QAACI SHOW JIGJIGA IYO FANANIIN COD CAJIIB AH LEH 2020

  Рет қаралды 169,403

DJ CATOOSH PRODUCTION

DJ CATOOSH PRODUCTION

3 жыл бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY ‪@djcatooshproduction5523‬ & SRTV
CLICK SUBSCRIBE FOR MORE UPDATE

Пікірлер: 49
@djmunirmofaarax9526
@djmunirmofaarax9526 3 жыл бұрын
Waaaw waa hobolo cod mcn, waa barnaamij cusub iyo DJ catoosh oo inoo wada hesaha dabacsan ee qaacigaa iyo xusuustii waayo waayo (qraami). DJ catoosh marwalba wuxuu u taagan yahay raali galinta bulshada kuxidhan isaga oo ka caajisayn in uu u shaqeeyo habeen iyo maalinba 🤘🤘🤘❤
@naciimalayla4762
@naciimalayla4762 3 жыл бұрын
Ma. Xuma
@cabdiwasacdaud40
@cabdiwasacdaud40 3 жыл бұрын
Danbi unbad markhati katahay
@ibrahimomar5789
@ibrahimomar5789 3 жыл бұрын
Gi
@ibrahimomar5789
@ibrahimomar5789 3 жыл бұрын
Cdgg33u3
@ibrahimomar5789
@ibrahimomar5789 3 жыл бұрын
@@cabdiwasacdaud40 uokuwuigeuieijwhwjjwjwywuoeieueieu Ekjelejeiwueueryheejrjrjejeieeu Geiekejehelelskw $&÷6
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
Like isaara waa reer jigjigadii hore ee dhulka laga burriryey oo kufaraxsan hormarka jigjiga Ee dhanka fanka
@clayde3540
@clayde3540 3 жыл бұрын
Acuudkoy love jigjiga waan wataa
@khadrah6517
@khadrah6517 3 жыл бұрын
Mashallh Aniga Aya ugu soo horeya 🥰🥰🥰Like ha ila dhafin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Heesta koobaad xasuustii Aamina Cllaahi Hadal ii daboolaa Dadka aan ka qarin Jiray Oo ay dani itidhi Sheeg Diirka aan ka qaadee Maw tahay diyaar Mise waaban daayaa Hay dilo Jacaylkuye. Codka mcn waxa kasii daran kabanka mcn iyo boongaha mcn thanks Legend Xaaji kaash🙏
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Waaaawareey jigjiga meey ka bilaabatey?? Hargeysa iyo xamar iska celiya hee
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 жыл бұрын
qaaci show jigjiga iyo dj catoosh👏👏👏👍👍👍
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 3 жыл бұрын
dg catoosh waaan kuwataaa legen horeysoco waxaan kaazoosalaamayaa from hargeisa
@AliMohamed-oz2hp
@AliMohamed-oz2hp Жыл бұрын
Heesta sideedii u-qaad dheh ama ka daaya wax ka bedelka siiba yarkan aad moodo in uu aakhiro ka soo hadlayo teembadaba dirqi buu kula socdaa beeydka labaadna xitaa musicienada ayaa isku dayay in eey saxan uu maali waayey markaa waxaan idinkula talin lahaa dadka marka hore xafidsiiya heesaha Waanad mahadsantihiiin
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 3 жыл бұрын
My home jig jiga cdey horay uso wll Dj catosh 🥰😍🤩
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
Gabadhan quruxdeeda ayaa mansha Allah
@khadaromar732
@khadaromar732 3 жыл бұрын
Best Somali show keep It up guys
@cabdiraxmansalebaan4946
@cabdiraxmansalebaan4946 3 жыл бұрын
Lkn qaraaca qaaciga si fcn looma tumin .runtii faaniintu way cod macaan yihiin
@fadxacismancabdi9480
@fadxacismancabdi9480 3 жыл бұрын
Wiilkaas boqol wuusoodhaweeyay onkod roobka madaayo🥰
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
dhanto mayad ko dashen
@Teamdarbi
@Teamdarbi 3 жыл бұрын
Horay usoco DJ Catoosh
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
way sosocdan
@cawocabdi3413
@cawocabdi3413 3 жыл бұрын
Wan sodhawaynaa haday jigjiga ka bilabantay
@mohamedahmedahmed3292
@mohamedahmedahmed3292 3 жыл бұрын
qaaci jigjiga guuleyso
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 Жыл бұрын
jigjiga macalimiinta ku yar baa la odhan kara soo xulaysa dhalinta cusub kash kaligi waxba ma qaban karo ee bal hoos u dhadhaca
@kingnajmita8634
@kingnajmita8634 3 жыл бұрын
Dharataynu kulan dhulku ila wareege 💔😫💔 Yun ku dhafini hadlkuye i dhaga nuglo Adan iga dheeran isoo dhawawo aan dhamyno xajade💍😫💔
