MAGAALADII WAQTI KOOBAN KU KOBACDAY | JIGJIGA | Ep 42

  Рет қаралды 36,102

Faysal Shaik

Faysal Shaik

5 ай бұрын

#somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore
#somali #travel #africa #somalia #ethiopia #kenya #djibouti #adventure #somaliland #automobile

Пікірлер: 197
@Burco.
@Burco. 5 ай бұрын
Somalia, a country torn apart by civil war for over 40 years, has seen many casualties and forced many to flee to different parts of the world in search of a better life. Despite the tragic situation, there are still people who refuse to lose hope and strive to rebuild their country despite the circumstances. Their resilience and determination are inspiring, as they work towards a brighter future for Somalia, demonstrating that even in the face of adversity, hope and perseverance can lead to positive change❤❤
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 5 ай бұрын
Jigjiga oo xor ah oo cawaale kataaganyahay inshallah🙏
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 5 ай бұрын
Ku raaxayso Waa Magaaladii Soomali Oo dhan Soori Jirtay Magaalo La wada Jecelyahay 🥰
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 5 ай бұрын
I 've never thought go to Jigjiga but watching this video change my view. What a beautiful!! city!
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
It's very beautiful btw
@ahashi7828
@ahashi7828 5 ай бұрын
Maasha Allah Jigjiga Maasha Allah HARGEISA Maasha Allah DJabouti Maasha Allah Mogadishu MAASHA Allah GAARISA Masha Allah Somaliwayn Illaahay ha xafido Aamiin.
@trio12gito
@trio12gito 5 ай бұрын
Well done for your journey through all Somali Nations, meeting our Somali people
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 ай бұрын
Dhul somaliyeed Xuduud Malaha sxbow jigjigana incha Allah way xoroobi iyo Dhul kloo badan
@muhidinabdi1710
@muhidinabdi1710 5 ай бұрын
Alx Hadab was free
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 ай бұрын
@@muhidinabdi1710 Alxmdllh lkn anigu sxb Dhul Somaliyeed guud ahaanmeel free ah ma arko Aragti ahaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦍🦍 One love❤️
@somkaplan1563
@somkaplan1563 4 ай бұрын
@@muhidinabdi1710free micnaheeda maxaad utaqaan.
@ahmedyussuf2689
@ahmedyussuf2689 5 ай бұрын
Wonderful. Wa muqal xuruxbadan manshallah
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 5 ай бұрын
Magaaladii dhaqanka iyo hiddaha xabashida ilahay hakasaaro
@ahmeyjowhar1551
@ahmeyjowhar1551 5 ай бұрын
You have done great job ugas....Jigjiga city looks beautiful compared to other towns due to its trees planted along the roads.
@Aural1
@Aural1 5 ай бұрын
Mashallah Jigjiga 😍 Capital of Somali Galbeed region of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Masdille
@Masdille 5 ай бұрын
Jig jiga, Ethiopia
@Aural1
@Aural1 5 ай бұрын
@@Masdille come to Jigjiga and say this all the Somali people in galbeed are pro Somalia we don’t like Ethiopia and will never do same with NfD and Djbtoui all of these countries are Somali we were divided by the Europeans
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 5 ай бұрын
@@Masdillesiil ka hoyda ba Ethiopia ah
@Masdille
@Masdille 4 ай бұрын
@@Aural1 Waxaa adigaa lagu dhahaa hadii aynu midoobayno waa halkeeda waana si wanaagsan balse hadda adna waad ogtahay ana waan ogahay in jig jiga ay tahay itoobiya.
@Masdille
@Masdille 4 ай бұрын
@@yousufibrahim1208 Dhiladii riyada kugu dhashay was
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 5 ай бұрын
What a beautiful!! City!
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 5 ай бұрын
Thanks for showing us the beautiful city of jig jiga Somali galbeed aka Somali state ,insha Allah I hope they gain freedom soon
@trio12gito
@trio12gito 5 ай бұрын
Mashaallah.. the best videos I had watched so far. Thank you ader.
@minjare9138
@minjare9138 5 ай бұрын
Winner of the Jenius Book of records.
