DAAWO:BARNAAMIJKA DIIRADA WACYIGA STAR TV IYO TAARIKHDA BUURTA RABSHIGA EE MAYDH

  Рет қаралды 46,213

Somali Star Tv

Somali Star Tv

8 жыл бұрын

Пікірлер: 69
@WaqalStudio
@WaqalStudio 6 жыл бұрын
Abdirizaaq Terra Sxb waa la yabay, waa barnaminj kuu deeyasha lee. well done brother.
@sikaawe
@sikaawe 8 жыл бұрын
Sheikh Maydh yaal..... Sheikh Isxaaq awoowe Illah ka kuu naxariisto.
@camelboymo9455
@camelboymo9455 8 жыл бұрын
allaw kartidii ragii hore na sii amin
@faaruqali9179
@faaruqali9179 6 жыл бұрын
Wlhi wariye waakan sxb waa Professional Wareiye ku ah Barnamij diyaarinta guul sxb Abdirisak terra
@amoudhassan8462
@amoudhassan8462 8 жыл бұрын
waa Barnaamij runtii ay aad u adag tahay una yar tahay inuu sameeyo ama hindiso weriye Soomaali ah Hambalyo Abdirisaaq Terra
@abdimalikibraahim7537
@abdimalikibraahim7537 4 жыл бұрын
Terra waa weriye dhif ah in la helaa naziib baanu leenahay haduu innaga inaga dhashay oo soomaali ah
@abdiwahaabcaqli2614
@abdiwahaabcaqli2614 7 жыл бұрын
wow wlhi maan ogayn in wadankeyga ay jiraan meelo sidan ugu qurux badan mahadsanid wll
@mohamudabdirahman7183
@mohamudabdirahman7183 8 жыл бұрын
zuxufigan shaqo Adag buu Qabtay Waleee.
@amarredalmar5138
@amarredalmar5138 5 жыл бұрын
Terra raggeedii weeyi billad ayaan guddoonsiin lahaa... hore u soco wll
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 8 жыл бұрын
Welldone wariyahasi barnaamij fiican wa soo diyaariyey thanks ..
@sahal9115
@sahal9115 7 жыл бұрын
walaahay Xaaji Jaamac waa rageedii ugu yaraan 70 sano kor u dhaafay ayuu hadana saas buurta u korayaa,xitaa wiilkii wariya ayuu kafufud yahay maansha Allah
@saidnour2706
@saidnour2706 7 жыл бұрын
mansha Allah wa barnamij xiso leh Xj Jamac, Abdirizak iyo dhamn xubnaha kale wad mahadsantihiin viva MaydhTown dulkii Awoowyada
@mukhtarcabdi8458
@mukhtarcabdi8458 5 жыл бұрын
maasha allah barnaamij qiimo badan cabdirisaaq yuusuf cali mahadsanid
@halganali742
@halganali742 7 жыл бұрын
😍😍😍😍😍my city allow iidhawr walahi waa wax lagu faano😍😍😍😍😍😍
@Aahil229
@Aahil229 7 жыл бұрын
it amazing to visit it I would like to visit here insha alh
@Aahil229
@Aahil229 7 жыл бұрын
Masha alh wa qurxoon tahy meshan wa Mel lodalxistago
@Xususmedia2
@Xususmedia2 8 жыл бұрын
Waa barnaamij wax tar leh wax badana ka baranay Mahadsanid maskaxdii soo hindistay iyo inta ka qayb qaadstsy
@alimumin3438
@alimumin3438 8 жыл бұрын
I would like to visit your city especially the mountains .
@zuuzuucadey1443
@zuuzuucadey1443 6 жыл бұрын
Cadowgu wuxuu u dig iyo ham leeyahay oo uu qoryaha isku kaayo dhiibayaa waa inuu maalin un dhulkaas la wareego. Ee walaalayaalow maan is cafino oon aayeheena ka tashano.
@ismailyahye
@ismailyahye 2 жыл бұрын
Waa Warbixin faa,iido leh
@rukiaabdi1380
@rukiaabdi1380 7 жыл бұрын
mashallah
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Ragii hore halka ayuu wax ka soorari jireen
@Aahil229
@Aahil229 7 жыл бұрын
mash allh
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Жыл бұрын
Barnaamij qiimo leh lkn jaamac warka lagama dhamayn..
@alimumin3438
@alimumin3438 8 жыл бұрын
Yusuf Ali ,khayr ayaan ku rajanaaya
@diriryare4311
@diriryare4311 7 жыл бұрын
Aaadban uga helay barnamikaan waliba wiilka Wariyaha waxaad mooda su"aashi an jeclaystaba isaga weydiiya markaasa odaga inuu aniga iisheegeynayo mooda mahadsanidiin
@muniranaosmana7037
@muniranaosmana7037 7 жыл бұрын
Mo, Ogeen_
@axmadshaafici7421
@axmadshaafici7421 5 жыл бұрын
