BOQORTOOYADA AJUURAAN HAWIYE MIYAA MISE MA .AHA

  Рет қаралды 20,744

Xasan Abdullah

Xasan Abdullah

2 жыл бұрын

Пікірлер: 179
@Seatbelt120
@Seatbelt120 2 жыл бұрын
Ajuuraan waa jambeele hawiye
@samanjecel6079
@samanjecel6079 2 жыл бұрын
MashAllah ilahey haa ku xifdiyo Abu Salman sida wanagsan ee aad nogu shektey tarikhda somali ee Boqortoyadi Ajuuran
@yussufabdi8975
@yussufabdi8975 2 жыл бұрын
Mashaalah Allha haku cifdiyo
@bashj7379
@bashj7379 2 жыл бұрын
masha allah AJUURAAN WAA GEESSIYADII UMMADDA SOOMAALIYEED.
@mursalibrahim6753
@mursalibrahim6753 2 жыл бұрын
Asc reer abti nolaada intey nolaal jirto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@khalidhussein6551
@khalidhussein6551 Жыл бұрын
Ajuuraan waa Hawiye shaki kuma jiro waxayna ahayen Boqortooyo Fac weyn marka saas u ogow
@MaxamedAbdi-nj2pd
@MaxamedAbdi-nj2pd Ай бұрын
Hawiye iyo boqortoyo waa is diiden hawiye waxaa guneystay beel daarood ka mida ah tariikh hawiye wali ma arak
@user-ti8yr5uq2z
@user-ti8yr5uq2z Ай бұрын
Pro luuqa iga so qabo sulaal baan ku wyinayaa 😊
@khalidhussein6551
@khalidhussein6551 Ай бұрын
​@@user-ti8yr5uq2z Haye sxb inte iskaka soo xarirnaa
@QISOOYIN353
@QISOOYIN353 2 жыл бұрын
Masha allah, aamiin aamiin aamiin
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
SOMALI ASALKEDA WA CARAB IYO AFRICAN MAKA LKN TARIQ SAX AH LAMA HAYO MARKA LAGA REBO KUWA CAD CAD O AN AFRICANTA KU DHEX MILMIN LOVE ABTIYAHEY ANO WIL ABGAL AH
@boqoradareersheeqmaxamedbo9949
@boqoradareersheeqmaxamedbo9949 2 жыл бұрын
Masha allah mhdsnd
@MaxamedAbdi-nj2pd
@MaxamedAbdi-nj2pd Ай бұрын
Ajuuran waa baalcad absame kumade kablalax darood hawiye tiraa iyo tariikh daas mid mat ma yeelan hawiye iyo boqortooyo
@iphone0900
@iphone0900 Ай бұрын
Waa runtaa Ajuran waa Absame. Walashama iyo Ifaad waa Absame iyo Ogaden isku jiray. Darawiishna Ogaden iyo Dhulbahante.
