DAAWO Wariye Su’aal Layaab leh Weydiiyay Sheekh Usuuli iyo Jawaab Kulul oo

  Рет қаралды 69,272

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Жыл бұрын

DAAWO Wariye Su’aal Layaab leh Weydiiyay Sheekh Usuuli iyo Jawaab Kulul oo

Пікірлер: 120
@samatarhassanabdillah2400
@samatarhassanabdillah2400 Жыл бұрын
Masha'Allah Sheikh Usuli Allaha raali ka noqdo❤
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Masha allaah sheekh usuuli jizakallaah qeeyr sidaad xaqa ugu sheegto shacabka somaliyeed
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx Жыл бұрын
Masha Allaahh Sheikh USUULI Xafidulaah axsan sheikh fil caalam
@ahmedosman720
@ahmedosman720 Жыл бұрын
Shugran allaha inoo kiin daayo culumadeena
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Жыл бұрын
Masha Allah culumadeena❤ geesiyada alaha barakeeyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
Maansha allaah Culimadeena Geesiyaasha ah allaha noo xafidho,, Aamiin yaa rabi
@habiboomar2379
@habiboomar2379 Жыл бұрын
Maashaa Alaah shekh usuli
@abshirsheikh6243
@abshirsheikh6243 Жыл бұрын
Waa geesi allaha ku barakeeyo haleeska celsho waa gumeeste arxan daran luqad aan xabad eheen ma maqlaan
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Masha Allah towfiqda Allaha idin wafageyo
@hanicalasow9044
@hanicalasow9044 Жыл бұрын
Mashaa allaah allaah qeyr haku siiyo sheikheena sharafta leh oo geesiga ah yaa rabi ilaahow nabad nasii adaa abood iska leh yaa raxmaan yaa raxiim yaa casiis yaa kariim
@abdirizakariif9884
@abdirizakariif9884 Жыл бұрын
Mashallah ilaah ha barakeyo shekhena ween ee shekh usuli waa shekh aad ufican oo raba wadankisa in uu hagago
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Mansha Allah Sheekh Jisakalah khayr Alle haku Sharfo Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲❤️👍👍
@user-ec7qn1fp7b
@user-ec7qn1fp7b Жыл бұрын
Sax shiiqa guuleeso
@cabdicali2573
@cabdicali2573 Жыл бұрын
MaashaAllah
@shijo2055
@shijo2055 Жыл бұрын
جزاك الله خير 🌷 🌷 🌷
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 Жыл бұрын
Maanshallaa Sheekh Udsuli xafidullaah
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx Жыл бұрын
Sheikh usuuli markow xaqa sheegayo xaadaa ikacdo Axsan sheikh fil caalam Sheikh usuuli Xafidulaah
@asnsatellite301
@asnsatellite301 Жыл бұрын
Sheikh Usuuli iyo sheikhtaha kale ee xaqqa uhiiliyo Allah xifdiyo
@hassandiranehadaweh1289
@hassandiranehadaweh1289 Жыл бұрын
Masha Allah
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Mansha allah ❤️
@Hanasuper179
@Hanasuper179 Жыл бұрын
Masha allaah sheikh usuuli sheikh anjeclahay❤❤❤❤xafidullaah yaa sheikh
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Shiiq allaha kuxafido
@engdhuguf
@engdhuguf Жыл бұрын
SHEEKH SHIBILI KHAYR ALLE HAKUSIIYO CULUMADA SOOMAALIYEEDNA DHAMAAN MEELKASTA OO AY JOOGAAN ILAAHAY KHAYR HASIIYO WAXAAN IDINKA CODSANAYAA INAAD DADKA DAWLADA MADAXDA U AHNA OO MADAXWEYNUHU UGU HOREEYAN UNASTEEXEEYA
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
☘️🌿Maashaallaa🌿☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Illaah ha naga qabta Shar oo dhan
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
QAWAARIIJTA UMADA WEEY DHIBAATEEYEEN EE ILAAHOOW HAL HAKA REEBIN INSHAA ALAAH
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Amin yarabi
@nimojama5086
@nimojama5086 Жыл бұрын
Insha allah
@ismalure7850
@ismalure7850 Жыл бұрын
Aamin
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Nansha Allaah👍🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💖🤲🤲🤲💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hallimahusseinahmedmoalim1368
@hallimahusseinahmedmoalim1368 Жыл бұрын
Alahuakbàm
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Sheikh Usuuli Manshallah Walee Sidhab ah ayuu Banaanka iskukeenay Allah na Waxaan Kabaryayaa inuu Sheikha inoo Xifdiyo.
