Gabar ayaa ka maqan 18 sano mana yaqan hoyaded halka ay aaday kaligeed ayuna yaqanay oo dadkedii may

  Рет қаралды 8,145

Illintir

Illintir

23 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 28
@ashawooo
@ashawooo 20 күн бұрын
illahaya ha ku sahal Gabdheda rabi ayida nabda qabato ha ku saqira
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 21 күн бұрын
Waa mahaya
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 21 күн бұрын
Waa Alstad 🇺🇳
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 21 күн бұрын
Alaha aabahaan u sahlo gabadhiisa allahuma aamiin
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 21 күн бұрын
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo Aabaha soomaaliyeed inay is helaan gabadhiisa u dhalay iyagoo Nabad qaba iyo hooyadeed, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
@foozia426
@foozia426 21 күн бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo gabadhaada insha allaah ❤
@asli1087
@asli1087 21 күн бұрын
Allaah ha ku sahlo idanka Alle Amiin Amiin Amiin
@hawafarah2410
@hawafarah2410 21 күн бұрын
Ayeeyadaa ugu mihiin San haduiba ysqaan
@farahfartun3961
@farahfartun3961 21 күн бұрын
16 jir waaye
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 21 күн бұрын
Ilaaheey hakuufududeeyo sahal yaarabbiraxmaan
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 21 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran walal cabdicasiis iyo teamkaga❤
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 21 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo gabadhaada amiiin amiiin yaarabi
@halimaali1996
@halimaali1996 21 күн бұрын
Allah hakuufududeeyo gabadhaada
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 21 күн бұрын
Waa nacas haduu guur Sadat gabadha siduu a u garanayo dadkeeda
@asli1087
@asli1087 21 күн бұрын
Maasha Allaah
@messil8080
@messil8080 21 күн бұрын
illaahay hausoo dhoweyo gabdhiisa yar
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 21 күн бұрын
Wadaadku wuxuu ku celceliyey gabar guur soo martay bay ahayd macanaha soomali badan baa waxay aaminsan tahay gabadha guurka soo martay inaan weli laga rabin oo ayadu is bixin karto taasna waa khalad gabar iyo garoobba weli baa laga rabaa. Ilaahay hakuu soo sahlo gabadhaadii ayadoo nabad qabta
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 15 күн бұрын
Waa sas wali maba u bahno ayey qabaan dhibka somalida waa mwshey arkaan waa iskaga gursadaan
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 15 күн бұрын
@@ladanabdalla8907 Haa abaayo soomaalidu weli la’aanta way iska sahladaan waana khatar.
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 15 күн бұрын
alle ha fahan siiyo qof masuul laga yahay oo isbixinee away masuulyadii la siyay muxrimkiida waa waxa ilmaha layskgu hesto dhibka badinaya hadii qofkasta dhihi leheed waligada ayaan kaa donaa dhibkaan ma dheceen ee melkasta waa laskaga dhalaa
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 14 күн бұрын
@@ladanabdalla8907 aad iyo Aad abaayo
@mancityfan660
@mancityfan660 21 күн бұрын
Wargabdha alle ha sahlo lakin markii ay joogtay yaman telkeeda maxuu u waci waayey mum dhashay murusade ilmah ma dayacaan inta badan adeerkeey see wax ka noqdeen
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 21 күн бұрын
2007 papa she is 16 yrs old
@awalenuro4947
@awalenuro4947 21 күн бұрын
Wiilkeyga a dhashay 2007 hada u noqday 17 yrs
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 21 күн бұрын
@@awalenuro4947 what month she born? If may or June 2007 but she was born Feb or March she is 17 yrs old but not 18 yet .... My child is 18 but born may inshallah this may 31 he will 19
@awalenuro4947
@awalenuro4947 21 күн бұрын
@user-lh1jl1bq7p January or December is not Metter right or wrong she is 17 but Allah haso ifiyo
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 21 күн бұрын
Soomaaliyay dad muslin ah ayaad tihiin marka maxay tahay ogaysiisyada caafimaadka sawirada dad qaawan ay ku jiraan oo aad idinkoo dad muslin ah soo gudbinaysaan saasoo ay tahay ma ogolidiin inaad dad anshax xun soo marti qaadaan marka cowrada hala asturo gaalo ma tihiin idinkoo mahadsan si aydan danbi uga helin arintaas wa bilaahi towfiiq
@niyaaladem
@niyaaladem 18 күн бұрын
Kan mid ka daran ayaa ku jiri jiray oo sida ay wax u xayeeysiinayaan ay zaadu ko istaageeyso.
Trágico final :(
01:00
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 28 МЛН
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 9 МЛН
Зомби Апокалипсис  часть 1 🤯#shorts
00:29
INNA SERG
Рет қаралды 7 МЛН
НЕОБЫЧНЫЙ ЛЕДЕНЕЦ
00:49
Sveta Sollar
Рет қаралды 8 МЛН
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
1846 - قصة الفرنسية والضابط المغربي!!
33:18
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 540 М.
Trágico final :(
01:00
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 28 МЛН