Baafin dag dag oo halis badan waxa maqan wiil 3 sano jir ah mudo 3 maalin ah waxaana looga shakisan

  Рет қаралды 7,708

Illintir

Illintir

19 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 54
@adontiiale
@adontiiale 16 күн бұрын
Wallow cabdi casisow halkee kudanbeyay wilkii suriyanka ahaa eee in lacawiyo raby war inoga keen huuno qli walbahaar ayuu igu hayaye ilhy hacaawiyo amiin
@abdirizakali5611
@abdirizakali5611 16 күн бұрын
Allaah hasoo sahlo wiilkaas- Muslim allaah ha ubixiyo
@nacimomuse5979
@nacimomuse5979 16 күн бұрын
Illaaheey swt ha sahlo wiilka yar😢😢
@user-lx3ev4yf4j
@user-lx3ev4yf4j 16 күн бұрын
ilahayoow rabiyoow raxmanoow u sahal wiilkeeda aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@ashawooo
@ashawooo 16 күн бұрын
illahaya ha uu soo sahal rabi ha soo fudeya inshallaha
@habibajamac9941
@habibajamac9941 16 күн бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@munoqali826
@munoqali826 17 күн бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@saharwafa7539
@saharwafa7539 17 күн бұрын
Ilaahoo soo sahal
@habibajamac9941
@habibajamac9941 16 күн бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@user-vr5uo7ku9o
@user-vr5uo7ku9o 16 күн бұрын
Allaha soo sahalo amiin yaa rabbi
@zeinabs678
@zeinabs678 16 күн бұрын
Allaah ha u so sahlo
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 16 күн бұрын
Allaha subxaana watacaala haku sahlo yaa rabi
@shuceebcade5179
@shuceebcade5179 17 күн бұрын
Ilaheyow usoo sahal insha allah
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 16 күн бұрын
Illaaow u so dhawee wiilkeeda amiiin amiiin yaarabi
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 17 күн бұрын
alah soo sahli yaa rabi 😢😢
@caashofaarax2523
@caashofaarax2523 16 күн бұрын
Xanuun badanaa
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 16 күн бұрын
Waa ilahas🌥️
@rahaabdullahi9796
@rahaabdullahi9796 16 күн бұрын
Allah hasosahlo waa xanuun 😢
@fatumaali5834
@fatumaali5834 17 күн бұрын
Ilahay hakuso sahlo abayo gacan amaana Ilahay hagaliyo 3jirna kaligis wahalis inu socdo
@hawasaid7325
@hawasaid7325 17 күн бұрын
Xanun badana ilahow uso sahal yaa rabi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 17 күн бұрын
SubxanAllah ya Rabb Ilaahay ha xifdiyo oo ha soo Nabad celiyo cabdullahi, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabbi🙏🤲
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 17 күн бұрын
Asc yaa rabi soo aruuri sidan dag dag yaa rabi farxad qeer qabto allaah soo yeeriyo yaa xayu yaa qayuum
@asliimuur5024
@asliimuur5024 16 күн бұрын
Ilaahoow u sahal
@ftshmh4761
@ftshmh4761 17 күн бұрын
Illahayow soo sahal
@khadramuse1218
@khadramuse1218 14 күн бұрын
Qatar illoho sahal
@malyunukash2975
@malyunukash2975 17 күн бұрын
Ilaahayow idiin soo sahal. Ilmaha halala socdo Somaliyey xasadkeena ma yaree Xasbiyalaah wa nicmal wakiil
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 17 күн бұрын
Ilmaha yar yar ee dukaanka kaligood aadaya halaga dhaafo ma ficna😢😢
@lailaalihaid8506
@lailaalihaid8506 16 күн бұрын
Waa Hooyo qayrul masuula. Siday ku dhacda in qof wayn oo miyir qaba ilma yaro 3 jira dukaanka u diro
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 17 күн бұрын
Alle ha ku so dhoweyo wiilka yar alle gacan amaana ha ku beego
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 17 күн бұрын
Allah ha usoo cesho isagoo cfmad qaba
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 16 күн бұрын
Ilahay hasoo dhaweeyo, inlaxaday baa dhicikarta baryahan dad xun baa Somalida kusoo batay.
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 17 күн бұрын
Allh ha kuu sahlo asagoo nabad qabo, Allh magantiisa ha kuu geliyo
