Ahmed & Noora

  Рет қаралды 1,083

Dhouh D. Dualeh

Dhouh D. Dualeh

10 жыл бұрын

Waa Video Clip ku saabsan, soo-dhoweynta ama gogol-xaadhka maalinta meherka iyo arooska Ahmed Digaleh iyo Noora M.Hussein, oo xafladdoodu ku beegan tahay 01/02/2014. Xafladdaas oo ka dhici doonta magaalada Manchester ee carrigan Ingiriiska, haddii Alle idmo. Sidoo kale; video-gani wuxuu xambaarsan yahay, hees-dhaqameed special u ah, boqorka iyo boqorradda habeen-farxadeedkooda. Waxaan leennahay, ILaahay ha idin ka dhigo, labadii isku waara ee isku badhaadha, ubad khayr qabana EEbbe ha idin kala siiyo - AAMMIIN - AAMMIIN - AAMMIIN.
ALLAA MAHAD LEH.
Dhuux D.Dualeh, by
Diiwaan Studio - London.

Пікірлер: 1
@mohamed-castrocastro2067
@mohamed-castrocastro2067 10 жыл бұрын
HANBALYO HANBALYO HANBALYO waxaan halkan uga hanbalyaynayaa Boqorka iyo Boqorada Ahmed Digaleh iyo Noora M.Hussein, waxaan idin leeyahay noqda ladadii isku waara ubad khayr qabana kala hela Aamiin Aamiin Aamiin (y)
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,8 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 34 МЛН
Cali Naji  Hees  Macaan
8:25
Fartun Farax
Рет қаралды 6 М.
Gabayga GIBLAN iyo XASAN-Gurey (2015)
18:50
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 13 М.
ABDIKARIIM-RAAS-(Shucaac).wmv
6:13
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 27 М.
WALAASHAA BADBAADI
11:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 622 М.
Mustafe TT (Caleema-saar).wmv
6:40
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 23 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,2 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 256 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,6 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 1,5 МЛН