DHACDO XANUUN BADAN: GABAR SOMALIYED OO SHEEGTAY IN cudur LO QARIYAY

  Рет қаралды 61,735

Kow Somali Media

Kow Somali Media

Ай бұрын

DHACDO XANUUN BADAN: GABAR SOMALIYED OO SHEEGTAY IN HIV/AIDS LO QARIYAY

Пікірлер: 297
@user-rr4vz9hq2w
@user-rr4vz9hq2w 28 күн бұрын
Abaaayo alaha kucaaafiyo muraaad kaaagana alaha kuuusahlo yaarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@omhajar69
@omhajar69 28 күн бұрын
Rabbi haku caafiyo Xaqaagana hakuu soo fududeeyo Qof is og inuu xanuunsanyahay oo si ula kac ah ugu gudbiya qof kale waa cadawtinimo xun Waxaaba kasii daran inuu qofkaasi diin ku dhuunto si loo aamino Dadka nuucaas ah Allah ummada haka qabto
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 28 күн бұрын
Amiiiiiiiiin yaarabi
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 23 күн бұрын
Amin yarpi
@user-vn2xr7hg5f
@user-vn2xr7hg5f 21 күн бұрын
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 19 күн бұрын
Aamiin yaarabi
@qalbiinahassaninahassan8079
@qalbiinahassaninahassan8079 28 күн бұрын
Ilhey ha siiyo camfimaad taaam ah ya rabi 🤲 🤲🤲🤲🤲😭
@LJama6119
@LJama6119 28 күн бұрын
Ninka reerka uu ka dhashay waa iney arinkan baaraan xaqiijin kadibna gabadha 3 magood iyo raali galin bixiyaan.
@Umumaryama
@Umumaryama 28 күн бұрын
Xaqeeda Allah ha usoo dhacsho Nimankaas cml dadka Allah hakaqabto
@fardowsakhaliif8825
@fardowsakhaliif8825 28 күн бұрын
Ilaahey faraj hakuufuro Lkn shiikha wareysiga gabadha sifiican uguma qaadin warka ayadooo wado hakujarin waa qof faahfaahin wado oo rabta iney nafis baxdo Sikastaba ilaahey murugada hakaasaaro sabarna allaah hakugu arsaaqo
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 17 күн бұрын
Ridwaan issak sifiican u wareysaty
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 28 күн бұрын
I was worried about her yesterday Allahu akbar deeqa thanks mustafa.
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 28 күн бұрын
My Advice to somali community home and abroad please check your self and the person you married and finally stopp Sinna Haram
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 23 күн бұрын
Madama a dhibayso talo fcn waxa ficneyd ina somali kuso gudbiso
@yumna4675
@yumna4675 21 күн бұрын
Thank you
@osmanabdulahi628
@osmanabdulahi628 10 күн бұрын
.j​@@rahmafarah6892
@fowsiyofarax6316
@fowsiyofarax6316 28 күн бұрын
Ilahyow cfimaad ugu bedel cudurka Aamiin
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 28 күн бұрын
Gaban xaqeeda Alle ha siiyo.
@amirahabdi
@amirahabdi 25 күн бұрын
Bise Allah ha oo sheekado
@user-jl8fn8jy1l
@user-jl8fn8jy1l 22 күн бұрын
Amiiyn amiiyn ya Allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 28 күн бұрын
Allaha kaa daaweeyo isgaa awood leh. Munaafiqiinta Allow naga qabo.
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 28 күн бұрын
AMIIN YA ALLAH 🤲♥️
@SamaraAbdurahman-lm3io
@SamaraAbdurahman-lm3io 28 күн бұрын
Ilah haka cabsadan dumarka qarinayaan ninkan gadhaha uu gursaday hasoo baxanoo ha hahadlaano dumarka ha qarinina please so hadla 😭😭
@Hana-997
@Hana-997 28 күн бұрын
Malaha maba noola
@Zusan15
@Zusan15 24 күн бұрын
Sax walhi hday sheegan adunyay bad badiinayaan
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 12 күн бұрын
Ninkaan waala ogyahay. Reerkiisu lakiin yaa Alle ka cabso !!
