No video

IN KA BADAN 2000 KM IYO 2 BILOOD OO BAISKIIL AH, UGU DAMBEYNTII WAXAAN SOO GAARAY JIGJIGA | Ep 41

  Рет қаралды 42,841

Faysal Shaik

Faysal Shaik

6 ай бұрын

#somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #travel #africa #somalia #adventure #ethiopia #kenya #djibouti #somaliland #automobile

Пікірлер: 276
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 6 ай бұрын
2000km is a record for Somali modern travellers
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
I hope my people get to understand that they can travel beyond borders. Safely.
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 6 ай бұрын
thank you for inspiring the next generation and soon you will be recognized among The Somali influencers🎉
@lii7560
@lii7560 6 ай бұрын
​@@FaysalShaik1 Hargeisaa ha. Mariin waa jiga jiga oo kale waye ku dhiibi donaan waxaan kugula taliin lahaa in aad. Borome. Martiid oo awdal ka gaal xuduuda
@Burco.
@Burco. 6 ай бұрын
Dear young Faysal I wanted to take a moment to reach out and commend you for your incredible journey from Kenya to Djibouti on your bicycle. What you're doing is truly remarkable and inspiring. Your determination, resilience, and adventurous spirit are admirable qualities that deserve recognition. As you travel through villages where Somali people reside, I encourage you to continue spreading positivity and encouragement. Remind the parents in these communities of the importance of education for their children. Knowledge is a powerful tool that can unlock countless opportunities and empower future generations. By prioritizing education, parents are investing in the bright future of their children and the prosperity of their communities. Your journey not only demonstrates physical strength and endurance but also serves as a powerful message of hope and possibility. Keep pedaling forward with courage and conviction, knowing that you are making a difference with every mile you travel. Wishing you safe travels, continued strength, and endless blessings on your remarkable journey. Warm regards, Mohamed Ali
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 6 ай бұрын
​@@FaysalShaik1sxb heesta iska daaa adoo raaliyah waa iga codsi walhi
@guletgulet3389
@guletgulet3389 6 ай бұрын
Faysalow, ha isticmaalin erayga "dhulkiinna" dhulkeenna weeye erayga ku fiican, adigaa Somali Kenyaan ah,iyaku waa Somali Ethiopian, laakiini dhulkaasi waa dhul Somaliyeed.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 6 ай бұрын
Somali kenyanka sxb waa labadalay, soomali iskuma haystaan. Kenya ayay kufaanaan. 50 sano kabbacdi afsoomaaligu xataa wuu ka lumi, haddii aanay wax isbadalin oo qoladan soomaliya katagtay aanay saamayn.
@guletgulet3389
@guletgulet3389 6 ай бұрын
@@NewsFusion24 waa runtaa, Af ksawaxiligii ayaa hadda soo gaarayo Jubooyinka,NFD xaggee joogtaa?
@guletgulet3389
@guletgulet3389 6 ай бұрын
Somalidu@@NewsFusion24 Somalidu maa aanay qabsan dhulkaas Iyakaa ku noolaa, Ingiriis ayaa siiyey, laba qabiil mid uu yahay Kikuyo iyo Klinjani, oo ahaa qabailo xoola dhaqato aha, dhiigga lo'da ku quraacda cawaan ahaa, qaarkood ka yimaadeen Uganda qaarka aklena ka yimaadeen Tanzania, si uu Ingiriisku u xafado dhaqaalahii uu Nayroobi galiye.Hargeysa muxuu u dhisi waayey? suaashaas is weydii.
@abduwahabhasan
@abduwahabhasan 6 ай бұрын
Somali Kenyan bis ah ayaa jirto Somali Ethiopian wax la dhaho majiraan. Somali Kenyan ama Kenyan ugu yeedh kuwa Sujuga lakin Somalida Ethiopia waa Somali.