@user-farey
@user-farey 5 ай бұрын
Saxiib video yadaadoo dhan waan la socdey alle haku nabad geeto👏
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 5 ай бұрын
Jigjiga gobolka faafaan aadban u jeclahay jigjiga iyo dadkeedii geesiyaasha gumeysi diid from Hiiraan jigjiga in aan xoreyno gacanta cadowga an ka saarno maanta ayey inogu dhowdahay mustaqbalka dhow inta la gaarin guuleysta mujaahidiinta xabashida cashir u dhigtay🦁🇸🇴
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 ай бұрын
That's true ❓ people not weak up 😔
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 5 ай бұрын
@@Shin-wu4mi hurdada an ka toosino cid ino maqan malahan bro dadka anaka ayey naga rabaan abaabul iyo kacdoono shacab
@abiibakarahmad2148
@abiibakarahmad2148 5 ай бұрын
Thanks wall from jijiga
@yonylambo
@yonylambo 4 ай бұрын
Jijiga Somali are breeding with other Ethiopian Oromo Amhar tigre demographics has been changed million habesha live in Somali region
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 5 ай бұрын
JigJiga my home miss you from Azerbaijan ❤
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 5 ай бұрын
Jig Jiga is the Beautiful Capital city Magaalada Jig Jiga Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Runtii Waa Mid Cajiib ah Magaalo Kobceysa oo Soomaali Leedahay Waaye Inshaa Allah Jig Jiga Gaarisa Wey Ku Soo laaban doontaa Gacanta Uma Soomaaliyeed
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 5 ай бұрын
INSHA ALLAAH.
@naciimoabdihamidali6396
@naciimoabdihamidali6396 4 ай бұрын
Aad beey ushidanthy InshaAllah maalin waan tagi donaa❤❤
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 5 ай бұрын
Masha Allah nice video my br keep going
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 ай бұрын
Mashallah allow ku xafid walalkay fadlan fadlan music iskada
@kinhusain3648
@kinhusain3648 5 ай бұрын
Thank you Thank you bro showing our homeland
@kinhusain3648
@kinhusain3648 5 ай бұрын
MashaAllah You are in jigjiga you’re safe and sound
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 4 ай бұрын
MashaAllah beautiful city jigjiga
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 5 ай бұрын
Masha Allah Jigjiga waa magaalo dhisma qurxoon
@nimcomaxamuud8753
@nimcomaxamuud8753 5 ай бұрын
Jigjiga wadooyinka iyo bilicda magaaladu ma xuma lkn nolosha dadku aadbey u hooseysaa
@Abdinasir-show
@Abdinasir-show 5 ай бұрын
Faysal sheikh saxib hore u soco, dhul badan ayaad i bartay anoo gurigayga jooga oon sidaada rafaad marinbaan dalxiisay thanks❤
@user-fu5hs7yb9k
@user-fu5hs7yb9k 5 ай бұрын
Masha Allah hadii Allah ku nabad geeyay jigjiga
@ghboy2914
@ghboy2914 5 ай бұрын
Even numbers =dhaban Odd numbers =kisi
@CRFATE
@CRFATE 4 ай бұрын
Waxan ku arkay shalay Sxb walhi meelo iigu danbeysay 2015 kii itusty wan kula socda hory usoco from Germany 🇩🇪
@eazydazit
@eazydazit 5 ай бұрын
It's interesting how Somali Ethiopians say they are Somali Everytime, and most Somali kenyans are proud kenyans and say they are Kenyan. majority of them are losing their mother tongue. I can understand the general differences of the two communities in terms of political peace and integration of both communities, but Damn, it's day and night the difference
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Some things are shaped by politics. Read it.