@husseina4923
@husseina4923 3 жыл бұрын
Codku waa 100% music waa 50
@xiinfinin5717
@xiinfinin5717 3 жыл бұрын
Wlhi wa top CodkU
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
they said it's qaaci show live me: i know its playback hhhh.... anyway nice voices
@cawocabdi3413
@cawocabdi3413 3 жыл бұрын
Adna bro catosh ku wadanaa🥰🙏
@bashirjama4283
@bashirjama4283 3 жыл бұрын
Heesta Sahra Ahmed ee Bal qofyohow waa ku noqosho , may keenin Gabadhu laxanka heesta iyo halka ay erayadu ka kacayaan .
@rasmiruunshide6540
@rasmiruunshide6540 3 жыл бұрын
Ana uhoreya like isar
@teamkazoow2627
@teamkazoow2627 3 жыл бұрын
Waxa kaliya ee ka maqnaa jigjiga waa heesaha qaaraamiga iyo kabanka
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Aamina cabdilaahi iyo kuluc rabow u dambi dhaaf
@ismahaanisma304
@ismahaanisma304 3 жыл бұрын
ma keeni kartaan ee ilma adeerayaaloow naga dhaafa
@kopend8638
@kopend8638 3 жыл бұрын
name of the lady please
@mohamedaden2083
@mohamedaden2083 3 жыл бұрын
War heedhe ma anigaa qaldan misa yarka gabadha laqadaya heesta meega ayaa codku ku furan yahay laba cod ayaan ka dhaxmaqla qalcada labad ee wilka
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Waa runtaa bayjkii horaa ku furmey, xaga duubistaa wax ka qaldameen iyagoon idit gareyna wey soo gasheen.
@mawliidhintifaa9653
@mawliidhintifaa9653 3 жыл бұрын
HAMBALYO FANANIINTA WAY WADA COD MACAAN YIHIIN, LAAKIIN KAMANKA AYAA KA LIITA XAGA GARAACISTA
@bashiribraahim3424
@bashiribraahim3424 2 жыл бұрын
Tiktok
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 3 жыл бұрын
walaalayaal waxad isku daydeen in aad qaaci tuntaan hambalyo ayaan idin leeyahay, anigu waxan ahay dadkii kusoo barbaarey fanka iyo suugaanta somaliyeed mudo dheer ayaan qurbaha ku noolahay waxa kaliya aan dhageystaa waa heeso, markaa music aad tumaysaan wuu fiican yahay, balse heesihii waaberi ereyda ma saxna halkii loo baahnaa maydaan dhigin, waxa ka wanaagsan in aad heeso cusub samaysataan, hada gabadha qaadeysa Amina cabdilahi iyo wiilka M A Kuluc qaadayaa ma keeni karaan halkii aan ku maqli jirey ereyadiina waabay cuneen ha isku galina meelo aydaan gaadhi karin,anigu kooxdii waaberi ruwaayad ay dhigeen aanan daawan way yartey markaa walaalayaal ha isku deyina in aad taariikhda wax ka bedeshaan balse wax ku darsada.
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
Geeljire Daljire أخي ، دعهم يستمتعون على الأقل وكن مدركًا حتى أن العرق الصومالي فريد جدًا وقادر على فعل الكثير من أي شيء يريدون فعله ولكن عواقب الاختلافات القبلية جعلتهم يعتقدون أن شخصًا ما أفضل من شخص آخر من مكان آخر . هل تعرف الفرق المسافة بين جيجيجا وهرجيسا حوالي 137 كم فقط؟ فأين الاختلاف الذي تحاول التحدث عنه قادم من؟
@MrAbshir98
@MrAbshir98 3 жыл бұрын
@@mohammedabdi7061 Fadlan soo turjun eryada oo Carabi leysku ma fiicnee.
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
@@MrAbshir98 Sharafle sare soo dhowow. Salaan gobeed gacanta midig ku qabso. Waxan meeshan ku qoray "Walaalkayow u ogolow rer Jigjiga inay iskaba dhegeystaan heesaha hore markay u yartahay, ogow in Somalidu tahay dad fariido ah oo hal abuur leh, markay rabaan inay wax samayaan markooda horeba, hase yeeshee natijada hab dhaqanka qabiilka laga dhaxlo, ayaa u ekeysiisa in mid midka kale ka fiican yahay, meelina meel kale ka horayso. Waxana inanka waydiiyey inuu xog u hayo in Jigjiga iyo Hargeisa masaafadda dhuleedka u dhixeeya yahay 137km, halka aan gadaal ka ogaaday in uu yahay 160.5km oo keliya. Afka Somaliga waa hasha ila lis. Xaggee ayuu faraqa aad ka hadashay ka imanayaa markaa, waan waydiyey wiilka. Waxan rabay inan sheego wixii Hargeisa u ammaan ah ayaa Jigjigana