Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!

  Рет қаралды 86,859

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Weydiimo!
2:13 Maskaxda & Howlaha
5:45 Maxay iga Dhibi?
10:00 Xalka!
15:18 Xal ani i anfacay!
17:55 Damaanad-Qaad!
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 244
@Taaylaani
@Taaylaani Ай бұрын
Muuqaalkan aad baan ugu faaiday waxaybo badan aan ku wareersanaana daawo ayuu iga noqday waxana rabaa inan dib u daawado 2024/7/1 isbadal ayaana rajaynayaa 40 dayskaas inan naftauda ku sameeyo inshalah
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 2 ай бұрын
Someone living in the western society for decades, will experience many things including dopamine disorder, anxiety, paranoid n depression. May Allah make it easy for us amen.
@ayanhassan3918
@ayanhassan3918 2 ай бұрын
Asc wllo qali mansha allha wllo insha guulaso
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 2 ай бұрын
@@ayanhassan3918 Wcs Ina Ader qali dhmantenba ilahay hana guleyo. Jazzkalakheyr sis.
@deeqoali57
@deeqoali57 10 күн бұрын
Eedo waa runta dhibkaas faro kulul buu dadkii ku haya waliba dhalinta iyo caruuraha alaha na xifdiye
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 9 күн бұрын
Aniiga Facebook Snapchat waan iska jaaray laakin TikTok hada raba inaan iska jaaro one hour ku soo koobay TikTok waxab ka barta films 7 yrs ago igu dambeysay inan phone ku hadlo 3 yrs biilabay inaan iska yare 30 munites hooyo iyo aabe kale cood uduba
@Khaire.10
@Khaire.10 2 ай бұрын
Runtii waxan ahaa wiil dhalin yar 19 jir eh oo nolosha ku wareersan murug iyo mustaqbal kawarwar kujira dhinaca kalana baraha bulshadu ilduuf sadeen Lkn kadib muuqaalkan markan daawadey wlhi indhaha ayaa ii furey inta muqalku socdeyna fikrado badan oon wax kuxalin karo aya iso baxdey halka markii hore aan garan la,aa meel aan wax kabilaabo mahadsanid shukran thanks merci waxan kugu mahadceliyo ma aqaano ustaaq ✊🏼 🙏🏼
@falaartijaceylka852
@falaartijaceylka852 2 ай бұрын
Wili jaanis kama tagin fursad waar heysa​@@Arabduur
@hamdamoha8153
@hamdamoha8153 2 ай бұрын
Same age same situation ban nahee ilhy nolosha haynala garab galo
@muste123
@muste123 2 ай бұрын
waxba nolosha mustaqbal xoog ha ugu mashquulin wali waad da, yartahay kaliya maalintaada ku mashquul waxa aad qabanayso, intaas ayaa mustaqbalkaaga bari noqonaysa.
@Arabduur
@Arabduur 2 ай бұрын
@@hamdamoha8153 aamiin
@FatimaApdirizak
@FatimaApdirizak 2 ай бұрын
Weli 2o yeno mad gaadhin wllky noloshada adiga alle ka sakow masuul ka ah waxad maanta qabatid ama ku fakartidna waa wadada mustqblkga hore usoco oo ha joojin dadaalka yaysan xamaasad un ku qaadin keep going huno😊
@sumayoabdulaahi4450
@sumayoabdulaahi4450 2 ай бұрын
22/4/2024 maalin maalmaha kale iga duwan bay noqon doontaa ustaad waxyaabo badan baan ka faiday muqaalkaan alle haku sharfo❤🙏
@daweeyeofficial2086
@daweeyeofficial2086 2 ай бұрын
Asc wll
@mohamethyuzuv1001
@mohamethyuzuv1001 2 ай бұрын
Insha allah waxan kuso noqon doona channelka anoo naftayda wax badan ka badalay Alle hayla garab galo👍
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 2 ай бұрын
Aniga waqti badan ayaa igaga baxda videowyo maalaa yacni aan faaido badan ka helin
@Engr-Abdirazak
@Engr-Abdirazak 2 ай бұрын
Masha Allah ustaad🙏 Allaha kugu anfanco cilmigaad baratay👏 Waa mawduuc aad u anfacaya dhalinyaradda soomaaliyeed oo aad ka naxayso marxalada ay ku jiraan😢
@nimcoadam1
@nimcoadam1 2 ай бұрын
Anu Wllhi Tandanban bilabay maanta Haddana KZfaq oo aan casharo iyo muqallo dhirigalina kala socdo iyo apps kale o yagana an wax ka barto uunban daystay wllhi maantaba nolol fcn inan ku jiraan daremaya control na aan leeyahy😢 Wll alle haka abaal mariyo adigana sidaad dadka khairka ula jeceshahy🥰
