Meeshaad Joogto Ha so dhaafin | Fandhaal Podcast 98 |

  Рет қаралды 30,475

Omar Inshar

Omar Inshar

5 ай бұрын

Пікірлер: 129
@user-ku6mb3bu7d
@user-ku6mb3bu7d 5 ай бұрын
Aaniga waxa ku nolahy Mogadishu waxan kaso jeda gado 3bil kahor taay wax walbo cajib ay ila noqoden qoraxda cida biyaha macn ee wabiga waxyalo badan aa la yabay xita cutada way macdahy lkin wan la qabsanwayy qabogeda said hada alx wan so labtay wan iska faraxsanhy madama dadkyga aa so boqoday❤
@shakrabut589
@shakrabut589 5 ай бұрын
Qabiilka aan iska dhaafno somalia aan ku midowno❤
@Garansho
@Garansho 5 ай бұрын
Insha allah
@shakrabut589
@shakrabut589 5 ай бұрын
@@MuniiraYazinFarah maxaa ka wadaa
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 5 ай бұрын
Xamar waligay maan arag lkn waa meel aaan aad ujecay inaan mar uuun taggo inshallah illaahay nabad haynooga dhigo dhulkeena ❤
@Hakandaahir6834
@Hakandaahir6834 5 ай бұрын
Xajka ku riyood wll xmr wax ma yaalaane😮
@aishaabdirashid2646
@aishaabdirashid2646 5 ай бұрын
Maashaa'allah wall cumar arintaas geediga iyo wadan innan ku qanci waaye anigaa ku wareeray lkn marki oogu dambeesay aan Go'an qaatay gobal kulul oon aan ka carari jiray oo 2ba mar aan katagay yan go'aansday inan ninkeyga kula noolaado alxamdulillah waan dagay qlbiyan wan qaboobay wan ku qancay waxa nafteeda usheegay inan meel ooga socon on gobalkaas hormar kasameeyo iiso duceeya inuu ilaah kheyraadkiisa iga siiyo on ku barwaqoobo wxan rabaa meel sare aan gaaro oon dadka gobalkan dagan wax uqabto oo hormariyo dhanwalbo inshaa’allah alla haiisakhiro
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 5 ай бұрын
Soo isaga ba Qatar u tahriibay sidee u aamintay
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et 5 ай бұрын
​@@habilgaraad2441Micnaha fiidiyowga dhan maadan fahmin adiga😂
@munaasab4817
@munaasab4817 5 ай бұрын
Wlhi muuqaalkan aniimbuu ba iga hadlayaa 😢😢😢 pufis madaxa iga galy gacmahana waan isasaarty wlhi😢😢😢😢
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 5 ай бұрын
Ustaad aadbaad umahadsantahay aniga xamaraa kunoolahay dhoor iyo toban sano lkn waligey ma maqlin waxyaabaha laga sheego hadana waa amni iyo barwaaqo alx❤
@abdjrtheintertainer6589
@abdjrtheintertainer6589 5 ай бұрын
Horta maraykan ciyaal laguma korin karo waa run
@jaabirOficial
@jaabirOficial 5 ай бұрын
Muuqaal qiimo badan😊
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 5 ай бұрын
Hada wiil katagay hargeisa tagay iskaandaneefiyaanka hadana caruurtiisi markii laga halayn rabo Uu soocaray hadana hargeisa joogaa anuu 1999 imika hargeisa daganahay Alx ❤❤❤❤
@CaishoCabdul-rq1tz
@CaishoCabdul-rq1tz 5 ай бұрын
Alx soomalia nimco batala carurta dugsi bad geyaaneysa qudrad raqisa hilib mcn o raqis ah kalun m.a allaha no deysto dalkena xoriyada ah dadka xumanta nala raba e donayo iney din tena so fara galsha hanaga qabto allah
@hoodo9260
@hoodo9260 5 ай бұрын
Annaga xataa waan kuu xiisnay yaa ustaad
@abdikanimohamed4001
@abdikanimohamed4001 5 ай бұрын
Masha Allah wad kumahadsantahay
@xuskaxaaji609
@xuskaxaaji609 5 ай бұрын
omar inshaar malaga yaabaa inaadka guurtay dalka Qadar🇶🇦 halkeedna jeceshahay inaad u guurto👍🏼
@grandtvchanel3489
@grandtvchanel3489 5 ай бұрын
Dhul aan ku noolaado waxan ugu jecelhy meel aan alle kula caasin, sido kale markii aan isku qanciyay in alle meel walbo aduunka ka mida joogo iguna moogeen niyada aya ii degtay.