@inaugaasKh
@inaugaasKh 6 ай бұрын
Sxb Somali waa ethnicity wax laa isu arko maahan waa udhalasho,
@user-ug4wz9en9t
@user-ug4wz9en9t 6 ай бұрын
متابعك من العراق احب الشعب الصومالي البطل أستمر بل توفيق ❤❤❤
@fad-hiabdi9009
@fad-hiabdi9009 6 ай бұрын
Maansha alaah . Aad iyo aad baan kuu hambalyaynayaa saaxiib . Safarkaaga bilow iyo dhammaad waan la socday . Nin aan qaloonayn oo cid kasta oo uu la kulmo ay hore iska fahmayaan oo soomaalinnimo iyo gobonnimadeeddii ay ka muuqato ayaad tahay . Hore u soco saaxiib .
@yuusufsheikali9712
@yuusufsheikali9712 6 ай бұрын
Masha allaaah runtii jigjiga hurumar fiican baa ka muuqda, 1995 mar aan soo maray hal waddo oo laami ah xitaa iigama muuqan maantana waa taa cirka mareysa allaha u siyaadiyo hurumarka .
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 6 ай бұрын
Baaskiiladda midigta kuwad sxb yaan baabuurtu kudiline, meesha Kenya maaha oo bidixda laguwado baabuurta.
@user-xt6dp4iz6s
@user-xt6dp4iz6s 6 ай бұрын
Mansha allah degaanka somalida aad baan uga helay wadooyinka aad baa loo wasiciyey
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 6 ай бұрын
Guulleyso Legendary Faysal Abdulaahi Sheekh Welcom To JigJiga
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks.
@MUQDISHAAWI328
@MUQDISHAAWI328 6 ай бұрын
2000km BEST OF BEST EAST AFRICA CYCLING 🚲 MAN 👨 GOOD LUCK 👍
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 ай бұрын
Quran ka ku driving 🕋❤️🕋💎❤️🕋💎
@Tasniim1
@Tasniim1 6 ай бұрын
Al hamdu lilaah nabad kugu keenay JigJiga. Inta kuu hartayna Rabbi weyne nabad hakugu geeyo bi’idni Allah.🤲🤲.
@ramasridho5261
@ramasridho5261 6 ай бұрын
❤ I love how you ask the kids about your education and how you give them little treats I find it adorable ❤
@ibrahimhassan3644
@ibrahimhassan3644 6 ай бұрын
Pls .telekaaga iisoqor
@user-ii7nm2gx9g
@user-ii7nm2gx9g 6 ай бұрын
MashaAllah TabarakaAllah waxaad socotaba finally Jigjiga timid geesbatay Faysalow 🎉guuleyso walaal❤
@Burco.
@Burco. 6 ай бұрын
Dear young Faysal I wanted to take a moment to reach out and commend you for your incredible journey from Kenya to Djibouti on your bicycle. What you're doing is truly remarkable and inspiring. Your determination, resilience, and adventurous spirit are admirable qualities that deserve recognition. As you travel through villages where Somali people reside, I encourage you to continue spreading positivity and encouragement. Remind the parents in these communities of the importance of education for their children. Knowledge is a powerful tool that can unlock countless opportunities and empower future generations. By prioritizing education, parents are investing in the bright future of their children and the prosperity of their communities. Your journey not only demonstrates physical strength and endurance but also serves as a powerful message of hope and possibility. Keep pedaling forward with courage and conviction, knowing that you are making a difference with every mile you travel. Wishing you safe travels, continued strength, and endless blessings on your remarkable journey. Warm regards, Mohamed Ali
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thank you very much brother Mohammed. I really like your positivity. I will continue with the positivity man. Shukran 🙏
@Hippobottomless
@Hippobottomless 6 ай бұрын
Well said bro 👍🏿
@shabeele6131
@shabeele6131 6 ай бұрын
Taalada sayidka hoosteeda ku qor magacaada iyo in km ee soo socotay. For the history
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 6 ай бұрын
shaaha Ninkaad Fadhidaa waan Kuu Jeedaa 😂Xili casar Gaab ah 🫡Ku soo dhawoow Jigjiga Sxb 🙏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Waan joogay galabta halkaas sxb. 😅
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 6 ай бұрын
Jigjiga Ha Ka Bixin Sxb Adoo Xog Dhab Ah Ka Helin wadadaad Djibooti Ku tagayso Amnigeeda 🫡
@mowliidmoallim1010
@mowliidmoallim1010 6 ай бұрын
first time to See Jigjiga city and that credit goes to You, Feisal
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 6 ай бұрын
Jigjiga iyo deegaan kiiba waan u xiisay runtii 2021 kii baa iigu danbaysay bilow giisii
@mohdabdullahi3002
@mohdabdullahi3002 6 ай бұрын
M.a masuul illaahay hakuufududeeyayo safarka
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 6 ай бұрын
excited to see Jigjiga
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
More exciting stuff on the way.
