Abwaan Hadraawi | Maansada | Anuun Baa Hooyada Ah 2021

  Рет қаралды 244,644

Somaliland HD

Somaliland HD

3 жыл бұрын

Пікірлер: 119
@Herer1
@Herer1 Жыл бұрын
Alle igama Qaado Hooyadey Macaan “Run Ahaantii Markaan Wajigeeda Fiiriyo Waxaan Dareemaa Jacaylka Daahirka Ah ee Aan waligay Dareemi doono”-Ilove You Mama ❤️💜👸🏽
@user-lj4oh4pi3y
@user-lj4oh4pi3y 9 ай бұрын
Mncha alllllh alla hakuudaayo wllo
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 4 ай бұрын
Maasha Allaah Alle hakuu fududeeyo inaad ubaari noqoto sxb ,❤
@mohamedjamaal2841
@mohamedjamaal2841 6 күн бұрын
Maansadii Hooyo. Maansadan waxaan xafidey 2017 ilaaa maaanta Kama daaalo dhageysigeeeda 😢 Ilaaahaw Hooyooyinkeeen janooyinkaaaga uugu deeeq😢❤
@abdikarinmohamed2777
@abdikarinmohamed2777 7 ай бұрын
Ilaahi hakuu naxariisto abwaan anigana alle ha iga dhigo maansadan aan dhageystay kadib mid hooyadis ducudiisa helo iyo waalidkaba. Go'aan ayaan caawa gaaray alle ha ila garab galo Taariqda 1/12/2023.
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 Ай бұрын
Hooyaday gabaygan iidaar itiri caawo dhan sharaxaad😁 alle hku xifdiyo ❤
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
Ilaahay ha kuu naxariisto. One my favourite poems.
@user-nl9ev7nt9d
@user-nl9ev7nt9d 8 ай бұрын
manta wuu inaga hooseyaye an uducaynoh 😢 allaha unaxaristo yarabi🤲🏿😥
@horemari.nafta1
@horemari.nafta1 Жыл бұрын
Waa iga ooysiisay masadaani Abwaan hadrawi Allah u naxaristo ❤️❤️❤️♥️❤️❤️♥️🙏🙏🙏❤️♥️❤️❤️♥️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-kr1sl6qq4l
@user-kr1sl6qq4l 8 ай бұрын
Allaha unaxariisto abwaan hadaraawi waa gabeygaan ugu jeclahay
@DrAI369
@DrAI369 3 жыл бұрын
Habaar maaha e wa habar( Hooyo) qoraalka la dulsaaray wa in la saxa
@saynabmaxamedcali549
@saynabmaxamedcali549 2 жыл бұрын
illahay kuu nxriizy dhimty janadydii illahay kuu dambi dhaaf hooyo mcn😭
@jabuutaawiyare815
@jabuutaawiyare815 Жыл бұрын
ɪʟᴀʜᴇʏ ʜᴀᴋᴜ ɴᴀxᴀʀɪsᴛᴏ ᴡʟʟʜɪ ɢᴀʙᴀʏᴀᴅɪɪsᴀ ᴍɪᴅᴋᴀɴ ᴜɢᴜ ᴊᴇᴄʟᴀʜʏ ᴡᴇʏᴇ🥰
@MuhamuudSaciid
@MuhamuudSaciid 7 ай бұрын
❤❤❤
@BalqiisaCabdi-zj5ld
@BalqiisaCabdi-zj5ld 6 ай бұрын
Amiin yarbi 😢❤
@saladHassan-eu5nf
@saladHassan-eu5nf Ай бұрын
Allah ha unaxariito
@saladHassan-eu5nf
@saladHassan-eu5nf Ай бұрын
Amiin
@kaysexasanBustaale-mq8im
@kaysexasanBustaale-mq8im 9 ай бұрын
Alle unaxa riiso had raawi Ilaahayow kuwa u abaal guda hooyadii anaga dhig iyo Ababa Adaa bixiya hanuunkee❤
@user-ln3pf1ok8d
@user-ln3pf1ok8d 4 күн бұрын
Alle Naxaristi Jano Haka WarabiyO😢
@abdirahmanibnudalmar7108
@abdirahmanibnudalmar7108 Жыл бұрын
Ilaahey Hakuu NaxariizTo ☝️🥺😭
@kaarshemusic2779
@kaarshemusic2779 9 ай бұрын