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Жыл бұрын
aamiin. Qabyalaada ilaaheey ha ka bixiyey madaxa umadda soomaaliyeed
@taifakali1981
@taifakali1981 8 ай бұрын
Manshallah my bro salman
@taifakali1981
@taifakali1981 Ай бұрын
Boqorkaka ila dashaay abu salmaan my bro keep rocking
@user-vc1dd7pt9c
@user-vc1dd7pt9c 2 ай бұрын
waa hawiye
@degmomohammud2020
@degmomohammud2020 2 жыл бұрын
ajuuraan ilove ❤❤❤❤❤❤❤
@ismaciilismaciil9727
@ismaciilismaciil9727 2 жыл бұрын
F
@ismaciilismaciil9727
@ismaciilismaciil9727 2 жыл бұрын
Reershweeld
@ismaciilismaciil9727
@ismaciilismaciil9727 2 жыл бұрын
ReershawelemaaAjuuranbaa
@ofmineifyou2153
@ofmineifyou2153 2 жыл бұрын
Hawiye magacaas somaliba maahee magacan xagee laga keenay. Somali hawiyaynta joojiya. Jambeela waa qabiil xabashi ah
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@somalistar8261
@somalistar8261 Жыл бұрын
Waaa janbeela hawiye adeer doqon baatahay jabeeelahawiyaa dhashay
@cabdikariincabdulle1989
@cabdikariincabdulle1989 5 ай бұрын
Sh xasan maaasha alaah
@user-vj7uf1df6w
@user-vj7uf1df6w 2 жыл бұрын
‏وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@ahmedgaas4373
@ahmedgaas4373 6 ай бұрын
Ajuraan horta wuxuu uqaybsama waamugle iyo waqale sawmaha
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s Ай бұрын
Waa JAMBEELE SAMAAALE
@user-vn9mx1os2k
@user-vn9mx1os2k 3 ай бұрын
Maxaa Ajuuran loogu waashey ber yahan, ninkii reer Kismaayo ayaa ugu dhowaa inkastoo wax yar oo sixitaan u baahan ayaa jira.
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 Ай бұрын
Iffat waxay ahayd Jabartiyiin. Halka iska sax
@Ahmed-hp8ov
@Ahmed-hp8ov 2 жыл бұрын
Ajuuranku Waa Aaji Dir Iriir Samaale Biymaal Mohamed Ahmed. (Xiniftere)
@farhiyoali9179
@farhiyoali9179 Жыл бұрын
Yaahuu
@mbxo__5936
@mbxo__5936 Жыл бұрын
Ajuraan waa Jambeele Hawiye Irir Samaale
@mbxo__5936
@mbxo__5936 Жыл бұрын
Boqortooyadii Ajuuraan waa Jambelle Hawiye.
@walalkp1953
@walalkp1953 2 жыл бұрын
Sheikh waxan waxba kama faxmin
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
sxb..abu salmaan.waa magac carbeed ee waxa tiraa AW SALI
@user-fm4qu8hj4q
@user-fm4qu8hj4q Жыл бұрын
❤❤
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 Жыл бұрын
Axmed gurey waa ajuuraan
@mbxo__5936
@mbxo__5936 Жыл бұрын
Maya Axmed Gurey waa Karanle Hawiye
@aboukaralielmi3482
@aboukaralielmi3482 Жыл бұрын
Tan waa been abuur cad u soo abtiri ajuuraan adoo iga raali ah hadaysan aheen gambeele hawiye
@abdisalan7515
@abdisalan7515 Ай бұрын
Ajuuraan hawiye wuu kawenyahay asalkooda waa carab
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
B0Q0RTOYADI AJUURAAN WA JAMBEELE HAWIYE❤
@qosolchannel5427
@qosolchannel5427 2 жыл бұрын
Lkn mxa na geliyay 4.5 hadii hawiye nhy
@maryamabdi4758
@maryamabdi4758 Жыл бұрын
@@qosolchannel5427 walaal waad qaladay fadumo jambeele madhalin walamage ee waxay dhashay ajuuraan waxaan a guursaday alame baalcad saasoo kale ayaa daaroodna ay u dhashay gabaar dir ah
@famba6631
@famba6631 Жыл бұрын
@@qosolchannel5427lpx ango shikhal ah ba waan kula nhy