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 6 ай бұрын
Welcome to djibouti 🇩🇯
@farukhali2076
@farukhali2076 6 ай бұрын
JIGJIGA LAND OF SOMALIA
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Very beautiful. Wow. Exploration is coming.
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 6 ай бұрын
Mashallah,inaguna waan kula soconaa,GEESI
@mustafedek
@mustafedek 6 ай бұрын
SOO DHAWOOW SAXIIB, YOU DID IT!🎉🙏
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 6 ай бұрын
Maash allaah waxaad istaahishaa bilad sharaf waad sharfantahay
@user-nr7gx7lx2d
@user-nr7gx7lx2d 6 ай бұрын
Some people drive recklessly on the road so exercise extra caution
@DhoolDaher
@DhoolDaher 5 ай бұрын
Dadka somalida ah ee daga dhulkan Waa kuwo Dadka Safar ka ah dhibaateeya intaas ayaan ku nacay dadkaan
@mohailkacase1
@mohailkacase1 6 ай бұрын
Congratulations 🎉 faysal pro from mogadisho somalia 🖐️
@Hippobottomless
@Hippobottomless 6 ай бұрын
Reer Mogadishu come visit Jijiga guys
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 6 ай бұрын
Wxn idinka sosalamya casimada dhulki halganka e jigjiga gareahan jigjiga international hotel ogadenia wyxorobysa
@mohamedabdullahiali
@mohamedabdullahiali 6 ай бұрын
Magaaladii garaaddada jigjiga janno
@user-bd2bx1rm6b
@user-bd2bx1rm6b 6 ай бұрын
Hambalyo sxb welcome to jigjiga love from muqdisho Minnesota
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks buddy
@xashirbaxhir
@xashirbaxhir 6 ай бұрын
M.a for the long distance you've covered 2000KM is not a joke Don't give there is light at the end of the tunnel Djibouti is loading ❤
@inaismail4860
@inaismail4860 6 ай бұрын
Masha alh wll hanbalyo lkn heeso bilaa music ah inaad saarato yara wacnayd dad badan baa musiga naca barnaamijkaguna waa mid xiiso leh sheekh iyo shariifba la xiisaynayaa wa iga uun talo
@MuhiyedinSofe
@MuhiyedinSofe 6 ай бұрын
Mansha alah zxp maanta jigjiga ayaad gaadhay keep going zxp noloshu kuma xumayso
@abdirashidhaji1628
@abdirashidhaji1628 6 ай бұрын
Congratulations, bro you have already achieved what any Somali person has not achieved yet, this will go down the history book for you. Also you have great context creation well done.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thank you bro 🙏
@KhaalidAli-tk9eh
@KhaalidAli-tk9eh 6 ай бұрын
Zxp markasta waan Kula socda Alx hadii aad nabad timid❤❤❤
@aminaomar6271
@aminaomar6271 6 ай бұрын
Illahay ha ku xifdiyo.
