GOOBAHA DALXIISKA AH EE GOBOLKA SANAAG - CHAPTER 1.

  Рет қаралды 17,043

Future Brothers Production

Future Brothers Production

2 жыл бұрын

#FutureBrothersProduction #gudmobiyocas #daryale #xiis #maydh #mulaxbayle #buurtacalcad #buurahamulaxbayle #ceelafwayn #garadag #ceerigaabo #daalo #dawgatabca #wadadatabca #somaliland #sanaag #Burco #Togdheer
Please don't forget to subscribe This Channel.
facebook: Future Brothers Production
Twitter: Future Brothers Pro

Пікірлер: 58
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Wow mnsha-Allh , gobolkii gobolada Jmhuriyda Brkysn Somliland 💚 Sanaag 🤍 Ceerigaabo ❤
@faebalina7786
@faebalina7786 2 жыл бұрын
This cinematography with someones storytelling, narrative in english and somali and a few in focus pieces on specific areas would be so epic I love Sanaag my home region
@abdiadan4837
@abdiadan4837 2 жыл бұрын
Allah SWT has given us one of the best portions among other portions on land on the entire earth, very beauty with all resources in it and and on it Masha Allah it's time to benefit from it, our youth and people are awakening in showing our beauty, shugran
@hindayusuf449
@hindayusuf449 2 жыл бұрын
Masha Allah sanaag janadii ifkay ❤️ kama dalo dhulkeyga hooyo💚 Aadba u mhdsantihin future brothers Sida quruxda badane dhulkena noga aqbatireteen 🙏🙏🙏🙏
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
Video qurux badan.. Iyo dal qurux badan Masha Allaha.. love it.
@Amiinshaakir
@Amiinshaakir 2 жыл бұрын
Wlhy muuqaladu adbay icajabiyeen mashaallh tabarikala alxamdulilah caala kuli xaal somaliland 😘😘
@garaadkaabtechnology3625
@garaadkaabtechnology3625 2 жыл бұрын
Masha allah dhiirigelin iyo bogaadin ayaad mudanthy sxb mubarik.
@zakifiish
@zakifiish 2 жыл бұрын
Film ahaan ban u daawaday The most professional videographer in horn africa mubarik Mario Kal iyo laab bn ku salaamay sxb Well done 👍
@drmohamadomar1289
@drmohamadomar1289 2 жыл бұрын
The best coverage of sanaag ( the hidden gem of Somaliland)! I never knew Somaliland was this beautiful!!!
@welcometoadvertisementsent8734
@welcometoadvertisementsent8734 2 жыл бұрын
It’s not somaliland
@mohameddaher1248
@mohameddaher1248 2 жыл бұрын
@@welcometoadvertisementsent8734 hada waa xage ciyalyow
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
@@welcometoadvertisementsent8734 it is somaliland it is western sanaag ceerigabo muu dhaafin beede waaana dhulkii duriyada
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 Жыл бұрын
@@welcometoadvertisementsent8734 it is somaliland adeer Waana dhulkii duriyada sanaag galbeed madhaafin ceerigabo bari umu dhaafin Orod wax kuuduba saxarahagi badhan raadso videoga ragi dhulka lahaa baa duube
@deeqahmed2291
@deeqahmed2291 Жыл бұрын
Shoutout from Gabiley. Sanaag easily the most beautiful province of Somaliland. Manshallah
@awilhashi1895
@awilhashi1895 2 жыл бұрын
Video aad u quruxbadan weeye Waxaa kamuuqata in juhdi iyo dadaal lagaliyay keep going xerta future brothers mubarig mariyo iyo ahmed somali
@mahamedabdihassan6545
@mahamedabdihassan6545 2 жыл бұрын
Qurux dabiiciye iyo talent bro mnsha allaah keep going
@mrss7241
@mrss7241 Жыл бұрын
maashaa allaah wadankeen was wadan barwaaqo iyosoo jido badan was wadan qurax badan
@ugaasmo6926
@ugaasmo6926 2 жыл бұрын
Mubarig Mario Alle Gacanta Haku Barakeeyo Wll❤
@BilalAhmed-ij8ks
@BilalAhmed-ij8ks 2 жыл бұрын
The cinematography of this video is overwhelming 😍👌. Mario has the professional talent for this Profession.
@abdalefuaad6972
@abdalefuaad6972 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 2 жыл бұрын
Wow Mansha Allah
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
Musiga gaabi Faalo iyo Ka waran Muuqaalda Raaci you schamo!!!!