@Tablehskm
@Tablehskm 2 ай бұрын
Ani ahaan marka aandhageysanayo Casharrada nocan o kale ah ayey maskaxdeydu soo deysaa dopamine-ka ugu badan Thank u ustad📝✅️
@zamiir77official46
@zamiir77official46 Ай бұрын
Malin aan garab ubahnaa ayuu muqalkan garab ii noqday wlhi anigoo familkeyga ila noleen luqad aan udhalan barashadeda ku wareeray niyad jabsan allha ku sharfo ustaad walhi garab ayaa ii noqotay niyada waa ii dhistay talo iyo tusaalo waad ii noqotay inaa wax kaso aan samey karo 2/06/2024 insha allah 40 days kadip isbadalkeyga aa inta ku soo cadeynaa nolasha waa chalange ilahey ha igarab galo🤲
@taysiiralbaani1877
@taysiiralbaani1877 2 ай бұрын
جزاك الله خير استاذ
@mariamolow09
@mariamolow09 Ай бұрын
Shukran ustaad Talo iyo Tusaale fcn wa nasiisay Allah haka abaal mariyo insha Allah, Inagana Allah nagu guuleeyo kuxirnashaha Allah iyo halganka nolaleed insha Allah.
@umusudeysumusudeys4224
@umusudeysumusudeys4224 2 ай бұрын
Jazakallahu qeyr
@asmaxuseen4949
@asmaxuseen4949 2 ай бұрын
جزاك الله خير اخي
@khaalidguluf8475
@khaalidguluf8475 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا والجنه
@user-sp2fv5ht5c
@user-sp2fv5ht5c 2 ай бұрын
Welcome back teacher ❤
@mahamouudeguueh7579
@mahamouudeguueh7579 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@HassanMohamett-kk2hq
@HassanMohamett-kk2hq 2 ай бұрын
First man. 😮
@Mukiil
@Mukiil 2 ай бұрын
M.a ustaad allah haka abaal mariyo qofkasta oo raba innuu guul gaaro alle isku xidh ayan oran lahaa sallatu leylna bilow waad guuleysan insha allah❤
@user-wv2sp1rv6u
@user-wv2sp1rv6u 2 ай бұрын
Jazakallah ustd
@ahmedromanio
@ahmedromanio 2 ай бұрын
Thank you ustaadi
@aaziizmohamed4305
@aaziizmohamed4305 2 ай бұрын
Jazakallahu kheyrn
@AliHarestoOlow
@AliHarestoOlow Ай бұрын
Baarakallahu feek akhi
@user-qk2zo2kw2l
@user-qk2zo2kw2l 2 ай бұрын
Mucho gracias ustade Hablar
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 Ай бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا
@dannanemedia6445
@dannanemedia6445 2 ай бұрын
مشكورين على ما قدمت لنا من معلومات ونصائح
@walalqalbi8740
@walalqalbi8740 2 ай бұрын
Soo noqod wacan akhii. Jazakalah
@mohamudyousuf3199
@mohamudyousuf3199 2 ай бұрын
Mansha Allah Uztd
@yaasirlyrics722
@yaasirlyrics722 2 ай бұрын
Thank you so much 🙏 ustaad
@SahroMaxamed-ri1fp
@SahroMaxamed-ri1fp 2 ай бұрын
Thnks teacher jazaka allan khyr❤❤
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 2 ай бұрын
wcs mahadsanid ustad abdiwali khaliif jazaaka allahu kheyr
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 ай бұрын
mowduuc muhiim ah ayaa kahadashy mahadsanid ustaad cabdiwali👏
@musemohmud5032
@musemohmud5032 2 ай бұрын
Ma sha allah sxb wlhy video.gan waa mid muhiima thanks pro
@ogalansho-ns1mt
@ogalansho-ns1mt 2 ай бұрын
Well came back my teacher
@user-yy6gj7mk5b
@user-yy6gj7mk5b 2 ай бұрын
جزاك الله خير ❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Mowduuc aad Muhiim u ah mahadsanid ustd
@ridwaniid4943
@ridwaniid4943 2 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahad santay macalin walhi caawa ayaan arkay channel kan ❤ aad ayuu ii anfacayaa Allah hakaa abaal mariyo shaqadaad noo qabatay adoon wax shuruuda nagu xidhin ❤❤❤❤
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 2 ай бұрын
Mahadsanid cabdi wali khaliif waxa aan faaiidaystay waxbadan
@user-ly9qe1nz7u
@user-ly9qe1nz7u 2 ай бұрын
شكر استااد
@nasirahmed6243
@nasirahmed6243 2 ай бұрын
Mashalah thanks
@hajjiqorsheeye9723
@hajjiqorsheeye9723 2 ай бұрын
Alle haka abaal mariyo tips aad nala wadaagtey. Insha alla waa isku dayaya.