Illaahay igama qaado hooyadey Hooyo adaa ifka kugu jeclahay Hooyo mar walbo aad farax santhy ayaa ane farxadeyda ah Hooyo waxaad qofka kaliye ee marka aad hadalkiisa aan maqlo aan dareemo naxariis iyo daganan iyo amni Hooyo aduunka cafimad iyo cimri dheer ilahay dushaada ha ka yeelo Hooyo ku jeclahay laantaa waxba ma ahi waxaad tahy zaxiib keyga kowad iyo iyo qofka kaliya aan hogaan keyga iyo taladeyda aan mar walba aan u dhiibto Hooyo ku jeclhy ❤❤❤❤❤❤❤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 5 ай бұрын
Ilaahy haku naxriisto abwaan mahamed warsame hadraawi ilaahy jantu fardosa haku casumo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 29 күн бұрын
ilaahay ha unaxariisto hadraawi hooyaday macaana ilaahow aduunka intaan joogno baari iiga dhig aakhirana janada nagu kulmi aamiin
@SucadIbrahim-dp3cm
@SucadIbrahim-dp3cm Ай бұрын
Alle ha ku Naxariisto abwaan hadraawi❤❤
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Wax ka xun maleh dhibtii lagula Soo maray adoo og hadana aadan awoodin ina abaal gudo Allow ha idilin anoo hooyadey xajka geynin waliba guri iyo adun aan ka dharjin nolol qurux badan anoo usameynin
@khadariman4561
@khadariman4561 Жыл бұрын
Aamiin
@shayera7451
@shayera7451 Жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفر له واسكنه الفردوس الاعلى هو وجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات
@kaltoumahmed3730
@kaltoumahmed3730 Жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته مع الصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا امين يارب 😭😭😭😭
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 4 ай бұрын
Allahayoow hooyadeey ka dulqaad culeyska iyo waxa ay dareemayso, Alloow hooyadeey qalbiga uqabooji❤❤❤❤
@user-vg3br7nu3t
@user-vg3br7nu3t 4 ай бұрын
Allaah swt ha u naxariisto wllhy qabgayiga aadbay u gilgisha abwaankana alaah ha u raxmadee isaga iyo hoyadiiba janatul firdawusa haka waraabiyo runtii wuxu ahaa tiir qaaliya
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 4 ай бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 3 жыл бұрын
ILLAAH CAAFIMAADKA HAW BARAKEEYO OO HAW DHEEREEYO CIMRIGA FILISUUFI ABWAAN KHATARA
@amounitainamohamed1664
@amounitainamohamed1664 2 жыл бұрын
😎😎😎😎
@CumarCisman-vs6cf
@CumarCisman-vs6cf 11 ай бұрын
Ilahy haw naxriiso abawan
@user-naadia777
@user-naadia777 2 ай бұрын
Allow kuu naxariiso awoowe 😢🤲😭
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed Ай бұрын
Allah ha unaxariisto 😢😢
@yuusufabdilaahi6156
@yuusufabdilaahi6156 2 жыл бұрын
Mash Allah
@SalmoMohamed-lr9eq
@SalmoMohamed-lr9eq 3 ай бұрын
Allha ha unaxirsto abwan hidraawi😢🥹
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 4 ай бұрын
Alloow hooyadey ha iga horeysiin, Alloow hooyadeey aan baari unoqdaa❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ameira-oz6et
@Ameira-oz6et 5 ай бұрын
Ilahay ha ku naxariisto
@deeqmahamoud3401
@deeqmahamoud3401 7 ай бұрын