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤
@Ninweyn-
@Ninweyn- 5 ай бұрын
نعم
@faz1X16
@faz1X16 5 ай бұрын
Mahadsanid cumar❤
@Cabdiraxmangele19
@Cabdiraxmangele19 5 ай бұрын
Couldn’t wait for this 😢
@haybebarre
@haybebarre 5 ай бұрын
Best podcast and my fav
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 5 ай бұрын
Ninkan waa indheer garad somaliyed
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 ай бұрын
Thanks
@ViniBra-rr3ku
@ViniBra-rr3ku 5 ай бұрын
Soo badi waan jeclahay podcast tigaga
@MUUSE967
@MUUSE967 5 ай бұрын
Ustad Omar inshaar 🎉
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq 5 ай бұрын
Adunka muqdisho ban ugu jeclahah
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 5 ай бұрын
Asc Mr omar intaas kadib waxaan kaga mahad celinay fikirka ad ka amiinsantahay casimda dalka amniga nolosha kajirta dalka mana laga helayi kanal dadkisa ku dhirigalinaya in ay mel walbo fursad talo oo Ana jirin meel barwaqo
@KawsarKalif
@KawsarKalif 5 ай бұрын
Soo badi muuqaaladan adeer❤
@Ciyaalka
@Ciyaalka 5 ай бұрын
Cumar waad carabowday masuul, mansha Allah mawduucyada fandhaal waa heersare.
@ashwaaqsayd7846
@ashwaaqsayd7846 5 ай бұрын
الله يحفطك يا عمر إنشار
@user-ye6rn9mp9j
@user-ye6rn9mp9j 5 ай бұрын
anaga xitaa waanu kuu xiisnay ustaad alla yaxfidak
@Mohamed.solo.344
@Mohamed.solo.344 5 ай бұрын
ustaad mrwalba wn kudhagaysta keep going ❤❤❤❤
@hibocadar5342
@hibocadar5342 5 ай бұрын
Asc wll cumar Modu sanad kahor man ogayn xaqiiqda galbedka in kasto an yaraaa iyo inay nolol alin manta riyadayda oodhan waxy noqote inan wadan muslim ado waxn kugu borinaya adi iyo wallaha kula mida inad wadan wacyigan an ladhayalsan karin manta waxn tamaninaya wllhi inan makrofan weyn qato oon dhalinta baxeysa udhigo 😢iso duceya somaliyey ani & dad ka ilmida aamiin yaa rabb ❤
@benmohamed7763
@benmohamed7763 5 ай бұрын
Dalka dibadis maaku nooshahay?...
@hibocadar5342
@hibocadar5342 5 ай бұрын
@@benmohamed7763Haa wll dibada ban joga wadan an xita Muslim aheyn ayan joga
@Deeqoantaay
@Deeqoantaay 5 ай бұрын
Yaa salaaaaam❤❤❤
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 5 ай бұрын
Masha allh❤❤❤❤❤❤❤
@saidahmed2544
@saidahmed2544 5 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@guletgulet3389
@guletgulet3389 5 ай бұрын
Markii aan yaraa, xiisadda ama Saacadda Afcaribiga daaqadda ayeey ka bixi jireen, dhalin yarada iskuulka , anigu waa dhageesan jiray,macalimka,masha Allah mar dambe ayaan ku faiiday.