@user-yq9sb1ul6h
@user-yq9sb1ul6h 2 ай бұрын
Good idea
@xidig6
@xidig6 2 ай бұрын
Maasha-Allah mowduuc faaida badan xambaarsan shukran.
@user-di3bp7jk3d
@user-di3bp7jk3d 2 ай бұрын
Mahadi hakaa gaadho ustaad cilmiga eebe ha kuu barakeeyo
@Deeqacabdulqaadir
@Deeqacabdulqaadir 2 ай бұрын
Jasaka allah khayr ustaad
@AliAhmed-mi9mc
@AliAhmed-mi9mc 2 ай бұрын
Mahadsanid wll waa Armin waqtigeedii ku soo beegan tahay
@AbdirazackKalief
@AbdirazackKalief 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@DrNuaiman-ll7lz
@DrNuaiman-ll7lz 8 күн бұрын
Thank you akhii
@sagalhealthcare5607
@sagalhealthcare5607 2 ай бұрын
جزاك الله خيرًا ❤معلم 😊
@sagalhealthcare5607
@sagalhealthcare5607 2 ай бұрын
Guuleeyso Oo Kaalin Gal Ustd 👏🤝
@ahmedyusufsalah5883
@ahmedyusufsalah5883 2 ай бұрын
Aad ayaa umahadsantahay Eng Abdiwali KHaliif wax badan na wad ino fa idaysay rabbi haka abaalmariyo dadalka ad bixisay si ad umadda ugu faa idayso uguna so kordhiso wax nafci leh marlabaad shukran ENG.
@abdirizakahmed7257
@abdirizakahmed7257 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@SiddiiqOmer
@SiddiiqOmer 2 ай бұрын
Waad mahad santahay ustaad ❤
@user-ub7bm8wp5b
@user-ub7bm8wp5b 2 ай бұрын
Khayr alle hakasiiyo ustaad
@khalidabdi6756
@khalidabdi6756 Ай бұрын
جزاك الله عنا كل خير استاد
@cabdullaahicali8439
@cabdullaahicali8439 2 ай бұрын
Jazaakallaho kheer ustaad
@JuweyriyoAwdiriye6797
@JuweyriyoAwdiriye6797 2 ай бұрын
Mahadsanid ustad😊
@Akhiiyusuf
@Akhiiyusuf 2 ай бұрын
Mahadsanid Akhii 🤍
@cabdinasirbakarali
@cabdinasirbakarali 2 ай бұрын
thanks ustaaad
@ForxTrader
@ForxTrader 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaa❤
@nastehabdi3563
@nastehabdi3563 2 ай бұрын
MashaAllaah, cilmiga Alle swt hakuu siyaadiyo annagana hanagu anfaco, wuxuu ahaa muuqaal si wanaagsan oo diyaariyay faa'iid wayna xambaarsan. Shugran akhii Abdiwali khalif ❤
@shamisosman8637
@shamisosman8637 2 ай бұрын
Mansh allaah waa mahad santahy ustaad
@user-hv9ew1ct5m
@user-hv9ew1ct5m 2 ай бұрын
Shukran akhii
@user-ht7ec2yr1r
@user-ht7ec2yr1r 2 ай бұрын
Allah kuxafido
@CabdimajidCadceed
@CabdimajidCadceed 2 ай бұрын
mahadsanid ustaad abdiweli muuqaalkii video Editing, noo soo samay sida script loo samaysto
@hibomuhumed7958
@hibomuhumed7958 2 ай бұрын
Thanks teacher
@ayubdhagacade8854
@ayubdhagacade8854 2 ай бұрын
Jazakllah ustaad Sidaad noogu faa idayso marwalba Alle haka abaal mariyo. Dhawrkii sanoo u danbeeyay waan kugu xirnaa wax yaabihii aan kaa faa iiday oo ii shaqeeyayna waxaa kamid ah maareynta waqtiga.
