WADANKII SADAXAAD BAAN TOOS U GALAY MAANTA | SOMALILAND | Ep 48

  Рет қаралды 35,480

Faysal Shaik

Faysal Shaik

4 ай бұрын

#somaliacity #somaliland #somalifood #somalivlogger #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somalifolklore
#somali #somalia #adventure #africa #travel #djibouti #ethiopia #kenya #somaliland #somaliacity #ethiopia

Пікірлер: 466
@DhoolDaher
@DhoolDaher 4 ай бұрын
Dhulka Ethiopia hanaga siin soomali galbeed isticmaal allaha kunabad yeelo safarkaga ❤
@horijoogmedia
@horijoogmedia 4 ай бұрын
Welcome to Somaliland, a peaceful country
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 ай бұрын
The Republic of Somaliland peace and love
@Businessflip
@Businessflip 4 ай бұрын
Welcome to Somaliland bro after a very long journey
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
After a very long journey indeed. Thanks
@khayo
@khayo 4 ай бұрын
Wellcome to somaaliland❤
@Abdikarin_malin
@Abdikarin_malin 4 ай бұрын
Somaliland State Of Somalia🇸🇴
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 4 ай бұрын
​@Abdikarifick somalia 😂n_malin
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 4 ай бұрын
welcome to holly republic of SOMALILAND mr faisal
@ramasridho5261
@ramasridho5261 4 ай бұрын
Somali galbedh was such a beautiful place can’t wait for you to go to somaliland I have heard about their nature
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Even for me, I can't wait. Been thinking about this land for so long.
@GeediTravel
@GeediTravel 4 ай бұрын
Welcome to wajaale Somaliland bro
@horijoogmedia
@horijoogmedia 4 ай бұрын
Beautiful place and peaceful, somaliland ❤
@Cabdishakuraadan
@Cabdishakuraadan 4 ай бұрын
Praise be to Allah Alone, Since you've covered a long distance. Lastly, It has been reached somaliland safely. ❤💯👌
@khalifa4452
@khalifa4452 4 ай бұрын
Bro what's that song called on 7:27
@maxamed1719
@maxamed1719 4 ай бұрын
Welcome soomaaliland pro ❤
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 ай бұрын
*Ku soo dhawoow walal hoygii xigmada iyo hal abuurka soomaalieed*
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 4 ай бұрын
Woow faysal sheekh hal vedeo igama tegin safaarkaagii ilaa isiolow ilaa jig jiga Herar Dire Dawa Waan sugayey safarkaaga somalind ikaa Jabuuti waa safar adag buu nqonanayaa dhul xeeba oo bilaa laami ah buuu nqonayaa Hargeyss ilaa jabuuti bisha aad safreysaa waa march waa bilowga kuleylka sidoo kale Ramadaanka ayaa soo gelaya hadaanad deg degin Hadaad Dhinaca Boorma ka bilowdo ilaa Jabuuti sidoo kale Waxaan kuu rajeynayaa in aad ku adkeysatid safarkaagaa waa kuu Rumoobayaa lkn safarka inta kuu hadhey waa adag tahay cimilada iyo wadooyinja awgood
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Beentaa ma aha brother
@Tasniim1
@Tasniim1 4 ай бұрын
Guul iyo farxad ku nooloow Ma Sha Allah. Safarkaaga inta kadhiman Rabi hakuu fududeeyo.🤲🤲.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ameen wll🥰
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 ай бұрын
Masha allah ku so dhowow somaliland
@AhmedIsmailAbdi
@AhmedIsmailAbdi 4 ай бұрын
Welcome to the Republic of Somaliland ❤
@SamiaSuhur
@SamiaSuhur 4 ай бұрын
welcome brothe to Hargysia waxn ka mid ahay Freinds ilaa iyo 1..K To Here🎉🎉🎉 welcome brother somalilnd is your second country🎉🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks wll 🙏
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Gabilay iyo Arabsiyo video qurux badan nooga soo duub wll Faysal
@user-df7xb6hx1u
@user-df7xb6hx1u 4 ай бұрын
Welcome to Hargeisa hadhwanaag 🎉🎉
@mostaphesaeed4369
@mostaphesaeed4369 4 ай бұрын
Somalind waxd la kulmifinta bulsho ilbax ah nabad iyo amni dad waxbarty sodhawyn fican ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Waan dareemayaa inay yihiin dad wanaagsan. Mahadsanid adigana
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 4 ай бұрын
Zxb somaliland wadan ma ahan​@@FaysalShaik1
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 4 ай бұрын
Woow thé is super vidéo Ilike bro welcome to Somaliland Fourn Djibouti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks wll. Djibouti am coming
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 4 ай бұрын
You welcome bro@@FaysalShaik1
@sacadmuuse103
@sacadmuuse103 4 ай бұрын
Welcome to Somaliland brother. Waxaan rajaynaya inaadan wax dhib ah arag. Waad taqaan askarta africanka waa iska dhib badanyiin, si deggen ula macaamil controls ka ay joogaan, visahaga tus hana ka yeelin inay laaluush kaa qaataan. Stay save bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll. I will InshaAllah
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 4 ай бұрын
sodhww abti lama kala laha wadamada waa wada somali Welcome To Somalilnd Hargesa😍
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks brother
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 4 ай бұрын
Soomaaliya iyo jabuuti iyo Somaliland waa sedex dal o soomaaliyeed o diris ah la kala malaha❤️
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 4 ай бұрын
Soo dhawoow Abti qaali faysal sheikh😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid abtii.