Ilaahay waxaan u waydiinaynaa naxariis waasaca hadraawi hal abuur iftiin baxay ka baxay geyiga soomaalida رحمت الله عليه
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 3 ай бұрын
Abwaan hadraawi ❤ ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi Жыл бұрын
Nin Culus baanu waynay Allah kuu naxariistoo dayaxiiii umada Sonaliyed,Hadraawi wuu hoydee miyaan heli donaa hanad inoo badalaya🥺
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Nacam billaah hooyo dunida waxa saaran oo dhan xaqeega laguma gudi karò ilahayow rabiyow raxmaanow hooyadey iyo hooyo oo dhanba hooyo waa mid uune culeyska kadul qaad oo farxad ugu badal welweloo dhana ka dheeree rabiyow raxmaanow
@user-bs6to6ts2t
@user-bs6to6ts2t Ай бұрын
❤❤❤❤
@libanyahya5958
@libanyahya5958 Жыл бұрын
Ilahey haku naxariis Legend Hadraawi ❤️
@jimcaleabdilaahi854
@jimcaleabdilaahi854 Жыл бұрын
Ale haku naxariisto adeero😪😭😭😭😭
@lakicismaan
@lakicismaan 7 ай бұрын
Allh u naxariisto
@kalamaantv
@kalamaantv 7 ай бұрын
Ilahayaw kuu naxariiso adigaa awoode inchalah abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi. Qofwalba iska soo qaad in maansadani kugu socoto
@Mudulka1
@Mudulka1 5 ай бұрын
Erayga Naxariis Oo Dhan.😭
@user-st9un4fc1h
@user-st9un4fc1h 5 ай бұрын
Alll. Ku. Naxziirto. Abwaan 😢
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Hunguri calafbaa xukuma Hantina dhaqanbaa shushuba Dadkana hidihiisa guud Wixii la hayaa dhex yaal Xaq iyo u hal buuxinyiisa Haboonkiyo waalidkiisa Hilbiyo ku arooridooda Siduu uga hawl yaraaysto Halmaan laga yeeli maayo Hawiyo tumashooy dhashayda Kadaa gacan haadiskaaga Barbaar hanaqaad ku leexda Duciyo habaar qaadan waayey Cir iyo heeguu noqdaa Hadhaysa dhul aan aqoon Hoygii madhan wiilashiisa Haween dumarbaa ka sheegta Hablaha kacaybaa u yeedha Inaan hadlo maan jeclaysan Baxnaana maan hor joogsan Hubsiinana maan ilaawin Hogaeediyo xaajadayda Dareenka haloosigiisa Hugiisa inaan ka qaado Hayaanka fogaadaybaa leh Markaan cidlo hiil ka waayey Naftayda halaan helkeeda Waxaan huri waayey sheeko Haantii lulataay dhegayso Hoobaanta agtaada taala Hadhiinadu baadi weeye Hashii korisaa u ciilan Waa ereyo cajiib ah ilaahbaan ku dhaartee
@osmanmahamudmahamud7469
@osmanmahamudmahamud7469 Жыл бұрын
Allaw uu naxariso qabriga allaw uu wasici
@suleekhajiriil5886
@suleekhajiriil5886 Жыл бұрын
Ilaahay ha kuu naxariisto 😭😭🤲🤲
@abdirahmanmohamedsuleikh6023
@abdirahmanmohamedsuleikh6023 9 ай бұрын
Ilaahah Hooyooyinka oo dhan barakeeyo meel kasta oo ayaa jooqaanba
@hamdiawilahmed2389
@hamdiawilahmed2389 Жыл бұрын
Rabbi naxariistii janno hakaa waraabiyo abwaan maxamed ibraahin warsame hadraawi
@israismail395
@israismail395 3 жыл бұрын
Mnsha allh
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 6 ай бұрын