Thanks
@camaarcabdirisaaq6805
@camaarcabdirisaaq6805 5 жыл бұрын
mansha allah xaqiiqatam barnaaujkan aad ayan uga helay waxanan la dareemay xaaji jaamac xiligisi dhalin yaranimo tera aad ayaan ugu mahad naqayaa sida uu xilkiisa suxufinimo ugudanyo alle haku dhawro wllo alle oday jaamacna hadaayo waxa halka iga cad hadaan taarikhdeena aynaan dadka waawayn ka doonin in malim walba boog iyo maskaxo xusuuso iyo xaqiiqoyin ku duugan yihiin inaga tagyso (dhimanyso) waar aynu doono taarikhaa oo waayelka waraysano
@sahal9115
@sahal9115 7 жыл бұрын
walaahay waa sharaf daro in 10 foosto oo shidaala lagu badasho intaas oo tan oo kaluuna. waar meesha dawladu majirto dawladaan Burco soo dhaafayn
@qalbihodon721
@qalbihodon721 5 жыл бұрын
Dowladan yar awalba Itobian ba alifay si uu Berbera u isticmaalo. Waxa la yirahdaa Dowlada Dhalin Habaabis 🤔
@sareedo8184
@sareedo8184 6 жыл бұрын
Masha allah waa barmamij ad u fican gobalka sanag waa meesha quruxda iyo dadka ugu wanagsan geska afrika lakin waxa dib udhigay iyaga laga faidaysty dadkoda laysku diray waxan oranlahaa caqligu ha shaqayo reer sanag gacmaha isqabsada sidad ahan jirten beri samadkii cidkale oo inoo dhaxaysa yey dhulkena inaga gubin guuuul reer sanaag
@reernuurhassan9497
@reernuurhassan9497 8 жыл бұрын
aad baa uu mahadsantahay wariye wax so saar leh aad ban ugu helay
@faaruqali9179
@faaruqali9179 6 жыл бұрын
Wallee Terra waa Wariye rasmiyah sxb well done
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
Manoshy sxb
@ameinh0nezt565
@ameinh0nezt565 4 жыл бұрын
Mzh allh Hore usoco Wll Cabdirisaq yusuf cali mataan
@ayaanlebiite8435
@ayaanlebiite8435 7 жыл бұрын
waaaw wlhy wariya iyo camera manku shaqo aad u culus bay qabteen abaalkoodu waa in loo abalgudaa
@mustafemahamud6970
@mustafemahamud6970 7 жыл бұрын
maydh waa meelaha insha allah aan isleeyahay aad so aragtid waxaanay kamid tahay meelaha somaliland ugu jeclahay
@sadiiqcabdiqadir9221
@sadiiqcabdiqadir9221 6 жыл бұрын
Thanks star tv
@abdirisakesse6449
@abdirisakesse6449 7 жыл бұрын
muuqaalka fiican laakiin Farsamo xumo take off the logo
@cumarnimcaan7540
@cumarnimcaan7540 4 жыл бұрын
😍😍
@nicmayusuf3802
@nicmayusuf3802 4 жыл бұрын
Dadkii hore waa dad qalbi xaadhan qalbigigu nadiif yahay Ilaahay hadaaye sida aad ula sheekeysanaysid kama ag kacaysid taariikh markay kaaga sheekeyan kama xiiso go aysid Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad hasiiye intii kanool
@cumarnimcaan7540
@cumarnimcaan7540 4 жыл бұрын
WAa hawl adag wlhy
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Kalllunka waa la qalajin kara
@apdylahihanas2526
@apdylahihanas2526 7 жыл бұрын
wow waa la yaab dhulkeena hooyo qurux badanaaa
@amacumar8901
@amacumar8901 6 жыл бұрын
waa barmaamij aan ka faa iday terra
@rukiaabdi1380
@rukiaabdi1380 7 жыл бұрын
hi
@saadaali932
@saadaali932 6 жыл бұрын
waa taariikh
@cabdiqafaarcabdi6022
@cabdiqafaarcabdi6022 3 жыл бұрын
Loogadiina ayaanku qariseen barnaamijka
@sahal9115
@sahal9115 7 жыл бұрын
aad baan u bogaadinayaa wariyaha iyo dadka lasocdaba. barnamijka u diyaariyay waa wixii ay dawladu qaban lahayd. mida kale TVGA somaliland ee amaan ee ay kubaxdo dhaqaalah aadka ubadan waxay dhaafi waayeen amaanta xukuumada. bal may intanoo kale sameeyaan
@cigesoma5549
@cigesoma5549 8 жыл бұрын
waa barnamij qiimo badan lakin buurta dhakada sare inay koraan bay ahayd
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 жыл бұрын