@saaam6896
@saaam6896 3 ай бұрын
Anigoo daaqad ka bixi jiray hadana wanku hadlaa waligay school ma aadin 😂 wann ku gbyi Kara waligayna wadan carab matagin 😂 ka sheeke musasal baa ka bartay hada western ka joogo carabta joogta waxay dhahan wadankee kuso nooled carabaha 😂
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 5 ай бұрын
Walal Mahadsanid😇
@MohamoudLoolow
@MohamoudLoolow 5 ай бұрын
happy to be the first viewer of such a perfect video❤😊
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 5 ай бұрын
Golden voice
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 5 ай бұрын
Yaa ahlan wa sahlan
@salahzeyn5518
@salahzeyn5518 5 ай бұрын
Hddii ogaan laha janaalkaan labaad inaad leedahay hddana mawduucyada aan jeclahay aad soo dhigto waxn ahan laha qof ka faiidaysan laha hdda ogaansho ku soo bandhig si ay dadkale ugu faaidaystan
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo 5 ай бұрын
In badan ayaan sugaynay podcast😊
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 5 ай бұрын
Golden voice❤😊
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 5 ай бұрын
Ninkan waa indheer garad somaliyed
@user-ee3ne6oj1d
@user-ee3ne6oj1d 5 ай бұрын
Haa ogaal cusub golden voice
@ibraahimxasan7997
@ibraahimxasan7997 4 ай бұрын
Best one omar inshar❤👍💯
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Good job! shaqo wanagsan
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq 5 ай бұрын
Shukran
@user-ei3uf7vv3f
@user-ei3uf7vv3f 5 ай бұрын
I.a waa tagi donaa❤❤❤❤
@hanadmustaf3762
@hanadmustaf3762 5 ай бұрын
Omar insharow adigaaba Qatar jogtaa intas oo sano eh mrka dhalinyarada somaliyed mustaqbal uma ahn jogitanka dalka
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 5 ай бұрын
We miss you two bro somalida dhibatada heesto xitaa hadii ay guuran ama wadankii ay u noqdan 5 sano laso maqnana hadana wadamadii galedka lagu so noqona a yaab. Hore iyo gadaal u socdaan caruurtii wax barashada ka burburiyeen dal gaalna ma jiraan dal muslilimna ma jiraan subxanalaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢😢😢
@maxamedmuqtaar256
@maxamedmuqtaar256 5 ай бұрын
Cumar sxn docomentrygaas afsomaali soomaalida afkooda hooyo ugu soo turjun wll adoo mahadsan waa sodsi in badan baa ka faaiido doonto adne abaal ayaan maaga heendoonto mhd snd wll
@user-ec5ms6sl1i
@user-ec5ms6sl1i 5 ай бұрын
Wllhi ani wxn aqanaa Nairobi family fara bdn aya ku so qulqulayo malin walbo wxd arkeysa qof ku leh hotel ii kireey…Sweden iyo finland aya ugu bdn melaha laga imanayo
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq 5 ай бұрын
Janada allaha noga bishareyo
@mahadhomedia
@mahadhomedia 5 ай бұрын
Aniga waxaan kaso jeda ogadenia eedaday ayaa dagan xamar waxay dhahday waligay maan arag meel qarax ka dhacaayo
@ayuubinhoayuubinho3642
@ayuubinhoayuubinho3642 5 ай бұрын
Xamar nolol wataala wlhi aniga meelna uguna socdui
@nayruusomar4379
@nayruusomar4379 5 ай бұрын
وحشتوني ااوي ااوي
@MohamedHassan-sx7od
@MohamedHassan-sx7od 5 ай бұрын
Omer qadar ayan ka fawanaya
@nimoomer1506
@nimoomer1506 5 ай бұрын
ما احلى لهجة مصرية وما اطيبهم قلبا ❤
@hayaatabdi3138
@hayaatabdi3138 5 ай бұрын
Anga xitaa waan kuu xiiisnsy ustaad welcome back 🙏 ❤
@ismailsarr3401
@ismailsarr3401 5 ай бұрын
Hyaad
@mubarikgiama248
@mubarikgiama248 5 ай бұрын
Saudi Arabia ayaan rabaa in Aan usoo dahriibo Uk ayaan jooga ama Africa 😮
@Userbl8tabl65