@abdirahmanduale5327
@abdirahmanduale5327 6 ай бұрын
Sxb aad baan kuu salaamayaa , aad baan uga helay socdaalkaan taariikhiga ah , Waxaan kugu la talinayaa koofiyad safety ah indho ilaahay baa wax badbaadiya e
@Hippobottomless
@Hippobottomless 6 ай бұрын
25:12 wow impressive Jijiga has multiple functioning traffic lights 🚥
@mubaarigqaazaali9702
@mubaarigqaazaali9702 6 ай бұрын
faysal wll horre usoco qabtii hore waad ku guulaysaty hambalyo hambalyo 2000km
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@FINAAS1
@FINAAS1 6 ай бұрын
Big legend zxp waxan kula socday reer dinle ila hada .halka kasi wad.❤❤❤❤
@ibrahimabdullahimohamed8840
@ibrahimabdullahimohamed8840 6 ай бұрын
Nairobi not so cold but it rains more than Ethiopian Highlands even Addis ababa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
This region is cold bro
@fatumaadam3067
@fatumaadam3067 6 ай бұрын
I am proud of bro hongera ni furaha kumuona this brother
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks sister
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 6 ай бұрын
Masha allah dhul maren weye inankan geesi d
@Footballer1165
@Footballer1165 6 ай бұрын
Jigjiga caasimada degan ka somalida kuso dhowow sxp
@kinglipato7
@kinglipato7 6 ай бұрын
wxd i jeclaysisy dalka wlhi zxp move up
@maaweeladacaruurta6604
@maaweeladacaruurta6604 6 ай бұрын
Hambalyo sxb waan kula socday intaas oodhan🎉🎉🎉🎉
@imtenanilyas1201
@imtenanilyas1201 6 ай бұрын
Waxaad tahay qof go’aanleh wll horay uso kaliyeta musickta kareeb muqalada 😊❤️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Haye sxb 🙏
@Abaalley
@Abaalley 6 ай бұрын
Nairobi to jigjiga congratulations bro. Godey marka joogtay in aad koonfur aado oo feerfeer, baladwayne, hargaysa barbara halkaa aad jabuuti ka gasho baa wacnayd dhul badan baa mari lahayd lkn amni ma leh. Bad qab ku tag jabuuti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Ameen brother 🙏
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
maxaad u cawareysaa wiilka?? dhulka beledweyn amaan maaha!! Arsenal , ayaa joogta !! Mideda kale wadada Burco -Berbera -Hargeysa. Wey xidhan tahay !! LasAnod. Ayaa xidhay!! wadan Ka warba kama Haysid ! dadka ha cawarin!
@Abaalley
@Abaalley 6 ай бұрын
@@shukri114mohammed2 comment ga dib u akhri walaashey "lkn amni ma leh" baan ku daran dhulkaa anaa uga aqoon badan dilkiisa hadaan rabana uma duceeyeen waxa aan u sheegay in ay dhankaa ka wacnaan lahayd madama reero kala duwan ay dagaan lkn caqabada ay tahay aysan amaan ahayn.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
@@Abaalleysorry boowe! waan yaabay😳dee!! DDSI, waa dhulka ugu nabad gelyada wacan! waayo dee Somalia 🇸🇴 maaha!! dalkeena habaar baa ku dhacay😂!!
@Abaalley
@Abaalley 6 ай бұрын
@@shukri114mohammed2 dssi" ha dhihin DDS dheh i da naga reeb ethopian ma nihin ethopia wayna gumaysataa mooyee ma nihin ethopian. Dalkeena soomalia (gobolada koonfureed" habaar kuma dhicine dadkii talada dadka loo dhiibay baa halkaa dhigay.
@hoygasheekoyinka9073
@hoygasheekoyinka9073 6 ай бұрын
Waad soo dhawaatay m.a
@asiliborle6342
@asiliborle6342 6 ай бұрын
Mash allaah ilaahey ha ku xafido
@abdimajid2893
@abdimajid2893 6 ай бұрын
Waar ninkani waa legend wlahay calankii duriyadana waa sitaa laandheere hore soco bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Mahadsanid walaal 🙏
@mukhusen8795
@mukhusen8795 5 ай бұрын
Waa calanka deegaanka 😂😂😂😂
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 6 ай бұрын
Waa waad daadaashe guud
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 6 ай бұрын
Mashaa allaah well done bro
@Burcawi24
@Burcawi24 6 ай бұрын
Nin culus sxb guul
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 6 ай бұрын
Masha allah my safar wacan ayan ku rajenayaa
@truth8422
@truth8422 5 ай бұрын
I was there exactly 1 month ago as well, February 9, 2024. I took a flight from Addis Ababa to Jigjiga, then took a car for about 2 hours and then came back to Jigjiga, all in the same day. In 2020, I also traveled from Jigjiga to Addis Ababa by bus for 20 hours. Both trips made me extremely exhausted, so can't imagine what it would be like to travel 2,000 km on a bike. Unimaginable.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Yeah. Unimaginable sometimes. But if you got the will, you will always find the way.