@samiira1752
@samiira1752 17 күн бұрын
Ilahayoow uso sahal😢aamin yaa rabi❤
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@umuaisha6859
@umuaisha6859 17 күн бұрын
Horta allha kuu sahlo laakiin 3jir kaligiis see udirtay magala muqdisho oo halis ah ood ogthysubxaanna allh
@Xalimo421
@Xalimo421 16 күн бұрын
Allah maxay caruur daayaceen😭Indho adeega dadka qaar,Bal cunug 3 jir ah ee an aqoonin magaca hooyada,Aabo, ee Loo diraayo inu wax so gato😭Ilaahayow la so helaa.Gaalada ayan la yaabeynayn caruurta qaadanayo hadii ay waalidka daayacan,Gaalada la qaatey ka fekerayo inu ilmaha illaa uu qof waxgaranayo ka noqdo an marnaba kali uusan noqonin,Xata lacag aya lagu sinaya waalidka dhalay si ay u xananeyan ka waran Kuwenana beer adeeg 2 jir iska socdo ama guriga ku xirayo.Somaliya sidii hore maahan caruurta wa la xada kuwo waweyn xata la la'yahay meel ay jiran la aqoonin.
@user-hy5jg6mu8d
@user-hy5jg6mu8d 17 күн бұрын
Asc walaal
@umumeysara223
@umumeysara223 17 күн бұрын
Ilahay ha u sahlo
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 17 күн бұрын
Ilmaha hala xanaaneeyo oo kadaaya 3jir tenag baalisha loo dhiibaayo joojiya ilmaha la dayacayo
@TggYgh
@TggYgh 16 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 17 күн бұрын
Sbabra 3 jir kaligiis ninac loogu diray baaba qalad ah waa wiil ladayacay sababta midka weyn markii hore loogu dariwaayey maxay tahay illaahay hasoo sachlo aamiin
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 17 күн бұрын
Allah.ha.kuu.sahlo
@soola483
@soola483 17 күн бұрын
Allah sosahlo
@ubahadan8902
@ubahadan8902 16 күн бұрын
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 16 күн бұрын
ASC C.CASIIS WAA KU SALAMEY ILAAHOW HOOYADAA IYO AABAHA CUNUGODA ALAHA U SAHLO WAA ARIN XANUN BADAN AAD BUU U YAR YAHAY ILAAHOW QALBIGA U QABOOJIYO AMIIN
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 17 күн бұрын
👍🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴❤️❤️♥️♥️sxb allaha sahlo sxb
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 17 күн бұрын
WA IGA TALO ISKA DHAAF SUAALAHA AAD WEEDIINAAYSO SIDA QABIILKIISA MEESHA UU DEGAN YAHAY BANKING ADII LA BARTILNAANSADO ADIGA AYAA KA MASUUL AH QIIMEEY XAALADA DALKA QAASATAN QABIILKA IYO MEESHA UU DEGAN YAHAY
@nasriina3811
@nasriina3811 17 күн бұрын
Gawar 5jir iijoogto waligey banaan waxba maugudirn dugsi inaan geeyo aan rawaa cabsi weyn igujirto wlhi aabehed marwalbo dugsi aan geynaa uu ilaayahy anigaa dib udhigooyo qof wehel maheysto😢😢
@bushra445
@bushra445 16 күн бұрын
Hadii guri joogtahay adi dugsiga geey kana so wad
@nasriina3811
@nasriina3811 16 күн бұрын
@@bushra445 saas sameynaa abayo xalkale malahan❤
@Ayan-seattle1984
@Ayan-seattle1984 17 күн бұрын
How can a 3 year old go to the store to buy candy by himself?
@Labwa313
@Labwa313 17 күн бұрын
3 jir sede tukan uu aad kaligi waa wax yaableh.
@keysemaxamed-weheliye4312
@keysemaxamed-weheliye4312 16 күн бұрын
Waa qeer masuul nimo 3 are you kidding me
@mancityfan660
@mancityfan660 16 күн бұрын
See u dirtay 3 jir in u wax soo gato hooyadanalloow soo nabad celi somaliyey ilmah ilaalsada waa nagala xadaa caruurta
顔面水槽がブサイク過ぎるwwwww
00:58
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 103 МЛН
Don't eat centipede 🪱😂
00:19
Nadir Sailov
Рет қаралды 19 МЛН
【獨生子的日常】让小奶猫也体验一把鬼打墙#小奶喵 #铲屎官的乐趣
00:12
“獨生子的日常”YouTube官方頻道
Рет қаралды 108 МЛН
Зомби Апокалипсис  часть 1 🤯#shorts
00:29
INNA SERG
Рет қаралды 6 МЛН
Laba Qoys Oo Isku Haysta Nin 40 Sano Ka Dib La Helay
12:15
Bulsho News
Рет қаралды 136 М.
Ax! Jacelki 7 Sano Ladhibana ee igiliyay Damiir Lawe Eeday Dhashay
47:12
顔面水槽がブサイク過ぎるwwwww
00:58
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 103 МЛН