@AliMohamed-jn1hw
@AliMohamed-jn1hw Жыл бұрын
Allah hakamuujiyo cidadiintiisakabeensheegta Calaamo deg deg ah aamiin
@qadharkeeyow1455
@qadharkeeyow1455 Жыл бұрын
Allaha qacabsada xaqa wacadandona inshalal illow somaliya si waxkulamullo shircika allah
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
MAANSHAA ALAAH SHEEKH USULI DASTUURKA FEDERAALKA HALAGU QORO MAD HABKA SHAAFICIYADA OO XAQA LA CADEEYO WAA RUNTIIS INUU YIRAAHDO.
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
AAMIIN YAA RABI. SHAREECADA ISLAAMKA OO LEEYSKU DHAQO MAXAA KA FIICAN. SHARCIGA DASTUURKA FEDERAALKA IN LAGU QORO SHAREECADA ISLAAMKA OO LEEYSKU DHAQAAYO INEEY CULUMADA HIRGALIYAAN ALAHA KASO INSHAA ALAAH.
@agagabana638
@agagabana638 Жыл бұрын
Maya dawaladaan waa shaqaalo mareekanka ee ushaqeysaa hal qadiyo ayaa laga hadlaay hadaan fiiriyay waa khawaarita oo dawaladaan loo suu biyay si u cibtirto bis
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
@@agagabana638 KK QAWAARIIJTA, HADIIBA AY DOWLADAAN CIRIBTIRTO OO MAREEYKANKANA KA CAAWINAAYO DAGAALKA QAWAARIIJTA MAXAA KA FIICAN
@agagabana638
@agagabana638 Жыл бұрын
Maya sxp meesha aad geesi majirto anaga qadiyidaas Lee manoo taalo hafkeena koowaad waa soomaali weyn dhinac walibo inaa laga shaqeeyo waayo sida qadiyada somaliland sida gawaalooyinka calaka haaysto oo waxey rabaan iska soo binaayo hadafkeena soomaali dhan oo hal dawlad kukulanto
@agagabana638
@agagabana638 Жыл бұрын
Mareekanka haduu ku kaalmeenaayo shuruudh oo wataa marwalibo waxaan is weydiinaa maxaa waayo shuruuda oo ku soo dijiyeen dawalad oo hada amalkeena oo eh sxp caalamka cusub waa halis
@maxamuudcabdulaahi3630
@maxamuudcabdulaahi3630 Жыл бұрын
War anaga muslimiin banahy daqud umahogansano diinta rabigay ayaa nagu filan dolar qate waxad kuhadleysa aruurtan way garaneysa kanokala aya jir miya waan yaby alha haku soo xanuniyo ad halo fiirsado somali yey
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Hadaad culumadi ka been sheegeyso khawaarij baad thy alle iyo rasuul ka furtay dil ayaana ku xal ah khaain yhow
@feisal6592
@feisal6592 Жыл бұрын
Ayatul 😺
@barzaqtradingcompany8541
@barzaqtradingcompany8541 Жыл бұрын
DAWLADDU HADDAY IDIN YEERTAY OO UJEEDADOODA AMA DANTOODA IDIN SOO JEEDISAY, MA DHAXDHEEN SIDA ALLAH NOO SHEEGAY DHEXDHEXAADIYA LABADAISDILAAYA ,MA JIRTA TAALAABO ISKIINA AAD QAADEEN IN AAD LA XIRIIRTAAN ALSHABAB HA IDIN DIIDAN AMA IDIN OGOLAADAAN TALABADAASI MA QAADEEN , HADDAY MAYA TAHAY MAS'UULIYADA CULUMO IYO ISALAANIMO MA AADAN QAADAN OO DIN CADDAANAYSAA IN LA IDIN YEERIYAY WAXAAD QABANAYSAAN OO KHIYAR MEESHA JIRIN OO GACANTIINA KU JIRTAY HAYE RAAC UUNBAA HAYDEEN
@abdulfarah377
@abdulfarah377 Жыл бұрын
Qawaarij garanay ee shiiqoow yaa asxaabtii ah oo somaaliya jooga.