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 6 ай бұрын
Haveen walbo markan london joogaya wan ku dawaan jiraya aboowe❤
@aqoonkororsimedia4345
@aqoonkororsimedia4345 6 ай бұрын
Go,aanka waa qayb kamida ah guusha qofka adiga iyo anaguba dhul aam wali arag ayaan wada baranay go forward
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb 🙏
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng 6 ай бұрын
Faysalow ilaa iyo Nairobi jigjiga waan Kuala socday dhul badan baan bartay laakiin adigu imaad arkeen keep going
@calipheabdow6608
@calipheabdow6608 6 ай бұрын
My lovely Garisa
@Hippobottomless
@Hippobottomless 6 ай бұрын
Um I think u need glasses 👓 bro this is Jijiga not Garisa 2 different cities and 2 different countries
@hassanhussein5782
@hassanhussein5782 6 ай бұрын
Congrats bro keep going our prayers are with u .
@dalqoshow4318
@dalqoshow4318 6 ай бұрын
Alle wax ku dhiba kuma tuso saxiib ❤
@3mpestrickster357
@3mpestrickster357 6 ай бұрын
Zxb allaha kunabad yeelo Lets go to 4000km
@A...A09888
@A...A09888 6 ай бұрын
Kusoo dhawaw magaalada jigjiga zxp faycal ❤❤❤
@45mint
@45mint 6 ай бұрын
2000km is not a joke
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 6 ай бұрын
Congrats. You covered a good distance. Wish you success in your whole trip.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thank you.
@user-sz2jv1fz8u
@user-sz2jv1fz8u 6 ай бұрын
Congratulations, you're halfway to your goal, keep going 👏👏
@BisharHassan-kv2sk
@BisharHassan-kv2sk 6 ай бұрын
Fey sxb magaladan kudhashaybad gadhaye sxb isoqabo melban kudhibi laha isoduubee waxana jogaa garisaa garahan Bula xagar
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 6 ай бұрын
Marki hore ma imankarin
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 6 ай бұрын
Runtii faysal sheikh waad mahad santahay pro. Dhul aan aad u jecalhy ayaad bookhatay
@inpektore14
@inpektore14 6 ай бұрын
Caadi mahad was dalxiis cajiib ah
@Mali2.0W
@Mali2.0W 6 ай бұрын
ManshaAllah, brother, keep up your amazing work 👍 You really inspired a lot of us. Welcome to my hometown, JiGJiGa. I hope your visit is enjoyable.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks. I hope so.
@mousamooge8228
@mousamooge8228 6 ай бұрын
MashaAllah waad gaadhay hadafkaagi. Djibouti inyar ayay ku jirtaa hada. 450km meelahaas.
@Shakta69
@Shakta69 6 ай бұрын
Hore u soco sxb waxa sugna ilaa aad ka soo gartid muqdisho ❤🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
InshAllah brother
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 6 ай бұрын
Waa Dharkii Ay Kaniisada Ku aadayeen
@BishaarAhmed-wn1ow
@BishaarAhmed-wn1ow 5 ай бұрын
Qofkumarku goobolada bari kayimado ee qabri bayax soogadha naxariis daremi wyo 50 km basi ayay jgjga kujirta
@yumna4675
@yumna4675 6 ай бұрын
Congratulations mashaAllah 🎉
@muhyadinkhafow8513
@muhyadinkhafow8513 6 ай бұрын
M.a bro was following you from your first video. Keep going remember no human is limited. Garissa ayan kaso salamaya sbkey
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thank you so much sxb 🙏
@adenmohammed2065
@adenmohammed2065 6 ай бұрын
thanks bro waan kufaraxsanahay inaan arko dhulkii abtiyaasheeeeey
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
ManshaAllah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 ай бұрын
Keep going
@cabdi.maxamedcumar
@cabdi.maxamedcumar 6 ай бұрын
Axb waxan kala socdaa baraha bulshada dadaalkaada mesha ka wad waxad mudan tahay Ku dayasho
@bashirabdullahi4687
@bashirabdullahi4687 6 ай бұрын
Saaxiib faysalow waxaad joogtaa jigjiga waana magaaladaydii saaxiib.