@jaamaccabdale400
@jaamaccabdale400 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tihiin shaqo adag baad qabateen run ahaantii lkn waxaa maqan goobo kaloo badan sida daallo tabca midhisho surad iyo goobo kale oo aad u badan waxan rajaynayaa inaad qaybata danbe kusoo dari doontaaa Sanaag my homeland
@6leh
@6leh Жыл бұрын
My home town Sannag wlhi waan uu xisey From germany ❤❤
@somaliatiktok6876
@somaliatiktok6876 2 жыл бұрын
Wlhi muqaalkaN uu MuqaaL dhaafaY Hore usocda mupark Mario mahdsind zhp qali
@abydby
@abydby 2 жыл бұрын
Simply stunning cinematography
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 2 жыл бұрын
What Amazing video😲
@yahyedaakir8066
@yahyedaakir8066 2 жыл бұрын
Masha allaah mar un wan cago dhign i sha allaah
@abshirartearte8734
@abshirartearte8734 9 ай бұрын
Ilaahow nabad sii umadda somali meelkasta
@osmandegelleh4532
@osmandegelleh4532 2 жыл бұрын
My home Sanaag
@onlydestinations2887
@onlydestinations2887 2 жыл бұрын
Muuqaal diyaarsan 🔥
@siciidcxaafid
@siciidcxaafid 11 ай бұрын
Wr Mel la dhohoh. Qoricad oo bad is ka lehe 😱🤔🤔
@mahmoudabdikariem9909
@mahmoudabdikariem9909 2 жыл бұрын
MuqaaL wu DhaFaY kaNi maGaC Kle Halo BixiYo 🤤❤ FuTuRe BRoThers Production DuNi Kle 😍@Mubarik MARIO mahadsanid nInka Qaranka QuruxDisa so bandHiga
@bashiirdiinaari4684
@bashiirdiinaari4684 2 жыл бұрын
FATURE PROTHERS THE ONLY ONE KZfaqRS. WAQAL WAA BIKHE MAR WALBA ONLINE NO AHADA
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
CAJIIB VIDEO, QURUX SOMALILAND
@hassenismooo
@hassenismooo 2 жыл бұрын
Cool trip guys!! keep up the good work.
@jirfe
@jirfe Жыл бұрын
Manta video gan waxaan ka bartay dhulka sland labo marka loo qaaybiyo qaayb baa gobolka sanaag ah
@mohamedahmed-bu4hb
@mohamedahmed-bu4hb 2 жыл бұрын
Amazing❤❤❤
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
Just Beautiful💕
@hamzeilka-cazeh
@hamzeilka-cazeh 2 жыл бұрын
Video labaad baan sugi lahay Mansha allah gobolkayga sanaag
@behonestson6212
@behonestson6212 Жыл бұрын
Somaliland socotey samada dusheeda iyo xidigaha ayey Ku socotaa soo noqon maysee kii sugaayow Samir ❤️🤍💚
@zadam-xusen252
@zadam-xusen252 2 жыл бұрын
HARRY UP CHAPTER2 PLEASE
@qasaaye8622
@qasaaye8622 2 жыл бұрын
wow caadi maaha
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 Жыл бұрын
Wooow😍
@mishki2810
@mishki2810 2 жыл бұрын
I like it wlahi storytelling so raaciya qaybta danbe
@AhmedAli-qk6dn
@AhmedAli-qk6dn Жыл бұрын
Heesta 1:15 yaa heesa walaal
@garaadkaabtechnology3625
@garaadkaabtechnology3625 2 жыл бұрын
Calmadow daalo iyo meelaha kalee hadhay oodhanna kusoo dar insha allah kadanbe
@zacka.j3976
@zacka.j3976 2 жыл бұрын
M.zhalLaH part two
@salmanhassan3071
@salmanhassan3071 2 жыл бұрын
Somaliland😬😬😬
@yuusufomar2768
@yuusufomar2768 2 жыл бұрын
Nasri
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 2 жыл бұрын
Sanaag Maakhir Puntland 💙🤍💚
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
Sanaag somaliland Halkani waa sanaag galbeed saxarihi sanaag bari e badhan e puntland haysatay maahe Dhulku waa kii duriyada somaliland baana gacanta kuhaysa dadkan duubayana waa duriyadii
@cabdicalicabdicali4220
@cabdicalicabdicali4220 Жыл бұрын
Dhulka ma kala taqanid cerigaabo ila laasqorey buuraha is getraind wa cagaar jiq ah waa wada calmadow oo kale inaad congo joogtad ismoodeysa ana dhulka ku dhashey
@libaanmohugur2739
@libaanmohugur2739 2 жыл бұрын
Wadadi xeebta ayaad marteen waa wado aad halisteda u leh hadi gadiidka aad wadatan wax idinka noqon laha wayo waa dhul aad u kala fog o omane ah
@wadeeco1wadeeco289
@wadeeco1wadeeco289 2 жыл бұрын
Maawduucani waxa uu ka kooban yahay afar qodob oo raaciyada afka qalaadna waxa loo yaqaan diin, afartaa qodob labo shareeran oo macnaheedu yahay mawada sheegna, labana qarsoon oo macnaheedu yahay wada qarsoon waxa aayna kala yihiin sidatan, 1. Qodobka koobaad ayaa waxa uu yahay mudnaantuna aay tahay in la,ilaaliyo midabka bulshada heer maaydhka waa beesha idoore midabkaas oo mid guud iyo labo faraq hoosaad ka kooban oo aan hadda la,sheegi karan, illaamaa laga wada fadhiisto mooyaane, oo aay lagama maarmaan tahay in la,ilaaliyo si,aanay midabka bulshada heer maaydku ugu milmin midabada kalee kunool koonka, 2. Qodobka labaad ayaa waxa uu yahay inaan abuurista noolaha waxba laga bedeli karin dad iyo xoola toownna. 3. Qodobka sadexaad ayaa waxa uu yahay qarsoon una qarsoon bulshada heer maaydhka marna ku dhaqan dhulka heer maaydhka ee hadda loo yaqaan afka qalaad somaliland si,aaynay bulshooyinka kalee lidka ku,ah beesha heer maayd waa idoore looga fahmin taasoo macnaheedu tahay lama sheegi karo: 4. Qodobka afraad ayaa waxa uu yahay in dhiigga beesha heer maaydh la,banaaysan karo iyo inaan la,banaaysan qarsoon una qarsoon bulshada heer maaydhka waa idoore: Kabixin faahfaahin dheeraada, 1.Qodobka koobaad ayaa waxa uu yahay magaca guud ee midabka bulshada heer maaydhka oo ku dhaqan gobolada sanaag, togdheer, saaxil, maroodijeex, aawdal, iyo qaayb kamida hadda itoobiya oo magac ugaara leh, ayadoo markaana aan umadaha koonka ku nooli aanay la, wadaagin midabkaa guud iyo labadiisa farag hoosaad magacyadooda ugaarkaa islamarkaana loo qariyay si,aanaay lidka bulshada heer maaydhku u fahmin, midabkaa guud labadiisa midab faraq hoosaad oo labo magac oo uqarsoon ayaguna leh, ayagoo aan lawadaagin umadaha koonka kunool midabka magaca guud iyo labo midab hoosaadka marna loo qariyay si,aan looga fahmin soo bandhiggooda , Kabixin faahfaahin dheeraada, 2. Qodobka labaad ayaa waxa uu yahay inaan abuuurista waaynaha ee ku saabsan noolaha aan waxba laga bedeli karin %0 sida dad, iyo xoolo, nin iyo naag, lab iyo dhedig, midkood toownna, Kabixin faahfaahin dheeraada, 3. Qodobka sadexaad ayaa waxa uu yahay midka qarsoon oo looqariyay si,aay gooni isutaaga beesha heer maaydhku ufashilmin dhul iyo dadba: Kabixin faahfaahin dheeraada: 4. Qodobka afraad ayaa waxa uu yahay inaan dhiigga heer maaydhka la,banaaysan karan iyo in la,banaaysankaro oo macnihiisu yahay qodobkaasina qarsoon: Kabixin falaqaayn dheeraada afartaa qodobba waxa ku dhisan raaciyadda heer maaydhka lagu dhiqi doono aayaha danbe si,aan dhiigooda maalkooda iyo dhulkooda loo banaaysan oo macnaheedu yahay ninkii afartan qodob si,guud u,fahmaay dhulka ama beesha heer maaydhka wuu maamuli karaa wixii dad, mood, maal, iyo dhulkii nugaal dhiigii dadka iyo maalkii kumaqnaa habarjeclo marna ayaan looga hadhin, midda labaad beeshan habarjeclo maxaay dadkii laga saaray sanaag iyo sool lacagtii dalka laga dhacay uga dabadireen marna dahabshiil ugu caawiyaan heer koonfureedka ayadoo mandaqadda uu ku noolyahay dadkeedu bakhtiyaayo soow ku xumaayn maamulka dalka iyo bulshada inteeda kale maahan soow lama odhan karoo xadhig maamulkoodii siilaanyo xidhay ayay ogyihiin kuwii sanaag iyo sool laga raray iyo habarjeclo waa walaalo ee halaga daba raro cidkasta oo caawisayna si,degdega wax halooga qabto:
@CabdalleCabdi
@CabdalleCabdi Жыл бұрын
Now, War hadalkaaga caday. Oo baro qaabka wax loo qoro
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 138 М.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,3 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Dalxiiski #Waridad  #Garadag #Ceelafweyn Ceerigabo Somaliland 13 jul , 2020
26:07
Barnaamijka Buurta Dalxiiska Ee Gacan-libaax
25:17
SAAB TV
Рет қаралды 97 М.
Waa Dal aan Dad haysan  QAYBTI 2aad Laasqoray
7:13
Ali Khadaab
Рет қаралды 20 М.
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26