Ilaahaw unaxariisto😢😊
@emrajama3118
@emrajama3118 Жыл бұрын
Masha allah ilaahow kuu naxariiso😢❤❤❤❤
@QucleCabdi
@QucleCabdi 9 ай бұрын
Allah haku naxaristo barahii dunida Waa ilmeeyay hoyaday ayn xasustay😢😢😢
@abdiyare2191
@abdiyare2191 Жыл бұрын
Rabbi ha U naxariisto jannatul firdowsa allaha geeyo
@yasmiincabdixasaanyasmiinc842
@yasmiincabdixasaanyasmiinc842 Жыл бұрын
Ilaahay ha kuu naxariiato 🥰🥰🥰🥰
@ahmedcabdulaahifaarah6875
@ahmedcabdulaahifaarah6875 Жыл бұрын
Alla ha u naxriisto abwaaan maxamed [(hadraaawi)
@Farhan_Viyolla
@Farhan_Viyolla 3 ай бұрын
Illahow unaxariiso abwaaan hadrawi 😢❤
@Cadeeya-bs9gk
@Cadeeya-bs9gk 2 ай бұрын
Hawiyo tumashoy dhashayda kadaa gacan haadiskaaga Eebe naxariis waasca ha siiyo Abwaan qiimo badan buu ahaaye
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday
@AxmadcabdiraxmaanXorsioday 4 ай бұрын
Alle hakuu naxaristo abwaan hadraawi ❤❤❤❤❤
@zalmaquen8332
@zalmaquen8332 Жыл бұрын
Masha Allah hoyo mcn 😪❤❤❤
@zainabtranslationinterpret5188
@zainabtranslationinterpret5188 Жыл бұрын
Ale haw naxariisto abwaan Maxamed Ibrahim (Hadrawi )😢😢😢
@deqamaxamedmuse7485
@deqamaxamedmuse7485 Жыл бұрын
ilhay haku naxariisto abwaan hadraawi 🤲😭🤲🤲
@Yusra-vp7qn
@Yusra-vp7qn 5 ай бұрын
Abwanki cabqariga ahaaa 🤴🏻🥺
@QucleCabdi
@QucleCabdi 9 ай бұрын
Wallaahi waxa uu ka Hadley waa xaq hooyo yaa ilaawi kara 😢
@hoodosahro4996
@hoodosahro4996 2 жыл бұрын
Mashallah
@user-uw6pv7kd4t
@user-uw6pv7kd4t 8 ай бұрын
Allah haw naxariisto yarAbi😢😢😢❤😢😢😢😊 hoyo wankuxisay
@MuuseAbdilahi-qw8vh
@MuuseAbdilahi-qw8vh 9 ай бұрын
Hooyo mcn
@fadxiyaali9370
@fadxiyaali9370 Жыл бұрын
Axxx allow u naxariiso aamiin yaa rabi
@user-bs6to6ts2t
@user-bs6to6ts2t Ай бұрын
Amiina ❤
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Rabi hakuu naxariisto
@sucaadoabdinuur1102
@sucaadoabdinuur1102 Жыл бұрын
Allah ku naxaristo abwan hadrawi💔🥲
@MadiinoAbdi-yr5sh
@MadiinoAbdi-yr5sh Ай бұрын
Alle yaa raxma😢
@mohamedmohamud1191
@mohamedmohamud1191 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii hakaa waraabiyo
@mohamedabdullahi6893
@mohamedabdullahi6893 Жыл бұрын
Allow ku naxariiso 18/8/2022
@najmaapdinourfaarah
@najmaapdinourfaarah Жыл бұрын
Alle haku naxariisto abwaan😢
@user-pf6bd1qt2k
@user-pf6bd1qt2k 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 hoyo mcn
@SowdoCali-ol7ie
@SowdoCali-ol7ie 7 ай бұрын
Allah ku naxristo❤️
@user-eh2df5zo7j
@user-eh2df5zo7j 3 жыл бұрын
Aaaamiin
@mapzudofficial1531
@mapzudofficial1531 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@duniyaabshir3075
@duniyaabshir3075 Жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso wlhi xigmad ayuu noo reebay caaq nimo kaa magan
@dhagawayanedhagawayane3483
@dhagawayanedhagawayane3483 Жыл бұрын
Khaalid
@samatarmustafe5454