@zainababdi781
@zainababdi781 28 күн бұрын
Aad baan ugu faraxsanahay in deeqo marlabaad ay kasoo muuqato social media ha soomaalida allaaw u hiili wallaahay waxani waa dulmi yaan la isku garabsiin dulmiga wixii dambe uu guursanayana cashar ha u noqoto
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 26 күн бұрын
Nimanka qaarkood ama siday u badanyihiiba waa khaaimiin
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 18 күн бұрын
Ilahay haku cafiyo abayo. Gabadha klae u guursady maxay isku qarinayan mise waa aarkudsi miyey ku jiran Arintan waa dhamani laheed ama iyada been shegeysa mise isag been shegay gabdhow soo baxa
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 18 күн бұрын
Somaliyey walashiin qalbigeda shoora waxaa tahiin dad caydama aan qalbiyada dhoorin ilahay ka cabsad
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 28 күн бұрын
Gabadhan qisadeeda mar hore ayan dawadey wareysi hore jiririco baa igu jajabtey hada markii hore an maqleyna wan la xanuunsadey ale subxana wa tacala waxan kaga baryey in ale ka dul qaado cfmaad taam ha kusiiyo xaqedana ale hasiiyo abaayo niyada dhiso qof welba waqtigisu dhimanaya😢😢
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 24 күн бұрын
abaayo soomaalidu markeey isguursanaayaan isma baaraan,
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 24 күн бұрын
soomaalidu markeey is guursanaayaan isma baaraan ayagoo HIV AIDS qabaan ayey is guursadaan,
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 28 күн бұрын
Asc hooyadaan Allah ha caafiyo. Jazakallahu kheiran ustaad musdafa
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 28 күн бұрын
Aduunka hadaad cadaalad ku weyso allah agtiisa ayaad kahelaysaa wll sabir
@Mahmad-gt9jx
@Mahmad-gt9jx 21 күн бұрын
Illaahay waxaan uga baryeenaa caafimaad iyo cimri dheer aamiin
@Amal-qf2hx
@Amal-qf2hx 26 күн бұрын
Alle ha caafiyo wllshen cadaaladna alle ha siiyo
@deqafarah8903
@deqafarah8903 24 күн бұрын
Subxaanalaah qadarta lama Celine karo, Allaha raxmaanka ha kuu dhib fududeeyo, aamiin Ya Allah. Aaminaada guurka xagiisa ah, weliba dadka wadamo kala dewan kala jooga, soomaliyeey halaga fiirsado, Allaha na xafido dhamaan.
@ahmedadan7981
@ahmedadan7981 28 күн бұрын
Gabdhaan kenya somajohin hada UK miyey timid mise adiga tagay kenya akhi
@aminajama7768
@aminajama7768 28 күн бұрын
Allaah ha ku caafiyo walaal
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 15 күн бұрын
Allaha awooda leh caafimad ha siiyo aan bushi ku reeban aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi 🤲
@Hasnktal
@Hasnktal 28 күн бұрын
Dadka is guursanaya hays badhaan waa adduunsaban aakhir ilaahay cadaalad hakusiiyo ninkaas waa in wadanka uu joogo lagu dacweeyay
@MaryanCkariin-nt7ry
@MaryanCkariin-nt7ry 28 күн бұрын
Ilahay hakucafiyo wll
@Masimmohammed
@Masimmohammed 16 күн бұрын
Yaa Allah caafi adoontada xaqeedana usoo dhici baidnillaah kariim rabiyow 😢
@z-1il
@z-1il 28 күн бұрын
My Allah protect our sisters
@shukricadey2226
@shukricadey2226 28 күн бұрын
Allah ku caafiyo habo
@ilhamahmed6787
@ilhamahmed6787 28 күн бұрын
Ya Rabi make it easy for her also this situation has to be a lesson for everyone
@fosiyamire967
@fosiyamire967 28 күн бұрын
Ha aaminin baadhitaanka Africa Allah ha ku caafiyo adiga iyo inta buktaba
@fayabdi1847
@fayabdi1847 28 күн бұрын
Allaah ha ku caafiyo wll
@ahmedcabaas2982
@ahmedcabaas2982 28 күн бұрын
wallaahi waa arin aad u xanuun badan Allaha ha kaa caafiyo
@user-bg3kf4yc6f
@user-bg3kf4yc6f 14 күн бұрын
Illaahey caafimaad haku siiyo wallaalo
@fowziyamaxamud9278
@fowziyamaxamud9278 16 күн бұрын
Allaah swt hakaa dulqado xanunka wllo
@Ysmin20331
@Ysmin20331 28 күн бұрын
Abdihafid bnkaso dawaday qisadan wuka didey in toos uyimado xita umadu uqanciyo
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 28 күн бұрын
Allaha cafiyo habo qali😢😢
@AA1237
@AA1237 28 күн бұрын
Asalamu Alaykun Sheekhnaa Gabadha interview markaad kaqaadaysay maxay ahayd niyadaadu? Gabadha hadaad Allaah dartiis ucaawinaysid maad noosoo gudbisid dariiqadii lagu caawin lahaa dhaqaala ahaan. Oo hada baahi degdega oo taagan oo Gabadha ka muuqata.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 28 күн бұрын
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood.
