooyada Ah 2021
11:08
Somaliland HD
Рет қаралды 259 М.
Abwaan Hadraawi Maansada Dibedyaal
20:01
Nayruush Media
Рет қаралды 70 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 648 М.
娜美这是在浪费食物 #路飞#海贼王
00:20
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 5 МЛН