@samatarmustafe5454 9 ай бұрын
Hooyo mcn😢😢❤
@nejmanuura1068
@nejmanuura1068 Жыл бұрын
Ale haw naxariisto adeerkay janadi fardowsa haku geeyo
@maxamaddayib9522
@maxamaddayib9522 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@muhedinabdi
@muhedinabdi 10 ай бұрын
Hawiyo tumashooy dhasheyda ka daa gacmo haadiskaaga🕵️‍♂️
@abshirabdirahmanmuhumed6042
@abshirabdirahmanmuhumed6042 Жыл бұрын
masha,allah
@cashuur10
@cashuur10 9 ай бұрын
Alle haw naxariisto 😢
@MuhamuudSaciid
@MuhamuudSaciid 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@kingcb5745
@kingcb5745 Жыл бұрын
Duciyo habar (Hooyo) habaar ma ahn
@user-qq2vz3ie7o
@user-qq2vz3ie7o 9 ай бұрын
Aalla has nariisto ❤❤
@FatuushFatuush-zx2hl
@FatuushFatuush-zx2hl 8 ай бұрын
@user-lj4oh4pi3y
@user-lj4oh4pi3y 9 ай бұрын
Nasiib umaan yeelan inaan hoyaday aduunka kuhaysto lkn wax kastaaba waa qadar ilhy baa iigarty alx ilhy wuxuu keenaba waan ku sama qabaa ilhy waxaan uga baryayaa inuu jana fardowsa ku casuumo hoyaday iyo intiii dhimatyba
@azmajamac1375
@azmajamac1375 Жыл бұрын
Alle haku naxaristo 🥲
@user-hp4ke3xk2o
@user-hp4ke3xk2o Жыл бұрын
I'll hay haku naxarista😢😢😢😢😢
@mustafeahmed1232
@mustafeahmed1232 Жыл бұрын
Allow unaxariiso
@user-rz9qi8dn4b
@user-rz9qi8dn4b Ай бұрын
2024 how to wetech
@canabmaclim9423
@canabmaclim9423 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭hoooyo
@farahmahammedhussein1408
@farahmahammedhussein1408 2 жыл бұрын
Masha allaah
@user-ft4xk3xk6i
@user-ft4xk3xk6i 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@suleekhajiriil5886
@suleekhajiriil5886 Жыл бұрын
😭😭😭😭😢😢🥺
@amounitainamohamed1664
@amounitainamohamed1664 2 жыл бұрын
444
@shakirmayax4049
@shakirmayax4049 Жыл бұрын
🥺🥺
@SaidDjama-wl7hu
@SaidDjama-wl7hu Ай бұрын
W
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
𝕊𝕙𝕒𝕒𝕔𝕚𝕣𝕦𝕝 ℍ𝕒𝕕𝕣𝕒 𝕂𝕒𝕒𝕟𝕒 𝔸𝕟 𝕪𝕒𝕜𝕦𝕦𝕟𝕒 ℝ𝕒𝕤𝕦𝕦𝕝𝕒𝕒❣️
Abwaan Hadraawi | Gabayga Gudgude | Dhamaystiran Full 2021
1:01:53
Somaliland HD
Рет қаралды 241 М.
abwaan Hadraawi | maansadii DabaHuwan | lyrics
20:48
AHMeD SaYeD
Рет қаралды 628 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 45 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 291 М.
Qiso hadraawi iyo libaax || Hadraawi iyo hooyo
15:25
Kalsoor Media
Рет қаралды 478 М.
Abwaan Hadraawi | Maansada Goljanno
28:31
Nayruush Media
Рет қаралды 71 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,4 МЛН
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 635 М.
ABWAAN HADRAAWI GABAYGA HOOYO 08 06 2012.mpg
25:16
Somali Channel TV
Рет қаралды 407 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
ABWAAN hadraawi maansadii | sirta Nolosha | lyrics ama qorall
17:51
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,8 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 45 МЛН