@user-qe3sx8zg3b
@user-qe3sx8zg3b 28 күн бұрын
Allah kucafiyo dhaalimkaas Allah aya idin daxeeya xaqaada hakaasiyo
@user-vr2yo2tg1h
@user-vr2yo2tg1h 9 күн бұрын
Waan lamurugooday Deeqa wll Allah haku kaalmeeyo. Cudurkaba caafimaad hakugu bedelo.
@khadijasheikh8680
@khadijasheikh8680 28 күн бұрын
Abaayo ALLAHA ku caafiyo asagana ummadda ALLAHA ka qabto
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 22 күн бұрын
Allaah ha caafiyo gabadhan rabina xaqeeda ha usoo celiyaaa
@nasraahmed9783
@nasraahmed9783 21 күн бұрын
Wll alle haku gar gaaro cafimad khayr leh na haku siiyo
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 28 күн бұрын
😢aaaaaamiin yaarabi allow caafi caafmaad sariic ah xanuunkana eebe danbi dhaaf hagaaga dhigo walasheeen deeqo ilahoow sabirka u adkeee
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 25 күн бұрын
Ilaahay.ha.ku.caafiyo Aamiiinyaarabi. Abaayo 🤲🤲🤲🤲
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 23 күн бұрын
Alle ha ku caafiyo yaarabii🤲
@user-yp7on5mr9f
@user-yp7on5mr9f 25 күн бұрын
Asalaamu Alakium, my dear sister. May Allah rectify your situation. May Allah replace your tears, and give you victory, against the oppressor. First and foremost, within the medical system, completing a thorough screening. Can trace , the carrier of such infectious disease. Alhamdullahi , Allah , has given us such a tool. It would be, appropriate, for both people to screen at a well known hospital, and allow them , to provide you, your verdict. Actually, if any person knowing that they carried such disease, and was not transparent about his or her disease. Surely, where I come from, you are punished as a criminal, facing jail time.
@user-sh6sn6lq6n
@user-sh6sn6lq6n 17 күн бұрын
Ilaahey ha u gargaaro caafimad team Allah ku siiyo
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 28 күн бұрын
Abaayo waxaan kujeclahay imaanka mashaallah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 26 күн бұрын
Allaah subxaana watacaalaa hakaa dulqaado caafimaad haku siiyo
@marianyusuf1768
@marianyusuf1768 28 күн бұрын
Ilaahow xaqeeda u soo dhici dhibaato ayuu u geystay, mustaqbalkeeda ayuu kaga cayaaray ,hadana kuwa kale buu sidaas u gelayaa
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 28 күн бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c 28 күн бұрын
Alle hacafiyo gabadhan 😢😢😢😢wan lamurgaa markaan dhageysto😢😢😢😢😢😢😢😢
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 28 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@aminaliiban1780
@aminaliiban1780 28 күн бұрын
Allow caafi adaa wayn ❤ ka dul qaad miskiinta. anagana naka hay subxanallaah allow adan kaa magan galnay war hooy dadow iska baadha cidaad guursanaysaan
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 28 күн бұрын
Amiiiiiiiiin yaarabi
@rodahassan929
@rodahassan929 28 күн бұрын
Allah hacaafiyo waa gabadhii hore loowaraystay
@hamdaayan893
@hamdaayan893 28 күн бұрын
Ilaahay hawga aargudo miskiinta
@aminoaden6671
@aminoaden6671 25 күн бұрын
Allah ha caafiyo mid buuxo Allah ha siiyo wlshen
@asliimuur5024
@asliimuur5024 6 күн бұрын
Waa ka xumahay waxa gabadhaa allah ha shaafiyo waxa ku dhacay qayaano haddi la caawimi lahaa talefoonka kama hayno
@SLAVEOFALLAH277
@SLAVEOFALLAH277 24 күн бұрын
Walaal alle ayaa ku qadaray in arrinkan kugu dhacdo, waxan alle ku qadarin kugu ma dhacaan xaqiiqdi, ee sabar walaal alle waxuu jecel yahay kuwa sabra..😭😭.. murugada ku hayso alle ha ka ajir siiyo, Janno allah kugu irzaaqo walaal .. walaalyaaloow ha loo duceeya walaasha, alle ha idin naxariisteee ….
@aishaali6473
@aishaali6473 25 күн бұрын
Alle haku cafiyo abaayo
@user-vs2my3zz1g
@user-vs2my3zz1g 27 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Mustafa hadii ruux uu rabo inuu waxtaro gabadha maxaa number uga reebi wayday Akhi kariim
@shukrisheik4403
@shukrisheik4403 27 күн бұрын
Allow caafi deeqa Amii
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 12 күн бұрын
Deeqo horey usoco. Gofund haloo furo . Reer mahadow sida gabadha udhaama!!
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 28 күн бұрын
Ya Allah ku caafi yaa Rabi
@shukrijama5399
@shukrijama5399 24 күн бұрын
Allah haku caafiyo sister❤😢😢😢😢😢😢😢
@awm221
@awm221 23 күн бұрын
Asc sheikh mustafa Xagay jogta gabdha jazakallaah khayr
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 20 күн бұрын
Kenya 🇰🇪
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 28 күн бұрын
Ninka cabdi xafiid waraystay wuu dafiray nin daawo qaatay ayuu ahaa gabadha waa run dhaqaatiir ayaa cadeeyay
@khadijac9841
@khadijac9841 27 күн бұрын
Yaa RABI Yaa raxmaan Yaa cziiz caafimaad deg deg ah iyo arzaaq waasic oo xalaalah ugudeeg 😢😢😢😢
@nasiibaamino9379
@nasiibaamino9379 25 күн бұрын
Laa xawla walaa quwata ilaaa bilaaah allaahu akbar wlashay Ilaahey haku caafiyo danbi dhaaf hakaga dhigo adunyada waa daarul imtixAaaan laguna waari maayo
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 23 күн бұрын
Ax alaha kadulqaado ilahy xaqeeda hasiiyo danbi dhaafna alha ugadhigo amiina ayrpi 😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 28 күн бұрын
Allaha caafimaad taam ah hakusiiyo amiin insha allaah
@nimoali601
@nimoali601 28 күн бұрын
Allah yashfiika walalo qaali 😢😢
@user-qy2rg2xi9y
@user-qy2rg2xi9y 6 күн бұрын
Mamada Alle ha caafiyo insh alh
@khadraducaale9369
@khadraducaale9369 28 күн бұрын
Allaha cafiyo
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr 28 күн бұрын
Wllo walagu imtixamay Allaha kugu guleyo samir Allaha kusiyo umurahaga Allaha sahlo xaqaga mabagudikaro ee gabdhaha kale Alle hakailaliyo😢
@nimcoxasan6198
@nimcoxasan6198 8 күн бұрын
Alle haku caafiyo abayo waxaad tahay qof ladulmiyay ninka kudulmiyay iyo family gisuba akhiro waa lagaga jaraya😢
@shukriali4487
@shukriali4487 28 күн бұрын
Subxaana llaah allaha ku caawiyo
@luulmohamud
@luulmohamud 28 күн бұрын
Allah ha ku caafiyo xaqaaqana Rabi ha kaaga qaado Gabadhan waa gabadh aan aad kuugu dhaganeyn u baahin caawinaad nolol si walba maskiinta allah uga baq u qabo waxad u qabankarto
@Bint.somalia5
@Bint.somalia5 28 күн бұрын
Allah kucaafiyo yaarabi🤲🥲
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 12 күн бұрын
Illaahay ha caafiyo gabadha aan u ducayno xaladaan waa wax dhici karta gabadha aad baa xoogaa hadalkeedu u qasan yahay waa qof dumara oo murugeysan aan u duceyno
@Coofleh175
@Coofleh175 27 күн бұрын
Illahayow u gargaar ya rabi ameeen
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 12 күн бұрын
Subxanna Allaah waxaan jeclaan lahaa gabadhaas maadaama ay ka hadashay xaga dhaqaalaha in aysan daawada qaarkeed aysan gadan karin Fadlan teleefoonkeeda Shiikhu shaashada ha soo saaro qof kasta wuxuu awoodo ha ku cawiyee .Dumarku ha is cawiyeen iyo rag wixii lagu tari kat