@mohamedindho1
@mohamedindho1 4 ай бұрын
Kusoo dhawoow Jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland.
@aminaomar6271
@aminaomar6271 4 ай бұрын
Wow! Wajaale. ama Togwajaale.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 4 ай бұрын
Masha allah allaha nabad kugu geyo Djibuuri bro habari safari salama kaka salaama kabisa sana undugo
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 4 ай бұрын
Faysal Sheekh welcome to Somaliland
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks brother
@cilmicismaankhaan6736
@cilmicismaankhaan6736 4 ай бұрын
​@@FaysalShaik1Kuusoo dhowow Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland sxb
@user-ws9rp9yr4v
@user-ws9rp9yr4v 4 ай бұрын
Nabad tag Zxp 🤜
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Welcome to republic of Somaliland
@BOOMBASE
@BOOMBASE 4 ай бұрын
MashaAllah 🎉🎉 4:41
@guletgulet3389
@guletgulet3389 4 ай бұрын
Walaalahay waxay ku dhasheen Hargeysa,anigu waxaan ku dhashay Baardheere,I love my Somalia.
@IB_Adam
@IB_Adam 4 ай бұрын
Anna waxaan ku dhashey Nogob,Hargeysana Aabahey baa ka shaqeyn jirey oo qoyskeyga ayaa deganaa. Somalia ha noolaato,oo ha israacdo!
@Masdille
@Masdille 4 ай бұрын
Walaalada waa Somalilanders dhab ah waanay kuuso dacwoon karaan hadii ay qaateen sharciga iyo cardka dhakashada.
@guletgulet3389
@guletgulet3389 4 ай бұрын
@@Masdille anigaa intaan tagay Hargeysa ka soo qaaday walaalahay Ayaan Muqdisho keenly,ka bacdi Baardheere sii geeyey,Hargeysa gourmand ayey Yurub noqotay saaxibow?Faisal waraabe iyo Muuse handaraab maxay ii sheegaan? Naga aamu yaan lagu maqline.
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 4 ай бұрын
Athiga Mareexaan munaafaq iskaamus
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
@gulegulet. Abowe waxaan ku dhashay galgaduud lkn markasta horumarka Somaliland waanu kaxunahay😢 o waata aan ilaa maanta aanu muqdisho kulaynayno haldoorkii Somaliland
@suliemanhussien
@suliemanhussien 4 ай бұрын
Soo dhawoow hargesia si naxarist leh ninka la yidhahada
@abdiaswad7710
@abdiaswad7710 4 ай бұрын
Maasha alah runtii legend ayaa tahay ilaahay haku xafido aamiin
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 4 ай бұрын
Inshalaah isticmaal markaad wax soosocda ka hadlayso Inshalaah alle khayr ha kugu dhamayeeyo safarkaga
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Aamiin
@cckhaan
@cckhaan 4 ай бұрын
Mansha allah Bro Soo Dhawoow
@makebravo7133
@makebravo7133 4 ай бұрын
FAYSALOW WAJALO SOOMANBAD MAANTA SO GASHAY U WEL COME TO SOMALILAND
@user-xu3if6ct9r
@user-xu3if6ct9r 4 ай бұрын
Boorama ayaa kugu sugaya sxp ❤
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 4 ай бұрын
I was waiting for this moment. Welcome to my Home town.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks buddy
@sulubxasan1135
@sulubxasan1135 4 ай бұрын
Soo dhawaaw sxb
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 4 ай бұрын
Thank you keep going ❤❤❤❤
@jarohusein2651
@jarohusein2651 4 ай бұрын
Wan kula socday ila bilow Welcom to somaliland bro Inan waxba laga qadinban jecla se hargeisa si fcn laguguso dhawen wll welcm
@Burco.