u amaan ah. Runtii ninka aan u jawaabay gar waa iga jooga oo wuxu ku ekaa wixii Somali oo dhammi marag uga ahayd ee Hoobalada Waaberi ku caan baxeen. Khadra Dahir waxba kama dhacdo Rage Ugas, Salaan Arabay, Qamaan Bulxan Ali Dhuux, Hadraawi etc. Waxa ayaatka Allah ka mid ah in Khadro Dahir Cige Somali oo dhammi jeceshahay, halyey sharafle Jama Mohamed Qalib iyada oo labada hore Somali oo dhammi jeceshahay iyo Faisal Ali Waraabe uu isku beel ka dhigay oo aniga wax xeeriyey. Bahal dugaag dhurwaaga ayaa ugu gunsan oo bakhtiga cuna, waxba hambayn. Libaaxu haddii raq loogu yimaado wuu ka durka si wax loola cuno, shakliyanna dhurwaaga ka qurux iyo kartiba badan. Xaasha Lilaah Rer Cali Waraabaha kale sharaf iyo xaal korkooda waan saaray, gaar ahaan 3 da gabdhood ee Harti u dhaxa, una dhalay. Waxay ka duulayaa cagtii joogsan wayda mar bay ceeb la kulantaa. Bal ila eega marka Eebbe subxaanu waa tacaalaa ka hadlayo Ayaatkisa takwiiniga ama abuureed! قُلْ سِيرُوا فِي الْأَرْضِ فَانظُرُوا كَيْفَ بَدَأَ الْخَلْقَ ۚ ثُمَّ اللَّهُ يُنشِئُ النَّشْأَةَ الْآخِرَةَ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ (20) سورة العنكبوت Marka aan rabo in qof aan wax ku saluugsanahay way isku dayaa inan Arabi iyo etc meel kale la aado. Hadaan gar qaato waxa i so baxday inan meel geel loo heesayey, gorayo u heesay. Waxay ka dhigan tahay marka ciddii calanka Somaliyeed ku xidhato Hargeisa iyo nawaaxigeeda oo qofka Mandheera lagu xidho rag iyo dumarba kolley way ducaystaan. Habaar Somali uma baahna waxay Yiraahdaan ayaa lay sheegay marka Daaroodka liinta la siiyo, iyada oo Rer Sheikh Isxaaqii hore looga bartay hadhimo sharafeed "Wax dhanaan baad na siiseen ee wax dhanaan Allah idin sii, wax qadhaadh baad na siiseen ee wax qadhaadh Allah idin sii". Kkkkk adigan ku waydiiyey hadalkaasu ma mid DUCO ah baa? mise waa mid habaar ah? Wax noo bidhaami. Iyada oo culimadu saxi karto hadana ayaadda sare ku qorani from Quraanka kariimka ah waxay leedahay: Nebigii Allow Muhammed scws u sheeg kuwa beeninaya soo bixitaanka ama maalinta yoomul qiyaame iyo dhimasho ka gadaal iyo weliba kuwa diidaya in ay jiri doonto abaal marin iyo ciqaabi ha ogaadaan In Allah koonkan samayey aakhirona ka dambaysiiyey oo xaqiiqo iyo dhab tahay in ay jirto aakhirona iyo in laysa soo saari doonaba. Iskaga socda adduunka kolley dhalhso iyo muddoba waa hor imanaysaan Allaha wayn oo waaxidka ah. Walaalayaal wax wayn aan xeerino maalinkasta iyo habeen kasta si ay Allah ifka ugu raali gelino, madaama aynu u baahanahay Eeebbe if iyo aakhiroba.
@aden309
@aden309 3 жыл бұрын
Somalidii qaaci bay kuwasheen. Wa copy and paste xaalku hargeisa inagu bilowdey waxaa. Xaalku wa hooo baruud
QAACI SHOW JIGJIGA 2020 PART 2
40:49
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 288 М.
QAACI SHOW SESSION 6
38:13
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 66 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
HEESO SHIDAN IYO XULKA HOBOLADA QARANKA WAABERI BARNAAMIJKA SANADKA 2024
1:25:29
Goodax Media Production
Рет қаралды 25 М.
Qaaci Show | C/risaaq Siciid & Najax Mawliid | Astaan | 2021
31:07
Full Qaaci Show Haldoorka Fanaaniinta Hargeisa
45:14
Fahmo Official
Рет қаралды 326 М.
C/qani Kaarshe iyo Khadra Aaden | Qaaci Show | Astaan | 2020
29:23
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
QAACI SHOW JIGJIGA 2020 SESSION 2
30:42
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 40 М.
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 314 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 261 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,8 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 111 М.