@bashirabdullahi4687
@bashirabdullahi4687 6 ай бұрын
Runtii lambarkaaga haddaan heli lahaa kula soo xiriiraa jigjiga dad aad iyo aadaan kugu xiri lahaa si fiicanna waa lagugu casuumi lahaa waxaan u malaynayaa inaan kala dheer nahay anigu waxaan joogaan ameerika saaxiib.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Sxb WhatsApp ka igasoo qabo. Qaybta about ka
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 6 ай бұрын
Keep goning
@Filfilofariid
@Filfilofariid 6 ай бұрын
Next hargysa kugu sodhawynyna wll insha llh welcome
@AlBAZRiChannel
@AlBAZRiChannel 6 ай бұрын
Keep going pro ❤
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 6 ай бұрын
Sxb wan kudaawanleheeyn lkn hees uunbaaa kuusaaran markaad dadka lajoogto mooyee inta kale safaraad kujirtaaye adkaarta basso sxb
@Hippobottomless
@Hippobottomless 6 ай бұрын
Bro u came in the winter dry season if u cycle thru the region in the rainy season it’s so green and all the mountains turn green with water running downhill it’s absolutely incredible. U should of came 2 mouth ago it was breath taking
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Yeah. Everybody was telling me that. Jigjiga and it's neighborhood is very beautiful.
@abdinasirhaji
@abdinasirhaji 6 ай бұрын
Watching you from Seattle
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
✌️
@user-yq9bm7yc3i
@user-yq9bm7yc3i 6 ай бұрын
Faysa kebibayah is apart of canada
@Elman1
@Elman1 6 ай бұрын
How many days are u staying in Jigjiga I’m planning to come next week and I’ll be very glad to link up with u
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Hi. Kindly contact me through my WhatsApp. Official numbers on the about page of this youtube channel.
@quenmaida1376
@quenmaida1376 6 ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo wll wan kugu dhiiro galineynaaa hadf kaaga u danbeeya ilaa jabuuti I.a
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
InshaAllah wll
@kinglipato7
@kinglipato7 6 ай бұрын
am not tying to watching your videos i like it gulayso zxp
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g 6 ай бұрын
Jigjiga somali kaliya malahan marunta isku shegtin waxa dega qoomiyado kala duwan sida etiopian iyo somaliba
@axmednuurshmuuse147
@axmednuurshmuuse147 6 ай бұрын
Man Sha Allah zxb horay usoco
@sweetkokii
@sweetkokii 5 ай бұрын
Congrats man what a milestone 🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks brother 🙏
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 6 ай бұрын
Deegaanka waxa ugu sareeya lafaciise, tuliguuleed ilaa jinacsani sida saxda
@hanadishqih1190
@hanadishqih1190 6 ай бұрын
Guuleyso sxb safar quruxbadan nabad ah dad barasho waayo aragnimo waxaa rajeyn buug inaad ka qortid safarkaagas.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
InshAllah sxb
@theparadigm8453
@theparadigm8453 6 ай бұрын
AND the journey continues,2000km! Ma jeclaanin in ay isbaaro dhigtaan ama ay kaa qashqashaadaan safarkaagii.waa nasiib darrada dadka Somali haysto weeye. Iyagaa isu xoog badan. Cid aan ogayn Safarkaaga Dhulka Ismaamulka Somaliyeed majirto,garan maayo sababta secondary security question lagu mariye. By now Faysal shaik and his cycling journey is well known. It was not a good action by the security people to send you for extra screening. What a shameful act. Let the man explore!
@mukhtarzhaafi3952
@mukhtarzhaafi3952 6 ай бұрын
Faysal shaik nin wayn hore usoco shp
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb 🙏
UGU DAMBEYTII WAXAAN SOO GAARAY HARGEISA | HOYGA FANKA | Ep 51
18:51
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 5 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 26 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 147 МЛН
SIDA LOGA CASARIYEEYO JIGJIGA 2024
12:25
SamaTalis
Рет қаралды 1,4 М.
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
DHIRE DHAWA | CAASIMADA 2 AAD EE ETHIOPIA | Ep 46
24:36
Faysal Shaik
Рет қаралды 58 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 166 М.
WAXAAN SOO HELAY XEEB AAN HORE LOO ARAG ! ( BADDA )
34:20
Caalin Abyan
Рет қаралды 135 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН