Qadar oo eedeysay Xamaas iyo Israel, Xuutiyiinta oo sheegay in ay soo rideen diyaarad | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 46,260

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qodobada ku jira Qubnaha VOA waxaa ka mid ah; dowladda Qadar oo eedeysay Xamaas iyo Israa'iil, Xuutiyiinta oo sheegay inay soo ridee diyaarad Mareykanku leeyahay, Faransiiska oo Lubnaan kala hadlaya xiisadda in uu madaxda Lubnaan kala hadli doona xiisadda Xisbullah iyo Israa’iil, Biden oo saxiixay $ 26 bilyan oo la siinayo Israa'iil iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
00:57 Faransiiska oo xal u raadinaya xiisadda Israa'iil iyo Xisbullah
02:46 Dowladda Qadar oo eedeysay Xamaas iyo Israel
07:23 Biden oo saxiixay $ 26 bilyan oo Israa'iil loogu deeqay
11:24 Xuutiyiinta: Waxaan soo ridnay diyaarad Mareykanku leeyahay
13:36 Khasaaraha ka dhashay daadadka Kenya
16:30 Koonfur Afrika uu dabbaal-degtay dhammaandkii midab-kala sooca
24:00 Amnest oo ka digtay bur-burka xeerarka caalamiga ah
26:24 20 askari oo ku dhintay qarax ka dhacay Cambodia
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 21
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 23 күн бұрын
Congratulations to South Africa 30th independence day.
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 23 күн бұрын
Alow guuley muqaawimada dhamantod
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse 23 күн бұрын
Asc❤❤
@user-nl1yn1bo7f
@user-nl1yn1bo7f 23 күн бұрын
Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤
@abdirahmangedi4681
@abdirahmangedi4681 23 күн бұрын
Asc
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 23 күн бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 23 күн бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@Abdinoor_Adam_jaama71
@Abdinoor_Adam_jaama71 23 күн бұрын
Yuhuud allaha jabiyo wax heshiis lala galo maaha najaas kansar ah weeye
@user-sr4sc4dp7f
@user-sr4sc4dp7f 23 күн бұрын
Ascfasfiin maxaaxdan wal
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 23 күн бұрын
👋 Weriye Xuseen Bare Aden.
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 23 күн бұрын
Ilaa iyalkii jaamicadaha ey qa dhidicey xasuuqa qa socda gaza icey u rokene yahuud naceyb
@maxamedcumar5699
@maxamedcumar5699 23 күн бұрын
Wayo argagixisada dhafta israil iyo maraykanka
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 23 күн бұрын
munfuqa munufaqa dhalayna weyena biden waxana maxada nooga shageysana waxa la dawan a kara maaaha marenkana iyo laba wajilayntiisaa
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 23 күн бұрын
Mareykaku ruune qamacaha daqalka gaza siduu beidan udonio hadii ey noqooneyne wuxuu qa jecelyacey inuu xasuuqu sii soocdo
@nimcaanxasan
@nimcaanxasan 23 күн бұрын
Alle ha u gargaaro falAsdiin
@Bakaaley
@Bakaaley 23 күн бұрын
ALLAHUMA Ameen
@user-qv2pt3vd4t
@user-qv2pt3vd4t 23 күн бұрын
Munafuqa faransiiska xamaas muu kawaramo. Xisbulah IYO xamaas WEY isku xiran yihiin. Maa kawarantaan marakiibtii USA BADA CAS KA CARAREEN.
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 23 күн бұрын
Réer geelbedku xererkii caalamiqaca oo dhane icey dhaaqada qa saareyne Israël dartood
@cumareesh7360
@cumareesh7360 23 күн бұрын
Bbcdu waa idaacad gumayste
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 23 күн бұрын
tamaba la mid
Normal vs Smokers !! 😱😱😱
00:12
Tibo InShape
Рет қаралды 95 МЛН
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
Qubanaha VOA | VOA Somali
29:54
VOA Somali
Рет қаралды 17 М.
Jonathan Schanzer on the ICC's arrest warrants - CNN
13:20
нетолерантные копы #юмор #скетчи #перевод #лëсик
0:55
Прожектор Лёсика
Рет қаралды 9 МЛН
ToRung comedy: baby solve math exercises
0:42
ToRung
Рет қаралды 106 МЛН
Como ela fez isso? 😲
0:12
Los Wagners
Рет қаралды 9 МЛН
Неожиданный поворот для студентов😱
0:30
it takes two to tango 💃🏻🕺🏻
0:18
Zach King
Рет қаралды 19 МЛН