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee 2 ай бұрын
Shukran
@NAJAHSEEDMOHA
@NAJAHSEEDMOHA 2 ай бұрын
thank you so much wl❤
@ahmedcaydane1499
@ahmedcaydane1499 2 ай бұрын
jazakallaah ustaad
@user-kb9nz2td1v
@user-kb9nz2td1v 2 ай бұрын
good program ustaad guulayso
@DrmuxiyeAdan
@DrmuxiyeAdan Ай бұрын
Shugran akhi
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 2 ай бұрын
Jasaakallahu khayr shiikh
@Abdallaeero
@Abdallaeero 2 ай бұрын
Jasakalaa khayr
@user-du5jh2mu2o
@user-du5jh2mu2o 2 ай бұрын
شكرا لك اخي
@abdalamohamet8481
@abdalamohamet8481 2 ай бұрын
Mahadsanid utaad👏
@deeqamaxamed-yi3jk
@deeqamaxamed-yi3jk 2 ай бұрын
Masha allah ❤😊
@user-dw8dw6ff9o
@user-dw8dw6ff9o 2 ай бұрын
Mahadsanadid ustaat❤
@HazaZaha
@HazaZaha 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad 😊
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 2 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay ustaad mawduucan aad waqtiga iyo masxkadaba gelisay, waa dhaxal reeb wanaagsan alle hakaa abaalmariyo anana hanagu anfaco waanooyinka walaalnimo aad nala wadaagtay.
@abdallebotaan2642
@abdallebotaan2642 2 ай бұрын
Abdiwali khalif aad bad u mahdsantahy❤🎉😊
@Abdallaeero
@Abdallaeero 2 ай бұрын
Brother waa markio igu horeysay een soo boqdo janalkaga aad baan uga helay Wana kula socondoona Kole 🫡💯
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 2 ай бұрын
Absolutely💯👍
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 2 ай бұрын
Mawduuc aad muhiim u ah waana sirta guusha aakhiro io adduun jazakallah brother
@Khadarmjama
@Khadarmjama 2 ай бұрын
Mansha allah macalin abdiweli
@zamzamsalah1780
@zamzamsalah1780 2 ай бұрын
Thanks ustd
@Omar_yasin07
@Omar_yasin07 2 ай бұрын
Mnsha allah Ustaad mhdsanid ❤
@Mr.heavy27
@Mr.heavy27 2 ай бұрын
Shukran ustaad
@KhairdonIbrahim
@KhairdonIbrahim Ай бұрын
Thanks 👍
@salmaabdala9331
@salmaabdala9331 2 ай бұрын
First one ustaadi
@muzamilmuzamilzeyd2911
@muzamilmuzamilzeyd2911 2 ай бұрын
Masha Allah Ustaad Allah ku barakeeYo 🙏 Waa mawduuc dhalin yarta muhiim u ah waxan rajeeYnaYa inaan qaadno wadadan si an u helno maskax caafimad qabta ❤
@wacanmuse7865
@wacanmuse7865 2 ай бұрын
Mahadsanid wllo Jasakallahu khayran.
@yaasiinbarrewardheer1771
@yaasiinbarrewardheer1771 Ай бұрын
Thanks usdaad
@hamdikhadar6958
@hamdikhadar6958 2 ай бұрын
waa run ariintaas
@malikomar155
@malikomar155 11 күн бұрын
Waa mahadsantahay ustaad
@user-oh8rq2pg9e
@user-oh8rq2pg9e Ай бұрын
Mahadsanid❤
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 Ай бұрын
Jazakallah
@maazim377
@maazim377 2 ай бұрын
jasakalah kheyr
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@Isniin_podcast
@Isniin_podcast 2 ай бұрын
Jazakallah ❤😢
@hamdishukri2318
@hamdishukri2318 2 ай бұрын
Masha'Allh walal allaha Ku Barakeeyo
@kaaha1233
@kaaha1233 2 ай бұрын
Good point
@abdirisakomar253
@abdirisakomar253 2 ай бұрын
Guuleyso ustaad jazakallaah
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 82 М.
RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD
28:24
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 42 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 60 М.
Xeerarka Waxqabadka & Waxsoosaarka Qofka || 6da oogu Muhiimsan!
12:47
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 29 М.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 432 М.
Waqtiga aad Khabiir ku noqon karto waxaad Rabto -- 10Kun
12:11
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 38 М.
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 74 М.