@Burco. 4 ай бұрын
Ragaa qaada dilay, faysal bal raga qaadka ka wacyogali
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Faysal welcome wll somaliland Hargiesa na waan ku sugaynaa
@icc.concepts
@icc.concepts 4 ай бұрын
welcome SL bro, salaam from hargeisa
@aarkayogol1316
@aarkayogol1316 4 ай бұрын
Welcome to hargaysa
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 4 ай бұрын
MashaAllah Let's gooooooo ❤😊
@aminaomar6271
@aminaomar6271 4 ай бұрын
Yaa saxiibaday baa Gobyaray ii ga sheekayn jiray manatay wa arkay thanks Faysal.
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 4 ай бұрын
Welcome to Somaliland ❤❤❤❤
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 4 ай бұрын
Wale wiilkan waa geesi geesi dhalay
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 ай бұрын
Maashalah somaliland kuso dhawoow wllo
@user-ry5ib6uw2z
@user-ry5ib6uw2z 4 ай бұрын
Thank God you reached safely can't wait to see how many town in between wajaale and Hargeisa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Same here man. We will gonna see it.
@ridwangibson2160
@ridwangibson2160 4 ай бұрын
Gabiley baan ku arky faysalow
@user-ql1io9pt3t
@user-ql1io9pt3t 4 ай бұрын
faysalaw anagana soo baro labada magaalo ee hareeraha ka xiga hargaysa berbera iyo boorama insha allaah sxb kolay waa magaalo wayn oo isma taqaanaane waad heli cidkusoo dhawaysa
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 4 ай бұрын
Welcome Republic of Somaliland faysal.
@abdiaden9209
@abdiaden9209 4 ай бұрын
Republic? 🤣
@falisa576
@falisa576 4 ай бұрын
Republic ma hargaysa kaliya Ah hhhhhh
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 4 ай бұрын
​@@abdiaden9209maxaad ka bedeli kartaa inaad meelahaa ka soo calaacasho mooyee.😂
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 4 ай бұрын
​@@falisa576 Kkk slland dhulkeeda way ka talisaa marka laga reebo sadex degmo.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
​@@mahadabdirizaksulaiman7824qac😂😂😂
@Mimihxo
@Mimihxo 4 ай бұрын
Somaliland miyaa wadan ah, smart up walalo
@mohamedalahi2708
@mohamedalahi2708 4 ай бұрын
Hadaa waa maxay
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 4 ай бұрын
Somalia so gashay karibu
@nuseybaismail1777
@nuseybaismail1777 4 ай бұрын
Xili kulul bad safreysa Allaha ku dhib yareyo inta hadhey safar salama
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Ameen 🙏
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Faysal sheekh anigu London Ayaan kaala socdaa ilaa Nairobi to Jigjiga Maasha Allah I’m from Somaaliland welcome to HARGEISA ilaa Ceerigaabo insha Allah.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thank you very much
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 4 ай бұрын
oo halkaana waddanka laga kala baranayaa adoon far dhaqaajine! Ku soco bro.
@faisamohamoud1453
@faisamohamoud1453 4 ай бұрын
Soo dhawaw wlal from Burco ❤️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks wll
@Elman1
@Elman1 4 ай бұрын
Thanks for ur time broski. I hope u finish the journey to Djibouti safely. Stay blessed
@xareedcali2688
@xareedcali2688 4 ай бұрын
Wellcomto somaliland sxb kusoo dhawoow cidayda hoyo❤
@mahadmaxamed307
@mahadmaxamed307 4 ай бұрын
Soomaali waa Hal☝️
@LifestyleLeap87
@LifestyleLeap87 4 ай бұрын
Great content! Keep going and explore the beuty and blessings East Africa and Somalia has to offer ❤
@ahmedabdiali1296
@ahmedabdiali1296 4 ай бұрын
Even i watch ads to support you keep moving and make your dreams to comes true 👍 💯 🙏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@Garaad.1
@Garaad.1 4 ай бұрын
One of the best vlogs ever outstanding job
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 ай бұрын
Safe journey
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
I LOVE JIGJIGA ETHIOPIA CITY OGAADEEN THEY DON'T HAVE A JIGJIGA CITY JIGJIGA WAA MAGAALO OROMO WAXAA JIGJIGA ISKA LEH OROMIA WE PROUD JIGJIGA IT IS THE ETHIOPIA CITY WE LOVE ETHIOPIA
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Jigjiga waa Magaalo Somaaliyeed Ogaadeen cid uga badanina ma jiro Yes waa wadan Ethiopia 🇪🇹 ka tirsan sidoo kale Ogaadeen waa qabiilka Somaali ugu badan Hargeisa ilaa Ceerigaabo waa degan yahiin .