@Userbl8tabl65 5 ай бұрын
Tahriib aaa 😂😂😂😂 . Safar fudud Allaha ku siiyo ❤🎉
@Mahadyare-no7gc
@Mahadyare-no7gc 5 ай бұрын
Ilahay dartiis yaa 1dollar iisinaya wani barya walalayal ilaahay riyadiina hani rumeye🙏🙏🙏🙏
@abdisalaam4077
@abdisalaam4077 4 ай бұрын
❤❤❤
@museismail
@museismail 5 ай бұрын
Waan ka qaady saaxiiib 😂
@drapdirahmanosman
@drapdirahmanosman 5 ай бұрын
Adeerka As buu has
@marianruun1157
@marianruun1157 5 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@hamdahaji9830
@hamdahaji9830 5 ай бұрын
Wallhi wa xaqiqo
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq 5 ай бұрын
Muqdisho wa mesha adunka ugu fican waxan olina majirto wxad rabto odhan wad ka heli walalo
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 5 ай бұрын
❤❤
@cabdiraxmaan-lf5fw
@cabdiraxmaan-lf5fw 5 ай бұрын
Intee kahelaa podcast asoo maqal ah
@user-ps9xw5vq2f
@user-ps9xw5vq2f 4 ай бұрын
Saxiib arin kaa rabaaye xagee kaa helaa
@user-rr8zu3xr6p
@user-rr8zu3xr6p 5 ай бұрын
Ustaad ❤ Magacaaga maku isticmali kara barta tik tok.
@faysaldheere4137
@faysaldheere4137 5 ай бұрын
Omar inshar Walal Swirkan Qaabkee u sameysaa
@ismalure-25
@ismalure-25 5 ай бұрын
Waan kuu xiisnay omar
@abdiqadirbarre7537
@abdiqadirbarre7537 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤the first person in my life who made me what I am
@user-zp5ou5zl5k
@user-zp5ou5zl5k 5 ай бұрын
Wllhi muuqaalkada anoo dawanayo mid kle isoo gaaray mahadsanid wllke ❤
@Yooco.
@Yooco. 5 ай бұрын
Vedeo 1minute ah oo aad leedahay ayaa iiga fiican youtubers badan vedeoskooda wllhy
@abdjrtheintertainer6589
@abdjrtheintertainer6589 5 ай бұрын
Aduunka meel janno ah ma jirto Lkn dhaqaalaha waa muhiim In dakhli leedahay
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 5 ай бұрын
Riyo ayn laha lkn wadadedi mhyo dhqle la'an awdd 😢 wxn drmn cabsi dhinaca mustqblkyga ah 💔
@hanefa283
@hanefa283 5 ай бұрын
Sugbal 5 sano ayaan soo joogay QARAX CARUURTII WEYKUWAASHEEN AR QARAX BADNAA QARAX AYAAN LA ARGAGAXNAY SOOMALI HADAY QARAX AHAAN LA LAHEYNA WAA WAX FIICAN
@MohamedHassan-sx7od
@MohamedHassan-sx7od 5 ай бұрын
Sariirta marmar ka so dhaco😂😂😂
@MursalAbdi-fz8th
@MursalAbdi-fz8th 5 ай бұрын
Omarow Wankuu Xizay Runtii Intee Aaday Wll
@dr.abdinasirhasan4912
@dr.abdinasirhasan4912 5 ай бұрын
Anu meelo kaladuwan waanku noolaaday wadankana waankusolaabtay lkn waxbadan ayaan wadanka kunacay dulmigii oolacaadaystay qabiilkii oo aad loogu fogaaday dawlada oodadka baadhanaysa waxa lagu tilmaami karaa gangesters inay yihiin marabaan in qof runta ushego wax nadaafad ah malahan dhulku dariiqyo majiraan laaluushka wuubatay qof damiirleh uma adkaysankaro xaalada aankusuganahy culimadana way ka aamusanyihiin xukumadani caado qaadatayaasha i.a inaan meelkale uga safro rajaynayaa
@MaxamadNuur-ob8fy
@MaxamadNuur-ob8fy 5 ай бұрын
Wallky Waxaan Joogaa meel ka tirsan jigjiga caasimada deegaanka lkiin magaaladu ma dhawa wax barashona ma haysto magaaladuna way iga fogtahy da dayduna waa 16 ilaaa 17 marakaa maxaad igula talinaysaa walky Reply
@Garansho
@Garansho 5 ай бұрын
Waxbarasho ilaah ha ku siiyo Wllky 😢 isku Da yaan nahay الحمد لله
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 5 ай бұрын
Magalada jigjiga soo gal kasib isku day inad si un wax aga barato isla ayada na shaqo ka raadso xta shaqo cuno karis raganimadada fuul zxp
@Saydomar66
@Saydomar66 5 ай бұрын
War burco masoo dhaafaayo.