@cat_106
@cat_106 5 ай бұрын
It is not politics, it is Somali Kenyans who have identity crisis ​@@FaysalShaik1
@TheSomalist
@TheSomalist 5 ай бұрын
It is because Kenya is a democracy and Ethiopia is repressive. That's why Somalis in NFD, like in the West, have integrated due to lack of fear of state violence, not forgetting the horrors of the past (e.g. the Wagalla Massacre). While Somalis in the Ogaden cannot integrate, because they are seen to this day as second class citizens by the tyrannical regime in Addis Ababa that is now busy killing their own Amharas, Oromos and Tigrayans. That is the difference. ​@@FaysalShaik1
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 5 ай бұрын
Faysal wan ku salmay asc wan ku dawada masha Allaha safarka Allaha ku fududeyo aamiin waxn ahay hooyo somaliyed
@najmaibrahim4854
@najmaibrahim4854 4 ай бұрын
Wooow mashallah, vlog qurux badan😍
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 5 ай бұрын
Jigjiga
@aidrusmohmed6801
@aidrusmohmed6801 5 ай бұрын
What a video Amazing content
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 5 ай бұрын
Fiiro gaaraha 🤚 masaajidka hidaayo pamo dhoho ee waxa la dhaha masjid salaam ama markazka tabliiqa .
@habzajama5657
@habzajama5657 5 ай бұрын
Waa muuqaal wanaagsan sxb
@user-kd1qo6tq8h
@user-kd1qo6tq8h 4 ай бұрын
Waa xabashi yaan
@user-ug4wz9en9t
@user-ug4wz9en9t 5 ай бұрын
أستمر بنشر المزيد من ثقافه اخواننا الصوماليين في قليم وجادين الصومالي متابعك من العراق أستمر ❤❤❤
@user-tn8uy2ri8q
@user-tn8uy2ri8q 5 ай бұрын
تشرفنا فيك وان شاء لله. له زياره قريبه على العراق 🇮🇶❤️
@aliwacays123
@aliwacays123 5 ай бұрын
Maasha Allaah waddankayga alle ha xifdiyo faysaloow adigana aad baad umahadsan tahay howsha halkaa kawad sxb.
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 5 ай бұрын
mash allah Jijiga wa qurux waaaaw ❤
@dacar1730
@dacar1730 5 ай бұрын
Welcome to jigjiga ilaa Kenya waan ku daawanayay Anigoo jigjiga jooga maantana flog baad magaaladaydii ka duubaysaa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Aad iyo aad. Mahadsanid walaal 🙏
@Madaaale377
@Madaaale377 5 ай бұрын
Faysal sxb muuqaalada waa lasocda aadbaan muuqaladada ugahelay keep going brother 💪 inta in ka badan kuu rajayna
@MUQDISHAAWI328
@MUQDISHAAWI328 5 ай бұрын
WELL COME HOME 🏡 JIJIGA FAYSAL SHAIK EAST AFRICA 🌍 CYCLING 🚲 MAN 👨
@ramasridho5261
@ramasridho5261 5 ай бұрын
Jigjiga never misses to impress me ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Very impressive. Cold, well built. I like here.
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 5 ай бұрын
WELL DONE BROTHER 👏 ✔️
@Muslixtrades
@Muslixtrades 5 ай бұрын
Mshllh War meeshu waaba qurux kaliya nio meel yar oo amxaaro dhoobantahaybaan moodayay e.
@Hippobottomless
@Hippobottomless 5 ай бұрын
Amxaro jariyad ama booyiso lee kayihin jijiga
@somkaplan1563
@somkaplan1563 4 ай бұрын
Waaba magaalo Somali ka dabargo’eeso jigjiga waa udhamaatay.