@famba6631
@famba6631 Жыл бұрын
@@maryamabdi4758 🤪 darod asonsi beba kuhayen
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Hawiye kale oo 4.5 ku jirto aya jiran,
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
Ajuuraan jambeele hawiye
@SAli-he4ye
@SAli-he4ye Жыл бұрын
AJURAAN Araab miyaa? From Makkah
@jmohamud8961
@jmohamud8961 11 ай бұрын
😄😄😄😄 xagay ka jiri jirtey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 Жыл бұрын
Ajuuraan waa janbeele hawiye
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 Ай бұрын
Yaad marin habaabin kartaa
@AhmedHussein-vu7tc
@AhmedHussein-vu7tc 2 жыл бұрын
Hawiye kumabahan nocada
@cimraanyarehasan6924
@cimraanyarehasan6924 2 жыл бұрын
Inow hawiye yahy sas aa ku cad
@cabdiaadan2051
@cabdiaadan2051 2 жыл бұрын
Sheekada waad kala hormarisay guurka ajuuran ayaa ku horeyay oo gabar hawiya ah guursaday
@abusalman3410
@abusalman3410 2 жыл бұрын
A S C SALAAN KA DIB WALAAL MAA CALEESH IN KASTOO KAALA SOO DAAHAY JAWAABTA HADANA WAXAAN KAA CODSANAYAA IGAL SOO XRIIR NO 0546819747
@ismaciilismaciil9727
@ismaciilismaciil9727 2 жыл бұрын
@@abusalman3410asc
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s Ай бұрын
Beesha ajuutaan waxay ka sojeedaan xamare samaale
@mmjiile8278
@mmjiile8278 Жыл бұрын
Imisa lacag aya qadatay oo la gugu so siiyay 😅arab kusiisay 😅😅
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 2 жыл бұрын
Waa ogaden
@bunkaofficial4555
@bunkaofficial4555 2 жыл бұрын
Waxan ku haayaa gabar adinka kamid ah oo aabehed radineyso
@abusalman3410
@abusalman3410 2 жыл бұрын
SOO SHEEG WAA LOO RASDINAA IGANA SOO WAC NO 00966546819747 K S A
@sayidka6911
@sayidka6911 4 ай бұрын
Jambeele hawiye.
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 2 жыл бұрын
Habargidir naagta dhashay saleebaan iyo sacad waa ajuuraan, lafaha layiraahdo ayaanle ceyr iyo fiqishini waa ajuuraan
@ED37569
@ED37569 2 жыл бұрын
Ceyr iyo saruur waxaa dhashay Fadumo Gidir. Tariiqda ha qaldin
@xaashicade4875
@xaashicade4875 2 жыл бұрын
@@ED37569 no caasho aa dhashay saruur iyo cayr
@ubaxcabdulqadir1588
@ubaxcabdulqadir1588 Жыл бұрын
Ajuuran manihin waryaa subxanlah 😳
@alto4989
@alto4989 Жыл бұрын
@@ubaxcabdulqadir1588 ajuuran waa hawiye qabiilo badan ayaa asalkoda ah ajuuran waa boqortoyadii ugu awoow badneyd 850 sano ayey xugumayey geeska africa ilaa badweynta ocean ilaa jasirada maaltiif qabiilka hiraab badankooda waa ajuuran abgaal iyo duduble hoyadood waa ajuuran saleeban iyo sacad waa hoyadood waa ajuuran ceyn iyo fiqshini waa ajuuran ogadeen waa ajuuran
@SAli-he4ye
@SAli-he4ye Жыл бұрын
Hoyo Carab baa dashi
@mohamedamin9366
@mohamedamin9366 Жыл бұрын
Ajuran waxa lagu yaqaanaa gesinimo,gumeysi diid iyo nasabnimo
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 4 ай бұрын
Ajuran maxamed balamcad jambele hawiye iriir samale waye Sidaa saxda ah ee Benta jooji Qurafadka wax kama jiiro Beesha Ajuran wa beel hawiye iriir samale ah dhalasho Ku ah
@charmarkedjamaboulale-nz8hl
@charmarkedjamaboulale-nz8hl Ай бұрын