Waa kugu raacay. Miyeey is weeydiiyeen dadka daawan doonaa waxa ay jeclaan doonaan.
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 4 ай бұрын
tolow yaa godkan la dhexmaro sameeyey
@cabdiqafaarcabdi6022
@cabdiqafaarcabdi6022 3 жыл бұрын
Reer baadiye yaa tihiin
@user-sh1co3tx4e
@user-sh1co3tx4e 11 ай бұрын
Kan yaa garanayaa😂
@jirfe
@jirfe 7 жыл бұрын
waa boqor kii mahamed nuux laangadhe saaxiibkaay ilaahay nolol haaysku keen tuso markaan cgaabo iigu danbeeysey boqor muu ahaayn hambalyo ayaan ku leeyahay
@warsomalishabakada2503
@warsomalishabakada2503 8 жыл бұрын
Waad mahadsan tihiin Saaxiibayaal waad i dhiiri geliseen
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Жыл бұрын
Asc wllo
@macalinquraanonline4482
@macalinquraanonline4482 6 жыл бұрын
MAHADSANID WALALO WARIYE IYO CAMIRA MAN lkn wariyahan haloo dallaco shaqadiisa walhi waxad moodaa in su'aashii igu soo dhacdaba uu waydiinayo odayga
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 7 ай бұрын
Dad baa soo qoraya waa wariye khatara, anuu fikir ahaantayda waa wariye bilaa aqoona, aan sababeeyo marka uu odaygu lahaa bariis cad iyo timir baanu isu cuni jirnay inuu waydiiyaa bay ahay maxaad idinkoo waxaas kaluun ah haysta aa ku falayseen timir aa ku iidaantaan bariis, waxa kale oo uu odaygu yidhi caano iyo subag baan doonan jirnay qof kaluun fresh ah haystaa maxuu ku fulayaa subag iyo caano kkkk waxa kale oo ay ahayd inuu waydiiyo xaga caafimaadka inay xanuuno ka qaadi jireen sababtoo ah shimburuuu waxay xambaaraan Bacterio badan, wariye maaha kani kkkkkkk waa iska somalidii cawaanka ahayd lkn somalida kan oo kale waa u aqoonyahan kkkk
@candymaine2012
@candymaine2012 8 жыл бұрын
what is the abguri?..abguridu na maxaytahay?
@khalidraage9654
@khalidraage9654 7 жыл бұрын
waa mas wayn
@qalbihodon721
@qalbihodon721 5 жыл бұрын
Ana Buuri ban fahmi waayey shimbiraha xaarkooda Buuri bay ku abuuri jireen bay yirahdeen!.
@zakeriyemohamed6031
@zakeriyemohamed6031 3 жыл бұрын
@@qalbihodon721 Buuri waa tubaakada Sigaarka laga sameeyo
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
@@zakeriyemohamed6031 haa, mahadsanid.
@abdiqadirsuleiman4133
@abdiqadirsuleiman4133 2 жыл бұрын
Waa python baan filayaa.
@elmoogemohammed3910
@elmoogemohammed3910 7 жыл бұрын
Sxp runtii , I had Neva seen mi land , but really wat u a doing is marvelous
@abdiwahaabcaqli2614
@abdiwahaabcaqli2614 7 жыл бұрын
wow wlhi maan ogayn in wadankeyga ay jiraan meelo sidan ugu qurux badan mahadsanid wll
@amoudhassan8462
@amoudhassan8462 8 жыл бұрын
waa Barnaamij runtii ay aad u adag tahay una yar tahay inuu sameeyo ama hindiso weriye Soomaali ah Hambalyo Abdirisaaq Terra
Barnaamijka Xaqiiqo Baadhista iyo Dabagalka ah ee Baadi-goob
53:50
Abdirisaq Terra
Рет қаралды 94 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
WAGAR || BUURTAN WAXA LAGA DUL ARKAA YAMEN, BARBARA IYO BURCO.
16:30
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 195 М.
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 3,4 М.
Somalida vs Masaaridii hore - Prof. M Gees
52:52
Ahmed Fais
Рет қаралды 74 М.
Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :
20:06
OGAANSHO
Рет қаралды 280 М.
QEYBTA 1AAD: Waa kuma Fahad Yaasiin iyo bilowga waagiisa siyaasadda?
40:01
BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV XIDIGISKA
36:08
SAAB TV
Рет қаралды 24 М.
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26