@user-rq4kx5sj2m
@user-rq4kx5sj2m 14 күн бұрын
ma challh jigjiga cady
@MaxamedOctober09
@MaxamedOctober09 4 ай бұрын
Jig jiga yuotpero badana
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 5 ай бұрын
Thanks for the video brother.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
My pleasure 😊
@highhigh7476
@highhigh7476 4 ай бұрын
Even and odd number so intrastated
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 4 ай бұрын
Jigjiga ❤😊
@medmoud8880
@medmoud8880 5 ай бұрын
hore u socoo faycal
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha allllah jigjiga magaaalo quruxbadan❤
@rewritefinance2007
@rewritefinance2007 5 ай бұрын
Amazing video as always. Keep up the great job Faysal. Btw, unlike Kenya, most Somalis here consider quite offensive to be called Ethiopian or the region to be identified as Ethiopia. Even saying the "country" to mean Ethiopia is an insult to the Somalis there. I'm sure you have come across that already lol
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 5 ай бұрын
Qurux ❤❤❤jig.jiga
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 5 ай бұрын
Faysal zxp borama kugu sugaynaa jigjiga waxay ujirtaa 80km kaliya waa xarunta gobalka awdal ❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Haye sxb
@nagisiyad7031
@nagisiyad7031 4 ай бұрын
Wll dadka iisara dheh wada dheer somarty❤
@user-ku7ce2ni1n
@user-ku7ce2ni1n 5 ай бұрын
BURCO MAD SOO MARAYN USTAAD
@cabdiqaadir533
@cabdiqaadir533 5 ай бұрын
Thanks for coming into jigjiga we are in the jigjiga i would like to meet you I'm not famous but I'm your one of supports your video is my favourite thanks fayal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Alright brother. About page ka WhatsApp ka igasoo qabo
@jcrich9971
@jcrich9971 5 ай бұрын
Wow horey u soco✊
@NOT_MEANING
@NOT_MEANING 4 ай бұрын
Kan ree Jigjiga maha kula socda shb waxba makala garanaya
@habzajama5657
@habzajama5657 5 ай бұрын
Guul baan kuu rajeynayaa dalxiis wanaagsan
@fadumomohamud6073
@fadumomohamud6073 5 ай бұрын
Mansha Allah wakudaawa kilalka 5 waagobolhmka 5
@user-kn3nt4dn1g
@user-kn3nt4dn1g 5 ай бұрын
waxaan ku faraxay in tiraah do reer gaarisa,war qabiilka aan u badalno magaaladaas baan ka imid,waa wax aduunka laga isticmaalo
@engineersom
@engineersom 5 ай бұрын
Hore u soco wll shaqo fiican baad noo haysaa waxaan rajayn inaad sii joogtayn doonto inaad nakala barto dhulkayaga. Hal talo: intaad deegaanka joogtid, walaal Afkaada inaad itoobiya ka ilaalisid isku day dhulku waa dhul soomaaliyeed goor ay noqotana xornimo inay hesho aan wada rajaynayno❤ Guulayso walaal
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Guuleysta sxbyaal
@user-iv9qq2zr1z
@user-iv9qq2zr1z 4 ай бұрын
jigjiga dhismo qurxoon❤❤❤❤❤❤
@cabdicasiscaligeedicaligee9609
@cabdicasiscaligeedicaligee9609 5 ай бұрын
Kkkkkk Hal eray ima dhaafin muqaalkale iyo jigjiga adigo baskil kumarayo
@GaaniYare-cv5xz
@GaaniYare-cv5xz 5 ай бұрын
Jeel ogaadeen soo booqo waa meel qisooyin cajiiba ku duugan yihiin 😢😢😢
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 ай бұрын
mansha allah good job❤🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks 👍
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 5 ай бұрын
Thanks Faysal it’s beautiful town jigjiga ❤
@Hippobottomless
@Hippobottomless 5 ай бұрын
It’s a city and the capital not a town
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Soomaali-nimadu Ha waarto❤❤❤❤
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 5 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤❤ 🇸🇦🇸🇴
@Hippobottomless
@Hippobottomless 5 ай бұрын
No sorry we don’t like Saudi
@kinhusain3648
@kinhusain3648 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 5 ай бұрын
After making a very good personal bicycle trip record of 2000 km, please make sure you have enough information, about the situation and requirements of the areas you are heading to, way ahead of the next trips left.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 4 ай бұрын
Iskama kobcin ee rag ayaa naftoodii u huray. Lama illaawi doono Wixii halkan loo soo maray. Lama illaawi doono cadowga aan Soomaaliga aheyn iyo ka Soomaaliga ah ee cadowga shishe u shaqeeya. Insha Allaahu guul iyo in aan la is dhigan oo wax meel la sii dhigto.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 5 ай бұрын
Masha Allah, waa magalo Qurxoon
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 4 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 no imoow sxb
@Hippobottomless
@Hippobottomless 5 ай бұрын
Wooow jijiga is clean no trash or plastic bags and it has great paved roads and a beautiful city overall. I also like their bajaj 9:09 system certain bajaj can work certain days so the city doesn’t get overrun by bajajs
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Beautiful city
@liina3528
@liina3528 5 ай бұрын
From deeqsi man❤
@Bd_yt923
@Bd_yt923 5 ай бұрын
Taliye codka nagaso habee vidiyooga danbe 🎉
@-MuHeDiN-UPeY-M0WLiiD
@-MuHeDiN-UPeY-M0WLiiD 4 ай бұрын
Waaa 11 kililkulahaaa
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 5 ай бұрын
Jigjiga somalia 🇸🇴
@user-uy2sg1by1o
@user-uy2sg1by1o 4 ай бұрын
Ree dhagx buur Ilka cas isoo raaca
@iggythewiz3980
@iggythewiz3980 5 ай бұрын
Maa shaa Allah, beautiful vlog brother. I hope to visit one day iA. May Allah unite the hearts of the Somalis despite being in different countries. Love from a Somali Djiboutian ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Ameen brother Shukran in badan
@waadanijigjigawi4623
@waadanijigjigawi4623 4 ай бұрын
Hometown hope you enjoyed your stay brother
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Yeah. Enjoyed much.
