Aqoonyahan Ka Soo Jeeda Beesha Gabooye Oo Ka Waramay Hayb Sooc Uu Kala Kulmay Shakhsiyaad Reer Awdal

  Рет қаралды 7,555

ADAL MEDIA

ADAL MEDIA

3 жыл бұрын

Пікірлер: 45
@maryamayusuf5494
@maryamayusuf5494 3 жыл бұрын
Subhanalah Rabi waxaan kaaga baryayaa inaadan baahan ee adiga laguu baahdo irsiqana Allah waasic hakaaga dhiho dasbiixda badi waad guulaysan Allah idinkii
@azuz6657
@azuz6657 3 жыл бұрын
Wllhi qabyaalad waa ta somali halkaa dhigtay 😥😥illahy shaqo ha ku siiyo
@abdulahisulayman7540
@abdulahisulayman7540 3 жыл бұрын
Wlhi waan garanayaa wiilkan waligayna maan moodayn inuu yahay gobooye anigu aadban ujeclahay dadka gaboyahaa mana aqaano qabyaalada lkn wlhi ninkan waa aqoon yahan libax never give up wligaa
@fadumomohamed5614
@fadumomohamed5614 Жыл бұрын
Waryaa aniguna adan ku garanayaa Waligay maan moodayn wiilkan gabooye inuu yahay
@Nabadoon1000
@Nabadoon1000 3 жыл бұрын
Walahii markasaan dalkaa nacaa walahi aadbay i tabatay arintaasi illahay uun baa cadalaad lakaa helaa "samiir waa salaaa "kuu dhaag uun brother don't give up
@somalilandmahuraan7459
@somalilandmahuraan7459 3 жыл бұрын
ABIIB WAA MACALINKAYGII AAN UUGU JECLAA MACALIMINTA DUGSIGA SHEEKH CALI JAWHAR MACALIN HA NIYAD JABIN EE HORAY U SOCO GUUL MACALIN
@cabducaziiz2929
@cabducaziiz2929 3 жыл бұрын
Ani sigara waa macalinkaygii wan ka xumahay wlhi
@zeinabali3790
@zeinabali3790 3 жыл бұрын
subxana ALLaah. online wax ku dhig
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
Mshlaah xaqiiiq qofna ma dooran.hadana waaa dhaqan cado xun ooon somaali amintay Sabra wakhtiga dhalinta yar yar ayaa wax ka badali
@zhakirhussein274
@zhakirhussein274 3 жыл бұрын
Abiib my teacher🙏🙏
@mawlidtube7049
@mawlidtube7049 3 жыл бұрын
Macalinkaygii Hala daayo
@mahadsaniddj6390
@mahadsaniddj6390 3 жыл бұрын
Allah ha kuu gargaaro
@abouabou5270
@abouabou5270 3 жыл бұрын
I remember Abiib when i came to borama for a vacancy. He is so kind and upright . This is shameful act. How come people discriminate this somali tribe??? Remember all the curse " Tribalism , poverty , discrimination " turn out to be part of the living somali society because of discrimation each another. So , please , Abiib not deserve this , you have to give him his right !!! Don't be disappointed my friend.
@fadxiyaadan5583
@fadxiyaadan5583 3 жыл бұрын
Walaahi mn moodayn gabooye waligay ba wn arki jiray
@aminkayse3238
@aminkayse3238 3 жыл бұрын
ax wlhi wa wx lga nxo
@amorevalogs
@amorevalogs 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 3 жыл бұрын
Abiib isagaa munaafaq wllhi cidii kula shaqaysay uun baa ku garanaysa xumaanta aad samaysay darteed ayaa shaqada lagaaga wllhi borama ma taqaano lkn adiga isku dirkii iyo xumaantii aad bulshada dhex waday ayaa kasoo baxday
@mohamadhamiidabdi4122
@mohamadhamiidabdi4122 3 жыл бұрын
Munaafaq Ka wayn ma jirto in lagu takooro qabiilkaga jawaaabteedana ninka uu ka cabanayo ayaa laga rabaa adiga ma ahan Cunsuriyada borama waa taa adigu aadku ku difaacaysid qof wax laga tirsanayo
@FreemanV99
@FreemanV99 3 жыл бұрын
Every history has two sides to it. Nonetheless, what we have been witnessing on social media theses days are unacceptable by any definitions.
@footballgoalsandhighlights8854
@footballgoalsandhighlights8854 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 abiib
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 жыл бұрын
Somalida markasaa nacaaa shakiba iga galaba inay Muslim sax tahay walaalkay ilaahay cidna kuuma baahiyo subxanalah ilaahaw xaqa iftiimi yaa alaah😂😂😂
@fatimajama4838
@fatimajama4838 3 жыл бұрын
Dhibkaba waxaan uga bixiwayney dad inlla midab ah inla xuquuq aan xaqiisa la qadayo
@zaksom3863
@zaksom3863 3 жыл бұрын
Boorame qabyaalada taala soomaalida kale ayay Kala siman tahay ee qaranku hoos ha u eegto slland arimaha dalka
@abdisameduk2278
@abdisameduk2278 3 жыл бұрын
Sorry macalin.
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 3 жыл бұрын
Dadkii batuul heystayo tana wax kadhaha dee, warbaahintu hadey dadkan laheyb sooco barmamijyo ka diyariyan walaahi waa layaabi lahaa umadaa takoorka lagu hayo ee cidbaan waxba weydiin, warbaahintu howshan hasii wado aduunku hada waa midia
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 жыл бұрын