@dhagacadecadow8161
@dhagacadecadow8161 Жыл бұрын
Xagga ma calmaaniya in la taageeraa
@Bepatient866
@Bepatient866 Жыл бұрын
Shabaab in la iska qabto culumadoo dhan baa qabta Waxa muhiimkaa ee aad seegteen waad garanaysaane dib isugu noqda
@umahaatchannel2023
@umahaatchannel2023 Жыл бұрын
Asc walaalaha quruxda badan nasoo booqda umahaat channel mhdsndin
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Жыл бұрын
FRIIN AAN U DIRAYO DF XASAN SHEIKH , SHEIKH USULI WA SHEIKH QIIMO BADAN ,DAACAD AH AQOONTIISA LAGA FAI'IDEYSTO EE JOOJI SHAQADA DOWLADA SIIN AAN BARAHA BULSHADA SOCOTA SHEIKH USULI WA SHEIKH DAACADA AQOONTIISA SHACABKA U FAIDEYA SHEIKHA XAMAR YAAN LAGU DILIIN SOMAALI OO DHAN BA SHEIKHA IYO CULIMADA UBAAHAN . CIDANKA DOWLADA SHABAAB U DIRA LAAKIN CULUMADA INO XAFIDA WBT
@dhagacadecadow8161
@dhagacadecadow8161 Жыл бұрын
Kan ma ingiriiskaa soo diray
@saidhussein2679
@saidhussein2679 Жыл бұрын
Wax walba aad tiri sheekhoow waa sax ,,,laakiin soomaali shareeco islaam ma rabaan ,,
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Жыл бұрын
Xaqa hadaad cadaynaysaan meeshaan oo laga dhigay dadka qaar oo la dhahay 4.5 كتاب الله maku taalaa cadeeya shareecada Ku cadeeya waxaad leedahay shiikhaw (واعتصموا بحبل الله جميعا ولا تفرقوا)haddii dadka la rabo inay isku duubmaan maad ka saartaan 4.5 meeshaan diinta dadka wey sintee
@sacdiyaxuseen1433
@sacdiyaxuseen1433 Жыл бұрын
Tas waqti geda hala garo
@habiibchannel
@habiibchannel Жыл бұрын
Shareeca maa Isku dhaqi kartaan Mareeykanka kabaqeeysana
@ahmedsiyaad9387
@ahmedsiyaad9387 Жыл бұрын
Adi in lagugu dhaqo ma ogoshahy
@habiibchannel
@habiibchannel Жыл бұрын
@@ahmedsiyaad9387 haa
@AliMohamed-jn1hw
@AliMohamed-jn1hw Жыл бұрын
Waa culuuma dawla waxaad noogu Baaqay saa xukun daaquud allah Hakaa muujiyo calaamo deg deg ah Hakaa muujiyo waxaad ku iibsatay Aakhiradaadii aduunyo allah na diintiisii Ayaad tidhi halagu daro dastuurka
@MM-qm7iw
@MM-qm7iw Жыл бұрын
Culumada ka leexo waxaa tahay caruur aan la soo barin aqlaaqda islaamka
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Nimankaan waxey la ooynooyaan hadalkii shiiqa oo ahaa adiga diin ma tihid diintana waa kaa weyn thy ✌🏾✌🏾✌🏾 allahu akbar allaha inoo xafido culumadeena danbigooda aduun iyo kooda aaqirana allaha dhaafo khawaarijta insha allah waa leyska celinayaa ilahey ayaana ugu dhawaaneynaa dhiigoda i a ✌🏾✌🏾✌🏾
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Diin uma gargaari kartaan ilaa gaalada laga xoreeyo dhulka barakaysan. Nin madaxa looga fadhiyo mujihiisu wax umataraan.