Qurafad mahee adigu hadi ad laa jeclaatey ajuuran inu hawiye yahay uu ahan balse diinta islamka aya ina fartey nasabka iin an laa dafiriin lana badaliin sii xaq ah marka loo hadlo hawiye iyo diir , ajuuran wa adeerkod ku darso bah wadagna uu ka dhexeya kuna darso wey is dhalan dhinaca abtinimo , diir iyo hawiye adeerkod wayi una laa bahobey bah wadag gaashan buur micnihi sidas aya hawiye logu tiriiya oo loo mooda ee ajuuran wa iriir walaalkis oo diir iyo hawiye adeer uu ah soona radii runta
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 жыл бұрын
Boqortooyadii Ifaat waxay ahayd boqortooyo somaliyeed oo katalinjirtay dhulka maanta looyaqaan somaliland
@maxamedxasan3567
@maxamedxasan3567 Жыл бұрын
Asc waxa fiican inad iska deysid wax aadan aqoonin ka hadalkiisa Ajuuraan waxa dhalay Jambele Hawiye hanaga dhumin facaadena ma aqaan iska dheh walaal
@user-gr9dn6sc4v
@user-gr9dn6sc4v 11 ай бұрын
Aad iyo aad ugu celi
@user-ti8yr5uq2z
@user-ti8yr5uq2z Ай бұрын
Wcs sxp luuqa kaaly 😊
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 2 жыл бұрын
Maya maa hin eee qabiilka joji
@hanadmohamud9479
@hanadmohamud9479 Жыл бұрын
Ajuuraan hadaysan ahayn hawiye marka yaawaayehee
@user-gr9dn6sc4v
@user-gr9dn6sc4v 11 ай бұрын
Ajuuraan waa jambeel hawiye
@cimraanyarehasan6924
@cimraanyarehasan6924 2 жыл бұрын
Xataa dhulkii hawiye eey awood ku laheed
@user-yd3dl2um7y
@user-yd3dl2um7y 8 ай бұрын
Beenta iska daay sxb ujuuraan waa hawiye
@SiciidYare-um9zk
@SiciidYare-um9zk Ай бұрын
Kkkkk
@ofmineifyou2153
@ofmineifyou2153 2 жыл бұрын
Baadha taariikhdiina runta ah. Jambeela somaliba maaha
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 Жыл бұрын
Hhhh daarood myaa kkk dhillaa kudhashe
@dkofficial9706
@dkofficial9706 2 жыл бұрын
Adi ooji ayaa tahy ajuuran tariiqdiisa yaa ku barey shuwa ku dhashee
@user-gr9dn6sc4v
@user-gr9dn6sc4v 11 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@cimraanyarehasan6924
@cimraanyarehasan6924 2 жыл бұрын
Ogaadeen oo dhan ujaaran ubdnyiin
@MaxamedAbdi-nj2pd
@MaxamedAbdi-nj2pd Ай бұрын
Ogaaden waa walal ka ajuuran ogaden absame iyo baalcad absame
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 7 ай бұрын
مراجع ومصادر لو سمحت؟
@muzumedcabdu188
@muzumedcabdu188 Жыл бұрын
Mo jibrir ajuran wa balcad absame kubade kablaxlax darod wagesiyal wa con hawiye
@user-st6of1lg5v
@user-st6of1lg5v 9 ай бұрын
Ogageen xataa darod mhan waa dad samale magac waxow ogaa dagi
@cabdulaahishiqcali5261
@cabdulaahishiqcali5261 2 жыл бұрын
fadlan samaale lntow dhalay
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 жыл бұрын
9 cunug
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah boqortooyada Ajuuraan galab wanaagsan adeer ❤️🇸🇴🙏
@zachariadahoudmohamed73
@zachariadahoudmohamed73 2 жыл бұрын
Boqortooyada waxaaa talada u haayay xaskul hawiye Boqortooyada ajuuraan waxaa ahaayeen qabiila isku tagay
@abdikadirnur1388
@abdikadirnur1388 2 жыл бұрын
Abgaal waxaa dhalay Gabar karanle ee iska sax taariikhda.
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 жыл бұрын
Timiro Baalcad Ajuuraan ayaa Abgaal dhashay!