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 5 ай бұрын
Europa ayan daganahay walhi inaan miyiga dhulka somaliyeed dago ayaan rabaaa 😂 iska cibaadaysto aakhirdayda ilaashado
@tomleeali
@tomleeali 5 ай бұрын
Yurub maxa ku nacdey
@benmohamed7763
@benmohamed7763 5 ай бұрын
osoobadal anoo xamar jogaa sas kuleh
@ibrahimmursal7132
@ibrahimmursal7132 5 ай бұрын
Where is gaashaan
@ibrahmali16
@ibrahmali16 5 ай бұрын
Assalaamu calaykum waraxmatullah, waxan usoo guuray wadanka Germany oo aan in muddo ah hada kunoolahay , se waxan qorshaynaya inaan ka guuri inshllah, balse markan waxan niyaystay safarkaygu inuu noqdo mid aan ilahaya dartii u safro, oon Cilmiga Diinigaa barto, saan ilahay ugu dhawaado, naftayda ku anfaco ummadana ugu anfaco oon u faa’iideyo wuxuu ilaahya iga fahansiiyo, haddu Allaha awoodaas leh ii ogolaado(Aamiin) Majiraa Wadan aad igula talinlahayd? Mahadsanid Ilahay qof walba oo muslim ah hamigiisa khayrka ugu ha usahlo Aamin
@tomleeali
@tomleeali 5 ай бұрын
Somalia
@ibrahmali16
@ibrahmali16 5 ай бұрын
@@tomleeali mahadsanid wll
@MaxamedCumar-16
@MaxamedCumar-16 5 ай бұрын
Cumar inshar the best
@mascuuudmaxamadcali2323
@mascuuudmaxamadcali2323 5 ай бұрын
Music ku ddar😮
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 5 ай бұрын
Caruurnimadi hore xamar bn ku noolaa dherkiinl3y Khaliil Raxmaan 2011 Jigjiga u guuray waxa la yaabay dadka wxy ka aaminsanyihiin xamar naar lkn ma ogo in Madina loo soo qixi jiray waqtigii dagaalada xamar na war isku haynin 2023 feb wxn hadana u guuray diridhaba magaalo wayn lkn la inaga qaatay magaalo in bdn shabahda xamar lkn i.a wxn rajaynayaa in aan xamar u laabto sanadkan guduhiisa
@kaltuumoibrahim240
@kaltuumoibrahim240 5 ай бұрын
.