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 5 ай бұрын
Don't say Kill 5naad Say Dowlad Deeganka Somalida
@mubarakfarah3891
@mubarakfarah3891 5 ай бұрын
Magaladaydi Jig jiga Waan u Xiisay kaliya Anigo Ka Soo Maqan 2 Bilood
@ramasridho5261
@ramasridho5261 5 ай бұрын
I always hear it’s colder than Nairobi ni true ama
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Yeah. It's cold.
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 5 ай бұрын
bajajta anaga Baydhabo. colour ayaa lagu kala aqoonsadaa, maalin gaduud, maalin cadaan maallinna Jaalle
@bardehanad4919
@bardehanad4919 5 ай бұрын
Even number = Tiro dhaban, Odd number = Tiro Kisi
@ahmato2696
@ahmato2696 5 ай бұрын
My home town sxp feisal Nairobi baan kaala socda guulayso 🙏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@wllahmedac7042
@wllahmedac7042 5 ай бұрын
M.a zhp horay usoco ❤❤
@mohamedabdalah4473
@mohamedabdalah4473 5 ай бұрын
Deeqsi ayaa magalada tariikhdeda hayo Ee wareso sxb
@kaapefx6285
@kaapefx6285 4 ай бұрын
yes erayga "KILIL" waa region in Amharic language
@samisaac-kk6en
@samisaac-kk6en 5 ай бұрын
Qurux,Qurux,Qurux, Aad iyo aad baan oga helay muqaalka casimadda deganka Somalida iyo KZfaqrkalka qiimaha iyo xirfada leh. 3 bilodka ha hor ayaan Soo maray casimda jigjiga anioo ka imid halkaa iyo Shaxda ama Buhodle. Aad iyo aadbaa magalada iyo dadkeeduba ii deqeen. Alaha wayn Nabada ha u siyaadiyo jigjiga iyo meelkata oo biliadam dego.
@comtheable
@comtheable 5 ай бұрын
Boorama waa in aad soo martaa
DHIRE DHAWA | CAASIMADA 2 AAD EE ETHIOPIA | Ep 46
24:36
Faysal Shaik
Рет қаралды 57 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 70 МЛН
Maqaaxida Shaaha Ninka iyo Magaaladda Jigjiga, DDS 🇪🇹
8:59
Mukhtar Eman
Рет қаралды 2,8 М.
MAKADA AFRICA | HARAR | THE MECCA OF AFRICA |Part 1 | Ep 45
26:06
Faysal Shaik
Рет қаралды 25 М.
BUURTII LAGU BAABA'AY 1977 | KAARAMARDHA | Ep 44
27:01
Faysal Shaik
Рет қаралды 35 М.
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
Street Food in jigjiga
12:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 328 М.
game paling lucu🤣#trandingshorts
0:43
Brewok Ndeso
Рет қаралды 40 МЛН
Thieves and a Policeman - they cheated the kukumbik ! 🤣😬
0:47