@cerritfiedpirate3537
@cerritfiedpirate3537 2 жыл бұрын
@@omarhussien8958 waa Faduma Garen
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 жыл бұрын
Abgaal, waxaa dhalay: Timiro Baalcad Ajuuraan: ee adiga is sax eebow!!..taariiqdana baaroo abootadaa weydii?
@maxamedibrahim6525
@maxamedibrahim6525 Жыл бұрын
Ogaadeen xataa darood dhashay mahan ogaden waxow ahay ooga dake
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Ogaadeen waa Ilmo Samaale
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Jambeel hawiye eh ma maqlin manta ka hor jambel darood eh oo harti eh baan arkey oon ogaa
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 жыл бұрын
Kkkkkk hda baro
@cimraanyarehasan6924
@cimraanyarehasan6924 2 жыл бұрын
0gaadeen xataa darood mahan
@xaashicade4875
@xaashicade4875 2 жыл бұрын
waa hg sacad ogaadeen
@sahrasalaad5052
@sahrasalaad5052 2 жыл бұрын
Ifaad waa magac somaliyeed carabna ma ahan balcadna waa magac somaliyeed aqonta aa kuguyar
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 Ай бұрын
Iffat Weeye Waana Reer Walashma waana Jabartiyiin
@iphone0900
@iphone0900 Ай бұрын
@@Mohammedabdi1127Baaalcad Absame baa ka talin jiray boqortoyada Ajuran. Ifaad iyo Walashama Absame iyo Ogaden baa ka talin jiray. Darawiishna Ogaden iyo Dhulbahante. ManshaAllah.
@fardososiidow7538
@fardososiidow7538 Ай бұрын
Ajuuraan meeker u kabaxaa labaka isooqo 061
@fardososiidow7538
@fardososiidow7538 Ай бұрын
Asc
@fardososiidow7538
@fardososiidow7538 Ай бұрын
Hitiro baacada Ajuuraan miyaan
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 2 жыл бұрын
Adigoo qaran garaneyn wuxuu yahay baa ajuran sheganayee kkkkkkkk, Hadii dad somaliya tarikh sheganaya haday jiiraan waa besha ogaden oo ladagalantay itopian, ingirisi, talyani, faransiis , waxaan ahay rejabuti.
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 жыл бұрын
Mahamed Muosa Ogaadeen halkay isku dagaaleen Ingiriis iyo franansiis amxaar duuflaad kuu taliyee qaranigii 21
@kamaludinahmed9752
@kamaludinahmed9752 2 жыл бұрын
@@sssdddf8508 Aqoontaa kugu yar miskiin aan taariikh lahayn oo qarnihii 21aad 2021 midgaha iyo madhibanka uruursanaya ee leh waa hawiye war aamu war kuumaba furnee hawiyaha itoobiya degan ma ogtahay in ogaadeen guumaysto
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 жыл бұрын
@@kamaludinahmed9752 kkkk hda wxd igadhaadhicine ogaaden oo amxaaro wasto inaad dhahdo ayaga wax gumaysto qabiilka qarnigan 21 lagumaysto soomaaliya waa daarood ogadeenka wxaa gumaysta amxaaro halka langaabta yar yar dhulbahante iyo warsangali isaaq gumaysto
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 7 ай бұрын
Hadaad carab aheydeen maxaad africa ugu sii faafeysaan maad carabta ku faaftaan maxaa dalkalae idiin geeyey carab hadad tihiin carabtii ayaad ku noqon leheed ee afrivaan madoow ayaad tihiin ee naga aamus cidna kaarumeysan meysee😊😊😊😊😊😊😛
@nuurcawaale3107
@nuurcawaale3107 2 жыл бұрын