@FarnasMohamed
@FarnasMohamed Жыл бұрын
War ninkan waa ninkii sualaha walan la weydiin jiray.
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Dhaqalaha yurub lacagta wadanka ayi madax yaa kadanbeyo
@FasdumoMaxamuud-me3du
@FasdumoMaxamuud-me3du 3 ай бұрын
aaway shareecada islaamka ma dumuqraayadaa yaa waaree
@itaqillaa
@itaqillaa Жыл бұрын
Khawaarij Mahan waa dad muslimiinta ka mida,hadaad aragtid dad is bad badalaya waa dad Raba uun in la fahmo,mucalin
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
QARAX MIYEY RABEEN IN LAGU FAHMO,,,, HA KA XAAXAABIYEEN ......
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Waligeey ma Maqal muslimiim muslimiin laayneysa ka dibna dhahaya hanala fahmo khawaarijta naarta allaha ku guro aduuun iyo aaqiro allaha ku cadaabo iyaga iyo waxii raacsan jahanama Allaha ka waraabiyo
@itaqillaa
@itaqillaa Жыл бұрын
@@Somali12222 dad baa ku dhax jira dadka,isku dhexdhuumanaya koley khalad wuu jiraa
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
@@itaqillaa adiga ma khawaarijta taabacsan thy mise umada muslimka ah iyo dowladooda taabacsan thy???!
@itaqillaa
@itaqillaa Жыл бұрын
@@Somali12222 wlo Subhana Lah maxaa khawaarij I Raacinaya anigoo quraan saafi ah siiro saafi ah axadiith saafi ah Haysta, aniga qudhaydu cilmi malihi ilaa wax yar mooye ,ilaahay ha idambi dhaafo waaguba haddu idilaacay alhamdulilah
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Sheekh dowladaan intii noofurneyd jidadka xamar ayba nagasiixireen adiga hada xagee soo martay dadka ciidankana waa ku dhibanyihin xasana kala hadal baabuurta asaga leeyahay oo dadka lagu qasbo iney ayraborka ka sooracan
@gashojaa6367
@gashojaa6367 Жыл бұрын
Usuuli iyo xasan jaamici ma qabiil bay meesha uyimaadeen mise diin iyo culumo ayaan?
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
@gashojaa6367,,,,, sidaa jeceshay u fasiro,,,,, KHAWAARIIJ DHIIGA SHACABKA KU NAAXEY
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Markii culumada wax laga sheego la waaye ma qabiil ayaa loo cararay subhanallah ilahey u laabo danbi dhaafna weydiiso
@gashojaa6367
@gashojaa6367 Жыл бұрын
@@iqlaasa6543 anigu waxaan wax badan ka ogahay xasan jaamici America wada joognaa marka aaway culumadii waa weynaa ee somalida adi ayaan ku weydiiyo dahaaradu sidee kaaga gudaysaa iqlaas ayaan
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 Жыл бұрын
Mucaradki xubilmalayin hada muxukuracay xasan ok waqabiliste allekabaq
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Shaafici diinmaaha middakale Madaxweynuhu waakii yiri gaalada anraali gelino inaguna israaligelino adinkuna waxaad leedihiin diin haladifaaco.