@Hasnktal
@Hasnktal 4 ай бұрын
Mashallah keep going
@abdirahmancadaani2222
@abdirahmancadaani2222 4 ай бұрын
Welcome to somaliland bro❤🎉
@dalqoshow4318
@dalqoshow4318 4 ай бұрын
Saxiib safarkaga waan kula socod ilaa kenya ila hadda oo aad soo gaadhay somaliland oo aan ku noolahay inaad burco timaado Ayaan ku rajinayaa inshallaha
@user-ql1io9pt3t
@user-ql1io9pt3t 4 ай бұрын
soo dhawaw wll faysal oo waan kusoo dhawayn lahaa wadanka waan ka maqanay oo waan kula soo bilaabay safarka ee youtuubaradii ayaad heli ama inamada sidaada baaskeelada kusafra ee wadamada kumara ayaad heli ilaa sadexbaan aqaanaa inshaa allaah sxb soodhawayn wacan.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll 🙏
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 4 ай бұрын
Safar wacan dal mareen ayaan kugu tilmaami lahaa from ottawa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks 👍
@liina3528
@liina3528 4 ай бұрын
Welcome ❤️
@connoisseurification
@connoisseurification 4 ай бұрын
Feysalow...mashaallah. Muqalaadaada waa excellent saxiib..hami iyo dhul jaceel baa dadka gelisay. Hori usoco...geel Somalialand kasibax..sxb..bari na taag saxiib..dhulkaas baan rabnaa inaan firsaano. Wakulasocdaa. sxb...nabad iyo qheyr inshaallah.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Haye brother. Thanks in badan
@ubuntuafrique5802
@ubuntuafrique5802 4 ай бұрын
Welcome to my homeland SL brother
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏🙏
@waxigabaro5009
@waxigabaro5009 4 ай бұрын
Welcom to somalind duriyada ❤🤍💚👋🤌🤟
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 4 ай бұрын
Welcome bro❤
@user-jh5mc1ih8v
@user-jh5mc1ih8v 4 ай бұрын
Welcome faysal sheikh. Ku so dhawoow dhulkaagii iyo meel.laga jecely yahay❤..hargaysa caday
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
JIGJIGA WAA MAGAALO AY ISKA LEEYAHAY DAWLADA ETHIOPIA WAA MAGAALO KA MID AH DAWLADA FEDERALKA ETHIOPIA OGAADEEN WAXAA LOO ERYI DOONAA TUULADA GODEY HAWD AND RISEF ERIA WAXAY NOQON DOONTAA DAWLAD GAAR AH WAXAY KU JIRTAA HESHIISKA MOU GA SOMALILAND IYO DAWLADA ETHIOPIA OO AH DAWLAD SHARAF BADAN ETHIOPIA WAA THE MOTHER OF AFRICA WE LOVE ETHIOPIA GOVERNMENT WE ARE SOMALILANDRS WE HAVE ONLY BROTHER WAS ETHIOPIA WE LOVE OUR BROTHERS AND SISTERS ETHIOPIAN PEOPLE AND ETHIOPIAN GOVERNMENT GOD BLESS ETHIOPIA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 ай бұрын
Welcome Somaliland 🙏❤️ I hope reaching Djibouti ❤
@Naalo39
@Naalo39 4 ай бұрын
Wadooyinka soomaaliland iska ilaali waayo baabuurta ayaa aad ugu badan marka loo eego wadooyinkii itopia aadna waa ay u xanfarayaan baabuurtu iyagoo badan hadan it cab be risky ❤
@omargaaloguur3054
@omargaaloguur3054 4 ай бұрын
sxb faisal sheekh waan ku salaamay sxb salaan kadib hadaad jabuuti rabto inaad soomaali land ka aado waxaad ogaataa waxaa kaa horeeya dhul masas miidhana iyo banka giriyaad iyo lowyo cado oo bilaa biyo ah marka sxb waxaad tahay nin fiican ee dhulka intaadan marin dadka warayso inaad dhimato marabee sxb aad baan kuu salaamayaa
@user-di1ej9xw2z
@user-di1ej9xw2z 4 ай бұрын
Welcome to Somaliland hargaisa to berbera kugu sugnaa bro🙋🏾‍♂️
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 4 ай бұрын