Waa yaab qabiilkasto OO somaali ah carab miyaa lol
@mmjiile8278
@mmjiile8278 Жыл бұрын
Siduu ku qadana saami gabar aya dhashay ayaaba tagan tahay gabar miya Sami wiilkeeda adeeryashiis usoo doonta 😂😂 walal Imisa ayee kuso siisay Arab si aad u qaladid Taariikda Somali 😅😅
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 2 жыл бұрын
Ajuuraam hawiye ma,ahan waa niman baalcad absame kuumade kablalax ah yeeynan idinka hoosbixin walaalayaal waana curadkii absame
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 2 жыл бұрын
Waa ogaden
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 2 жыл бұрын
Mohamed Moussa ajuuraan wuxuu ku jira sagaalka ilma samaale markaad ajuuraan sheegateen baan fahmay inay daarood ururis yihiin oo aanay wada dhalan baalcad waa ajuuraan ee iska soo celiya daaroodow😂
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
daarood wuxu ahaa adoon laga so iibsaday zinzibar
@mohamedmusse941
@mohamedmusse941 Жыл бұрын
Waxa ogaadeen majiro ajuuran boqaritooya
@farhiyoali9179
@farhiyoali9179 Жыл бұрын
Adeer taariiq ajuuran waxba kama taqaanid luuqa Somaliyana ma heysid iska aamus beenta aad meesha soo gelisay ka saar, Ajuuran empire waa astaanta boqortooyada ee mahan abtirsiiyo Mohamed alam baalcad Jambeele hawiye sas u baro
@maxamedibrahim6525
@maxamedibrahim6525 Жыл бұрын
Ajuuraan inow hayay wy cadahy hayy cAdhy dhilul hawiye lee jogaan
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh Жыл бұрын
Dadkaan comments ka ku soo qoraya ajuuraan waa hawiye waad khaldantihiin , ajuuraan hawiye ma'aha ee taariikhda soo aqriya .
@user-gr9dn6sc4v
@user-gr9dn6sc4v 8 ай бұрын
Adigu taariikhda keen da,deeda hadaad jirtay
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh 8 ай бұрын
@@user-gr9dn6sc4v Ajuuraan hooyadiis ayaa hawiye ah, qofka aabo ayuu ku abtirsadaa ee hooyo Laguma abtirsado, sidoo kale ajuuraan iyo hawiye mar ayee ahaayeen isbaheesi, ajuuraan waa dawlad Tobon qarni kahor la'aasaasay.
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
wadaadka ya ka xanaajiyey, war ajuuran kugu filan ee is deji. teeda kale mid walba muxu carab igu carara caku maryooley, war daaya uusan zulu naga aadine kk. runti qadirin badan u haya reerka ujuraan only for their history. sheikh dna soomali baz tahay ku ekaaw. mhadsanid
@mohamedamin9366
@mohamedamin9366 Жыл бұрын
Waxan maqli jiray hadii dagal loga reeyo mey carari jirin halkas asaga o tagan baa loga iman jiray mise wuu iska fariisan jiray
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 жыл бұрын
Ajuuraan carab maahee sheeko kale keen
@shugrisalaad324
@shugrisalaad324 2 жыл бұрын
Ma ku nacsan tay
@SAli-he4ye
@SAli-he4ye Жыл бұрын
اجران Ajraan waa magaac Carab
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 18 күн бұрын
Sax
@heavenlysounds2603
@heavenlysounds2603 2 жыл бұрын
War. Iyo dhamaantii Somali ma aha waa. Dad. Soo. Galooti ahaa ee hadana iska noqday oo meela kale iska aaday.