@munalish1438
@munalish1438 Жыл бұрын
Waa yaab nin markuu dadka qalo oran jiray falilaahil xamdu ayaa maanta noo hogaminayo xukumada owqaafta Walee xukuumad ma jirtee illaahow naso hadiyeey
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Somalida munafaqada nagu badan. MUQTAR ROBOOW oo dhiigyacab ba meesha jooga OO KURSIGA lagu mamusay ba ALSHABAB ka shekenaya 🙄🙄🙄
@MohamedIbrahim-ue6px
@MohamedIbrahim-ue6px Жыл бұрын
sh usuuliyow shaleye waxad lehed nisa waa in lawada laayo adigo tagyeraye barabagaandho 10 nin oo iskoqos ah iyo dowlada shisheye ey wateen taas oo ah ikran ayaa lalayahay maantan waxaad taagyerihaysa dowladnimadi somaliaya waxaad soqabyaaldnimo cad soma oho? ikran cadalad meyheshe? so omada uma cadanin in eynoqotay qisadi saci reer banii israil
@XassanXassan
@XassanXassan Жыл бұрын
Ilahy sharafta kaa qaad tuug diinta alle kabeen sheegay War shiikh gaaladan dhulka joogta ee muxaribiinta ah ma arigtid miyaa,
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m Жыл бұрын
Gaalada yaa diiday in. aaydhul islaam joogaan
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
@user-zi5qc8xr1,,,,,, ilaaheey sharaf kuma siiyo khawaariij uraayo oo alkoleyste ah,,, QOWMULUUDYAHOOW,,, XAARAAMIGA AH,,,
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Жыл бұрын
Muxurmin adiga ah sheekh yadeena❤ no dhaaf khawarij yahow arag xun qaniis nijaas khawarij ku wasto gaalyahow gaalka dhahaly
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Khawaarijkaan afkiisa uraayo waa kii uu shiiqa sheegayee dhiigiisana waa inoo baneeyay shiiqa insha allah ilahey ayaan ugu dhawaan doonaa ✌🏾✌🏾✌🏾🇸🇴
@maxamuudcabdulaahi3630
@maxamuudcabdulaahi3630 Жыл бұрын
Ya ya hoog iyo halag kudhac dinta dolar miyaad kadorayay bee balka sooqado asaga umba kamaqan alha subxanahu watacala wuxu dhahy wa ina jundana lahul qalibuun muslinta kan haka bariqatan wcs
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Adiga ma dhiiga muslimkaa diinta ku badalatay doqon yahow afka dheer 🖕🏼🖕🏼🖕🏼
@kheyreaxmedcosoble8071
@kheyreaxmedcosoble8071 Жыл бұрын
Allaha ku xafido shiq
@khadraadhan3362
@khadraadhan3362 Жыл бұрын
Aniga waxay illa tahay in wixii qawarikh raac san farta tagaan
@ayuushpr4942
@ayuushpr4942 Жыл бұрын
Kanu sheikh maahan waa caada qaato waa ninkii nin iyo naag sadax dalqadod ku kala tagay dib isuku xiray
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Wahaabiga ayaa wata alshabaab iyo maraykanka.