Dulmigas intuu jiro rajo kama qabo in somalia nabad noqonayso haka yaabina inta walalahena somalida ah SaaS lodulminayo walahiban libaan iyo nabad toona la,arkayn
@ilyasrached5481
@ilyasrached5481 3 жыл бұрын
Bonjour frère abib, ne te décourage pas tu es une personne intellectuelle. c'est cette ségrégation nous fait mal au coeur mais on dit dans le royaume des aveugles les bornes son les rois.... inchaallah tu aura ce que tu mérite un intellectuel ne se perd jamais.......
@Mohamed_Ali-YTA
@Mohamed_Ali-YTA 3 жыл бұрын
Abti ma imkad ogatay in ay somalidu dhamantay tahay qabayalad
@truecomment3650
@truecomment3650 3 жыл бұрын
Wax la idinku takooro ma lahan jahli aanu ahyn. waayo waxa la idinku takooray waxaa ka mid ah qabiil dil suldaankiisa, ama cunay bakhti, ama diiday inay dagaal la galaan qabiilkooda. Ma waxaas ayaa dad soomaaliyeed oo muslim ah oo anaga oo kale ah ku takoornaa. Waa jaahilnimo waana in la joojiyo. Hadii aan arko gabo gabooyo, 4 baan ka guursan lahaa.
@safiyamaxamed7391
@safiyamaxamed7391 3 жыл бұрын
Warya.samarontu.wa.qadhmun
@yasinjamac7170
@yasinjamac7170 3 жыл бұрын
Somaliyo dhan weeyi dhoocilyahay samaroon haugu dhuuman melkastay ka dhacda waa in wax laga qabta qabiil cay mesha halaso tagnanina somalay
@husenbio9713
@husenbio9713 3 жыл бұрын
Safiya Maxamed: Silence is a filthy filth .Honorable people of Awdal
@footballgoalsandhighlights8854
@footballgoalsandhighlights8854 2 жыл бұрын
May ku wasi waayeen
@skrtube237
@skrtube237 3 жыл бұрын
Oo ma sidan ayaad saami qaybsi ku rabtaan
@wiilwaal1866
@wiilwaal1866 3 жыл бұрын
Reer Boorame oo Aqoonta lagu tuhmayey hday wax takoorayaan. Reeraha kale maxad kafilaysaan.
@amiinali2228
@amiinali2228 3 жыл бұрын
waar shaqo qaran dee gal oo qalinkaaga kuxoogso kaadhkaaga maalintaad gacanta kudhigtaa cid kuerida kuugu dambaynaysee hhhhh
@xamzecumar9640
@xamzecumar9640 3 жыл бұрын
Run ahaanti hdi aan wax ku sheego teacher waa run xabaal baa xigto doontaye adiga oo aan kaga faaidaysanay hayab sooci malinta dhawayto batuun iyo Wasiir buuri markii hore baa wax aad ahayd nin reer awdal goormada noqotaye nin la takoor dadkaga ha iska dhex saarin teacher
@hajisaid2459
@hajisaid2459 3 жыл бұрын
Qofku haduu kuu dulqaado waxaa jirta mar uu qarxaayo sxb markaa kala tag sheekadda jilicsan ama xaqiisa la raadi waa hayb sooce
@abouabou5270
@abouabou5270 3 жыл бұрын
Man , the true is this people is so discriminated , so grow up and don't act like a child. I'm not from his tribe but i hate tribalism and discrimination. You should be ashamed to behave like that.
@shuiabmahamed4829
@shuiabmahamed4829 3 жыл бұрын
Usdaad abiib ahmed xussein waxa aad ahayd macalin qaaliya oo ardayda iyo bulshadaba sharaf ku dhex leh ee doqonta ha u jabin macalin dadkana ha iska dhexsaarin, run’ahaantii ardaydii dhigan jirtay sheekh cali jowhar iskuul aya ka mid ahaa , aad baana kuu aqana macalin ee xaqaaga dhacso hana niyad jabin, dadkana ha iska dhex saarin ilaahay wax ka khayr qabta ha kusiiye ❤️❤️
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 3 жыл бұрын
Wllhi bilahi ninkani waa munaafaq mudo afar sano ah ayaan wada shaqaynaynay dhib kasta iyo munaafaqad kasta isagaa ka masuul ahaa wllhi ninkaas abaal loo galayay lkn xumaanta keenty in shaqada laga joojiyo isagaa ka musuul ahaa ficil kuu sameeyay ee shaqada lagaga joojiyay bal ha sheego wllhi waa munaafaq kani
@rahmanahmed3836
@rahmanahmed3836 3 жыл бұрын
@@farhanfarah8961 de sheeg adu hada ku hayso been ina shegayso wxa cadaynysa dhaarta iyo wx anad haynin od ku edaynyso wll
@mohamedabdullahi664
@mohamedabdullahi664 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@mshuurshe
@mshuurshe 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
Hadimada Haybsooca (Award-winning Somali documentary)
59:42
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 120 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 18 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 536 М.
BEELAHA LA HAYB SOOCO IYO WAAWAYN KA 25082016
1:00:24
Universal Somali TV
Рет қаралды 15 М.
Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri
19:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 244 М.
Barnamijka Falanqaynta Todobaadka - Tabashada Beelaha Gabooye
1:24:19
Arabic Conversation with Yemeni | Advance
51:20
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 75 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 120 МЛН