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
ma ka xuntahay .sooyalki dheera ee..ajuuran 12 -----17
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
ADIGOO SA U MADOW AYA CARAB SHEGANEYSAA WAR NINYAHOW DHALIN YARADA HA WAALIN.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
Inaa xoolo tahay. Carab madoow baa jirto ha u maleeynin carabta ineey wada cadahay
@wanbisakajk9517
@wanbisakajk9517 2 жыл бұрын
@@Ahmedali-gw7xm carab madow majirte been haisku sheegin 😂 Carab waa cadahay hadi ad aragtid carab madow waa adoonti carabta ee nasabkaga hayasin 😂😂
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
@@wanbisakajk9517 aqoonta ayaa kugu yar ninyahow. Wax baro. Waa iga talo midaas
@wanbisakajk9517
@wanbisakajk9517 2 жыл бұрын
@@Ahmedali-gw7xm haye carabki adoonka ahayow 😂👋🏾
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
@@wanbisakajk9517 xayawaanoow aniga carab baan ahay kuma dhihin. Ee wax baro jaahil soomaaliya iska joogo ha noqon
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 2 жыл бұрын
Hawiiya waa kukuya
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
gus hawiye miya ku galay.
@cerritfiedpirate3537
@cerritfiedpirate3537 2 жыл бұрын
Kkkkk darood waa zanzibari asal
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 жыл бұрын
Kkkk hawiye waa kushitig aya iyo Oromo Afar Marka i think inay daaroodka ahaayn kukuye
@ED37569
@ED37569 2 жыл бұрын
Sheekh beenta ilaahay ha kaa dhaafo. Afka iskadhaaf oo cadeeyn keen. Cadeeyn qoraal ah ayaa luguu hayaa. Dad badan oo Hawiya ah ayaa qeeyb waayey. Put proof up brother. Boqortooyada Ifaad iyo Cadal waxeey ahaayeeyn Somali ee sheekada carbeeyd data.
@xaashicade4875
@xaashicade4875 2 жыл бұрын
ajuuran wa jambele hawiye maxa kale oo rabta
@mohamedamin9366
@mohamedamin9366 Жыл бұрын
Tas ben ma aha nin ajuran dhalad ah dagaal inu kacararo lagama yaabo taarikhna laguma hayo
@ofmineifyou2153
@ofmineifyou2153 2 жыл бұрын
Dadkan somaliyeed ee carab sheeganaysaay waad bahdilantihiin inta illahay ka sokaysa adoomo ayaad u tihiin in aad midba midkiina kale carabna idinma rabto waad sheegataan beenta daaya. Ajuuraan waa somali African ah, afrika ka guura hadii tihiin dad buka oo ka faanaya africa idinkoon madaw oo african ah. Ajuuraan waa jareer wayne beel ka mida
@ruqiyoxyusuf6531
@ruqiyoxyusuf6531 Жыл бұрын
Wadwalatey ajuuran ma ahan jareer ee wakaa asabsan yahay
@user-gr9dn6sc4v
@user-gr9dn6sc4v 11 ай бұрын
Siil Ka hooyada baa jareer ka tirsan gaal yahoo gaalku dhalaye yuhuudkaa
@caaliyociise5906
@caaliyociise5906 2 жыл бұрын
Kadab been low ah somalida asalka waa ujuuran adiguse waxaad u ektahay --,-,-,"-,"-,? Mana matashid
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
mubaayaco maxa la dhahaa. afsoomaali ku dadaal in aad erayga ku sheegtid
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 2 жыл бұрын
30 sano iyaa kasokeya intii ad xamar burburiseen oo ay burbursantahay wali ,wax cusub la imadaa, ajura tarikh qurubadan bay reebeen, wahiyee somali buu sharafta kadiley ,gabrey wiil layidhaahdo baa inixakumay
@caashocuud8425
@caashocuud8425 9 ай бұрын
Tariiq maheysid been daa wa hadlikaraa looma hadla
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 35 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 55 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Daarood iyo Hawiye ayaa kala takooray Mareexaan Gorgaarte iyo Maxamed Gorgaate
10:58
Tumaal Abgaal Madhibaan iyo Habargidir waa ilmo Gorgaarte Hawiye
4:34
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 12 М.
BOQORTOYADA  AJUURAAN  IYO   XAMAR
27:18
Xasan Abdullah
Рет қаралды 790
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 35 МЛН