Waan kusaxaynaa wadan sadaxad wasomaliya
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 4 ай бұрын
Hargeysa to burco
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 ай бұрын
Faysaloow Allaha ku Xafido Bro, Insha Allah khayr buu Ku dhaman safar kaagu❤
@cabdiqanikhalif2633
@cabdiqanikhalif2633 4 ай бұрын
Inta aan kugu jecelahy waa ciyalka aad ka farxiso meesha aad ku aragto ❤😊
@mohamedjamal3667
@mohamedjamal3667 4 ай бұрын
Wow❤
@sagalahmed9900
@sagalahmed9900 4 ай бұрын
Insha allh hargrisa inaan ku arko ayn rajaynaya kenya ila somaliland wan ku socday
@user-bo7sb3vb1d
@user-bo7sb3vb1d 4 ай бұрын
Keep on
@hasansudi9404
@hasansudi9404 4 ай бұрын
Walalkay kusoo dhawoow somaliland From berbera inasha allah waxan Rajanaya inan Halkaas dadka kugu soo dhaweeya aan noqdo ❤❤ Hore u soco zxp
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll 🙏
@user-cp7ni3hx6r
@user-cp7ni3hx6r 4 ай бұрын
Wooww m.a malin qeyr iyo qeyb cusub❤🫰gooooooooo brother
@CRFATE
@CRFATE 4 ай бұрын
Gobolka hargeisa kusowow ❤ila somalia yada kale soco bro
@ahmedtimire6760
@ahmedtimire6760 4 ай бұрын
War meeshaa waa iiga muuqda sxbkey mahamed
@faisamohamoud1453
@faisamohamoud1453 4 ай бұрын
Illhay Safarka hakugu nabad geliyo❤️
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 4 ай бұрын
Wll dar alle ayan kuujeclahay❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay wll. Dhanka cirka lagaa jeclaa adigana
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 4 ай бұрын
Thanks pro
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 4 ай бұрын
Dhalin yaranimadu xoog badanaa. Agah
@nboss8028
@nboss8028 4 ай бұрын
😂😂😂 aboowe somalia 🇸🇴 lee waayey marka wadankeena ma la jarjari karo ok adi xataa waa fahmi kartaa noh caasimada labaad ee somaliya❤safar salaamo somali naga dhuntay ayaad soo heshay aniga waa ku wataa walaalkiis horay u soco❤❤❤
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 4 ай бұрын
maradii buluuga ahayd buu ku arki waayey xadka markaa quruxey ninkan somaliland buu joogaaye oohinta kala dabo hadh
@ramasridho5261
@ramasridho5261 4 ай бұрын
Arsenal melaha qaar abayao baskil kuma mari kaaro been maleysku sheegi
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Abaayo ilaa Garisa(kenya) iyo Hargeisa cagahiisa ayuu ku socday weli muu arag dhul lakala gooyey Illaahay nama jarjaro Aamiin
24 Saacadood Kempinski  | Hotelka Oogu Qaalisan Geeska Africa |
21:52
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
xiisada dagaal ee cabudwaaq
32:08
DFC Somaaliya
Рет қаралды 887
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
UGU DAMBEYTII WAXAAN SOO GAARAY HARGEISA | HOYGA FANKA | Ep 51
18:51
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 109 М.
RENDILLE | SOMALIDII DHUNTAY AYAAN LA KULMAY. PART 1 | Ep 16
12:13
Faysal Shaik
Рет қаралды 157 М.
Захват парковки у театра Эстрады
1:00
Вадим Коровин
Рет қаралды 3,9 МЛН
POV Anxiety became a dad, but... | Inside Out
0:34
Future Fun
Рет қаралды 2,5 МЛН
Cat took the money 😂 #cat #cats #viral
0:11
COSEFNASTYA SHORTS
Рет қаралды 19 МЛН
В НЕЕ ЧТО, МОЛНИЯ ПОПАЛА? 😂😂😂😂
0:56
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 9 МЛН