@cabdirashiid3122
@cabdirashiid3122 Жыл бұрын
Wadada dhiiqo lugaha loogaliyey ma istiraadeen kkkkkk
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Maxaad rabtay ma in la iska aamuso oo qof kastaa si baadil ah diinta ugu qaraabto Tan kale ii sheeg shaqada culimada oo ay bulshada u qabtaan
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Dadka waxey iloowen kan wax dila waxna nooleya inuu alle jala wacalaa yhy waxey aamineyn ajashooda iney adoon iyaga la mid ah gacantiisa ku jirto war alle u towbad keena khawaarijtana meel Ugu soo wada jeesta
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
@@Somali12222 sax weeye waxad arkaysaa dad dhaafsiiyay awoodii bini aadamka xataa oo adinkoo kaligiin meel fadhiya haddii aad soo hadal qaadaan ku oranaya naga daa halis ha na galine Haddii uu arko qarax gurigiisa la agdhigay mana sheegi karo wax kalana ma qaban karo waxuu sugayaa intuu uga qarxo oo dilo ama ka bad baado mid baa igu yiri aniga iyo koox kale oo qalab dhisme meen ka rarayna ayaan aragnay daasad gacan ku samaysa oo meesha lasoo galiyay. Halkii aan sheegi lahay waan u ded nay kulahaa oo waxaan aamin sanayn inuu na agtaag naa kii meesha dhigtay Marka uu ii sheegayo waa mar ay saakoo kale qaraxday Caradii aan ka qaaday warkiisa iyo koox kale oo la jiibinaysayba Dib dambe ulama sheekaysan
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
@@xogbaar dadka damiir islaanimo kuma jiro qolofka kaliya ayeey muslim ugu ek yihiin mooye gudaha waa eber waa ley dilaa iyo waa ley jeedaa oo bini aadam uu ka cabsanayo ilahey soo uma jeedo qofkii qof badbaadiya waa isagoo bad baadiyay dadka aduunka oo dhan maxey tahay sababta raali ahaanshaha alle uu ugu doortay qof adoon ah inuu raali galiyo ogsonow xataa haduusan isaga dhigin danbiga qeyb ayuu ka lee yhy sababtoo ah qof muslim walaalkis ah ayuu u qariyay si uu naftiisa u bad baadsado
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Dadkan dhimashaa wax weyn la noqotay waad dhiman ama khawarij ha ku disho ama tii alle ha kuu timaado dhimashadu waa xaq hadii aduunka oo dhami isku dayaan iney ku dilaana kuma dili karaan ilaa saacadada dhamaato mooye lkn koox hebelaa i dileyso wax walba u sameynaaa qof islaanimdiisi ey shaki ku jirto ayuu qofka noqonaye ilahey qeyrkii ninkii ka cabsada
@user-bs7vp4tv7c
@user-bs7vp4tv7c Жыл бұрын
Duwladaba qawaarij ahee yaan been laysku sheegin
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
@user-bs7vp4tv7 Rufiyaan KHAWAARIJ AH OO URAAYO,, XABAD AYAA DABADA LAGAA GELINAA,,,
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Khawaarij wadankan waa kaga dhamaatay insha allah ✌🏾✌🏾✌🏾
@mukhtaryaxya7269
@mukhtaryaxya7269 Жыл бұрын
horta ka hadla. Kala qeybsanaanta umada soomaalieed iyofederaalka 4.5
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Taas aaasax
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Intaanoo shiikh yaaka celaayo bari kuwi, ileen waa masaakiin bullet proofs looma wada heli karee maxaa xala
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 Жыл бұрын
Qaarna dibadey Kai.aadeen qaarna hoteley ku jiraan
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Waxaad ilowday kan wax dila waxna nooleya inuu alle jala wacalaa yahay oo eysan ajashooda iyo taadaba ku jirin gacan qof adoon ah ee alle u towbad keen waa dambaabeysaa e
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA Жыл бұрын
Beenlow banaadir chanel
@cumarxasancumar1976
@cumarxasancumar1976 6 ай бұрын
Beenaale waryaa dawladu sharciga maku dhaqantaa dustuyrka gaaladu qortay
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 42 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 16 МЛН
Sharci Dajinta Wa Gaalnimo Sh Umal, Sh Mustafa Haji Iyo Sh Xassaan Abu Salmaan
24:34
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 191 М.
SIYAAD BARE IYO FARMAAJO YA CAQLI BADAN  SH XASSAN
11:26
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 350 М.
Sheydhan Qorane Iyo C Raxmaan Beenaale Oo Sfcn Lo Karbaashe Sh Xassaan Abu Salmaan
15:07
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 81 М.
Sh Xassaan oo ka hadlay GAALNIMADII Cabdiraxmaan C/shakuur
21:49
Qalaafe Media
Рет қаралды 218 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 652 М.
Calanka Oo Laweyneyo MaLinta Xuriyada 26 june Sh Xassaan Abu Salmaan
13:37
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 13 М.