@abdiasismohamed2093
@abdiasismohamed2093 3 ай бұрын
Ninkaan dadka masar aadbuu ujecelyahay 😅
@ahmedmaalinofficial6577
@ahmedmaalinofficial6577 5 ай бұрын
Adiga imaaw xamar zxp ku nooloow
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et 5 ай бұрын
Fiidiyowga micnihiisa inaadan fahmin ayan filaa
@beyanabdishekur9234
@beyanabdishekur9234 5 ай бұрын
Aniga Qiso Qariibaan hyaa I hysstto.....oo LA rumeysan karin
@AhmettSh.99-pk6on
@AhmettSh.99-pk6on 5 ай бұрын
East and West OMAR inshar is the best
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 5 ай бұрын
Ogadeniya wadan maha ee waa qabiil ingriiski baa inoo bixiyay magacaa si uu dadkakale inoola coleysiyo sidaa darteed waakhalad dabinkii cadowgu noodhigay inaan ku dhacno
@badhanyare269
@badhanyare269 5 ай бұрын
Omar wallo dhabtu waa bini adam ka in usan adun kuqanci karin
@ahmedcasanyo6892
@ahmedcasanyo6892 5 ай бұрын
Zxb Omar ishaar waxaad war naga sisa siday umamuleen Dawlada islaamiga ah ee daliban dalki
@fartunhaaji
@fartunhaaji 4 ай бұрын
1) Qeyraadka dalkaaga, qabiileysi ayaa uga Qatantahay. ➡️ Beeleesiga aan deyno, aan barwaaqo gaarne. 2) Shacabka waa isku dan, dhibaatadana wey ka simanyihiin. Laandheere iyo Laangaab waa siyaasi dantiisa. (Laandhere Qaxooti ah) 3) Qabiil waa wax Soomaalida lagu maaweeliyo (mashquuliyo), si Qeyraadka dalkooda shisheeyaha uga faa'ideystan. (Qabiil maweeliyaha Soomaalida) 4) Muwaadin yaanan laguugu mashquulin reer hebal ayaa tahay, ka fakar maxaa inoo dana. ▪️Aniga iyo adiga isku dan ayaan nahay, waana ina helnaa nabad, Shaqoohiin, waxbarasho iyo Dawo tayo leh. Taageer oo ka hadal danta shacabka!
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 5 ай бұрын
Nio cumarow mxa marekan u aadi waysay mise CIA marekan ka baqaysa 😂
@naimajukulaatiina9349
@naimajukulaatiina9349 5 ай бұрын
Adigu maxa xamar u dagi wayaday mudane?
@65nuuryare
@65nuuryare 5 ай бұрын
Wah la hubo wahey tahay dadka dhan ay qarinayaan ninka wajow aabo naqdaa ciyaalkisa mar ay somaliya jogan qurbaha ciyaalka aabo magac uyaal ah bes ayey leeyihin sababta OO ah hoosha Dibad iyo gudi naagta heysa ciyalkana hooyada ayey weydinayan waxey rabaan bes ninka wa sidii Dibi bes hooshisa sariirta ma dhaafisasana islaanimo somali ayey naga jirta ee Ilaah wadankeena ha noo hagaajiyo
@65nuuryare
@65nuuryare 5 ай бұрын
Wah la hubo wahey tahay dadka dhan ay qarinayaan ninka wahow aabo naqdaa ciyaalkisa mar ay somaliya jogan . qurbaha ciyaalka aabo magac uyaal ah bes ayey leeyihin sababta OO ah hoosha Dibad iyo gudi naagta heysa ciyalkana hooyada ayey weydinayan waxey rabaan bes ninka wa sidii Dibi bes hooshisa sariirta ma dhaafisasana islaanimo somali ayey naga jirta ee Ilaah wadankeena ha noo hagaajiyo
Falsafada Risqiga iyo Shaqada | Fandhaal Podcast 64 | Omar inshar
36:33
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 68 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 53 МЛН
Qaladkaan Galay Ha Galin | Fandhaal Podcast | 22 | Caafimaadka
18:03
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
Soomaalidu maxay daawadaan ? @hosowpro
57:53
Astaan
Рет қаралды 19 М.
A HUGE SIGN THAT ALLAH HAS BECOME YOUR FRIEND
30:13
TheProphetsPath
Рет қаралды 160 М.
2 Saac oo Xiriir Ah | Fandhaal Podcast | Mowduucyo Muhiim ah .
2:15:43
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 191 М.
إستمع إلى أغرب القصص المشوقة و العجيبة - قصص ذات عبرة - نبيل العوضي - أروع القصص
3:17:22
Fandhaal Podcast | Raggu Calamo Cas Ma Leeyihiin ? | 34 |
21:47
Omar Inshar
Рет қаралды 33 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3 МЛН