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 28 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 24 күн бұрын
Illahay gabadhan cafimaad ha siiyo waxaan rajaynaya xaqeeda in niinka reerkoda siiyan oo dulmi intaas ka badan ka galin gabadhan wanaagsan
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 25 күн бұрын
Abayo ALLAAHA kucafiyo muradkaga ALLAAHA kusahlo
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 24 күн бұрын
اللهم اشفها وعافها Ilaahay ha u sahlo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 28 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢 gabadha maskinta wa la dulmiyey Allah caafiyo caafimad taam Allah siiyo Insha Allah cudurkan daawadisa hde jirto Ka saarayo jirkeda somaliyey aan caawino Lacag leskuga daro lo ibiyo daawadisa
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 28 күн бұрын
Ilaahey xaqaaga midigta haka siiyo
@khadrafarah7898
@khadrafarah7898 24 күн бұрын
Illaahayow xaqaga haku dhaciiyo walaal deeqa illaahayow caafiimaad deg dega siiy oo tama siiy yaa allaah yaa
@user-fs7cr5yg1y
@user-fs7cr5yg1y 28 күн бұрын
😢allaha xaqaaga ha ku siiyo wlashyeey😢
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 28 күн бұрын
Abaayo waad guuleysan doonta xariga ilaahey ku dhaganow
@ifrahabchir4223
@ifrahabchir4223 28 күн бұрын
Allaha uu gargaro gabadha dhibatada uu ugeystey ninka somaliyed. Allah qaban dhibatada gabdha somaliyed uu ugeysanayo
@dmohamed486
@dmohamed486 22 күн бұрын
Aallha hakuxifdiyo walaal qofki dadka dulmiyan Aallha mamoga e Aallha kasug caddaalada
@nimosuleiman
@nimosuleiman 28 күн бұрын
Ma deeqa allah ha caafiyo
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 27 күн бұрын
Asc seetihiin gabadha allaah hacaafiyo ma ingiriiskay tagtay mise
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 19 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل فى كل ظالم 😢
@UmalkhayrMuuse-vl2eg
@UmalkhayrMuuse-vl2eg 24 күн бұрын
Subhanallah allow ugargaar gabada.
@saynabjama8160
@saynabjama8160 25 күн бұрын
Ilahay xaqaaga hakuu soo dhiciyo isagaa awood leh haday awood kuu sheegteen fulmigu wuu soo bixi
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 28 күн бұрын
Illahay ha ku caafiyo
@iskufilan3006
@iskufilan3006 28 күн бұрын
Deeqo Allah ku fududeeyo ku sabar walal insha Allah baa jano kugu badalayo insha Allah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 28 күн бұрын
Amiiiiiiiiin yaarabi
@ifraahmohamudali8467
@ifraahmohamudali8467 28 күн бұрын
Allaah ha ku caafiyo dalinkana Allaah ha kaga argooyo
【獨生子的日常】让小奶猫也体验一把鬼打墙#小奶喵 #铲屎官的乐趣
00:12
“獨生子的日常”YouTube官方頻道
Рет қаралды 106 МЛН
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? Xogta Daahsoon
1:04:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 292 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 339 М.
DOOD ADAG | GODOB | GANTAALO |CARMALKA CASRIGA AH | DHAX YAR
55:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 102 М.
CARMALKA KALIGOOD CARUURTA KORINAYA ''WAYKU FASHILMEEN''
38:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
【獨生子的日常】让小奶猫也体验一把鬼打墙#小奶喵 #铲屎官的乐趣
00:12
“獨生子的日常”YouTube官方頻道
Рет қаралды 106 МЛН